KIKI IYO LADAN AYAAN ASAD U BALAMIYEY AFKAAGA KA ILAALI HAA AMA MAYA QOSOLKA ADUUNKA CAAWA OO…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Subscribe for more #cumeer #bigfan #asadhagio #kiki #ladan

Komentáře • 781

  • @shuceybxuseen1227
    @shuceybxuseen1227 Před 2 měsíci +245

    Asad labo mar ayuudhahay Maya 😮 😮😮 inta illamaqashay like dhac kusiiya cml

  • @user-rg2mu5sv9y
    @user-rg2mu5sv9y Před 2 měsíci +59

    Alla muuqaalkaan ladan asad wuuikhiyaamy waxbadan uudhahy my iyo Haa kulaabo cumeeroow😮😮

  • @CabdiQaadir-ug6eg
    @CabdiQaadir-ug6eg Před 2 měsíci +90

    Ladan yaa Ila jecel quruxdii oo qof ah ❤❤❤❤❤❤

    • @Umumaahir45
      @Umumaahir45 Před 2 měsíci

      Koko aa kaqurxan iyo amiiro lkn hadalkedha aa Qatar ah ladhan

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 Před 2 měsíci +3

      ​@@Umumaahir45wxas lakumaa dirsan , baqbaq daaa isku fuul

    • @Umumaahir45
      @Umumaahir45 Před 2 měsíci

      @@mnviepapa2003 walal Ani doqeyga aan kahadle doqaga maad kahadhashid tedhakale walal Ani kumacayin wax xuna kumadihin cafis baa igatehe aniga waan xanunsanehe qof walbo laiskigamadaga walal wax qalbiyadha dadka kujiro maogidhe iga raali noqo

    • @ilhanishaa2635
      @ilhanishaa2635 Před 2 měsíci +1

      Ladan wa machallh

  • @IdrissKadar
    @IdrissKadar Před 2 měsíci +133

    Ladan waay gulaysatay yaa igu racsan 🇩🇯💯

  • @AbukarMohameAbdukader
    @AbukarMohameAbdukader Před 2 měsíci +73

    Asad laba mar ayaa laga keenay haa iyo maya, si fiican ugu mashaquula

  • @IdrissKadar
    @IdrissKadar Před 2 měsíci +52

    4:33,6:24 iyo 6:31 maya iyo laabo haa ayu dhahay asad 😂😂 marka ladan aya gulaysatay 👏👏👸

  • @Ayanitaa
    @Ayanitaa Před 2 měsíci +44

    Macalinka funny waye 😂😂😂😂

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před 2 měsíci +185

    TEAM KIKI ONE LIKE ❤😊

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci +36

    Ciyaal xamar kubadan meesha maasha allaah dadkaygii meelkasta jooga wiilka ahmed hawada kasalamayy ciyaal xamarnimo reer muqdishonimo❤❤❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 2 měsíci +43

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 2 měsíci +43

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Před 2 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zackmohali9468
    @zackmohali9468 Před 2 měsíci +84

    Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 Před 2 měsíci +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @user-vj5hk1yq9g
      @user-vj5hk1yq9g Před 2 měsíci +2

      Scw❤

    • @SaynabCiise-sm2nl
      @SaynabCiise-sm2nl Před 2 měsíci +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

    • @user-bo5xn3dv2c
      @user-bo5xn3dv2c Před 2 měsíci +1

      Scw

    • @ATTIF22
      @ATTIF22 Před 2 měsíci +1

      صلی الله علیه وسلم🙏❤️

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 2 měsíci +34

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @abdourazakmohamud8068
    @abdourazakmohamud8068 Před 2 měsíci +45

    Ladan waan ku wadana gabadheena reer 🇩🇯

  • @mohamettbulshawiofficial.
    @mohamettbulshawiofficial. Před 2 měsíci +17

    ''Vaar'' asad markii uu ladan la dheelayey😂😂

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před 2 měsíci +79

    TEAM LADAN ONE LIKE ❤😊

  • @user-zq4zb1co7i
    @user-zq4zb1co7i Před 2 měsíci +2

    Ased wa laga kenay haa iyo my yaa geem ka dadihineya✌ one like ❤🙏🏻

  • @sadamabdirahman7513
    @sadamabdirahman7513 Před 2 měsíci +32

    Asad marki ladan laba Haa iyo Mar Maya bu yidhi lkin lama arkyn😊

  • @CabdifataaxAadan-bg1yw
    @CabdifataaxAadan-bg1yw Před 2 měsíci +18

    Ku sali nabiga (صلى الله عليه وسلم)❤

  • @LoukmanainanDunkale
    @LoukmanainanDunkale Před 2 měsíci +6

    Kiki and ladan changed amir and koko cuz every new the world 🌎 ♥️ loved it ❤️... those who agree with me like saarrrr...

  • @yaxyedaauudaadan5836
    @yaxyedaauudaadan5836 Před 2 měsíci +1

    Wlhi cumeer macalinka wuu iga qosliyay talented waaye

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před 2 měsíci +29

    Team ASAD HAiGo only like ❤❤🎉🎉 Asadkeeynah ❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 2 měsíci +10

    Maclinka funny waaye wlh af dhagool gashtay

  • @mohamedbashir8781
    @mohamedbashir8781 Před 2 měsíci +15

    Alla macalinka qosol ayuu igu dile😂😂😂😂😂😂😂

  • @adnahassa9616
    @adnahassa9616 Před 2 měsíci +2

    I like kiki 😍big fan from Minnesota

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. Před 2 měsíci +10

    اللهم سخر لنا من عبادك الصادقين المصلحين من يكونوا عوناً لنا في طريقنا ندائي إلي كل مسلم قال عزوجل (قُلْ إِنَّ رَبِّي يَبْسُطُ الرِّزْقَ لِمَنْ يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ وَيَقْدِرُ لَهُ وَمَا أَنْفَقْتُمْ مِنْ شَيْءٍ فَهُوَ يُخْلِفُهُ وَهُوَ خَيْرُ الرَّازِقِينَ) وقال النبى ﷺ(ما نقص مال من صدقة ) رواه مسلم وقال ﷺ ( أنفق يابن آدم ينفق الله عليك) متفق عليه وقال ﷺ:( مَا مِنْ يَوْمٍ يُصبِحُ العِبادُفِيهِ إِلَّا مَلَكَانِ يَنْزِلانِ، فَيَقُولُ أَحَدُهُمَا: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُنْفِقًا خَلَفًا، وَيَقُولُ الآخَرُ: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُمْسِكًا تَلَفًا سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( ('''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخواتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ---بـــحق إيجار البيت مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا،-.@.،@:^@:؛>»≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋^°>,,_\},_\|`,_\;_\-¯|>•°¶اااا💔💔💔💔💔🕋🕋🕋🕋

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w Před 2 měsíci +6

    Macalinka wuu iga qosliyay wlhi😂😂😂😂

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj Před 2 měsíci +10

    Asad caawa wuu raaxeestay war ani yaa meeshaan igeeyo😂😂😂

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 Před 2 měsíci

      Labajeer oo maya dhahay laakin lama dareemin

    • @AmranAbdullahi-uz2vi
      @AmranAbdullahi-uz2vi Před 2 měsíci

      @@gaduudocarwo4631haa wlhi anigabo yabana gabada luu cumeyr kumashqulsanyahay.

  • @hanimaxamud8479
    @hanimaxamud8479 Před 2 měsíci +17

    Asad tuug 3maru dhahy hal Maya iyo 2haaa inta ila aragty ☝️

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci +3

      Ani kula arkay wllhi marar badan dhaha haa iyo maya

  • @caaishahassan-du2uo
    @caaishahassan-du2uo Před 2 měsíci +6

    Asad ladan waa gaadi mya iyo Haa wuu dhahay dhagool matahy cumeer

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n Před 2 měsíci +12

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz plz plz plz plz plz plz ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedlaki2999
    @maxamedlaki2999 Před 2 měsíci +4

    😂asad waa lagend 🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Před 2 měsíci +2

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤

  • @maxamuodfarax6969
    @maxamuodfarax6969 Před 2 měsíci +2

    Ladan je suis hbt aska ms je jamais vu sister

  • @XamseCabdiqaadir-ei2fi
    @XamseCabdiqaadir-ei2fi Před 2 měsíci +1

    Asad.waxa.u.yidhi.mya❤❤

  • @qaliyamoumina2087
    @qaliyamoumina2087 Před 2 měsíci +1

    Team ladan cidi one love 💕💕💕💕

  • @Ferihaqadar
    @Ferihaqadar Před 2 měsíci +19

    Team asad one like❤

  • @awad1816
    @awad1816 Před 2 měsíci +1

    Please Cummer remarche . It's so funny ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @Safiyoabukar90
    @Safiyoabukar90 Před 2 měsíci +3

    Asad wuu dhey saddex mar oo waliba oo haa😂😂😢❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 Před 2 měsíci

    Macalinka funny waye wu ika qosliye keep going bro

  • @BashirYassin
    @BashirYassin Před 2 měsíci +1

    😂😂😂 Asad dadka wuxuu ku dhahayaa "anigaa" markaasay haa dhahayaan

  • @haliimoomarabukar505
    @haliimoomarabukar505 Před 2 měsíci +4

    Cumeeer bigfaaaan❤😂

  • @XuseenKuusow-gu7yh
    @XuseenKuusow-gu7yh Před 2 měsíci +4

    Kiki keep going

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 Před 2 měsíci +4

    Alla wlhi Asad 2 mar buu haa dhahy daqiiqada markey mareysy 6:24😂 z.kle 4:33 my uu dhahy cumeer ciyaarta waa ku celis adi asad mala sucunin

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh Před 2 měsíci +2

    Cumeer big fun keep going

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 2 měsíci

    Legend Cumeer Waaku Salaamay

  • @CabdiQaadir-ug6eg
    @CabdiQaadir-ug6eg Před 2 měsíci +3

    Ladab ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @user-wf2id8be5b
    @user-wf2id8be5b Před 2 měsíci +1

    Salalahu calayhi wasalam❤❤

  • @ShaficiBoy-ky1cf
    @ShaficiBoy-ky1cf Před 2 měsíci +9

    kiki waa gabar dabeecad xun xushmad mataqaano wey buuq badan tahay hadana waa masawarto ❤

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci +3

      Xishoo wll waa dad kaftamaya maxa kagalay adu

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf Před 2 měsíci +1

      @@khadiijaabdqadir reer baadiyo meesha loogama baahno

    • @Kiki__1433
      @Kiki__1433 Před 2 měsíci

      Naya adi maxa kagale waxan game waye😅😅

    • @ShaficiBoy-ky1cf
      @ShaficiBoy-ky1cf Před 2 měsíci

      @@Kiki__1433 dhilooyinka adiga camal dawada farta iska galiyo maxaa kaagalay

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci +1

      @@ShaficiBoy-ky1cf adaa reeer miiy ah oo comment gabadh kuxamanayo xishood waar dee

  • @Msslatalisa
    @Msslatalisa Před 2 měsíci

    Cumerr funny waaue soo badi

  • @user-oc1by2tk3q
    @user-oc1by2tk3q Před 2 měsíci +9

    Hadhaafin adoon kusalin nabiga

  • @CabdiRaxmaan-jo5mo
    @CabdiRaxmaan-jo5mo Před 2 měsíci +1

    6:27 haa dhahyay asad😂

  • @user-dc5sm9kz8l
    @user-dc5sm9kz8l Před 2 měsíci +2

    Hambalyo Hambalyo asad

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 měsíci +1

    Actually waan qaldamay 2 jer maya iyo hal mar haa ayuu yiri Asad dib ugu noqda markii oo Ladan la fadhiyay cayaarta cadaalad ma jirto. 😢😮

  • @CabdirixmanCabdicasisi
    @CabdirixmanCabdicasisi Před měsícem +1

    Noocaan sxb soobadi laakiisa king cayda malin dambe sxb hakaoodagin sxb asad baarabaa in aan laga saaro dad jilic san iyo dad adag isku soodar sxb een sxb hadal ladeena nooyeel sxb❤❤

  • @abdimalikelmi2024
    @abdimalikelmi2024 Před 2 měsíci

    Macalinka fani waye 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Idiris17
    @Idiris17 Před 2 měsíci +2

    4:34 asad maya uu dhahay refreega hablaha bes u fiirinaa
    Maya beri maahan kulaha

  • @starboy4527
    @starboy4527 Před 2 měsíci +2

    Var asad two times haaa oo daxay at ladan time ⌚ 😂😂😂

  • @SAMIA15.12
    @SAMIA15.12 Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤my team love you keep going

  • @Sabrinmahmed-ih8hx
    @Sabrinmahmed-ih8hx Před 2 měsíci

    Asad ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-il6qt5zr9x
    @user-il6qt5zr9x Před 2 měsíci

    Soo Badiya brother 😂😂😂

  • @AbdiraxmanOmar
    @AbdiraxmanOmar Před 2 měsíci

    Team koko only lov

  • @faiza9553
    @faiza9553 Před 2 měsíci +2

    Nice video

  • @MuuseMuxumed-kf5xz
    @MuuseMuxumed-kf5xz Před 2 měsíci +2

    First comment and first like me😂😂😂😂

  • @mohamedrashid3131
    @mohamedrashid3131 Před 2 měsíci +6

    Asad Marko Haa ayu dahay

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 2 měsíci +1

      Markii 1 ladan lahadlaayay may ayuu dhahay xataa

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 2 měsíci +1

    Masha allha

  • @AbdirahiinGaaljelow
    @AbdirahiinGaaljelow Před 2 měsíci +1

    Ased markii macalinka haa uumar dhaxay❤❤

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. Před 2 měsíci +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|,”Π|~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`-',`˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛.'.'.'.'.'.'.'.'.'.'😢🎉🎉😢😢😢

  • @mohamedfeysalceynte5715
    @mohamedfeysalceynte5715 Před 2 měsíci

    ❤❤Kiki is the only one supporting

  • @user-fl5xq9pc6s
    @user-fl5xq9pc6s Před 2 měsíci +1

    Cayda ubalami asad yaa zhp

  • @asxaaqcqaadi290
    @asxaaqcqaadi290 Před 2 měsíci

    Cumeer mig faaaaan. Iga sogarbaxa 10k

  • @zeinabyussuf1991
    @zeinabyussuf1991 Před 2 měsíci

    Markii marka lasheegayey asad labo haa buu dhahey ee dib ugu noqda guuleystaha

  • @awad1816
    @awad1816 Před 2 měsíci

    Asad Say 2 Times Haa . From Djibouti 🎉🎉🎉❤❤

  • @user-rc1sb9gf9i
    @user-rc1sb9gf9i Před 2 měsíci +8

    Asad dhowro mar ayuu haa dhahay marka ladan ulahadlayo wlo il dufay

    • @SPORTSMAN42
      @SPORTSMAN42 Před 2 měsíci

      Ka Dhaadhicina aa La dhaha afaartan🤣🤣🔥

  • @maryammaxamed2461
    @maryammaxamed2461 Před 2 měsíci +2

    Kiki funny wye wllhi 😂❤

  • @YoonisMaxamedkhaliif
    @YoonisMaxamedkhaliif Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 600 hambalyo cumeer big fan ❤

  • @CabdinasirMaxamed-di9yf
    @CabdinasirMaxamed-di9yf Před 2 měsíci

    Cumeer sxp soo badi kuwaan oo kale

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 Před 2 měsíci +1

    Hhhhhhhhh😂😂😂😂 alla macalinka funny waaye

  • @SihaamcaliNuur
    @SihaamcaliNuur Před 2 měsíci

    Cumeeeow asad meeqo mar ayuu maya dhhy kucelis wye wlhi ladn iyo axmad markay lacyaaraayen laba mar ayuu maya dhahy inata igu raacsa love dhac😊

  • @MohaUgaas
    @MohaUgaas Před 2 měsíci +4

    Asad haa ayuu dhahay marki ladan isla fadhiyen😂😂😂

  • @Suhayb22Suhayb22
    @Suhayb22Suhayb22 Před 2 měsíci +11

    Waraa cumeer Asad wuu yidhi may video ga dib ugu noqo ufiirso ladan markay weydiinasay ayuu yiri may

  • @hulbayibrahim1297
    @hulbayibrahim1297 Před 2 měsíci +2

    Ala cawa ana ugu sohoreyay

  • @QueenAaliya-hb8vt
    @QueenAaliya-hb8vt Před 2 měsíci +1

    Alla asada meyy buuu dhahey Marna haaa wara vaar😮😮😮😮

  • @faiza9553
    @faiza9553 Před 2 měsíci +1

    Keep going

  • @marianadawe2213
    @marianadawe2213 Před 2 měsíci +1

    Kiki io Ladan meel kujiraan yaa ka maqnaa karo i like both 🫶🤍✨️

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Před 2 měsíci

    4:34. Asad markaas ayuuba ciyaarta ka baxay. May dhahay 😂😂😂😂

  • @Cabdilahi292
    @Cabdilahi292 Před 2 měsíci

    Haa ayu yiri ladan marki ugu horeysay ayu asad haa yiri

  • @kairehosman6826
    @kairehosman6826 Před 2 měsíci

    😂😂😂kkkkkk team ladan from 🇩🇯

  • @faiza9553
    @faiza9553 Před 2 měsíci +1

    Never give up

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před 2 měsíci

    Asad is an expert 👍👍👍🎉🎉🎉

  • @salmamahamed2640
    @salmamahamed2640 Před 2 měsíci

    Cumeer wllo 2bo mar ayuuuu haaa yiri asad marna maya ayuuu yiri ladan matkiuu u baxayey😢😢

  • @maxamediprahim1663
    @maxamediprahim1663 Před 2 měsíci +1

    6:26 Asad Haa ayuu odhanayaa
    6:31 mar kale ayuu odhanayaa Haaaa 😂😂😂😂
    9:46 maya ayuu odhanayaa 😂😂

  • @YonisAshara
    @YonisAshara Před 2 měsíci +2

    KIKI CIYAAL XAMAR CIDI WYE WLHI 😂😂😂😂

  • @OmarRahima
    @OmarRahima Před 2 měsíci +1

    Asadow why baa Cali sabiix uu kasiweyde I live djibouti spécialy ali sabieh

  • @user-ix7eb7qz1j
    @user-ix7eb7qz1j Před 2 měsíci +1

    Wow qofkii uhoreeye pls reply wiillii yara🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @fatushadow
    @fatushadow Před 2 měsíci +1

    Alla maclinka qosalaa igu dily wllhi😅😅

  • @Ibnuabiib
    @Ibnuabiib Před 2 měsíci +2

    Big fan

  • @cabduraxmaanmaxamuud2759
    @cabduraxmaanmaxamuud2759 Před 2 měsíci

    Nooso badi cumeer sxp waa funny ciyaartan.

  • @SafiyaCumar-lz5tv
    @SafiyaCumar-lz5tv Před 2 měsíci

    Asad uu gafay ma maqashan may yidhi wllhie❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před 2 měsíci

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤