Qof ka bixi kara ayaad tahay GO'AAN GAAR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Komentáře • 127

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Před 6 měsíci +30

    Ramadaanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲

  • @user-xt9vu2jk2y
    @user-xt9vu2jk2y Před 6 měsíci +51

    Allah is one ❤

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 6 měsíci +6

    Ilaheey haku xafido aboowe wlhi marwalbo adigaan ku xasusta 5 sano goan ayaan qadan la ahay hadane malin walbo waxaan darema wal wal wlhi insha alaah waan rajeynaya inan goan qato

    • @Yazmienchama
      @Yazmienchama Před 6 měsíci

      Wn qaatay,blse Kuma guulaysan
      Insha lllh, Wan guulaysan doona labadena❤

  • @Ina-cabdi2244
    @Ina-cabdi2244 Před 6 měsíci +4

    Ustaad Ayuub dhiiri gelintaada wax badan ayaan Ka faa,iday mahadsanid ustaad

  • @saamiyamahamoud6174
    @saamiyamahamoud6174 Před 6 měsíci +6

    Alleh haku xifdo walal ❤ waxad tahay wallahi qofka kaliyee dhiiri galin ka soo doonto 😊

  • @farhaanmahdimuhumed2598
    @farhaanmahdimuhumed2598 Před 6 měsíci +9

    Dear teacher is a back ❤😊

  • @BigAnsHax7
    @BigAnsHax7 Před 6 měsíci +8

    Qofkii ugu horeeyay ayaan ahy oo ku daawadaY ❤
    Love you brotherr🙏

  • @RidwaanMohamed-is4vo
    @RidwaanMohamed-is4vo Před 5 měsíci +8

    ❤❤

  • @SuleimanAbdiElmi-ff2pt
    @SuleimanAbdiElmi-ff2pt Před 6 měsíci +10

    My honorable 🎖 teacher
    Ayub axmed 2024
    Live forever ❤

  • @user-wf8cr5fy4w
    @user-wf8cr5fy4w Před 6 měsíci +4

    Best Teacher Absolutely Hadaladaadu wa xaqiiq

  • @saleemanmohad5432
    @saleemanmohad5432 Před 6 měsíci +5

    Malinta ku bartay kuma qasaarin maintains owner Baan ahay guuleeso teacher

  • @user-mc4zg6er4f
    @user-mc4zg6er4f Před 6 měsíci +4

    أركض وراء كل ما تريد واقترب من كل الأشياء التي تشعر أنَّها ستسعدك وتشبَّث بكل من يطبع في قلبك فرحًا كافح لأجل ما تٌحب "
    ♥️🦋

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Před 6 měsíci +3

    Wall guuleyso ❤ayuub Ahmed
    First motivation... 💪
    Next stay discipline...💯
    +focus + action =success 💥💯💪

  • @nasteho_Beauty
    @nasteho_Beauty Před 6 měsíci +3

    Waad ii dhiri galisa wllo alle ha ku sharfo ❤❤

  • @user-sm2bd4rb2r
    @user-sm2bd4rb2r Před 6 měsíci +1

    جزاك الله خيرا

  • @user-ih7te7og6w
    @user-ih7te7og6w Před 6 měsíci +3

    Thanks teacher ❤❤❤

  • @asiamohamud5344
    @asiamohamud5344 Před 6 měsíci +1

    Markasta goan ban wataa wana kalabta.alahamdulih goanka qadashadiisa waa wax ad udag balse natijo wamagsan leh naftadana qimo uyeelayaa cawa ayaan goankaas qatay inshaa allah ayaan utalasartay in u goankaas mirihiisa isiyo

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 Před 6 měsíci +1

    Ustaad ayuub Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto macalinkayga mahadsanid dar Allah baan kuu jeclahay macalinkayga ❤❤❤❤

  • @cabduqanidaaud3865
    @cabduqanidaaud3865 Před 6 měsíci +2

    M.a ustaad allah Haku sharfo

  • @iqriizhNature-my8yl
    @iqriizhNature-my8yl Před 6 měsíci +5

    First 😊
    جزاك الله خيرا

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 Před 6 měsíci +1

    Masha Allah tabaraka Allah. Mahadsanid, my brother. Allaha ku xafido. Guuleyso ❤

  • @REER_Yemen
    @REER_Yemen Před 6 měsíci +4

    you are good teacher ❤❤

  • @user-ic2em5es5l
    @user-ic2em5es5l Před 6 dny

    M.a dhiiriyaha dhabtaa guuleyso wll ayuub axmad

  • @Raage11
    @Raage11 Před 6 měsíci +1

    Ad iyo ad ayad u mahadsan tahay ayuup wll marwalpo wankula socdaa Anigoo shahaado heesto Ayan skills bartay waxan ogahay shahaado inay san waxbo ku tareeyn inkasto wadankad ku nooshahay marka loo eego many thanks bro

  • @AhmedBulbul-kr3us
    @AhmedBulbul-kr3us Před 2 měsíci

    Mash Allh Allh ku xafido Ayub

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 Před 6 měsíci +2

    ILAHOW no fududee safarka

  • @khadardhalmagaalo3471
    @khadardhalmagaalo3471 Před 6 měsíci +2

    Teacharka yaa iiga soo horeeyay

  • @IdilYasiin-dx7wz
    @IdilYasiin-dx7wz Před 3 měsíci

    mahadsanid wll qalbi wanagsan

  • @balkhiizaahmedmahamed7254
    @balkhiizaahmedmahamed7254 Před 6 měsíci +2

    Ustaad wllhi maqiyaasi karo . Fakarka aan fakeraayay iyo siduu iigu soo dhacay waan aaamini la ahay wllhi ajjar aan lasoo koobi karin allaha hakaa siiyo @ayuub ahmed

  • @HothanHapy
    @HothanHapy Před 3 měsíci

    My techer ilhy hkudaayo ❤❤❤

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c Před měsícem

    Mansha allah shugrn

  • @mohamedabdulahigurey41
    @mohamedabdulahigurey41 Před 6 měsíci +2

    Thanks wll🙏

  • @Dammu10
    @Dammu10 Před 6 měsíci +3

    Wadmahasan tahay macalin ayub
    Middakle arin ayaan rawaa inan kulawadago taas oo ahh gawar
    Marwalba waxay idhahthaa iguurso 10jeer kabadan ayay idhahthay mana aqano sawabta ma jacayl mise duruufo owgeed ba mise waxba uqarsan ma aqano gawada walidkeeda aad ayaan isu naqanaa wana dad wanagsan marka midda iga jahil bixi maxay tahay sawabta plz.........❤

    • @theironlady6009
      @theironlady6009 Před 6 měsíci +1

      Wll Horta inaaad ogaatid waxey ku xiranthay iyada maku jeceshyy hadey kujeceshhy waaa sababtaas midey kuu leedahy nolol ila wadaaag waxeysan rabin iney kaa fogaaato WLlhi eee qiimee dareenkeeda Balami maalin Maalmahaga kamida Eeeg Indheeda. Kana Faalooda sababaaha ay kugu soo dhawanyso Intaan wxii dheer ila soo xirir wll

    • @Dammu10
      @Dammu10 Před 6 měsíci

      ​@@theironlady6009mahadsanid walal waa diyaar❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 6 měsíci +1

    SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA THANKS

  • @nasteexocadnaan870
    @nasteexocadnaan870 Před 6 měsíci +1

    Walhi ma aqaan waxn kugu mahad celiyo wlalaky video kasta oo aad soo dhigto wuxuu ka hadlaa xald aan imika ku suganhy😢 شكرا يا اخي الكريم جزاك الله خيرا ❤❤❤

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 Před 6 měsíci +1

    After 4 years alx iam f1 remain 3 years iso duceeya

  • @AmiinJama-cz2if
    @AmiinJama-cz2if Před 6 měsíci +2

    Waxad kazoo hadashaa mushkiladaha nolasha❤

  • @Dekdmc-y1i
    @Dekdmc-y1i Před 6 měsíci

    Thats True wallahi,dhalin yaroo shaqeysoo inta kartid inchallah

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 Před 6 měsíci

    Mnsha aLllaah walal
    Dhiirgelintada wn jeclhy
    Alaha kuxafido

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt

    Keep going macalin Ayyuub allahakaajiriyoo

  • @MaryanYartashidan-qt1vp
    @MaryanYartashidan-qt1vp Před 6 měsíci

    dhiiragaliyaheygii mahadsanid ilahy haku sharfo apowe mcn🥰🥰

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv Před 6 měsíci

    Allah haku barakeyoo walalkey ayub axmed

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 Před 6 měsíci +1

    Golden voice❤ horey u soco

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 Před 6 měsíci

    ماشاءالله جزاك الله ❤❤❤❤❤

  • @NuuradiinIsmaaciil
    @NuuradiinIsmaaciil Před 6 měsíci

    Manshallh ayuub dear teacher

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 Před 6 měsíci +1

    Mahadsanid wxd tahy shidaalka an ku dhaqaaqo markan daalo

  • @MaysunAbdiraxman
    @MaysunAbdiraxman Před 6 měsíci

    My dear teacher ayub Ahmed ❤

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo Před 6 měsíci

    Jazaaka Allah macalin Ayuub

  • @xuseenmuqtar5397
    @xuseenmuqtar5397 Před 6 měsíci

    Sxp 100% niyada idhistay anigo moday in an jabay oo 100 shey dhinacyada iga heestan sxp wllhi
    Asxaan nagu ledahay bro guuleso bro

  • @Hilaal507
    @Hilaal507 Před 6 měsíci

    Ustaaad ayuub MnshaAllah

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia Před 6 měsíci

    Guulayso Macalin Ilaahay Wax Ku Dhiba Kuma Tuso 💯

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Před 6 měsíci

    Masha Allah it's true wll qaali waxan raba in aan kula hadlo inte kaala soo xiriira please ❤❤

  • @MunaAbuukar-hk8jk
    @MunaAbuukar-hk8jk Před 6 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @Qadaraadanhassan
    @Qadaraadanhassan Před 6 měsíci +1

    Waa sugaayi wllh vieogaaga

  • @Daherhassan-ep3vi
    @Daherhassan-ep3vi Před 6 měsíci

    Good teacher

  • @yahyeali6249
    @yahyeali6249 Před 6 měsíci

    Thanks my Teacher bènma ahan in naftada kaligaa kusogayso

  • @user-hamda-ali
    @user-hamda-ali Před 6 měsíci

    Masha Allah Dear brother ❤

  • @Maymuuncarab168
    @Maymuuncarab168 Před 6 měsíci +1

    Ayuub wllo mcn ma i cawin karta talo iyo tusaal ba

  • @adanriyaq9416
    @adanriyaq9416 Před 6 měsíci

    iso duceya in uu ilahey qalbiga ii qawojiyo nin aan ilowi la ahay daqiiqad kasto waa xasusanahay ma aqano sababta waxa ii dheer inaan ka walwalo oyo mar walbo Iso duceya ilahey dartiisa bil barakeysan aa la galaya walaliyal go aan waa gari wayey💔😭😭

    • @FilsanTaliyow-xq3ze
      @FilsanTaliyow-xq3ze Před 5 měsíci

      abyo go aan ka gaar anba manta wan kala tagnay si kasta oo aad ujecshy mahan naftada inaad hoos udhigtid

  • @hibaaqfanax
    @hibaaqfanax Před 6 měsíci +1

    Best teacher ❤

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 Před 6 měsíci +1

    waa runtaa 💯

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 Před 6 měsíci

    mowduc admuhim uah thank you teacher ❤❤❤

  • @user-ne5he2yr8n
    @user-ne5he2yr8n Před 6 měsíci

    Mansha Allah Ayuub Axmed ❤

  • @caaqil0275
    @caaqil0275 Před 6 měsíci

    Hormar wacan sxb ayaan kuu rajeeyhaa

  • @NajmaomarNuju
    @NajmaomarNuju Před 6 měsíci

    Mt favourite person ❤️ 😊

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 6 měsíci

    Mhdsanid my teacher ayuup Ahmed
    Plz ustaad xirfadaha kaso hadal mar bdn ka codsaday❤😢

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 Před 6 měsíci

    Wallayal iso duceya culays ayaa I hayste rabi inu I saqiro allow I cawi o umadad I qasab

  • @ayanleahmed3010
    @ayanleahmed3010 Před 6 měsíci

    Thanks wll

  • @user-td9vq5hf5t
    @user-td9vq5hf5t Před 6 měsíci +2

    Çharko ØFFÏĆĨÃL 🥰🥰

  • @hamzecali1593
    @hamzecali1593 Před 6 měsíci +1

    Asc ustaad
    Ilahy dartii ku jeclahay
    Fariintayda hada aragto isoo jawaab ❤

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Před 6 měsíci

    Shugran wllo ayuub

  • @user-pd2bz8hb6k
    @user-pd2bz8hb6k Před 6 měsíci

    good advice

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před 6 měsíci

    Keep going

  • @user-dx1nt6md3t
    @user-dx1nt6md3t Před 6 měsíci

    🎉wllka kaliya dhiira galin kahelo lkn waa inan dadalkeda la,imaadaa🎉❤

  • @user-ic4bs6rd9y
    @user-ic4bs6rd9y Před 6 měsíci

    Realy❤️

  • @SihamDaud
    @SihamDaud Před 6 měsíci

    Tnx ❤

  • @user-wg4xo4md4x
    @user-wg4xo4md4x Před 6 měsíci +1

    Aad ban kuu tabay❤❤❤❤

  • @fowziaabdullahi-ir9rh
    @fowziaabdullahi-ir9rh Před 6 měsíci +1

    Dhiiragalin fican baad nasiisah guleysoh

  • @user-rv3jy5hs2x
    @user-rv3jy5hs2x Před 6 měsíci

    Ayuub ahmed qof wax badan kafaaiiday tiktok giisa kasoo daawo English faseex ah m.a horey usoo co teacher

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Před 6 měsíci

    nio zxp ayubaw 2 nin oo zxp ayanahy kaw dhe cadada xun ee sigada ayan ku dhibanay malin walba wanu isku nimadna goaana wan qadana lakin malin kadiba sidi hore ayan ku sonoqona maxad nagula talin lahayd wall 😊😊

  • @zainabdi1115
    @zainabdi1115 Před 6 měsíci

    Tnkz❤

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 Před 6 měsíci

    Thank you ustaad😢

  • @mariatakow3931
    @mariatakow3931 Před 6 měsíci

    Wll inaa kula hdlaa rbaa xge kaa heli karaa

  • @AhmedRabiic-ue1yv
    @AhmedRabiic-ue1yv Před 6 měsíci

    mahadsanid wll 22/2/2024

  • @farxiyaabdirahmaan
    @farxiyaabdirahmaan Před 6 měsíci

    Ayub Axmed 🙏🥰

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow Před 6 měsíci

    Xaqiq wlhi jha run badana

  • @user-lx1gj2eu3e
    @user-lx1gj2eu3e Před 6 měsíci

    Asc wllky wan ku salaami caafimaad iyo cimri deer oo cibaada leh ayan kuu rajeyna wllo aniga mardhaw ayan kuuguso xirmay 2sano kahora vidiyoowa oo luuqada English-ka ku bareyso ayan dhageysti cashiradana waa haf Marka waxan jeclaan laha in aad noo dameyso hadi ay macquul tahay waxad nooga tagtay lesson 14

  • @Ayaan2024-vj9uj
    @Ayaan2024-vj9uj Před 2 měsíci

    really😢

  • @khadranuura5251
    @khadranuura5251 Před 6 měsíci

    Go aan naftayda inaan gaaro ayaan ku tashadah hadanah horay uma dhaqaaqoh.

  • @khapip
    @khapip Před 6 měsíci

    M.a jazkllh

  • @rayaanmoha3373
    @rayaanmoha3373 Před 6 měsíci

    wan daalay wlhie💔😥

  • @hodanishchannel9927
    @hodanishchannel9927 Před 6 měsíci +1

    Asc asxbta isoo booqda adinkoo mahadsan

  • @user-su7jy1ks7m
    @user-su7jy1ks7m Před 6 měsíci

    Asc sxb Wlhi ninkan wax wayn ayo igaabadilay runtii ilahay haa ikaa xafiido

  • @Makayela_ali
    @Makayela_ali Před 6 měsíci

    Really

  • @user-by6vt8ri5n
    @user-by6vt8ri5n Před 6 měsíci

    Ayub Axmed shukaran lkn kaso hadal Dhinaca Dulqadka jamacadah

  • @user-ns3he2th1x
    @user-ns3he2th1x Před 6 měsíci

    Is caateyn kari kari wayey😢😢

  • @QadroMaxamuud-es6ob
    @QadroMaxamuud-es6ob Před 3 měsíci

    Haaa

  • @user-lk6iy9li5p
    @user-lk6iy9li5p Před 6 měsíci

    ok

  • @JOHORMEDIA123
    @JOHORMEDIA123 Před 6 měsíci

    Kaligayban kudhagaysanaya meel jawi dagan😊

  • @hanicabdirisaq855
    @hanicabdirisaq855 Před 6 měsíci

    23 feb/2/2024 malink jimca ah waa baln malinka wax walbo aan rabo aan qabsado kuso radin 😢❤❤hadan dhintana cafis iyo musaamax