Bashiir Hagio Welcome Walaalbo Walaalbaa Kaweyn (Walaalo Muddo Kalamaqnaa) | 109/22

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #arimaheena #bashiirhagio #5tahagio
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    858,498 subscribers

Komentáře • 1,2K

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +421

    Hda aragto magaca nabigena maxamed
    Scw scw scw 🥺😭🤲
    like sara 👍

    • @alhamdulilah257
      @alhamdulilah257 Před rokem

      Kkkkkmmmpm

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru Před 11 měsíci

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @AarkaAwdal
    @AarkaAwdal Před rokem +190

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤ ﷺ ❤

  • @Sharmahoy10
    @Sharmahoy10 Před rokem +255

    kusali xawibkeena Muhammad scw 🥰🥰🥰💝

    • @maxamanurcabdiosman2043
      @maxamanurcabdiosman2043 Před rokem +1

      Salalahu caleyahi wasalam 🥰🥰🥰🥰🤩

    • @hoygaqeyrka
      @hoygaqeyrka Před rokem +2

      Scw scw

    • @milakasana5428
      @milakasana5428 Před rokem +3

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

    • @nasraali6680
      @nasraali6680 Před rokem +2

      Salallahu caleyhi wasalam

    • @caishaxasan8033
      @caishaxasan8033 Před rokem +1

      Scw

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +127

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed صلي الله عليه وسلم

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před rokem +287

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +178

    Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 🥺❤🤲☝

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před rokem +184

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable..

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +59

    Walaalnimadu waa wehel reer Hagio run ahaantii waad ku dayasha mudan tihiin ❤️

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +2

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Před rokem +173

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 Před rokem +100

    Allah C/laahi iyo Bashir isku ekaa! Maasha Allah 😍

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 Před rokem +4

      Labo abdulahi iyo Arimaheena ♥️ Masha'Allah weeye wall

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +170

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 Před rokem +45

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Před rokem +243

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤🌹

  • @halushhalush8224
    @halushhalush8224 Před rokem +28

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy all Allah Has created prophet Muhammad ♥️♥️

  • @mohamedabukar3575
    @mohamedabukar3575 Před rokem +48

    “Ma Sha Allah” Tabaraka Allah
    Next Time Asad Hagio Waxaa Rajaynaa adigoo Lugahaada Ku Taagan Inaa Walaalahaa Kusoo Dhex Muuqatid…… “In sha Allah” Yaa Rabbi…….. Asad Walal Qalbi Qurxoon oo Aad Loo Wada Jecel Yahay Illaahay Caafimaadkaada Iyo Socodkaada Hakuu Soo Celiyo ❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Před rokem +88

    The best person every the most knowledgeable and most shy of Allah created prophet Muhammad SCW❤️✍️

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před rokem +94

    Maashaa allaah waa cabdulaahi oo inta taagan soo dhawow bashiir Hagio waan idin salaamay dhamaantiin anigana Maashaa allaa

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +1

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +79

    THE BESSTE BERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE & THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW💔💯

  • @abdullaahiahmed7394
    @abdullaahiahmed7394 Před rokem +51

    7.34 Walaalahis Ka Yar Yar Ayaa Boorsooyinka U Wadaan Isaga Neh Wuu Iska Xarakeynaa Masha Allaaah Tabarakalaah Walaalnimadu Waa Wehel.❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +3

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @Hagio_tube
    @Hagio_tube Před rokem +58

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Mohammed saw saw saw saw saw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před rokem +11

    Cabdilaahi Hagio🥰🥰salaan sharaaf🥰🥰walaal ka aduunka ugu qaalisan🥰maansha alaah🤲

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před rokem +23

    Just seeing in the September 2022. This just amazingly beautiful. Thank you arimaheena for loving your parents and for all the wonderful things you have done for them. God bless you 🙏❤️

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r Před rokem +13

    Mashalla tabarakalla maqaano waxaan ku farxay aadbaan ula farxay xamaasad baa igashay wiilasha walalaha ah tabarakalla tolow hooyadii dhashay raga sidaa u qiimaha badan manoshahay yallah illahay haysku kiin daayo wlalo waa family akhlaaqad iyo xushmad faro badan kamuuqato anigu marwalba waxan illahay ka baryaa inuu rabi igu simo igaadhsiiyo inamadyda iyagoo waaweyn waxistary waxwada qabsaday isjecel rabigood raaligaliya umadana unoqda tusaale fiican yarabi igu sin hada aad ayay uyaryar yihin waalidka wanagsan wuxuu keenaa adunkan ubad wanagsan oo jidh ahaan iyo caqli ahaanba udhisan Mashalla inamadaa ilma xaajiyow waxan leyahay wlalo farxad kunoolaada ❤️❤️❤️❤️

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Před rokem +10

    The best person ever the most knowledgeable and and the most shine all allah created the prophet mohamed scw ❤❤❤❤

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 Před rokem +17

    Walalnimadu waa wahel rabiyow isku daa walalo sas iskujeceyl marka arko kufarxaa mashallah tabarakallah ❤😰🥺

  • @ishwaqabdulahi2255
    @ishwaqabdulahi2255 Před rokem +11

    MashaAllah laba laba laysugu egyahay Bashiir iyo Abdullahi
    Armaan iyo arimahayna
    Asadna teamka bashiro shabahaa 😂
    Allah isgukiin daysto isha Allah idinka xijaabo
    Ilxun idinma eegto

  • @abdirahmanmahdi1031
    @abdirahmanmahdi1031 Před rokem +28

    Manshalaah wllo wada dhashay RABIGAY HA ISU KIIN DAAYO WLLO WADA DHASHAY AYAAD TIIHINE inta kala maqan inu ALLE ISU KEENO U DUCEEYA ANA MURAADBAAN LEYAHY FAMILY 6 years ma arag ee igu soo dueecya inaan ma ruun kulano inshalaah ❤️🤲

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 Před rokem

      Illhy idinko nbad ah dip ha idin kulansiyo🥲🤲

    • @umusafabeuty8358
      @umusafabeuty8358 Před rokem

      Allha kuso sahlo inta kala maqan aniga 10yers kala maqanhy my husband allha nala kulmiya si nabada

    • @abdirahmanmahdi1031
      @abdirahmanmahdi1031 Před rokem

      @@umusafabeuty8358 amiin wllzhy QAALI RABIGAY ha isu kiin keeno 🤲

    • @abdirahmanmahdi1031
      @abdirahmanmahdi1031 Před rokem

      @@ladiifoahmed5612 AMIIN wllzhy qali

  • @hamdisalah4427
    @hamdisalah4427 Před rokem +50

    This is beautiful to see brothers together,Masha allah

  • @ashayusuf1958
    @ashayusuf1958 Před rokem +9

    Maasha Allaah, Ilaah ha idin Barakeeyo Reer Hagio oo dhan. Markaan waxaan rabnaa in aad nabartaan inta Gabdhood oo idinla dhalatey iyo Hooyo mcn iyo Aabe mcn , One ❤️

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 Před 4 měsíci

      Gabdhaha 5 waaye sacuudi ayey joogan asad mrku uu kashekeynaye malinti ladhawacay darenkooda sidu aha asago wareysanaya chanel ka arimaheena ayu kujira muqalka ugu koreyo waye decumentary kuqorantahy

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 Před rokem +6

    Asad xajiyow caadi mahan labo kuskusan aa Wada hadlaya ku laha Mansha Allah guul idin rajaynaya ❤

  • @maryamacuisine3348
    @maryamacuisine3348 Před rokem +9

    Inta muqalkan firsan weysay ilmo 😭😭🫂darted am so happy 😊 wlhi nolada wllldey

  • @hanicadey6947
    @hanicadey6947 Před rokem +4

    Bashir hajio wa rer Nairobi welcome to Malaysia 🇲🇾 abowe

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před rokem +92

    Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤ isoboqda 🔫 ❤️✌🏽

  • @user-nast
    @user-nast Před rokem +6

    Bashiir hagio
    Abdulahi hagio
    Arimaheena hagio
    Armaan hagio
    Asad hagio
    Reer hagio wanii salamay ♥️🥰

  • @yuusufjibriil9903
    @yuusufjibriil9903 Před rokem +41

    Arimaheena is alway legend 💪✌

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Před rokem +20

    Walalnimo ❤🥺 Ilahy Nima Kala fogeyo🤲🏿

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +17

    Hadaa ujeedo magaca negigena Muhammad صلي الله عليه وسلم ❤❤like sar

  • @cadanbadaan4140
    @cadanbadaan4140 Před rokem +2

    I cnt hold my tears😢it is Ramadan and i make dua for you and you are brothers bro asad ❤may Allah protect you and your brothers ❤Asc from khalalio cadey from kenya

  • @Ifraxhenna
    @Ifraxhenna Před rokem +18

    Masha allah family is jecel ilaahey ha idin xifdiyo arimaheena 1m coming soon I.a ❤

  • @deqomohamed5306
    @deqomohamed5306 Před rokem +7

    Family kaan masha Allah sa isku jaceshahen Allah idin xafido ❤

  • @amish6567
    @amish6567 Před rokem +90

    Ayy❤armaan igu Darsada Ilma Hagio ilmaderayaal😂Salamulah Wa ku heesta Ninkas actarka😂 an Atariisho unoqona
    Allah haisukiindayo walalayal❤

    • @maahircade5399
      @maahircade5399 Před rokem +3

      Queen

    • @fadxifunny31
      @fadxifunny31 Před rokem

      Waxkle🥰

    • @hanilucky2676
      @hanilucky2676 Před rokem +4

      Ani asid ayaan rabaa 🤣

    • @queentima6146
      @queentima6146 Před rokem

      @@hanilucky2676 ana arimaheena rba🤣🤣🤣🤣

    • @manaanmoha2858
      @manaanmoha2858 Před rokem +1

      @@hanilucky2676 Quen tima iyo Amish caadiya boos u raadsateen bee 2 kala sugeena suu u noqodo musalsalka 5 ta wllo iyo shanta hal guri aa dageeysiin kadib is dagaala subax walbo lol 😂 😂😂😂

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +2

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️

  • @fartuuncusmaan1860
    @fartuuncusmaan1860 Před rokem +5

    Waan idinka maseeray😭😂
    Maasha allah walaalo isjecel tihiin m.a aalah idinka dhigo kuwa sidaan k
    Si kadaran isku jecel🤩🤗😍😘

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Před rokem +31

    Masha allah may ur family always be happy and blessed masha allah everyone together alwaus smile 🥺😊

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @rayanasadabdulahi1561
    @rayanasadabdulahi1561 Před rokem +5

    Best fillings ever walalnimadu hawarto reer hagio aduunka idiin maciilo ❤❤❤❤❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +1

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @abdalleshaqalle4382
    @abdalleshaqalle4382 Před rokem +13

    Mncha Allah family hagio ❤🎉
    Waa family laba laba isugu eeg Armaan vs Arimaheena 😂 bashiir vs Abdullahi
    Xaafda Asadow yaad u eeg tahy adigu😅
    Next time wxn ku rajeynayaa incha Allah inad lugahaga ku istaagi doonto wll❤
    From hargeisa 🙌

  • @mohamedhussein-jd3gd
    @mohamedhussein-jd3gd Před rokem +6

    Masha Allah aad ayaan ufarxay wlhi reer Hagio oo hal meel kukulmay long time didn't see you all of you guys

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Před rokem +43

    MashaaAllah may Allah give you more blessing brothers 🙏 ❤️ hajiows family 👪

  • @hanidahir7199
    @hanidahir7199 Před rokem +8

    Masha Allah ilma Hagio ilxun idinma aragto in sha Allah anagana walalihin nahay

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍😍

  • @fatumaosmanfarax7645
    @fatumaosmanfarax7645 Před rokem +2

    Mansha alaa ilahow isukin daa cadawgana idinka qabo Mansha alaa

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Před rokem +10

    MashaAllah TabaarakaAllah beautiful family bless you Hagio brothers

  • @Xushmohalgan114
    @Xushmohalgan114 Před rokem +6

    Maa sha allaah tabaaraka laah il iyo cawraba ilaahow idnka haay il xun adinma aragto wall

  • @bulshaawiaweys4381
    @bulshaawiaweys4381 Před rokem +5

    walhi Calosha i xanuuntay markaa arkay asad oo kursiga ku fadhiyo oo hab la siinaayo Soo kuma fiicneyn inuu asina taagan yahay halka armaan io arimahena io abdullhi ayagoo taagan ey laapta is gelinooyaaan allaha caafimaad kiisa io xubnihiisa u dhameystiro aaamiiin yaaa rabbi 🤲🤲🤲

  • @najmahashihashi2719
    @najmahashihashi2719 Před rokem +1

    Mansha allah illahay ha isku kiin barakeeyo ilma hagio
    Su'aal ma isku hooyo iyo isku aabe ayaad tihidiin

  • @somtutorials3683
    @somtutorials3683 Před rokem +8

    Aniga wiil IYO gabar toona ilama dhalan waayo waalkdkygu way dhinteen markay aniga I dhaleen ba OO nasiib umay yeelan inay wiil ama gabar kale dhalaan waxa dareemi karo qof aan wlal lahayn walaaltinimada

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 Před rokem +2

      My sxb waa rabi wxu qory dunidana alle mawada simin aniga 4gabdhod ila dhalty oo bila wiila lkn adiga aya lga rba inaad walidkga aad uducayso mrwalba oo xasusatid magacodna Adiga badinkra oo tarminkra mnta somali rer walba Hal aabe ay leyhn isgii uunbaa ilmihisa batn adna melwangsan kurjnya

    • @somtutorials3683
      @somtutorials3683 Před rokem

      @@bashiirmaxamed684 thanks wll

    • @nashadcamo6628
      @nashadcamo6628 Před 7 měsíci

      Anaga wll kula ah wll qali wax kasta waa qadar

  • @qisooyinkaiyojacaylka8197

    M.a walaahi waan idiinku farxay sidaad isku jeceshihiin sxb ilaahay isha cadawga ha idiinka qabto oo ha idiin dhowro

  • @amirahhassan4420
    @amirahhassan4420 Před rokem +4

    💓💓💓wooooow hadaan asad vediogisi so dhamystey wiiiw soodhawoooow bashiiiir
    آل هاجيو😅❤
    Reer hagio💖

  • @zuleikhazuleiman9077
    @zuleikhazuleiman9077 Před rokem +2

    masha allah allah ha isku kiin daayo walalo qurux badaN😍cabdullahi hajio walal aan lawada hysan illahay haku sharFo walal

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +18

    ARIMAHEENA , ASAD HAGIO , ARMAAN HAGIO
    BASHIIR HAGIO , ABDUDAALHI HAGIO
    FAMILY HAGIO ❤️🙏

  • @zuuzaan1687
    @zuuzaan1687 Před rokem

    Armaaan iyo arimeheena way isku egyihiin cabdullhi iyo bashiir way isku egyihiin asad qof kuu eg baa rajeynayaa inan soo dhaweeno

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 Před rokem +4

    Mashallah labo labo ayay iskugh eeg yihiin asad uunba ka duwan aniga ahaan

  • @abdihakiimabdallaaadam3789

    Masha Allah Allaw id8n xafir Iyo dhamman wllhena muslimintena Ia Rapbi 🤲❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 😍

  • @user-sq4mj1gs8d
    @user-sq4mj1gs8d Před rokem +9

    ماشاءالله ربي يحفظكم يا احلا عائلة حاجيو ❤️

  • @safiah9072
    @safiah9072 Před 3 měsíci

    Maasha Allaah wallaalnimadu waa wehel! Rabbi ha isku kiindaayo🤲🏽
    Waxad tihiin walaalo kudayasho mudan, keep going habo👈🏽

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 Před rokem +7

    Masha allaah walalo qurxoon Allaah haydin xifdiyo dhamaantiin

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir 🕊😍

  • @qurboofficial787
    @qurboofficial787 Před rokem +1

    Anuuma afar walaaladey ka mid ah 22 sano ma arag wakhtiga ayaa nakala fogeeyay lkn wxn rajaynaya in aan maalin maalmaha ka mid ah arki doono insha allah hadii alle nafta noosi daayo😢🙏🏻

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Před rokem +14

    I Always Love Your Introw Music Keep Smile wlloh 🥰❤

  • @falisbashir1548
    @falisbashir1548 Před rokem +1

    Mazha allah alle haydin xafido wllo is jecel wlhi saaid idin jeclahy family hagio
    Alle idinma kala qaado😍😍

    • @bkey0022
      @bkey0022 Před rokem

      Wll Allah haku sharfee isoo booqo kanalkan. 》 》》》350 subs wax yar aa iga hadhaye ❤🙏🏽

  • @aminaabdi5661
    @aminaabdi5661 Před rokem +5

    Masha allah family ree hagio waan idinsalamaya waxaan rajaynayaa inaad halmeel kuwada kelantaan dhamantiin isha allah wllo aanjeclahay 🥰

  • @hadiyacisman4847
    @hadiyacisman4847 Před rokem +2

    Sidaad u kulanteen ana wllshy Allah hayla kul miyo😭

    • @UbaxCabdi-mb7ye
      @UbaxCabdi-mb7ye Před 3 měsíci

      😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁👢😁😁😁😁😁

  • @faizahusein4113
    @faizahusein4113 Před rokem +3

    Masha allah walaalo qurux badan illahay ha idiin xifdiyo

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Před rokem +1

    MashaAllah TabarakaAllah illahey haidin barakeyo hana idin xafido walalo isjecel aya tihiin. Soo dawaw walalken Bashir hagio waan kaa qaday salanta qaliga ah. Ana tu taa lamid ah ayan kugu salamaya adhi iyo reer hagio daman ❤️❤️

  • @jikako7
    @jikako7 Před rokem +10

    WALAL HADAD MUSLIN TAHAYE IGULA SALIHI NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤

  • @rahmahodan8583
    @rahmahodan8583 Před rokem +2

    Masha Allah! Waa sidaas walaalnimadu waa wehel. Illaahay ha usku kiin daayo walaalo is jecel waa farxad. 🙂👍

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před rokem +4

    Masha Allaah ilma Hagio Allaha idin xafido dhmntiin walalnimadu waa wehel 🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @khalidcagafaras5268
    @khalidcagafaras5268 Před rokem +1

    Masha allah waaba Abdullahi oo halkaan taagan masha allah bashiir welcome

  • @Kulmis-s7h
    @Kulmis-s7h Před rokem +12

    Asxaabeey ani iyo arimaheenaba 1 million subscribers wax yar Aa nooga dhimanee wada jir noo gaarsiiyaa mahadsanidiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @djimos9058
    @djimos9058 Před rokem +1

    Masha allah tabarakallah allah hayskukiin daayo isha na haydinka duwo

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 Před rokem +5

    Mashallah beautiful siblings may Allah bless you and your family 🤲😍❤️

  • @naimaabdul4177
    @naimaabdul4177 Před rokem +1

    M.A ilahay ha isku kiin daayo isha bini aadanka ilahay ha idinka xijaabk❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před rokem +5

    Qoyas Isku Faraxsan Guulaystay Waayo Badan wada Jooga Bahda Hajio❤️😉✌️Big Fun✌️😉❤️

  • @sakariyejaamac1367
    @sakariyejaamac1367 Před rokem +2

    Bashiir iyo Cabdullaahi wey isu eeg yihiin, Armaan iyo Arrimaheenuna wey isu eeg yihiin. Asad mataankiisi mee 😅. Nabad ahaada super stars 😊

  • @user-lw2ul7od7x
    @user-lw2ul7od7x Před rokem +3

    From Duo To Squad 🥰💪💪💪 On Day We Gonna See Whole Family In Malasia

  • @mariamahussein1
    @mariamahussein1 Před rokem

    Arimaheena 1M aaan gaarsiino nh

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 Před rokem +4

    Walalo sas isku jecel ilahow isi yarabi😭😭

  • @mumtazcarap9865
    @mumtazcarap9865 Před rokem +3

    LIBAAX KALE OO WLLKEEN AH WELCOME♥️♥️

  • @sabaaxibrahimhussein8729

    I love this fmily wlhi hagio fmily❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Před rokem +4

    😂😂😂😂😂maashaa alaaah ilaaheey hanii xifdiyo amiin asad dadka kuukusan 3waaye adiga maxaa isgaga reebtay xisaabta 😂😂😂😜

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 Před rokem

    Arman and Armena ressemble, Asad Hagio and Bashir Hagio resemble and a little bit Abdullahi Hagio resembles Bashir and Asad mashaallah guy's keep up the good spirit

  • @najahsharaf8525
    @najahsharaf8525 Před rokem +3

    Mnzh allhGood luck to your beautiful family❤👏

  • @maryamodiriye9474
    @maryamodiriye9474 Před rokem +1

    Mashallah 4 barather

  • @abdikafarhussein9298
    @abdikafarhussein9298 Před rokem +6

    M.a great family 👪 keep going
    I felt so emotional when i saw such family together

  • @lifewithapril6607
    @lifewithapril6607 Před rokem +1

    Mansha Allah cabdullahi iyo bashiir way isu eekyihiin welcome back to your family 🙏🙏🙏

  • @abdallaqaddar7255
    @abdallaqaddar7255 Před rokem +4

    Masha allah walalnimo waa yaa helikaro wellcome walal qaali siniyada ayaan anaguna ku leenahay wellcome with opening ♥ hands ✋ 🙌

  • @maryama9926
    @maryama9926 Před rokem +1

    Msha allah tabarakllh allow isku kiin daaaa wlo 🥰

  • @hanimohamed9476
    @hanimohamed9476 Před rokem +2

    5 star 🌟masha allha allha iden xafido🥰🥰🥰

    • @Salwa3r
      @Salwa3r Před rokem

      Hhh gabdho ma ahn wiila waye

  • @aminomohamed9508
    @aminomohamed9508 Před rokem +1

    Wow 🤩 they look like actresses Masha allah 5 guys wow 🤩 on next make movies on Netflix

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 Před rokem +5

    Asad imtixaan waye kulaha laba isla kus kusaan waye 🤣🙈🤣🙈🤣

  • @maimunahmedgulled2833

    😭😭 Ax wan ilmeyah heesta walalnimadu marka maqlo🥲 Ilahow walahay dib no kulmi inta naga dheer waa idiin xiisey wlh Allh idin xfdiyo wa idin jeclhy wa ogahay wa arkaysa qoralkayga so dhereyah minfadlikum😢😢😢

  • @suhur400
    @suhur400 Před rokem +8

    Arimahena iyo armaan wey isku egyihiin Bashir iyo abdullahi neh way isku egyihiin asad yuu u egyahy marka🤣