ARRINTAN WAA CEEB Nin raga sidaan ulama dhaqmo gabar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Komentáře • 518

  • @umulkhayrcabdicasiis6261

    Codsi baan wataa ah inaad iisooducaysaan oo aad ducadiina igu kaalmaysaan muraad baan leeyahay in ilaahay iisahlo aamin

  • @najmamaxamed3484
    @najmamaxamed3484 Před rokem +71

    Nin raga waa ayuub okle ilow raga qaar ayuub wllkey kadhig huno thanks😊

  • @axmednuurmaxamed9343
    @axmednuurmaxamed9343 Před rokem +54

    وله الكبرياء في السموات والارض وهو العزيز الحكيم

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 Před rokem +12

    Mansha'Alah wll ayuub qofka fikirkiisa iyo wanadiisa waxa qurux iyo dheeh wcn uyeela inta uu diinta yaqaano hadalkaagu aadbu iso jiitay qabka aad ayadka.ilahay ugu dhex qaybisay wanadaada💯✅💯
    بارك الله فيك كثر لنا أمثالك

  • @habondeeka8767
    @habondeeka8767 Před rokem +92

    Asc wll ayub Wan ku salamay waxan aad ugu FaraxsanahaY inan Ka Mid ahay dadka kugu xidhan 😊Wll waxan ahay Ardayad sanadka ka baxaysa dugsiga sare waxn u bahnaa inad igala Taliso Badnaa markaa is dhaho wax akhriso Waan ku dul Cajisaa mana akhrin karo markaa waxan u bahnaa inad Tali iga siiso sida ugu wanagsan ee uga hortago cajiska faraha badan icha allah Talo idinka Sugayaa Mahadsanid

    • @Cabdiqanibulshaawi
      @Cabdiqanibulshaawi Před rokem

      Kkkkkkk

    • @alikhaliif8594
      @alikhaliif8594 Před rokem +1

      Huno

    • @amaarabdinazir3473
      @amaarabdinazir3473 Před rokem +17

      Talo .
      1. Waxaad akhrinayso inaad xiisaynayso "jeceshahay"
      2. Bririf " fasax yar qaado" usoo laabo kadib akhri...... sidaa ku wad intaad bilawga thy.
      3. Waxaad akhrinayso dhuux " si qoto dheer ulasoco ".
      4. Meelo dagan, neecaw leh, ku akhriso
      5. Ogow waxa naftadu diido badanka waa wax naftada u fiican.
      .....salaam.....

    • @aishakhadar9111
      @aishakhadar9111 Před rokem +5

      Naso cuno cfimaad ah cun oo so yara soco book so qaad ku qor wax aad rabtid ka fagow asaaxaabtada wa hadey qeyp ka yihiin caajiskaaga tasbiixda saliga nabiga ku dadaal inshallah Allah haku fudeedyo ❤

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 Před rokem +11

      Ducada caajiska aqriso ALAAHUMA inii acuudi bika minal cajsi wal kasli wa acuudu bika minak hami wal bukhli wa acuudu bika min qalabatil deyn wal qahri rijaal .
      Akhriso salaada subax iyo casarka.

  • @Fikradwadaag1
    @Fikradwadaag1 Před rokem +40

    Wlhi asi hadda wuxuu is leeyahay: waad bahdishey lkn
    Waxaas wax jiro ma ahan, hadalkaagana waa sax
    DEAR TEACHER ❤

  • @zakariyemohamed143
    @zakariyemohamed143 Před rokem +10

    MACALIN KEYGA SHUGRAN WALEE WAAN KU SUGAAYEY INAAD KASOO HADLI DOONTO Respect Teacher🤴🙋‍♂️

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Před rokem +75

    We appreciate your honesty walaal, you always talk about the truth and I support you for that. Only those with intellect will understand your points. Jazakallahu kheyran jazaa 🤍🤍🤍

    • @hamzaabdiwahabibrahim5143
      @hamzaabdiwahabibrahim5143 Před rokem +1

      We appreciate him this wise man for the fact he said she is more valuable than diamond 💎 💯 💙

    • @najiibfaarax7055
      @najiibfaarax7055 Před rokem +2

      wax badan ayaad fahansantahay qofna ha dulmin waan huba qofkaas wuxu helaya cid u isagu is dhaho malaha qofkan maba aha bili adan waa maalaig wayo badalkii buu helay

    • @Khaielm
      @Khaielm Před rokem

      Wargal

  • @raxmarayaan9735
    @raxmarayaan9735 Před rokem +36

    Wlhi ayuub aadban❤kuu tageera tankale waa runtaa qofka markaad qiimayso eed wicitanka iyo fariimaha❤ ku badisid wuu kibraya wiil ayan xiriir la sameeyay kadib wuxuu ogaaday inaan aad u jeclahay markastana ani xiriirinaayo kadib wuxuu sameyay inuusan talefanka iga qaban fariimahayga kasoo jawabin kadib faraha ayan ka qaaday isbuuc kadib marku wicitankaygii waa yey ila soo hadlay maxaa kugu dhacay ayuu idhahay anaa waxba uma sheegin maalmo kadib qof wax jecel ayaan ahee wan wacay kuna dhahay aan kulano hye halsaac kadib ayan kusoo wici ayuu dhahay sadex maalin ima soo jawabin go aan ayan ka qatay kadib ayuu hadana isoo wacay iguna dhahay aan kulano lkn wan ka diiday waanan ka tashtay wlaladay waxaan idin sheegaya qof ku jecel hadaad aragtan fadlan ilashada sbbto ah dadbaa waxay ku fakaran qofkan wuu ku jecelyahay kaama tagi karo ee saad rabto ula dhaqan lkn waxaad ugaata qofku inuu damiir leyahay bahdilna qaadan karin 😢

    • @cali230
      @cali230 Před rokem

      Sas lagaa rabaa waliga dub danbe ha ufiirin waxaana kasii fiican xiriir inaadan waqti badan isaga lumin will aan shaqesan kuri hoyadii joogo aan kudhaqan karin oo ciyaal madhaq kanoo kalaa maba lagursado

    • @hassanomar7406
      @hassanomar7406 Před rokem +2

      Waa runtaa wll qli nolosha waxaa qiimo uyeelo waliba gabdhaha waxaa kula talin lahaa doorta qofka idiin jcl ee ha dooranina qofka aad jcshihiin wyo qofka ku jcl waxaad ugula qaalisan tahay wax walbo oo dunida saaran waa hadiyadda ugu qaalisan uu qof Alle siiyo qof si dhab ah ujecel

    • @raxmarayaan9735
      @raxmarayaan9735 Před rokem +1

      @@cali230 hye wllo aad baad u mahadsantahy

    • @raxmarayaan9735
      @raxmarayaan9735 Před rokem +1

      @@hassanomar7406 waa talo fican powe

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 Před rokem +13

    mahadsanid walal ayuub maamo Taajiro wiilkeda hooyo gooni ayan u aqanay adne gooni ayada ii shegtay mansha allah alle haku xifdiyo adun iyo aqiro insha allah amin amin

  • @ayaanjaamac9978
    @ayaanjaamac9978 Před rokem +2

    Shukran Shukran Shukran Shukran Shukran Shukran Shukran Shukran

  • @Amiira96
    @Amiira96 Před rokem +4

    لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم

  • @fariixaali3351
    @fariixaali3351 Před rokem +5

    Qofka hadaad mar garaacdid waa la sugaa laysma wareeriyo walaal waa runtaa qofka waa inuu is qiimeeyaa talo fiican ibno xalaal ayaad tahay 🙏❤❤

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Před rokem +12

    Waa sax nin raga oo caqli u saaxib ah saas uma hadlo 😭😭😭😭😭

  • @mimik2959
    @mimik2959 Před rokem +2

    Ayuub mid aan channel kaaga ku taageero waa xaqiiqa ka hadalka.
    Allaha ku barakeeyo.

  • @husseinmohamoudomar368
    @husseinmohamoudomar368 Před rokem +19

    M.a is a very nice 👌 good evening my dear teacher ♥️

  • @blossom8569
    @blossom8569 Před rokem +8

    Very true ninka ragga ah ma faano ee ficilkiisaa laga gartaa iyo dhaqankiisa👍🏻

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Před rokem +5

    صلى الله عليه وسلم

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 Před rokem +3

    حفظك ربي من كل شر و من حاسد وحاقد أخي وشكرا علي نصحتك القيمة

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 Před rokem +3

    Masha Allah ur well educated man may bless you and ur family and thank you so much for inspiring us 👍🏾

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520

    Thank you very much my teacher 🙏🙏🙏

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY Před rokem +10

    Waan kaxumahay runti Gabadhaas Waxa soogaaray
    Wllkay ayuub waan kaa gudoonay wanaadaa qiimaha badan
    Mahadsanid....

  • @najmoadan2943
    @najmoadan2943 Před rokem +2

    Ayub caqligaaga cilmigaaga allaha kuubarakeyo ilaahay dartiis baad noowaninayasaa cadawgaga allha qabto

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Před rokem +2

    Wallaahi waa ruun runta usheeg mashaa Allaah ninkaas nin madhama ayaan isiri aqligiisu aqligiiso aad iyo aad

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 Před rokem +15

    ان الله لا ينظر إلى صوركم ولا اموالكم ولكن ينظر قلوبكم و أعمالكم

  • @saraabdullah8608
    @saraabdullah8608 Před rokem +1

    Subhanalaah what an amazing human being walahi kama dhergo storiiyadada iyo hadaldaada kher badan walalkey

  • @aaminaameera5058
    @aaminaameera5058 Před rokem +2

    Really wlhi wllkey mcn allah ku xafido

  • @abdikariimhussein3921
    @abdikariimhussein3921 Před rokem +7

    Msh allh waa war xaqiiqo ah bro mahadsanid 🙏💯

  • @fatumahusseinibrahin6422

    Mnshllh caqliga iyo ciilmiguba waa nimco alle bixiyo ilhy hakusiyadiyo quruxdu waa diinta

  • @Bellaquruxbeautyandvlogs

    Aad iyo aad ✅❤️

  • @fardowsasaid7073
    @fardowsasaid7073 Před rokem +10

    Legend one of a kind ❤️❤️🔥

  • @qalihaji8331
    @qalihaji8331 Před rokem +1

    Really wlhi Wax kasta Alle xagise ka imadan Alxamdulillah for ever 😘✌️ thanks 👍 Ustaad

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 Před rokem +1

    Wcs w w wll wax tar leh oo aan jeclahay❤
    الله يحفظك وإيّانا مِن كلّ سوء ومكروه آمين🤲

  • @matroob
    @matroob Před rokem +3

    waano fiican ayaad noo soo jeedisay walaal Allah kaa ajir siiyo mahadsanid

  • @najmomohamuud7790
    @najmomohamuud7790 Před rokem +2

    masha allah walal allaha kuxifdiyo aniga waan kula socdaa muqaaladadanxaqiidii waa runtaa qof aad wacday sadxmara sadx marna qoraal uqortay iskadaa waa kusaxantahay waana jeclahay in aan markasta kudaawado wa jira aka hadahsaa mashaballah allaha kuxifdiyo guulayso walalket❤❤❤

  • @sacadamahamad93
    @sacadamahamad93 Před rokem

    Thanks bro wallahi run baad ushegtey

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 Před rokem

    Masha Allah tabarakallah
    Ayub ahmed abowe intee ka baxday baryahan

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Před rokem

    Masha Allah Walal ayup Alle Haku Xifdiyo wana ku faraxsanahay inan kugu xidhanahay

  • @rahmarasmi8790
    @rahmarasmi8790 Před rokem

    Mahdsnid waa dhiiri gelinta kaliyaata ee ku socdo waa videoysha ayuub Ahmed
    Ilaahy ha ku daayo 🤲

  • @ayaanhassan7092
    @ayaanhassan7092 Před rokem +4

    Sax nolow Ayub ahmed adigo kale may iska wada noqdaan raga somaliyed illahay Aqliga iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo walaal jira horay u soco 😇❤💯👈

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid Před rokem

    Mash Allah ayuub ahmed allah ha ku xiftiyo

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 Před rokem

    maa shaa Allah tabaarallah ilaahay subxaanahu watacaalaa haku xifdiyo aadbaan ula yaabey ugana murugoodey ninkusheegu siduu gabadha uladhaqmey waanan sugayey in uu maruun kasoo hadlidoono ragii runta ahaa.

  • @johnsonstathem5702
    @johnsonstathem5702 Před rokem +2

    Ayuubow aqliga Alle ha kuu siyaadiyo Brother 😊👍

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 Před rokem

    Macha Allah wa Barakallahu fiika bro

  • @zamzamdiis741
    @zamzamdiis741 Před rokem +1

    Ayub raga adho kale mey iskadonqdha keep going teacher ♥

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Před rokem +2

    Yes ustaad wakusugayayee videogas reactionkisa aad umahadsanthy ❣️🙏 thnk you brother

  • @malyunmahamedabdi5656

    MashaAllah brother

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem +1

    Hey Ayuub thanks Bro

  • @haythazzan6483
    @haythazzan6483 Před rokem

    Waaar waa legend kii Ayuub Axmed the legend

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 Před rokem

    Jazaakallah kheyran adigoo kale qalbigaga wanaagsan ilaahey ha usoo bixiyo gabdhaheena soomaali ee ragga ku hayaan tacadiga iyo xaqirida inaad naga dhiciso isla markaana gabdhaha kalsoonidooda kobciso
    Cimri dheer iyo cibaado suuban ilaahey haku bishaareeyo waxad jeceshahey oo kheyr ah ey igu horeyso janatul firdaws al aclaa

  • @wahibkalifomar6531
    @wahibkalifomar6531 Před rokem

    Ayub axmed waar adunka inti-xuumeydba kaasocota ninka raga siidan uumaa haadlo ee gabdha waaxan kuu dhirigalinaya ineey waaligood maadhaxa hoos haa uu dhiigin waaligin insha allah oo allaha haa-idin xifdiyoo meelkasto caalamka aad-ku suugaantihin.

  • @alinoorahmed3830
    @alinoorahmed3830 Před rokem +1

    Assabta waad asiibtay waad asiibtay wallahi

  • @quenzaam8010
    @quenzaam8010 Před rokem +1

    Ayub ani ahan macalinkeyga kowaad ayaa ithy wlhi wax badan ayaa kaa barte Alle haku maamuso wllo🥰😘😍

  • @GudoonAhmed-ic8wj
    @GudoonAhmed-ic8wj Před rokem +1

    Wllhi run an anu kula arkaybad shegaysa markad daba cararto qof ad isaga moyane indha kale lahayn qiimo lama lihid lakiin malitad fara ka qado isaga kuso radinaya quruxda qofkuna waa imanka iyo akhlaqda wanagsan

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 Před rokem

    Wan ilmeyay. Hadalksa inta dabe allh ha ku xiftiyo wll Ayuub ❤🥺

  • @ahmedabdi2753
    @ahmedabdi2753 Před rokem

    My own ustaad❤️❤️💯

  • @cabdiqaniaadan7383
    @cabdiqaniaadan7383 Před rokem

    Wll ayuub waa runta allaah ah ku xafido

  • @Sir_cm
    @Sir_cm Před rokem +11

    Absolutely he's not a real man🚫 nin ragga maaha kan gabdhaha ku digta✔ teeda kalena Quruxda iyo dhaldhalaalka aduunku waa dumarka ee Ragga lama dhihin💯 he's just a half man

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Před rokem +2

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +1

    Wll mansh allah tabarakallah fikirkaga waxb maka badalay gabadha ee isaga aya nin lito ah wax lo oyo ma ah lkin wuxu wa adunyo io xalkeda ninbah malin tisa ayey haysatah 💞💜❤🙏

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 Před rokem

    Thank you wllo ala yaa sidaada raga somaliyeed ka wada dhiiga qoys kala taga lama arkeyn

  • @fatumainyussuf4738
    @fatumainyussuf4738 Před rokem +4

    Wll ayub bahdilka xalay gabadhas u ugeystay wlh wa wax laga la labodo is laweynida wey qabdaran tahay qofka hada Rabin lama bahdilo

  • @deeqamohamed9602
    @deeqamohamed9602 Před rokem +4

    Raga qaar dumrka ka caqli bdn wlhi
    Kan jcla wxn uqurin bu ii qoray wuu i habary mas iyo warabe igu tilmamy 😢😢 qof fan bdn buna ahy lkn jclkn u qbo drtis bu iidulesty maxkmda alle ba nobaln ah bu iguyiri hoog iyo ba ba kudanbeyo igu yiri 😢
    Sas aythna wxu donya inn janis siyo lkn qalbigyga ma awodo inu so ceshto mustqblkyga kla baqaya qalbigyga inta raco jclkn uqabo drtis mustaqbalkyga kuma dheli kro 😢✌️

    • @ayushali7766
      @ayushali7766 Před rokem +1

      Abyo wlsheyda thy waana ogahay jaceylka wx sahlan maahan lkn nin sidaas oo dhan kuu quuray jaanis kle hasiinin 🥺🥺

    • @nashaadabdala3139
      @nashaadabdala3139 Před rokem +1

      Sidaas ayaa lagah raba qof kaa tagay hasoo celin sharaftada ayaa lumayso

  • @najibadan7387
    @najibadan7387 Před rokem

    M.a Allah kubarkiyow

  • @fardosaomar388
    @fardosaomar388 Před rokem

    Maashaa Allah

  • @nimcomaxamed6497
    @nimcomaxamed6497 Před rokem

    Masha Allah

  • @Maymuuncarab168
    @Maymuuncarab168 Před rokem +1

    Ayuub wllo waada mahadsantaya wllo ado raliya arin aya i haysta ada talo igag siisid wllo ila so xidhidhi ina so duce wllo thaknz

  • @caishacuud9910
    @caishacuud9910 Před rokem +1

    Barakallah allah haku xafido wll👍 dhammanteena allah hana hanuuniyo

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před rokem +4

    Mnzha Allah Xaqiiq ayaad Ka hadashey Ustaad

  • @monamona5107
    @monamona5107 Před rokem

    ماشاءالله عليك تبارك الرحمن الله يحفظك اخي ايوب كلامك صح

  • @faysalbashiir5595
    @faysalbashiir5595 Před rokem

    Ayuub ninka kliya ee runta kahadla walllo wad mahadsan tahy
    Hadalka wanagnz waa sadaqo
    Ilaahy ajar iyo xasanaad haku siiiyo mcalin

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před rokem +1

    Waa sax wll islaweyno aya ku jirto lkn xanuunka asago ku dabeya jizakallha qeern wll الهم صل وصلم على ❤❤

  • @zahracdey3809
    @zahracdey3809 Před rokem

    Wllken khyr alle haku siiyo uma layn maayo ninka saan arkay uhdlayey inuu waano qaadaayo jah ar gabrtaas haloo duceeyo

  • @lemonali549
    @lemonali549 Před rokem +1

    Wow mashallah ❤️💞💖💕💜💕💕💕💜

  • @ayanibrahimsahane3820

    Horay u soco wll ninka kaliya en dhirigalintisa jeclahay

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před rokem +1

    Masha Allah smart young man

  • @umusiham6088
    @umusiham6088 Před rokem

    Nin isfanaya wa eber

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 Před rokem

    Masha Allah tabarakallah saada kallah fahman wacilman Allah yaxfadak

  • @aaliyahasad5989
    @aaliyahasad5989 Před rokem +4

    Thank you brother....we appreciate that u we have such a person lyk you...may Allah bless you!!

  • @axmednuurmaxamed9343
    @axmednuurmaxamed9343 Před rokem +1

    Waa sidaas marka kibir iyo islaweyni ilaah agtiisa bay ahaatay marka anagu insaan mani iyo candhuuf laga abuuray baan nahay marka inaan isqaad qaadno nooma sugnaanin ileyn insaan daciif ah ayaan nahay

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Před rokem +6

    Ax 😭 manta San u qiiroday wll Waxad Tahay wll iga Wayin kibir ma Aqan Balse taladada Waligay wan Ku dhaqmi dona

  • @ikraamabdiraxman567
    @ikraamabdiraxman567 Před rokem

    Masha allah xigmadba kuhadashay

  • @fathimamohammedxusen5839

    Ustaad ayuub shukran fikirkaga wanaagsan jazaka Allah kheir

  • @marayanbashirkahiinfarax3323

    Maanta lagabilaabo waankugu xidhnaanayaa huno waad noohiilisay🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @cabdiwasac9068
    @cabdiwasac9068 Před rokem +2

    Mansha Allah dhiirigaliye runti wax badan ayaa kafaaiidays

  • @ziyadhosseyn5938
    @ziyadhosseyn5938 Před rokem

    Thank you so much our brother Ayub Ahmed

  • @sumayasaleban5073
    @sumayasaleban5073 Před rokem

    ILLHY haku xifdiyo Lataliya
    Wllhy wan ku tagera illhy caqliga haku barakeyo

  • @ubaxfaysal6430
    @ubaxfaysal6430 Před rokem

    Msha Allah wlloh ayuub rabbi cimrigah ha kuu dheeryo

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 Před rokem

    ASC ayub waa runtaa dulmiga allah raali kama ahan maalin maalmaha kamid ah ayaan shaashada kasugeynaa isagoo baryoo tamaya insha allah

  • @hafsaali4719
    @hafsaali4719 Před rokem +2

    Akhii waa sax wlhi Quruxdu kow maba ahan wax leysku waafaqay oo label lagu sameeyn karo......... akhlaqqda iyo mucaamal xasanah waaye waxa jismiga qofka qurxiya......
    Waa xaqiiiq dad bdn iney jiran oo ishaada markey qabato aad hinqaneyso waaw maasha Allah leedahay balse insidely uuu yahay yaa allah zero...
    Waxaan soo xasuustey Aayad ku jirto suuratul munaafiquun oo ah
    واذا رأيتهم تعجبك اجسامهم وان يقولوا تسمع لقولهم كأنهم خشب مسندة.......💯❤
    Oo fasirka aayaadu tahay " Goortaad aragto jismigooda ama muuqaalkooda uu m.a ku cajab gelinaayo lkn markaad dhageysato qaab hadlkooda oo laga soo tago quruxda jirka waxaad moodeysaa Alwaax la tiirtiiriyey"

  • @nadacaddy8289
    @nadacaddy8289 Před rokem +1

    Ilahayow mid noodaran hana tusin

  • @suhaybcabdicasiis6221
    @suhaybcabdicasiis6221 Před rokem +1

    Thanks wll wax badan ayaan kaa faaidey

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 Před rokem

    Alle Yacisag wll qaali,AH

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 Před rokem

    Qofka Sodhagay oo waraysigisa sodhagiy danbiga qeb kuleyahay Ridwan asiga amam allah qeb kayahay Ridwan

  • @amaalcandi
    @amaalcandi Před rokem

    Asc haa wll xitaa calshaa ihurtay waan dhameysan waayay fidiyowga rabbi ayy necb qofka islaweyn waxuu kaloo nebiga scw noo sheegay in qof darayar oo kibir ah kujirto haduu kudhinto uusan galeynin janno subxaanallah 😭😭😭

  • @mariamohammed563
    @mariamohammed563 Před rokem

    Walal masha Allah ilhay haku xifdiyo dacadnimo du waa muhiim

  • @marwojannah6820
    @marwojannah6820 Před rokem +2

    Ayub Ahmed ma arak qof ka fiican maalin ayaa wax waydiyey isla markii waa isoo jawabay si fiican ayuu I qanciyey waa nin qalbi fiican masha Allah keep going my brother 🥰🥰🥰

    • @ayushali7766
      @ayushali7766 Před rokem

      Abyo nomberkiisa halkeen ka helaa inaan la xiriiro Ayan rabaa iisheg🥺

  • @walaalizmeer3051
    @walaalizmeer3051 Před rokem +6

    The more qof aad jileec u muujiso the more u kafoganayo wlhi waana soo arkay lkn waxaan ka bartay cilmi iyo waayo aragnimo nafteydana aad ayan uqimeyaa fadlan iska ilaali qof qiimo uusan laheen inaad siiso❤️👍😊

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 Před rokem +2

    Waa xaalka aan rabay ee walal wa mahadsantahay.

  • @deeqoaabuukar6
    @deeqoaabuukar6 Před rokem

    Masha.allaah runbadanaa