5 Qofka wakhti lumiska

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Komentáře • 129

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 Před 2 lety +33

    Qofkii ugu fiicnaa,naxariis badnaa,cafisbadnaa,dulqaadbadnaa,jacaylka badnaa,cabsida badnaa,deeqsi ahaa,agoomaha jeclaa,hogaamiye Dhabi ah ahaa,wuxu ahaa nabi maxamed scw.

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Před 2 lety +31

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤❤

  • @abdiqaniabdilahi3978
    @abdiqaniabdilahi3978 Před 2 lety +6

    Alhamdulilah waligayba naag yar Ma baryin naftayda jecely❤️✊

  • @anabise5112
    @anabise5112 Před rokem +1

    Maa shaa Allah jazaaka Allahu khayr. Ilaahaw naftayda qof dartiisa aan u dhaawicin si jir iyo qalbi 🙏🙏

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Před 2 lety +8

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @Zuzuabdi4186
    @Zuzuabdi4186 Před 2 lety +16

    Run ahanti qof ayaa jclahy asagana ima jclo😢😢😢💔intu jcl iyo dareen been bdn igu uwuuro iga tagey La.aantisa waa sabri la ahay waxa la yabe qof adigo jclen side jcl been ugu awuuri karta yaarabi qalbigeyga adaa kugu daaye 😢😢 iso duceya wan daaley

    • @fatuuhussein3617
      @fatuuhussein3617 Před 2 lety

      Walalo alle qalpiga haku qabojiyo

    • @cabdifataxmursal3440
      @cabdifataxmursal3440 Před 2 lety +2

      Wllo salada iyo ducada badi insha allah

    • @najmaomarmohamed6129
      @najmaomarmohamed6129 Před 2 lety

      ax xanuun badnaa abayo xanunkan waankula dareemaya xanunka ilahay qalbigaaga haku qaboojiyo

    • @muusetaliyaani3677
      @muusetaliyaani3677 Před 2 lety

      Sorry wlhi quruxey raga qaar xayawaanka dhaama adi intee joogtaa meeqo jir tahay

    • @saidadenhaidhigin4742
      @saidadenhaidhigin4742 Před 2 lety

      Qalbiga Allah ku qaboojiyo wlshey shrfey.
      Niyadadana ka saar ma hilmaami karo, naftadana asaga hau joojin. Naftaadana mashquuli.

  • @isabellaali7835
    @isabellaali7835 Před 2 lety +5

    Isoo duceeya wallo mcn

  • @user-dl5it3wb3q
    @user-dl5it3wb3q Před 5 měsíci

    Wlhie wiilka ᴡᴀɴᴋᴀ.ʜᴇʟᴀᴀᴀ❤

  • @nimcoibraahim9720
    @nimcoibraahim9720 Před 2 lety +2

    Ayuub wa mobeylki hooye ka wrn😃keygi marku jajabey xaladu jexen🥲jigar

  • @ducaysansafiyo6492
    @ducaysansafiyo6492 Před rokem +2

    illahay haku sharfo dhiiri galiyaa tahay runtii🥰🥺wax badan ban kaa faiday

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia Před 2 lety +1

    Maashalah Ustaad Ayub Ahmed

  • @hooyomoomo8903
    @hooyomoomo8903 Před 2 lety +2

    Ma sha alaah macalin.alaah.ha ku.sharfo. ameen ameen

  • @mohamedbashirmohamed7706

    M.a 🥺❤️

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims Před rokem +1

    m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc

  • @wlltaaraaa1868
    @wlltaaraaa1868 Před 2 lety +2

    My best teacher ❤ we love you 😍

  • @asiya9943
    @asiya9943 Před rokem +1

    Mansha alah wlhi wax badan ayan ka faiday wll mahadsnid

  • @xayaatiqalbi1028
    @xayaatiqalbi1028 Před 2 lety +6

    Ustaad keeeygah mahad sanid cashar kaan waan so Qaatay waah Qisoh iso martay
    Qoraal ✍🏼iyoh🤳🏽 lkn wuxu i noqday Cashar📑👈🏼

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad Před rokem +2

    Tartanka Yaakuu Balamiyay😂😂

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 Před rokem

    Mahadsanid ustad allaha ku sharfo waxbadan kaa faa iidey 🤝👍

  • @Abdirisaqmohamed778
    @Abdirisaqmohamed778 Před 2 lety +2

    AYUUB waa ku tageeraa daacadi 🥰🥰🥰

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 Před 2 lety

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku jeclaado Jazakallah kheyr

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 Před 2 lety +1

    M.a dear teacher 🙏

  • @zakariye7522
    @zakariye7522 Před 2 lety +1

    Thanks ustaad

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 Před 2 lety

    M'y Best ❤ teacher
    Ayub axmed

  • @calibuurey8854
    @calibuurey8854 Před rokem

    Thanks my brother

  • @ahmedsomali1588
    @ahmedsomali1588 Před 2 lety +1

    M.a macalin ayuub ahmed

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 2 lety

    The best Teacher wnku salamey

  • @sudaisibraheem7136
    @sudaisibraheem7136 Před 2 lety +2

    Intellegent teacher

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 Před 2 lety +1

    Asc m.a keep going ustt ayub

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin Před 2 lety

    jizaakallaahu khayran ustaad ayuub allaha kubarakeeyo ustaad

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970

    Alxm waqti aan naag baryo alle ima gaarsiiyo maanta abbe ayaan ahay xaadkeyga iyo carruurteyda hooyadood 1hal bil lee wada hadalney ka dib wx walba waan gaban gabeeyey

  • @faizahabdi298
    @faizahabdi298 Před rokem +1

    Mahadsantah wllo mcn

  • @daawonuurka7175
    @daawonuurka7175 Před 2 lety +2

    Ayub Ahmed, Muuqaaladada waxan u kaydin doona caruurtayda anoo hada ah 20 jir. 🥺

  • @iizaballaiizaballa2582

    M.a my teacher thanks

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 Před 2 lety +1

    Wax badan aad naftayda ku kordhisay alle haku barakeeyo

  • @Showshire
    @Showshire Před 2 lety

    Our teacher

  • @hothanmouse3253
    @hothanmouse3253 Před 2 lety

    Jazazka Allah khyr Akhi

  • @munaali10
    @munaali10 Před 2 lety +1

    Aad iyo aad naftaada qof ha udhawicin

  • @kingyuuabdi4908
    @kingyuuabdi4908 Před 2 lety +1

    Mahadsanid walal

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 Před 2 lety

    Wlhi waxabdn kafaado aboowe ayuub allha kuxafiido

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ustaad aniga waan arkay ragaas

  • @hanadwarsame7455
    @hanadwarsame7455 Před 2 lety +1

    Thanks 🙏

  • @hassanahmedibraahim4618
    @hassanahmedibraahim4618 Před 2 lety +1

    intellegent man☑️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před rokem

    Keep going ayub

  • @mohamoudabshir4139
    @mohamoudabshir4139 Před 2 lety +1

    Ayuub ahmed bro sigaara kuu rabaa inte kalasoo xiriiraa ??

  • @djamalkhaireh5455
    @djamalkhaireh5455 Před 2 lety

    Thank you ayub ahmed frr😓😓😓

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 Před 2 lety

    Ayuub Ahmed thanks 🙏🏾 ilahay ha ku dayow

  • @Boqorsalah
    @Boqorsalah Před 2 lety +1

    الله أكبر

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 2 lety

    Masha Allah ustaad taasi waa sax💯💯💯👏👏

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx Před 2 lety

    Thank you ustaad ayuob ahmett💯💙

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya Před 2 lety +1

    Mahadsanid wllo👏🏽

  • @muniiraabdullahi2625
    @muniiraabdullahi2625 Před rokem

    Aad io aad naftada qof ha udhawicin 👌

  • @Dhawrsan20
    @Dhawrsan20 Před rokem +1

    Run badanaa😆❤💯

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Před 11 měsíci

    This is the fact of some peoples, if you see someone who interested and the end reduced his interest accept the result without fear because your own decision will make your very wonderful 👌 never waste your with worst people , focus and concentrate your future, make sure to improve your self, opportunity is one chance .

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před 2 lety

    Masahllha

  • @Abu__yaxya
    @Abu__yaxya Před 2 lety +1

    Wlle taasaa run ah✅️

  • @maxmedcaliwehliye4719
    @maxmedcaliwehliye4719 Před 2 lety

    Mahad sanid ustaad ayub🥰🥰🥰

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 Před 2 lety

    Ayuub maashalaah

  • @malyuunmacalin7593
    @malyuunmacalin7593 Před 2 lety

    shukran wll sida wcn mar waliba dhalinta ucaaawida

  • @hasanaadangeedi6510
    @hasanaadangeedi6510 Před 2 lety

    My teachr

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před rokem +1

    iskabulonimo ayaan nacay in badan 🤦‍♀️🏃‍♀️

  • @sumayamoha_official
    @sumayamoha_official Před 2 lety

    Waa runtaa walhi😩 guuleeso aboowe🥰

  • @nouramin_
    @nouramin_ Před 2 lety +2

    I am first person waxaan ahaay fan

  • @252soomali
    @252soomali Před 2 lety

    Mahadsanid teacher👑👏

  • @user-bh7xg2ig9w
    @user-bh7xg2ig9w Před 4 měsíci

    Kawaran aniga waxan aminsanahay xishodka dumarka ano kudhaqmaya inanan wiilka anjeclahye wicin isga u isowaco sabbto ah asiga wanin raga qofka kuqurxon wicitankana wa asaga

  • @emric_apthalla624
    @emric_apthalla624 Před 2 lety

    Uztaad wxn kuwedina prodcast malaga helaa barnaamij Yadaada🙏🥰

  • @hothanmouse3253
    @hothanmouse3253 Před 2 lety +1

    Wada ku mahdsanthy sidaa qurxbdn eed lagu soo gudubisay muqalad qurxbdn

  • @ahmedsuudi1594
    @ahmedsuudi1594 Před 2 lety +1

    Nio ani meshaan wa ku wareeray san xal maha halke kala so xiriira

  • @abdiaziizmohamed3552
    @abdiaziizmohamed3552 Před rokem

    wlh aniga ayey igu dhacady 100% wax wlba o wanag an u sameyay waxan kala kulmay xanun badan

  • @liipanzhazha5460
    @liipanzhazha5460 Před 2 lety

    Mahadsanid👏

  • @ibraahimmayoowjeylaani5641

    Something else

  • @mohameddeeqmire3104
    @mohameddeeqmire3104 Před 2 lety +1

    Jacaylku waa waxan dhaman ilaa intaad ka dhimanayso lkn waa 💖 inaad u samirto qofkad jeceshahay

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  Před 2 lety +4

      Sida naftu xadbu leedahay ayuu damirkuna xad u leeyahay qof si xun kuula dhaqmaya intaa u samri lahaud waxaa kuu dhaama inaad qiimahaaga garatif qofkana qaladkiisa tustid waxyaabo badan oo qofkanloogu samri karo way jiraan sida haduusan aqoon ama meelaha qaar aan xiriirka dhaawacayn ee qofnimadiisa ah daciif ku yahay dulqaadku waa fiican yahay laakiin xadbuu leeyahay

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve Před 2 lety +1

      @@ayuubaxmedmedia Walal Qof baan wada socona lakin waan isfahmi lanahay ila tali

    • @mohamoudabshir4139
      @mohamoudabshir4139 Před 2 lety

      @@ayuubaxmedmedia hada ka hor igu dhacday mid aan Sweden 🇸🇪 isla joognay Wan ka tagey walhi bro nin rageed ba tahy Shukran 🤴 king

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve Před 2 lety

      @@mohamoudabshir4139 Africa gabar Uso raadso niyow

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Před 2 lety

    sax 💯💯💯💯

  • @user-pv5mt4tf3v
    @user-pv5mt4tf3v Před 2 lety +2

    😍😍😍😍

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Před 2 lety

    wa ruun walhi 😂😂😂😂

  • @ladnadeeq9010
    @ladnadeeq9010 Před 2 lety

    Wllhi waa runtaa marka tirahded qofa lasocda way soo indho adagyhn hhh

  • @Bashka001
    @Bashka001 Před 2 lety

    Ayuup axmed//

  • @ikhlaasabdirahman1074

    🥰🙏

  • @maryanali7725
    @maryanali7725 Před 2 lety

    🥰🥰

  • @rahmaruun8133
    @rahmaruun8133 Před rokem

    Horta yaa ku balamiyay tartanka😏😆

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Před 2 lety

    joooji waye 😅😅😅😅

  • @user-to7qk1hx7l
    @user-to7qk1hx7l Před 2 lety

    👏👏👏👍👍

  • @marishqurux5925
    @marishqurux5925 Před rokem

    M.a

  • @inayusuf3614
    @inayusuf3614 Před 2 lety

    Dhirigelintaada malinteeyda ee ii quruxiyaan runti xariirkaan waa igu dhacaay lkn kan kle igu helaay inaa ka fikiro wll 🫶🏾☺️

  • @shaqalecabdikariim9233

    Nio mid aan muqdisho wada joogno ayaan ku dhahay hargaysa aaday balse way igu fahantey kadib been danbe uma sheegin

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 Před 2 lety

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamaantinba ♤

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Před 2 lety

    omg 😅😅😅😅

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 Před 2 lety

    Ninki wax fahma kolay nimanka wala warante

  • @aminamoussa2530
    @aminamoussa2530 Před 2 lety

    Wale qof an ogahy wa inan videogan gadhsiyo 🤔🤔🤔

  • @abdiztech9350
    @abdiztech9350 Před rokem

    😂😁

  • @ahmedsomali1588
    @ahmedsomali1588 Před 2 lety +1

    Podcast english 1 hour ah ana videos dhiiri galin ah oo 1 h soo duub wll hadaad wakhti noo heshid

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  Před 2 lety +1

      Bro mahadsanid insha Allah

    • @ahmedsomali1588
      @ahmedsomali1588 Před 2 lety

      @@ayuubaxmedmedia inkastoo aan jeclahay la hadalkaaga maalin uun ayaaan rajqynayaaa insha alah in aan kula soo xiriiro

  • @AhmedMohamed-mv3ng
    @AhmedMohamed-mv3ng Před 2 lety

    I say hello to you, man, go ahead, but what I asked you earlier is, why did you stop the English lesson?

  • @yacquubjama4272
    @yacquubjama4272 Před 2 lety

    Hadaba waxa cuntaan iyo takefan haysatan maxa idin dhibay iska sexda 🤣🤣🤣

  • @earth20239
    @earth20239 Před 2 lety +1

    𝐌.𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐛 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐮𝐬𝐨𝐜𝐨

  • @UR.Cristianno7-p8k
    @UR.Cristianno7-p8k Před 2 lety +2

    Wllo fariinteyda haddaa aragto xaga Instagramka kaala soo hadlee isoo jwb adoo mahadsan

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před rokem

    Fadlan walal subscribe

  • @wlltaaraaa1868
    @wlltaaraaa1868 Před 2 lety +1

    My best teacher ❤ we love you 😍

    • @habibaali62
      @habibaali62 Před rokem

      Thank my teacher we love you❤️🥰

  • @marishqurux5925
    @marishqurux5925 Před rokem

    M.a