ISLA HELA JAWAABTA LABO KALABO ARMAAN iyo ARIMAHEENA vs ANI IYO ABDULAHI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 03. 2024

Komentáře • 1,6K

  • @subargril4586
    @subargril4586 Před 3 měsíci +481

    Caawa cabdullahi dartii baa u daawanayaa❤ saa markuu usoodhacay baa ku dhufatay cabdullahi markaa arkay😂😂😂

    • @hackerkaH
      @hackerkaH Před 3 měsíci +6

      Wllhi dar alle ayaan kuu jeceley

    • @alxamcabdi6125
      @alxamcabdi6125 Před 3 měsíci +4

      Wwwwwwwwwwww dadan aan jecelhy mshalalh guuuleysta

    • @alxamcabdi6125
      @alxamcabdi6125 Před 3 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋❤💋💋❤💪❤💪❤💪❤✌✌✌✌

    • @AbshaaMoalin
      @AbshaaMoalin Před 2 měsíci

      cadulahi dartiis Ayan bi uarkey aney ficantahay kama shakinayo meshii cabdulahi kujiro

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 Před 3 měsíci +192

    Caawa Barneemijka Waa Shidan Yahay Miisaanka Culus Ayaa Fadhiya, Cabdilahi Xajio Waa Salaamaya,

  • @zainaamohamed1585
    @zainaamohamed1585 Před 3 měsíci +74

    Hoyodii dhashay frxda dareemi karto qiyas maleh ilmahagii dad waa weyn masuulo ah noqdey hoyo walba saas jcshahay ubad wngsn aqiyaar ah inee noqdaan ilmaheeda masha allah 😊

  • @AbdiaziizMoha
    @AbdiaziizMoha Před 3 měsíci +52

    Only inta quranka jecel waan salamaya ✋️

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d Před 3 měsíci +206

    Team Abdullah iyo Asad Ayan wata weyna Gurley San duna inshallah 😮❤❤

  • @user-cr6em2wb5z
    @user-cr6em2wb5z Před 3 měsíci +702

    Team abdullahi hajio io asad like❤❤

  • @LUQMANXASAN
    @LUQMANXASAN Před 3 měsíci +25

    ILaahaw walalkay Asad Lugihisa usoo celi 😢😢 Amiin yaa rabi Like Sara 😢❤

  • @Muwahiib4793
    @Muwahiib4793 Před 3 měsíci +79

    40qof ducadooda waa laa aqabalaayey iigu soo duceeya. Awowlaad inu ilaahay igu deeqo bisha barakeysan ee Ramadan 🤲😭😭😭😭😭😭 my tem 27 ❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 3 měsíci +113

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw scw
    Ramadaan kareim❤😢

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 Před 3 měsíci +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @user-bg5cw4er8b
    @user-bg5cw4er8b Před 3 měsíci +80

    Team 27 kusaliya nabiga Scw scw scw ❤❤❤❤❤😊

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 Před 3 měsíci +7

    Hooyadii idin dhashay baa nasiib leh masha allh tabarakllh ❤❤

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 Před 3 měsíci +44

    Woow caawa dad culus ayaa fadhiyo reer hagio allaha idin dhowro my brothers my fvr team 27 ❤

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 Před 3 měsíci +143

    Team asad and c/laahi waaweynka wataa ani❤😂

  • @user-cf9xt2lf2r
    @user-cf9xt2lf2r Před 3 měsíci +406

    Team aramaan and ariimahaen like❤❤

  • @muniiroali4552
    @muniiroali4552 Před 3 měsíci +89

    1:45 sidey isku cawiyen Masha allh

  • @user-dq7yz2to3t
    @user-dq7yz2to3t Před 3 měsíci +35

    Abdullahi hajia wlhi waa funny qosalku iga dhameyay 😂😂

  • @mudan3817
    @mudan3817 Před 3 měsíci +154

    Cabdulaahi markan arky ban soo carary 😂 ❤

  • @Burcoboy
    @Burcoboy Před 3 měsíci +101

    Markuu idhi MeeL aan ku cugsado male kor iigu soo qaad ArimaHeena SidaY sadexdupa usoo boodeeN WaaN ku CeLCeshTaY😢😢😢😢😢maan cha Allah alle ha isku DaaYo WaLaaLo❤❤❤❤❤❤

    • @user-ut1mj7by9z
      @user-ut1mj7by9z Před 3 měsíci +10

      All wlhi isku dareen ayaa nahay 2 jeer ayan ku cishtay😢❤❤

    • @sumayoadani5030
      @sumayoadani5030 Před 3 měsíci +4

      wlhi anigaba 2ba mar ku ceshtay😢

    • @Burcoboy
      @Burcoboy Před 3 měsíci

      @@user-ut1mj7by9z wlhy anpa in badaN kusoo ceLceshTaY😥🥺❤️

    • @Burcoboy
      @Burcoboy Před 3 měsíci

      @@sumayoadani5030 😥😥😥

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak Před 3 měsíci +2

      Walhi aniga SAAS u arkay m...a ilaahey ha isku dayo❤😢

  • @user-dq7yz2to3t
    @user-dq7yz2to3t Před 3 měsíci +101

    Plz abdullahi mrksta noso fariisi waa funny wlhi 😂😂😂

    • @aminoroble-mt5bf
      @aminoroble-mt5bf Před 3 měsíci +1

      Wlhi ania dhihiraby qoslko iga dhameyy wlhi 😭😂😂😂

  • @caashoaxmed7538
    @caashoaxmed7538 Před 3 měsíci +22

    1:43 inta i qiira kalisay illaah idinma kla qaado walaalo isjecel❤❤

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 Před 3 měsíci +62

    Allaha idin dhowro wiilasha aaba hagio team 27 wiilasha abuuray io dhalinyaro qurux badan gabdho io wiilalba wiligiin wada Jira asad arimaheena armaan io c/llaahi❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mariamahamed-znty
    @Mariamahamed-znty Před 3 měsíci +70

    Horaa loo dhahay wllo isjecel waraabe macuno mnsha allh guulaysta ❤❤

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 Před 3 měsíci +9

    Asad markii uu dhahay iisoo dhawee fadhiga sidaan ugu santeecsado halmar ayey si wadajor ah uwada aadeyn si ay u caawiyaan walalnimo😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakim4634
    @abdihakim4634 Před 3 měsíci +40

    1:43 masha allah walaalo is jecel 3-dodaba way u kala dheereyen cawinta ASAD pin i sar asad comment-kan hadad aragtid

  • @tarakaldovisual1236
    @tarakaldovisual1236 Před 3 měsíci +44

    4 brothers i love them. Sithey daremeysa hoyathod farxad markay kuaragto❤❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 3 měsíci +162

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @Cusmaanraageahmeth
    @Cusmaanraageahmeth Před 3 měsíci +10

    Habeen walba oo ka mid ah Bisha Ramadaan Alle wuxuu Naarta ka xorenayaa dad aad u badan.ilahayow kuwaas naga mid dhig aamiin yaa rbb❤️🤲

  • @zamzamabdirahman1262
    @zamzamabdirahman1262 Před 3 měsíci +10

    1:45 siday sadexduba halmar u caawiyeen walaalnimo waa hanti😢❤

  • @tawakalmedia2330
    @tawakalmedia2330 Před 3 měsíci +64

    Kusali nabigena Mohammed s.a.w.❤

    • @amalhassan2271
      @amalhassan2271 Před 3 měsíci

      Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ❤

  • @Zamzam-wq8nn
    @Zamzam-wq8nn Před 3 měsíci +51

    M.a walaalo isjecel ilaahay haiidin xafido❤❤❤🎉🎉❤❤

  • @FartunHassan-mu5qk
    @FartunHassan-mu5qk Před 3 měsíci +9

    Masha allah rag culus aya yimid cawa illahay haidin daayo wallalaha qiimaha badan waligey comment kama bixin asad kaliya wan daawan jiray uun cawa❤

  • @user-eh4np5rb8h
    @user-eh4np5rb8h Před 3 měsíci +15

    Cabdulaahi Habeen Walpa Noosoo Bari.Asad Wuuu Shidaa meesha🙏

  • @shukriabdinor808
    @shukriabdinor808 Před 3 měsíci +31

    Abdullahi cawa wuu iga qoslitey wllhi😂😂😂

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Před 3 měsíci +101

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🌙🤗

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 3 měsíci +8

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato i.a🕋🙏😘❤❤

  • @Baashi_cade
    @Baashi_cade Před 3 měsíci +7

    Wlh waan ilmeeyay markan arkay SIdeey uso wada boodeen markuu Asad dalbaday in kursiga kor loguso qaado masha allah waa walaalo naxariis badan wlh

  • @SuleeqoClqaadir-bw2sg
    @SuleeqoClqaadir-bw2sg Před 3 měsíci +35

    Allah idin xafido asad iyo walahiis iyo kuw qorlakeyga aqrinaayo ❤

  • @dhawrasanjaamac4222
    @dhawrasanjaamac4222 Před 3 měsíci +68

    Saliga nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @happey8273
    @happey8273 Před 3 měsíci +6

    Ku sali xappkena maxamed the best person ever the most knowledge and Tha most shine all created namaste Maxamuud ❤❤❤

  • @user-xn5hj9yt4r
    @user-xn5hj9yt4r Před 3 měsíci +15

    M.a walalo is jecel hhhh arimaheena foowdo waan tageeraaa illahayoow waa bil soon cishaan tukaday ee
    Ee ducadeyda ii aqbal asad oo lugu hiisa kusocda itus aamiin dhah waxa taageeda asad hagiow🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před 3 měsíci +48

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥

  • @jabirfariid3294
    @jabirfariid3294 Před 3 měsíci +33

    3:41 Wallahay qosol dartii 4jeer aan ku cashaday😂😂asad is so funny man😂😂😂😂😂

  • @hamzerayaale7285
    @hamzerayaale7285 Před 3 měsíci +2

    THANKS For making my Day❤

  • @Inspire523
    @Inspire523 Před 3 měsíci +6

    MashaAllah good to see these four legends ❤❤ farxadina hawarto

  • @ayanishinaxaaji2371
    @ayanishinaxaaji2371 Před 3 měsíci +22

    Team Abdulahi iyo Asad one love❤

  • @mahadmaxaxmad4870
    @mahadmaxaxmad4870 Před 3 měsíci +147

    Team arimahena. Iyo armaan. ❤like 👍

  • @user-xn1yh8su9v
    @user-xn1yh8su9v Před měsícem +1

    Hal eray iyo sadex gacan masha alah tabarka lah

  • @SharifAbduraman.
    @SharifAbduraman. Před měsícem +1

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 Před 3 měsíci +20

    Asad iyo wllihiis waan nisalamay🙌 masha allah ilahay hanixifdiyo dhamantiin wllo isjecel amiin yaa allah🤲 cawey caadi mahan qosolka adunka 😂😂😂
    Ramadan Mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab 🌙❤️👏

  • @user-cc7ww3xp9e
    @user-cc7ww3xp9e Před 3 měsíci +25

    4 walaalo ah masha Allah ❤❤

  • @AsmaHassan-um8vd
    @AsmaHassan-um8vd Před 3 měsíci +5

    Asad gemkii boss
    hebel way xirantahay noo soo samee plz
    Waa u xiisnee😢😢

  • @faadumamacalinnuur7932
    @faadumamacalinnuur7932 Před 3 měsíci +6

    Part 2 so sameya her xajiyow cawa wlh wn qoslay thnks walalahey❤

  • @akJey-xk2cx
    @akJey-xk2cx Před 3 měsíci +6

    First comment please reply asad

  • @user-gv1mu5ob6m
    @user-gv1mu5ob6m Před 3 měsíci +26

    Ayaa ila arkay aarman iyo arimahena in ay isu eegyihin ❤

  • @salmamahamud9293
    @salmamahamud9293 Před 3 měsíci +10

    Caawa barnijkan saan ugu qoslay wligy uma qoslin thank you walaalaha team 27aan darre alle ujeclhy ❤

  • @baastamiirboy9863
    @baastamiirboy9863 Před 3 měsíci +7

    Cabdulaahi marwalbo noosoobadi fiidiyoow badan kusoodoob asad waan jacelnahay marwalbo weelkoom❤🎉🎉❤❤❤❤

  • @zakariadahir3880
    @zakariadahir3880 Před 3 měsíci +38

    Ku Sali nabiGa s.c.w❤🙏

  • @haniabuukar5160
    @haniabuukar5160 Před 3 měsíci +14

    Wlhi game funny ahaa siiba Abdullahi please markle rabnaa😢

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr Před 3 měsíci +4

    4 walaalo oo farxad nala qeybsady level 1.
    Keep going team 27. Ramadaan Mubarak.

  • @user-il7nw8gq9y
    @user-il7nw8gq9y Před 3 měsíci +5

    Gema kii ugu qosolka badanaa ugu fiicnaa abid usameeyo waa kan😊😅😅😮❤

  • @batuulocabdulaahi9421
    @batuulocabdulaahi9421 Před 3 měsíci +25

    Asad hagio mar kale soo samee gabdhaha bas ❤❤please please 🙏

  • @user-bh4mc5ol8v
    @user-bh4mc5ol8v Před 3 měsíci +40

    Nabi Mohamed kusali❤❤

  • @munishabdi1618
    @munishabdi1618 Před 3 měsíci +21

    I just love how all the brothers tried to help Asad when he wanted the head of sofa to lean on😊 mashallah

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Před 3 měsíci +6

    Masha allah walaalo isjcl Allah ha isku keen daayo❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci +4

    Welcome back again guys keep going guys

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Před 3 měsíci +11

    Team abdilhi hagio caadi maah CZcams caawa ugu shidanyhy ilma hagio ku dhan

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky Před 3 měsíci +1

    Awwh ❤😍@1:45, Masha’Allah Illahay hakuu daayo walahaa, waa walaalo jacayl iyo naxariis ka muuqato❤

  • @MounaKhadar-xu1xj
    @MounaKhadar-xu1xj Před 3 měsíci +2

    Mashallah Allah yabarik barakallah loukamaa 🎉🎉🎉

  • @fufu7330
    @fufu7330 Před 3 měsíci +14

    Masha allh wa muqaal aan aad ugu heley cabdulaahi wn jecelnhy lkin isga camiro rabin

  • @sihamsiman4035
    @sihamsiman4035 Před 3 měsíci +6

    Plz part 2 kuzo Dara 😭💙

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 Před 3 měsíci +6

    Masha allah walaalo isjecel oo isfahasan ilaahay ha isudaayo

  • @dekowibrahim8049
    @dekowibrahim8049 Před 3 měsíci +2

    Our brother s keep going cabsi cabsi waye ❤🙏

  • @rahmaaden6872
    @rahmaaden6872 Před 3 měsíci +9

    Naa u horeyo wllal asad alle dardiin ayaan idiin jecelahy 😢😢❤❤

  • @Simaneyyy
    @Simaneyyy Před 3 měsíci +43

    Reer Hagio❤🫶🏻 Allaha nii xafido🤲🏼

    • @hackerkaH
      @hackerkaH Před 3 měsíci +1

      Wllhi wll dar alle ayan ku jecelaaday

    • @Simaneyyy
      @Simaneyyy Před 3 měsíci

      @@hackerkaH shukran wllo ♥️🫶🏻

  • @M0HAAN179
    @M0HAAN179 Před 3 měsíci +2

    the group of GYM waan wata aniga

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Před 3 měsíci +5

    Team A miisaanka culus ❤❤ from hargeisa Abdilahi hagio wan wataa shaxda horu ka fahmey 😂😂😂

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Před 3 měsíci +4

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet Před 3 měsíci +17

    Wllhi armaan iyo arimaheena wey iga qosliyeen 😅😅😅qayano meel ma gareyso 😂best challenge 😊❤❤❤❤

  • @nadarali2801
    @nadarali2801 Před 3 měsíci +2

    Masha allh hagio gentle mans Alla Yaxfik 🥰🥰

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 3 měsíci +2

    Ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @TusmoTusmoahmed-zg2cb
    @TusmoTusmoahmed-zg2cb Před 3 měsíci +10

    Team asad iyo apdiallhi ismuujiya❤❤😂

  • @zakariayoussoufmohamed5969
    @zakariayoussoufmohamed5969 Před 3 měsíci +16

    Team asad iyo abdullahi

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay Před 3 měsíci +2

    Mnzhallah wllo qurux bdn Hore u socda😊

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Před 3 měsíci

    Masha allah wllo isjecel oo istaagero Guuleysta sxbyal ❤

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 Před 3 měsíci +33

    Team asad iyo cbdullahi ❤guul I.a
    M.a walalo is jecel farxdiina hawarto

  • @khadarmustafe6852
    @khadarmustafe6852 Před 3 měsíci +61

    Marka hore ilahay ayay mahad usugnaatay oo iskugu keen simay in aanu idiin dawano marka labaad wll waxan ilahay idiinka baryayaa in uu farxad idiin saa iidiyo oon laydinka ilaysan ilma xaajiyo wlky asadna ilahay waxan uga baryayaa in uu cafimaad taama siiyo kuna talaabsado mar labaad cagahiisa aamiin yaraabi

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 3 měsíci

    Masha allha wan idin salamey afarta walalo allha idin xafido Ramadan Mubarak ❤❤❤❤

  • @Mumtaz738
    @Mumtaz738 Před 3 měsíci +8

    Game dambe koko iyo amiira iyo King ceyda iyo cumeer kadhig please asad

  • @user-ps5oo8rc7e
    @user-ps5oo8rc7e Před 3 měsíci +7

    Asda hagio walalkey mnc wakusalamey waxan jecelan laxaa inad isojawabtid pro wakusalamey ❤

  • @riyaaqrasmi5990
    @riyaaqrasmi5990 Před 3 měsíci +12

    Asad Koko iyo amira o Isla jiran kadhik plz wacodsi

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 3 měsíci +4

    Ilaahay amarkii walaalahan siday isu jecel yihiin iyo siday isu ixtiraamaan waa cajiib ayagoo kale ay inagu yar yihiin masha allh .

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 3 měsíci +4

    Wlllhen ilma hagio aad baan idin salaamaya allah ha idin xifdiyo

  • @MissNalka-nq5ly
    @MissNalka-nq5ly Před 3 měsíci +6

    Armaan iyo arimaheen funny ayaaa tihiin😂😂❤❤❤

  • @samiira2588
    @samiira2588 Před 3 měsíci +10

    Team Arimaheena iyo Armaan❤❤❤

  • @user-fe8ux5dz2s
    @user-fe8ux5dz2s Před 3 měsíci +2

    Asad .armaheen. armaan .abdle mansha allah allah ha idin xifdiyo dhamanteen ❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před 3 měsíci +8

    Armaan io Arimaheena 😂❤

  • @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
    @ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge Před 3 měsíci +41

    Illhow bill ramadan waye asad loxdiisa lixad udhameystir o dadgad ucafi yarapiiiiii ameeeeen amreeeeen٠الهم امين

  • @KhoureshoAdan
    @KhoureshoAdan Před 3 měsíci +8

    Maasha allah walaalo is jcl waraabe macuno horay umsocda

  • @Nasrina200
    @Nasrina200 Před 3 měsíci +1

    M.a walalnimada macanaa alle ha idin barakeyo ❤

  • @anisokhashim681
    @anisokhashim681 Před 3 měsíci +1

    Masha allaah allah ha ini barakeeyo cimri iyo caafimaad waara goolaysta akhiro iyo adoonba❤🇸🇴