RIGOORE LAAD ABDULAHI HAGIO AYAA KU JIRO OO MAXAMED KHADAR U TABINAAYAY YAA BADIYAY 50 DOLLAR WIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 2,3K

  • @s..5631
    @s..5631 Před 2 lety +1211

    Asxby aan gaarsino asad 1m please inta 27 August la gaarin plz let‘s go

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek0 Před 2 lety +977

    asadooow goalkeeper ka asigana lacag u balan qaad si uuu asigana game ka uga qeeb qaato oo u difaacdo guushiisa 💪😂
    game kana xaraarad ayuu yeelan doona inta igu raacsan like waa inoo muhiim si fikradeena Asad u gaarto, Viva Team27💪✌️❤️

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Před 2 lety +426

    Waan aaMinaY anagoona la kulmmin arkina nabi muxamed scw❤️

  • @arimaheena2182
    @arimaheena2182 Před 2 lety +199

    Inta abdulahi hagio iyo Codka Mohamed khadar ka heshey lke iisara ❤️❤️❤️🖐️🖐️🖐️🖐️💪💪pin asad from another mother .......

  • @updyraxiin5552
    @updyraxiin5552 Před 2 lety +405

    Abeera football udaa
    Cayda aqoon udaa
    Asad challenge udaa
    Faadil naxariis udaa
    Omaar shactaro udaa
    I mk style udaa
    Arimaheen lagend udaa
    Abdullahi walaal jacayl udaa
    Team 27 for ever ❤🤩✊

  • @ummusudeys6706
    @ummusudeys6706 Před 2 lety +65

    Asad waku salamaya walalkay hambalyo 900k, goal keeperka inaa lacag u balan qaado wey wanagsanaan lahayd sababtoo ah inta jug soo gaaraysa ma yara ciyartuna xamaasad gooni ah bey sii lahaanaysaa thanks abowe keep going 1m coming soon team 27

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Před 2 lety +275

    Away dadkii jeclaa xapiipkena MAXAMED SCW ❤️ aan kuwada salino xapiipkena ✍️👌🙏

  • @h.03lx
    @h.03lx Před 2 lety +99

    Aan ku wada salino xabiibkeena Mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @ODEYGA8584
    @ODEYGA8584 Před 2 lety +309

    the best person ever the most knowledgeable and the most shine All allah created is prophet Mohammad ﷺﷺ ❤❤❤🤲
    IGULA SALIYA DHAMAANTIINA RASUULKEENA MUXAMMED SCW

  • @abdirahmanali10
    @abdirahmanali10 Před 2 lety +3

    Khadar waa exprienced wlhi kalsoonida ku jirta iyo laagisu waa professional

  • @abwaanmohameddhedo6281
    @abwaanmohameddhedo6281 Před 6 měsíci +4

    Asad zxp waxan rajaynayaa inan kamidnoqdo team 27 in shalah❤❤❤

  • @ayanbihi1368
    @ayanbihi1368 Před 2 lety +233

    Majiro qof ka khayr badan nabi mahamed scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 2 lety +370

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +616

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @hafsaaxmed8411
    @hafsaaxmed8411 Před 2 lety +21

    HORTA ABEERA MARWALBA ASAD WUU WATAA GAME KASTA WUXUU DHAHA ANAA KU WATAA 🤣🤣🥰ABEERA IS THE LEGAND

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI Před 2 lety +228

    ABEERA ALWAYS LEGEND ♥ 🤴⚽️

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 Před 2 lety +80

    Asxaabey Malaga yaba inaa 100k ku buxino 20 days sababto ah after 20 days waxe ku beganthy 27 August & 1 Million my bro caafimad buxo respect ❤️🙏❤️🤲

  • @XidigaXamar
    @XidigaXamar Před rokem +3

    Masha Allah Asad hagio Allah ku barakeeyo ixtiraamka iyo tarbiyada wanaagsan heysatid aadanka salaata maaha wax la dhayalsan Karo Sharaf ku noolow 👍

  • @kaafimnur5698
    @kaafimnur5698 Před 2 lety +65

    i was celebrated when abdalla haggio scores the third Penalty like Arsenal winning the league 👏❤😃

  • @feisalmustaf
    @feisalmustaf Před 2 lety +278

    Lailaha illallah Mahammed (SAW)🤎❤️

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Před 2 lety +1

      Brother iku caawi subs oky brother

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 Před 2 lety

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @abdi6445
      @abdi6445 Před 2 lety

      S.A.W

    • @djprince5904
      @djprince5904 Před 2 lety

      Scw

    • @Nabadwaay
      @Nabadwaay Před rokem

      لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @nimcaangadhka5257
    @nimcaangadhka5257 Před 2 lety +160

    Ila o an fiirsado video gaaga hbeenki ma jiifsado bro full support you cfimad taama ku rajeenaya until 50k ila up to now si toos ugu xiran chanelkagan
    Bro keep going ayn ku leeyahy
    Waxa kale o jeclahan ina helo meel kaala so xariiro hade macquul tahay mhdsanid.

    • @umuhayfa93
      @umuhayfa93 Před 2 lety +2

      Walal subiscreb isaar ilahey dartiis isoboqo like sher

    • @mascuudozil9200
      @mascuudozil9200 Před 2 lety

      @@umuhayfa93 waku saray

  • @abdi6445
    @abdi6445 Před 2 lety +67

    The best person ever the most knowledge the most shine all Allah created is prophet Muhammad S.A.W

  • @laylamahdi548
    @laylamahdi548 Před 2 lety +17

    Abeero waxan jeclahay in uu markaste guulaysato waayo waa qof qalbi wanaagsan

  • @nimcohassan1653
    @nimcohassan1653 Před 2 lety +6

    Cabdullahi wiil aan jeclhy guuleso wll mcn

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 Před 2 lety +109

    The Best Person Ever And The Most Knowledgeable Person And The Most Shy Person Of All Allah Created Was Our Prophet Mohammed ﷺ

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před 2 lety +102

    Abeera wuxuu Lacagtaada seegaba Caawa Lacagtaadii Buu Kuu Baajiyay😂👌what a player😂👌
    "Naxariistu waa Dhalad Rabi Kugu dhex aasee"🥰💞💯

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Před 2 lety +38

    Full respect walhi waa la adimay jooji markuu dhahay. iimaanka wuxu yahey ayaa so xasuustay 💯🤛🤛🤛♥️♥️

    • @umuhayfa93
      @umuhayfa93 Před 2 lety

      Walal subiscreb isaar isoboqo like sher

  • @malabey197
    @malabey197 Před 2 lety +20

    Abeeera waa watay wlhi Masha'ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 Před 2 lety +3

    Mohamed muuse waa wiil reer dayniile gar ahaan xafda radelka isku xfd ayaan ahayn wilkaas mar dhaw ayuu so aday malesia mashllah wiil wngsan wye mashlh🙈😇😍

  • @mucaadabdishow9290
    @mucaadabdishow9290 Před 2 lety +199

    DIRISLE ABDI 1MILLION INAGA KA HOR GAADHAYNA GOOD JOB 👏🏻 ALL TEAM 27👑👑👑🙋🏻‍♂️

    • @KESHKAA
      @KESHKAA Před 2 lety +7

      WuuBa ka Hor kaaaRaa Beee 🤣🤣🤣

    • @mahadhassan1516
      @mahadhassan1516 Před 2 lety +10

      Waa laba nin oo walaala ah kadaa isku dirka adigu

    • @gacmoabdirisaq8241
      @gacmoabdirisaq8241 Před 2 lety +4

      Waaa Wallal kadaaa raga

    • @ishwaaqaxmed5073
      @ishwaaqaxmed5073 Před 2 lety +5

      😁🤣midna ma nebci hadana asad saaid baa u jeclahay inuu ka hor gaaro 1M xuman igama ahan lkn asad ban aad utaageeraa

  • @bukhaariyare1827
    @bukhaariyare1827 Před 2 lety +85

    Khadar how to take penalty
    Is amaizing he is like international player professional player waaye

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +53

    Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤

  • @isco9733
    @isco9733 Před 2 lety +41

    Abeera inta tageereysay like saara😂❤️☝️

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před 2 lety +82

    21:42 Anigana Wadnaheyga ilaha Og🫀😂😂
    Asad part 2 wax ka soo badal 3 Goal kepeer soowad 1 qof macqul ma'ahan wuu dalaa🤝
    Team Abeera inab cadi ma,ahan meel ku fican yaho imaday tokadan😂❤

    • @umuhayfa93
      @umuhayfa93 Před 2 lety

      Walal subiscreb isaar isoboqo like sher

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 Před 2 lety

      Wan ku qosley meeshaas lacaq jecli asad😀😀

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před 2 lety +1

      Ceyda woo ka fiican yahay marka kubada laciyaaraayo

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Před 2 lety +172

    Asad hagio cawa aad bad noga so dahday 12:30 wa xili danbe asadow game ka laso dhakhso 🥰
    Team 27 "NAXARIISTU WA DHALAD RABI KUGU DHEX AASE "😍👋

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 Před 2 lety +1

      My sister iku caawi subs oky sister

    • @hanaanproduction8811
      @hanaanproduction8811 Před 2 lety

      Walal Fadlan Subscribe ii saar

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Před 2 lety

      Bayo mcn subscribee isar alle Haku xifdiye

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Před 2 lety

      @@hanaanproduction8811 wllo mcn subscribee isar alle Haku xifdiye

    • @mofarah3972
      @mofarah3972 Před 2 lety +3

      Cwa 26 daqiiqo wye video waqti bdn u bahn yahy lgu habeyo u dulqaado

  • @aminadjama4155
    @aminadjama4155 Před 2 lety +23

    Guulshi oo qof ah asad 🥰
    Gobonimadii oo qof ah 🥰
    Geesinimadii oo qof ah 🥰

  • @islamicmanner3945
    @islamicmanner3945 Před 2 lety +16

    Messenger of Allah (ﷺ) said, “Who guides someone to virtue will be rewarded equivalent to him who practices that good action”. [Muslim] .

  • @yuusufadenahmed3117
    @yuusufadenahmed3117 Před 2 lety +18

    The best shooter is qadar actually, he has remarkable experience being for penalty!
    And also obeera is the best really!

  • @abdiazizkeynaan
    @abdiazizkeynaan Před 2 lety +5

    Anigaa yasaayay hadhihinee ee dheh waan yareesanaayay inaa dhalineeso sxb more video I.a one million

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Před 2 lety +82

    I am connected to Asad's videos and I don't want to miss them. Good progress brother, coming soon 1m🥰👏😊

  • @yahya_tane9540
    @yahya_tane9540 Před 2 lety +28

    Part 3 arimaheena iyo faadil kusoodar☝️😅🥰 keep going pro 1M came soon🥰insha allah☝️🥰

  • @bilesanwatv4174
    @bilesanwatv4174 Před 2 lety +8

    Alfa and khadar are best in penalty shoot out they know about football 👌👌👌👌

  • @bushromaxamuud1657
    @bushromaxamuud1657 Před 2 lety +2

    Asadooow wad laso daahey gamek xley saan u sugayey wa daaley wan iska seextey markas hda dawanaa mash allh horey u soco asad

  • @Faxystreet
    @Faxystreet Před 2 lety +100

    Abeera Wallahi raGGeyga aa tahay sxb, LIBAAX!! Last goal birta hoostiisa aa u marisey! 💯🔥 Raggaha meel saar taliye 💪🏽👊🏽

    • @ahmedadam7809
      @ahmedadam7809 Před 2 lety +6

      Opera wallahi wa penalty kicker ani wa yasayay waba another level hhhhhhhh qadar leggend waye

    • @Faxystreet
      @Faxystreet Před 2 lety +1

      @@ahmedadam7809 Haa brpo, ninka has shots! Geesaha oo ku fcnyahay! 🦁🦁

  • @frenchmontana3413
    @frenchmontana3413 Před 2 lety +58

    Yarka Alfa ladhaho waa Ultra Legend Ciyaal Xamar asal ah waaye❤😎

    • @AhmethANJ
      @AhmethANJ Před 2 lety +3

      Absolutely Wlhy 😂🙌

    • @cabdalamuuze8977
      @cabdalamuuze8977 Před 2 lety +1

      Ciyaryanka profotional ka ah kubadda iskuma aadiyo marka panelty or corner kick oo kle tuurayo alpha top player 👏

    • @samatarcumar4957
      @samatarcumar4957 Před 2 lety

      @@cabdalamuuze8977 wiilka 8 wato qadar la dhahayo Kaas xita profational wye Faraha oo ku Istaga marko Ridayo 🙏🏻👏🏼⚽️

  • @ifrahhassan9808
    @ifrahhassan9808 Před 2 lety +11

    Masha allah cumer always afkisa kama saro illah qaafuru raxiim waye 👍

  • @cabdlemaxamuud906
    @cabdlemaxamuud906 Před 2 lety +2

    Taaageerah abeera aaan ahaaa waa wataa abeera keep going pro

  • @estii___jookar4442
    @estii___jookar4442 Před rokem +3

    Asad ayaa qosol igu diley wuxu dhahey qadar waxuu kuadadaloya inuu dhaliyo Qasimna waxa uu kudaloya inuu cuno aniga kualaha wadnahey allha oo keliye ayaa og asad wa kuwata legend

  • @munayasiin4053
    @munayasiin4053 Před 2 lety +6

    Abeera wlhi cawa wan kugu farxay guuleyso wll qarbadan cawa wxbaad tustee

  • @DARBO_NEERO
    @DARBO_NEERO Před 2 lety +171

    1M HADAL MA JIRO INSHA ALLAH 🥰✌

  • @wezy5510
    @wezy5510 Před 2 lety +68

    I am surprise 🤣 😂 ABEERA is good at ⚽️ waku wata ABEERA legend 🙌

  • @SamiirYussuf
    @SamiirYussuf Před 10 měsíci +4

    CR7 is the really goat 🐐 Ronaldo

  • @amtaffirahs3790
    @amtaffirahs3790 Před 2 lety +2

    27 August 1M insha allh dabaal daga aduunka ine noqotaa rbnaaa plz team 27 wake-up

  • @anisaqaali7242
    @anisaqaali7242 Před 2 lety +2

    asad hagio1.m i.a arimaheena asad👍👍❤️❤️

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Před 2 lety +12

    Jah Abeera Cawa wana washey 😅 sausugayey le inu gulesto💪🏼

  • @cadnaaniyabinumohamed4946
    @cadnaaniyabinumohamed4946 Před 2 lety +27

    Insha allaH 1m waad Gaadhaysa wllKy .
    Marka aaN qiiMeeyay CiyaarTooyAd wxa aan Qaatay Ninkaa khadar oo leh qaab ciyaareed

  • @abdullahifaaid508
    @abdullahifaaid508 Před 2 lety +16

    CZcamsrka ugu wanaagsan somalida horey usoco zxp 🖐🖐✌

  • @ibraali5891
    @ibraali5891 Před 2 lety +2

    Khadar wllhi legend wye waan wataa

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Před 2 lety +8

    Khadar , mahrez, alpha way ku fiican goal kicks .
    Abeera iyo cumeer lama dhayalsan karo.
    Adullahi Hagio wa legend cusladay.
    Football is respect 👏🏻👏🏻💯👋🏻

  • @burhaandulane5032
    @burhaandulane5032 Před 2 lety +89

    abbera is the leagan of football keep going pro

  • @osmanabdullahimohamed6703
    @osmanabdullahimohamed6703 Před 2 lety +158

    The GOAT of challenges 🥰

    • @umuhayfa93
      @umuhayfa93 Před 2 lety

      Walal subiscreb isaar isoboqo like sher

    • @youngboy7477
      @youngboy7477 Před 2 lety +4

      Arimaheena kusoo dar gemka

  • @aaliyaliban995
    @aaliyaliban995 Před 2 lety +39

    The way Asad Hajio was encouraging albera 😂 he is just like me

  • @amiinlii
    @amiinlii Před 2 lety +23

    Legend Always Legend Abdulahi Hagio 👏⚽️

  • @fatimaabdalla6395
    @fatimaabdalla6395 Před 2 lety +3

    Asad si Aad ugaartid 1M 100 Gmeil aya ku samystay 👏🏼👏🏼😍

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Před 2 lety +22

    Maa shaa Allah my benevolence brother Asad hagio You’ve got great leadership skills.
    You have amazing creative potential.
    You are really stunning.
    You really seem to know who you are. I admire that.
    You are the reason I am smiling today my brother held your head high
    The success is a head we gonna reach 1million subscribers soon in shaa Allah before 27th August before your anniversary.
    Asad you're the Greatest Of all Time (GOAT).

  • @miskicarab1396
    @miskicarab1396 Před 2 lety +11

    Caawa waa sodahda waa 12:30 balse dhib maleh 1million commin soon🥰i a walal qalbi fican m.a keep going

  • @somalicomedy3396
    @somalicomedy3396 Před 2 lety +16

    21:40 wadnahyga ilaahay ayaa og 😂😂

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před 2 lety +4

    War farxad aan ugu badalno asad oo 1m garsin insha allah

  • @hanuuniyemodel7904
    @hanuuniyemodel7904 Před 2 lety +8

    Waan salaamay boqorada/boqorka qoraalkayga akhrinaya 💖

  • @Manso68
    @Manso68 Před 2 lety +13

    Wxaaa CZcams kuso lalabanaayay in ka badan 10 jeer anoo sugayo video games asad keep going

    • @rahmanor3907
      @rahmanor3907 Před 2 lety

      Habenki si inaa casho sugono cml usuga wlh🖒❤legend 1M is comin i.a✊❤

  • @zkzakariya1486
    @zkzakariya1486 Před 2 lety +7

    Waan yaabay caawa leel ayaan video gaaga sugayay sxb wax inaad ku maqantahay waan dareemay keep going came sono 1m

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +22

    Malaga yaaba 18days ina asad ku gadhsino 1m sabobto ah wxy ku beegan thy 27 August wana malin inagu weyn ❤💔 Alaha cafimaadkisi uso celiyo wllken asad.🙏

    • @s..5631
      @s..5631 Před 2 lety

      27 august wllo mhn 17

  • @teamozil1039
    @teamozil1039 Před 2 lety +11

    The goat 🐐 Khadar Challenge halaga saaro coz wa professionele player⚽️

  • @JOSEPHAHMED1
    @JOSEPHAHMED1 Před 2 lety +23

    WE ARE WAITING LONG TIME FINALLY WE ARE WATCHING YOU ASID KEEP GOING PRO

  • @26.salman88
    @26.salman88 Před 2 lety +11

    Abeera great penalty taker waaye 🔥🔥🙌

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 Před 2 lety +7

    Abeera man of the match wlh war goalkeeper ka qadar ayuu wataa wax ma fahansano miyaa Asad hajio waa kulankii labaad varta dib haloogu laabto

  • @mohamedabdirisak3699
    @mohamedabdirisak3699 Před 2 lety +2

    Asad Hagio Thanks Sxb , Go Forward Sxb 💯💯💯👏👏👏👍👍👍🔥🔥🔥

  • @hafzamahmed555
    @hafzamahmed555 Před 2 lety +2

    Asxaabey Malaga yaba inaa 100k ku buxino sababto ah after 17 days waxe ku beganthy 27 August & 1 Million my bro caafimad buxo respect ❤️🙏❤️🤲

  • @abdulahimohamedhersi532
    @abdulahimohamedhersi532 Před 2 lety +12

    Marka wllkey asad waxaan ka codsan lahaa 1m markuu gaaro In uu iskaabulnimada kabixiyo😂😂

  • @kaysemustafe5637
    @kaysemustafe5637 Před 2 lety +4

    Ugula saliya nebi mohamed❤️♥️👍🏼

  • @Zarek20
    @Zarek20 Před 2 lety +11

    Asad hagio 1M before dirisleh😅
    🤌❤❤❤
    Love from djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @summertime2535
    @summertime2535 Před 2 lety +7

    Goalkeeper ka waa in aad ku darta tartanka qofka ugu danbeeya ee goalsha ugu badan dhalya ayuu final ka la ciyaarayaa hadii seddexda goal laga dhaliyo waa laga guulaystay hadii uu qabto mid ka midana asaa guulaystay.

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 Před 2 lety +5

    I can't wait 1million coming sooon insha Allah Legend Asad hagio

  • @mascuudozil9200
    @mascuudozil9200 Před 2 lety +13

    Malaga yabaa in 18 days aan ku gaadhsino 1m maxa yelay waxa ey ku aadan thy malinti la dhawacay 17 August sxb Alle cafimadkisa Ha uso celiyo Insha Allah

  • @ahmedapdalla8732
    @ahmedapdalla8732 Před 2 lety +5

    Second arimaheena ku soo dar inta ila rabta arumaheena love ❤ dhac ku siiya

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Před 2 lety +40

    #5 Ciyaartoy ayaa videogan ku jira markaan eegay cagtooda;
    1. Khadar
    2. Maahir
    3. Alpha
    4. Abeera
    5. Abdulahi Haajiyo iyo Mahrez
    Inta kale waa xoogsato iyo nin dhidid u imaaday.

  • @hanadsalad8656
    @hanadsalad8656 Před 2 lety +1

    asad hagio sida aad nooga farxisid baa kuugu ducaynaya u farxdid insha allh oo lugahaga aad kusocotid

  • @mohamedmuadinka2405
    @mohamedmuadinka2405 Před 2 lety +1

    The best CZcamser asad hagio

  • @qoslaayepoi3457
    @qoslaayepoi3457 Před 2 lety +13

    Team 27 coming soon 1m insha allah asad hagio 🥰🥰allah ku Caafiyo wllkeyga adne ✌

    • @qoraaga936
      @qoraaga936 Před 2 lety +1

      Sxp sida aad dadka udhiirigalisay aad baad umahad santahay

    • @qoslaayepoi3457
      @qoslaayepoi3457 Před 2 lety

      @@qoraaga936 txn zxb

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 2 lety +11

    Iamk legend laacib ah ❤️❤️‍🔥🔥 1m coming soon 💪

    • @filsanshaaciyedesigner1171
      @filsanshaaciyedesigner1171 Před 2 lety

      Gy and I was like I would be a good 😊 but I’m so sorry I just don’t want it again and I don’t want yoefda to o

  • @secretsuperstar2874
    @secretsuperstar2874 Před 2 lety +19

    august waa maalinti asad hagio la dhaawacay
    maantana taariiqda waa 9 August Allah mahadle cafimaad ku war bro fadlan aan
    gaarsiino 1m kahor 27 August o ay 18
    maalmood hore u soco brother 💯💯⚘hadii aad gaadho 1M plz iPhone13 igaad brother asxaaabaye ku so yaac wiilkeeena💯💯💯💯💯💯🤟🤟🤟🤟guulayso wlloh mrwalipaa

    • @somalilandsuperstar0164
      @somalilandsuperstar0164 Před 2 lety +4

      @ASAD Hego27 wxa rajeenay inu ku so jwbi doono brother or sister guul inshallah

  • @xamdaidiris8644
    @xamdaidiris8644 Před 2 lety +4

    Masha allh keep going walakay macan boqorkii ila dhashay 😙🥰

  • @Maxamad8amiin1237
    @Maxamad8amiin1237 Před 2 lety +2

    Sxb cawa ayan kugu sobiray waliwa adanka aad ixtiramtay ayan kugu soracay runti Allah haku xafido wll

  • @saacidcaliayaan2599
    @saacidcaliayaan2599 Před 2 lety +16

    27 august waa maalinti asad hagio
    maantana taariiqda waa 9 august fadlan aan
    gaarsiino 1m kahor 27 august o0 ay 18
    maalmood ka hartay💟🙏

    • @ubaxaxmed1656
      @ubaxaxmed1656 Před 2 lety

      Sax wye an gaarsiiino murugadiisa an ga hor marino farxadiisa

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa Před 2 lety +11

    Every day new challenge
    Every night new challenge
    Every time new challenge
    2 day 16k only asad hagio team ka do this score 💪 👏

  • @AsadAli-ws6ue
    @AsadAli-ws6ue Před 2 lety +45

    Abeera is another level runtii keep going men I like it bro part two I,a✌🏿🏆

  • @wadaagchannel
    @wadaagchannel Před rokem +2

    kusali nabi muxamad scw hadow kugu waynyahy magacaan maxamad postigaan like saar

  • @emka7374
    @emka7374 Před 2 lety +2

    wiilka qadar la dhaho waa tallented😍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Před 2 lety +20

    The best of the player's challenges asad hajio go forward
    1m insha allah coming soon 💯💪💪💖

    • @umuhayfa93
      @umuhayfa93 Před 2 lety

      Walal subiscreb isaar ilahey dartiis isoboqoda

  • @jamaalgb7135
    @jamaalgb7135 Před 2 lety +8

    Sharafta home ka waxaa difaacay Abeera lkn Aniga waxan ladhacay legend Qadar woxoo yimid finalkii lawaad oo xiriir ah qaab kamashada qadar wa mid original 👍👍👍👍