NO TALK CHALLENGE KAARKA AY IGA QAADEEN MOBILE KUN DOOLAR JOOGO AYAY IGA GADAN RABEEN hhh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 957

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 Před 2 lety +552

    OMG! 900K Wadadeedi waxyar baa ka hadhay waar ASAD HAGIO Subscribe ta yan laga ilabin nimanyow

    • @Eng_zack006
      @Eng_zack006 Před 2 lety +4

      Inshaa allah wuu gaaraa

    • @amenadam7369
      @amenadam7369 Před 2 lety +5

      Asadow ani barnamijkan waa ku heysta

    • @Eng_zack006
      @Eng_zack006 Před 2 lety +3

      Asad hagio sxb barnaamijka shukaansiga aan uxiisnay wlhi ee noo soo badi🙏🙏

    • @deqayazinofficial8753
      @deqayazinofficial8753 Před 2 lety +2

      @@apthrizakpihi123 aamiin all qli sido kleh

    • @bintabdalla1727
      @bintabdalla1727 Před 2 lety +4

      Asad wilasha waa qayanaa kwrn Arimaheena maxaa mesha soo galiye ku lahaa Adiga gabar soo adegsanee Arimaheena nah waa dideysaa Asad qalad aa sameysay shekagaas hadeey bilabato adiga nah dad sooma adegsakartid ogoow

  • @yahye_moha_10
    @yahye_moha_10 Před 2 lety +97

    Nabi Muxamed wuxu ahaa qofka ugu fadliga badan khalqiga Alle abuuray oo dhan (ﷺ) ❤Nabi Muxamed wuxu ahaa qofka ugu fadliga badan khalqiga Alle abuuray oo dhan (ﷺ) ❤

  • @nour_____kenyow7058
    @nour_____kenyow7058 Před 2 lety +215

    Iyado ay dadku wada mashquul sanyihiin hadane waxa jira qof wngsan oo qoraLkeyga amusnan ku aqrinaya❤😂

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +201

    Hadal Afkaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Maxamed ‎ﷺ ❤️

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Před 2 lety +42

    Qofkii ugu khayr ka badnaa Aduunka Xabiibkena Muhamed SCW SCW 🌍🌍❤️❤️❤️

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Před 2 lety +155

    Funny team 27 😂😂 ceyda abeera faadil cumeer socdaal wani salamay dhaman inta ku xiran Asad hagio🥀🖤

  • @kingmahrez3116
    @kingmahrez3116 Před 2 lety +8

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @fathiahussein3526
    @fathiahussein3526 Před 2 lety +176

    Wooooooow 😂 I broke my leg jumping to asad hagio’s no talking video again 😩😩❤️❤️

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety +3

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah si an u qanciyo asxbta sharafta leh

    • @zakicadde6323
      @zakicadde6323 Před 2 lety

      Stop lying i know you fathia i just jump into your house and broke your leg ......!🤞🤐🧐

    • @shuutelyrics
      @shuutelyrics Před 2 lety +2

      😂✋ You made my day i am thanking for you

    • @mascuudmohamed6172
      @mascuudmohamed6172 Před 2 lety +1

      Oo cadaa xamaasada maa ku qaaday😅😅

    • @fathiahussein3526
      @fathiahussein3526 Před 2 lety +1

      @@shuutelyrics seriously 😂😭

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Před 2 lety +132

    1 million coming soon 🔜

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Před 2 lety +31

    Away dadkii jeclaa xapiipkena MAXAMED SCW ❤️

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +75

    The one and only asad hagio can't wait 1 million bro❤💙

  • @alibinali20
    @alibinali20 Před 2 lety +31

    U always made our days bro thanks ☺️
    Asxaabta haddii aat jeceshahay inaad mizankaga gordhiso ot jirkaaga dhisto fadlan booqo Ali's fitness tube, ka faidesta waxana rajena inat iso dhawesin 😍 Thanks

  • @mukhaarikingjezteye6529
    @mukhaarikingjezteye6529 Před 2 lety +78

    Sorry Azad Hagio 27 ‘’After long hours of Waiting ✋🏻 Finally am Watching 👀 todays videos Thanks the 🙏🙈✌️🤟🏻🥰

  • @abdidahirmire6093
    @abdidahirmire6093 Před 2 lety +45

    Cant wait 1MILLY....🔥❤
    A huge win to #TEAM27

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 Před 2 lety +71

    Ayado qofkasto sigar ah umashqulsan yahay hadana waxajira qof wanagsan uqoralkeygA aqirinaya ☺🥲🙂😙 mahadsanid 900k 56k ayanabaxiga

  • @ehlu_taqwa
    @ehlu_taqwa Před 2 lety +12

    qofkii ugu khayrka badna uguna wanaagsana ee aduunka soo mara ....waa nabigena Muhamed scw💜🥰 igula sali wll

  • @xafsoyuusuf1929
    @xafsoyuusuf1929 Před 2 lety +48

    Team 27 waxan idingacodsanaa inadan garsisan walalkena asad hagio 1m insha ahah waan gareynaa ismuujiya waan garsin garnaa team 27 ❤❤❤❤ 1 million coming noo 🔜 💪💪💪

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j Před 2 lety +12

    Arimahena maxa mesha kenay marka dhehesid adibo socdaal iyo abera soo uma adegsan marki sulwalka laga siibaye cumeer qaraarka joji asad 😃😂

  • @abaabala
    @abaabala Před 2 lety +43

    1 million coming soon 🔜 ❤

  • @sharmake352
    @sharmake352 Před 2 lety +18

    Dunida masoo marin qof lamida nabi muxamed scw❤

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Před 2 lety +11

    Iyado qof walba mashqulsanyhy Hadana waxa jira qof wanagsan oo aamusnaan aqrinayo qoralKyga Mahadsnid🥰🥰🙏🏻

  • @abdishakouribrahimdiig
    @abdishakouribrahimdiig Před 2 lety +23

    Challenge kan Halaga Saaro in Lacag Lacag lagu dilo, that means wax iibsi dhan Halaga reebo, sida kale Top waaye 👏

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +107

    Insha Allh one day we will celebrate 🍾 for 1m million:)
    Asad aan u kacno dhalinyaro 1m dhaqsi aan u gaadhsiino wlhi uu u qalma ❤❤🙏

    • @abdulnasserabdirahim8545
      @abdulnasserabdirahim8545 Před 2 lety +3

      Wow waxlagamaqawan karo

    • @kingabdikani9517
      @kingabdikani9517 Před 2 lety

      Cᴏᴍᴍᴇɴᴛ ᴋᴜ ᴅʜɪɪɢʟᴇ ᴍᴜǫᴀᴀʟ ᴋᴀsᴛᴀ ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ ᴀʏᴀᴀᴅ ᴋᴀ ᴘɪxɪsᴀᴀ ɴɪᴏ

  • @natashshaur9928
    @natashshaur9928 Před 2 lety +21

    Asad hagio ❤️ guuleyso abowe Kujeclahay Wlhi 1million coming soon Insha Allah ☺️

  • @Mudeeca__
    @Mudeeca__ Před 2 lety +17

    Asad quruxlow aa tahay maca style leedahay ilahay cagahaaga hakugu istaajiyo❤️‍🔥

  • @lailaqadarlailaqadar1665
    @lailaqadarlailaqadar1665 Před 2 lety +21

    Hhhh qosal walhi u dhibtay ceyda cumer umadeyna mahan asad 1 million coming soon inshalah🥰

  • @Xikmaawi_Lyrics
    @Xikmaawi_Lyrics Před 2 lety +12

    Kusali walal suubanahena nabi Mohamed scw❤❤❤

  • @waliidfarhan7648
    @waliidfarhan7648 Před 2 lety +2

    Asad hagio walhi ceyda iyo cumeer waa masaakin panadol kuma direen ani waxan ku diri Laha xafaayada dadka waa weyn😂😂😂😂😂😂

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +77

    After long hours of waiting ✋ finally am watching 👀 today's video 📹 thanks the 🐐

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 Před 2 lety +27

    I can't wait have million coming sooon insha Allah
    Legend Asad hagio

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před 2 lety +11

    AsaD wlhi ani xalay intaH markii soo dhigtaY daawadey ayaaH hadaneH seexadaY , xalay fhaN ASAD 1M gaaarey lee ku riyoonayay waxaaaN islahaaY inta aad jiiftaY ayuu gaaraY dhawr jeer hurdadaH ka kacay farxadaH DARTEEED wlhi sidii aan ani gaaray oo kle , sidaaH nftaadaH u jeclayN zp kuu jeceL nahay runtii 😔 😍

  • @hoyoomcn2091
    @hoyoomcn2091 Před 2 lety +31

    My fav CZcamsr keep going bro sky is the limit can't wait 1M Insha'Allah ❤️❤️💞

  • @nimcoanzal2406
    @nimcoanzal2406 Před 2 lety +9

    Wlh wa team ka kaliya ee an youtube ka dawado keep going Asad

  • @ibrahinhomohamed9841
    @ibrahinhomohamed9841 Před 2 lety +22

    I can't wait 1M asad hagio keep going 💪

  • @jawahircabdi2476
    @jawahircabdi2476 Před 2 lety +1

    arimaheena wlhi dacad waaye marka oo asad dhahaaye lahadal cabdullahi xaqiiq ayuu kahadlay m.a wllhey another level waaye

  • @nmo-cv8fm
    @nmo-cv8fm Před 2 lety +43

    1million coming soon♥️
    WALAAKAY🇸🇴

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah si an u qanciyo asxbta sharafta leh👍

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 Před 2 lety +4

    1m dad ayaa u waalan gaadhay balse asad adi waxad haysataa somali oo dhan taas oo ku jecel wn ogahay 1m waad gaadhaysaa us soon us possible

  • @zahurmohamed6158
    @zahurmohamed6158 Před 2 lety +5

    18:40 asad adaa qaldan 💯 waayo adigaba waxaad u adeegsaty wiilasha kle sida fadil socdaal shib eyna kaadhihi jireen 🤐
    marka ayakane hadey arimaheena kuu adeegsadaan waa caadi qaraarka jooji 🥰

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 2 lety +14

    Hdad xalqdihi xalqdn ka horeyay dawatay ismuuji😂❤

  • @Ashqargamer49
    @Ashqargamer49 Před 2 lety +38

    900K subscribes Coming soon pro☝️🇲🇾❣

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Před 2 lety +7

    Keep going ma brother asad hagio best challenge 💯♥️♥️👌👌❤❤

  • @mohamed-nb4vk
    @mohamed-nb4vk Před 2 lety +3

    Wlhi waa ogaa waqtiga uu soo galinayo hada anoo searching dhahayo notification ka iisoodhacay legen keep going sxb

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 Před 2 lety +2

    Asad wilasha waa qayanaa kwrn Arimaheena maxaa mesha soo galiye ku lahaa Adiga gabar soo adegsanee Arimaheena nah waa dideysaa Asad qalad aa sameysay shekagaas hadeey bilabato adiga nah dad sooma adegsakartid ogoow

  • @maariya1851
    @maariya1851 Před 2 lety +11

    21minutes
    1.7k like
    7.9k views❤🙆‍♂️ another level
    hdaan anhy team 27 1m cominsoon

  • @idilabdi4406
    @idilabdi4406 Před 2 lety +4

    C/laahi thanks meel fcn kaga soo baxaa ceyad iyo cumeer

  • @mohatyzan3839
    @mohatyzan3839 Před 2 lety +9

    Wan ogahah inad comments iga radineysey wa na ikana 🤣🎤

  • @yaasiinahmed4922
    @yaasiinahmed4922 Před 2 lety +11

    ASAD ARIMAHEENA MAXAD HADALKA UGA DIIDEE ADIGABA DAD AAN CHALENGIGA KU JIRIN ADEGSAN JIRTAY 😂

  • @ahmedcumar9583
    @ahmedcumar9583 Před 2 lety +15

    Legend always Asad ✌

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Před 2 lety +21

    Keep Going Pro🤴🏼✌🏽

  • @nuuradiinhussenomer9143
    @nuuradiinhussenomer9143 Před 2 lety +9

    Asad wax yar ayaa inooga dhiman 900k insha allaah guulayso waligaa pro 😋 👌 😎

  • @abdidahirmire6093
    @abdidahirmire6093 Před 2 lety +19

    Asad stop loosig our Motto😂
    "ARE YOU SINGLE"

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah si an u qanciyo asxbta sharafta leh👍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Před 2 lety +22

    Legends always legends keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda another's levels go forwards 💪💯

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před 2 lety +1

    Inshlh dirsle hortiisa waad gaari wl halmilyan l asad

  • @karimaaomar
    @karimaaomar Před 2 lety +4

    Masha’Allah tabaraka raxmaan! Azad wan kugu so tashta marka CZcams so galayo, May Allah blessing you!!! 🙏🏾🫶🏽😂😂😂

  • @abdiakahmed5057
    @abdiakahmed5057 Před 2 lety +1

    Waa qalad waa walalke waana abaha oo kale in aad intaa dhan dhagesato ma ahayn waa in aad raali gelin ka bixisaa waa walal sgaraf leh cabdulaahi xaajiyow

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před 2 lety

      Isba Waa Lasoo Diray Waa Khasab In Lagu Dhagaysto Coz Baahi U Gaar Ah Umuusoo WiciN Hhh

  • @updyrahimahmed7075
    @updyrahimahmed7075 Před 2 lety +6

    Chalange wxuu yahay baa nabarteeen Wllhi Team27 wa idin wtaaa🔥🔥🔥🔥🙈

  • @iconic187
    @iconic187 Před 2 lety +2

    Before August 27. InshaAllah 1m💪💪💪💪

  • @wllziyech4255
    @wllziyech4255 Před 2 lety +6

    1 milion coming soon i .a✅

  • @daadirjubatube7619
    @daadirjubatube7619 Před 2 lety +1

    27 August intaan LA gaarin waxaa rabaa inaan 1m gaartid sxb qof waliba oo aqaano wlhi tellka inaan ka qaado ayaa subscrip Ku saaraaye sxb

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 Před 2 lety +6

    Legend ♥ always ❤ legend ♥ keep going ♥ Asad Hagio ❤ is ceyli bro

  • @munoshaafici8419
    @munoshaafici8419 Před 2 lety +1

    Asad wlhi cawa god kaga biyo kugu soo galay ceyda iyo cumeyr shax fican ey dagen wlhi gacan utagay

  • @ridwandalxiis9196
    @ridwandalxiis9196 Před 2 lety +3

    Feel the pain zhp Asadow 🤣🤣 lkn asadow wad hadashay zhp markii Arimaheena. Waayo adba dad aan game ka ku jirin ayaad soo adeegsataa si aad uga hadashiiisiiso ashabtada

  • @farahmohamed5914
    @farahmohamed5914 Před 2 lety +2

    1million comnig soon from Djibouti🇩🇯 Djibouti inchallah.

  • @samiiromohamed3525
    @samiiromohamed3525 Před 2 lety +4

    Vedioyadiina maba idhaafaan saa idiin taageero 🥺🥰 Allaha idin barakeeyo wll ❤

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před 2 lety +10

    Wllhi Qosol Oo Ahaa Barnamijka😂😂😂😂
    Asad Si sharaf leh lagag raayay 😂
    Ceyda io Cumeer❤✊

  • @nuurapdi2993
    @nuurapdi2993 Před 2 lety +4

    Keep going my pro asad hagio adi iyo azxaptda 🥰🥰🥰💯💯❤💥

  • @mukhaarikingjezteye6529
    @mukhaarikingjezteye6529 Před 2 lety +6

    Woooow 🤣I broke my leg jumping to Azad Hagio’s No talking Video again 😢🥺😩😢👀 Sorry 😞

  • @moo__saami
    @moo__saami Před 2 lety +6

    the ond and only legend asad hagoi keep it💙🥰

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 Před 2 lety +3

    addict kugu noqday asadoow video yashada dhan midhaa wa dawaday kaga daran waba sugaa vidoe inad so galiso habenki ay hurda ila tagto saqdhexe uso kacaa❤️😂😂

  • @umukhubybmohamed5494
    @umukhubybmohamed5494 Před 2 lety +5

    Masha Allah wallkey asad Allah kuxifdiyo insha allah wagaraynaa hadafkeena 1m ayanrajayna mardhow

  • @ardoali1919
    @ardoali1919 Před 2 lety +1

    Asad tookadan waxad sameysaa moobilka iyo lacagtaada qari iyo waxyaabaha muhiimka kuu eh wlhi maekas waa ka reenee💪💪

  • @Mohamednaik-hr9wr
    @Mohamednaik-hr9wr Před 2 lety +6

    You can't imagine I have started with you from your first day🥰Team 27

  • @abdirahmanaliibrahim4567
    @abdirahmanaliibrahim4567 Před 2 lety +2

    Cumeer iyo cayda labo legend sasa idinka rabaa noo suuro🤣

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 Před 2 lety +7

    ASAD MAALINKA 1M GAARTO IPHONE IISI DIR 😍 INTAS KU GARAB TAAGNAANAYAA

  • @boqoradanugaal1796
    @boqoradanugaal1796 Před 2 lety +1

    Hdan awoodo 1M Aniga kaligy ku gaarsiin Our Hero Asad🥰🥰❤️❤️❤️

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Před 2 lety +5

    Asad legend 900k subscribes coming soon in sha allah 💖

  • @abdilahiahmed5278
    @abdilahiahmed5278 Před 2 lety +10

    1 milon coming soon pro asad keep going 👍👍

  • @Hodanisha
    @Hodanisha Před 2 lety +10

    Cumer umadena mha wku raxeste wllhi team Maldives ma surono kulaha😂😂😂

  • @muzlimkurantv9158
    @muzlimkurantv9158 Před 2 lety +2

    Yaxbul aabihiis uso duceeya in alle u naxariisto

  • @apdihakiinmohamed1936
    @apdihakiinmohamed1936 Před 2 lety +3

    Kusali nabiga ﷺ hasoo qorin ee afka kaga hadal

  • @sharma_nuur4354
    @sharma_nuur4354 Před 2 lety +3

    Wow legend ASAD keep going legend 🥰🥰✌

  • @abdidahirmire6093
    @abdidahirmire6093 Před 2 lety +39

    WHO ELSE CANT WAIT FOR '1MILLION'
    A HUGE DAY WILL BE ❤😭

  • @suldanshariiff5909
    @suldanshariiff5909 Před 2 lety

    Somaliye welikan waaa uqalma 1m iyo kabadan plz let as go

  • @mohamoudabdirizackahmed4835

    Another level keep koing bro the road to 1m

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 Před 2 lety

      Abdala Vlogs waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlogs ah si an u qanciyo asxbta sharafta leh👍

  • @suhyramuhumed272
    @suhyramuhumed272 Před 2 lety +1

    Mnsha allha hunyal walhi wad iga qoslisan cayda abera aramehena Asad SE asadow cumer kasar gemka kkkkkk walky Asad aleha ku so celiyo laxadkagii qof waxad tahy wanagu biyo dhigay Mnsh allha

  • @mohamedousman7973
    @mohamedousman7973 Před 2 lety +7

    Kkkkkkkkkk groupki surwaalka cumeeer ka siibeysay Ayaga Gameka mee ku jireeen ASADOW 😂😂

    • @Sheeko-Sheek0
      @Sheeko-Sheek0 Před 2 lety +1

      asad lacagta inee ka baxdo ma rawo caadi uu qaraaray lkn si caqli u galeen 😂😂

    • @mohamedousman7973
      @mohamedousman7973 Před 2 lety

      @@Sheeko-Sheek0 kkkkk haa wallahi

  • @CabdiRaxmaan-n3h
    @CabdiRaxmaan-n3h Před měsícem

    Cayda iyo cumeer doqomo ayay noqdeen wallhi nin ragga xidhidhyaha lagama tabto hadana azada waa qof curyaana waxayna ula dhaqmaan malmahaan si kabaxsan xeerka ragganimo iyadoo ay heli karaan waxyaba kale oo ay ku sameyan libaax wayay azad adkeysi leh asigoo lixdiisa lixaad taam ahayn ayuu hadan u samri ragg lixdooda lixaad dhamestiran tahay allow cafimaad taama sii

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Před 2 lety +8

    Coming Soon to One Million People
    Asad Shax aan Cadi ahyn ayaa loo dagay 🤣🤣🤣😂😂

  • @sakariyecanjex1216
    @sakariyecanjex1216 Před 2 lety +2

    Lgnd asad waan kuslaamy bro i.a comn soon 1m

  • @user-vy9ng5xk1l
    @user-vy9ng5xk1l Před 2 lety +22

    Arimaheena so funny 🤣 😂 😂😂

    • @cabdiwahaab6763
      @cabdiwahaab6763 Před 2 lety

      Aremaheena legend😂😂😂😂

    • @fadumohasaan8517
      @fadumohasaan8517 Před 2 lety

      Asc asada xajiyow waanku salamey waanku hasataaaa baranamijakagakkkkkkkk walhi

    • @cabdiwahaab6763
      @cabdiwahaab6763 Před 2 lety

      @@fadumohasaan8517 hhhhhh not me 🥺😂😂😂😂

  • @maxamettfarmajo3236
    @maxamettfarmajo3236 Před 2 lety +1

    Wllkay asad jagio 1m coming soon 🔜 insha allah two months inshaa allah bn ku rajaynaya inad ku gaarto 1m wllkyow

  • @Mss_somalia
    @Mss_somalia Před 2 lety +5

    Sorry asad😂😂lkn markasta asad bes ma lacagta bixiya asaga lama siinayo miyaa marna😂🙃

  • @caaliyocudoon6757
    @caaliyocudoon6757 Před 2 lety +2

    www
    M.a my brother 🥰🥰 coming soon 900k

  • @kimjongun8146
    @kimjongun8146 Před 2 lety +7

    2da jeerba lacag wey baxee lkn 1200$intey ka bixi laheyd 200$ iska bixi🤣

  • @zakariyecaafidheel8766

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaaaw mansha allah asad hagio bro plz ino sobadi video nocan ooo kale ah

  • @ilyaazinho1878
    @ilyaazinho1878 Před 2 lety +5

    Waa gof ka keliye aan youtube dartiis aa u soo galo Team 27 1milon coming soon i.a

  • @haboonmohamud1778
    @haboonmohamud1778 Před 2 lety

    Asad iyaga markood mey lacag dhigaan mar walba adigaa jaban ma guuleyso ama hakaa guleystan👈👈💯💫💥

  • @sukeenaabdulle6821
    @sukeenaabdulle6821 Před 2 lety +3

    Masha Allah ❤ ❤ malin walba dadba kugu soo biiro wiil tayo iyo taalanti leh ❤🥰🥰

  • @cqaniduulaaye4560
    @cqaniduulaaye4560 Před 2 lety +2

    Insha allah waad gaadhaysa 1m and wax ka badan waan kuu rajaynaa taem 27 is muujiya

  • @wezy5510
    @wezy5510 Před 2 lety +6

    Best challenge Asad Hagio Afka Xero 🤣 😂 cheaper to keeper Pay the Price sxb