15 SANO KA DIB WARAYSI AAN KA QAADAY ARMAAN | MIYUU XIRNAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 2,2K

  • @MahadMooge
    @MahadMooge Před 2 lety +1044

    Qof Lagu Daydo waxa ugu qiima badan *Rasulkena Mohamed* scw🕋❤🤲

  • @xaliimoismacil3337
    @xaliimoismacil3337 Před 2 lety +495

    Raga wada dhashay oo nolosha meel sare ka wada gaadhay duco waalid ayaad qabtaan ilaahay ha isu kiin daayo brothers 🙏👏

  • @luckypoi5789
    @luckypoi5789 Před 2 lety +415

    dunidaan wax ka wanaagsan majiro nabiga scw

  • @user-po3fn5bs2s
    @user-po3fn5bs2s Před 2 lety +214

    aanku wada salino xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 Před 2 lety +285

    ayadoo qofwalba si u mashquulsan yahay hadana waxaa jiro qof wanaagsan oo aqrinaayo qoraalkeyga hal mar igula Sali xabiibkeena muxamad scw❤️❤️

  • @prodube9062
    @prodube9062 Před 2 lety +250

    Wuu inoo siidigay inagoo aan dunida saarnayn wllo maanta adigu igula sali rasuulkena scw

  • @ODEYGA8584
    @ODEYGA8584 Před 2 lety +1101

    the best person ever the most knowledge able and the most shine all allah created is prophet Muhammad SCW ❤❤❤💞

  • @cabdiraxmaan9905
    @cabdiraxmaan9905 Před 2 lety +415

    Aduunka Soma Marin Qof Kawanagzan Nabi Muxamed Scw kusali wll ❤🤲🏻

  • @kingmahrez3116
    @kingmahrez3116 Před 2 lety +76

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @salma114
    @salma114 Před 2 lety +56

    Asad wuxuu noqon doonaa best Somali youtuber sababto ah xawli ayuu ku socdaa qof mar walbe la yimaado fikradiisa maa shaa Allah keep going brother

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +935

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤

    • @fardowsosaid4043
      @fardowsosaid4043 Před 2 lety +6

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @zakiboy242
      @zakiboy242 Před 2 lety +4

      Salalahu caleyhi wasalam 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤ 😍 💖 ✨ 🥰 ♥ ❤

    • @nimcoabdulkadir4415
      @nimcoabdulkadir4415 Před 2 lety +5

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 2

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 Před 2 lety +2

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

    • @user-vu7zl3ts5v
      @user-vu7zl3ts5v Před 2 lety +2

      ماشاءالله تبارك الرحمن الله يسعدكم ويحفظكم ويخليكم لبعض ي أحله اخوات

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx Před 2 lety +491

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw ❤ﷺﷺ

  • @minieo
    @minieo Před 2 lety +485

    Caawa waa jimcee aa ku salino nabigeena Muhammad NNKH scw ❤

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před 2 lety +11

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is prophet Muhammad ❤️❤️❤️

  • @mohaniAkwac
    @mohaniAkwac Před rokem +18

    Men who were born together and reached a high place in life, pray for your parents, My Allah Bless you Brothers.

  • @abaabala
    @abaabala Před 2 lety +468

    Prophet Muhammad ❤ The greatest man who ever walked the face of Earth 🌎 🙌🏽

  • @electronicparacticsengshek6488

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW 😍❤️😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️

  • @shako_y22
    @shako_y22 Před 2 lety +27

    the best person in the world is prophet muhamet صلى الله عليه وسلم

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Před 2 lety +45

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH created has MohameTt (NNKH) in the world 🌎

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 Před 2 lety +307

    The world has never seen and will never see a better person nabi maxamed scw scw

  • @MahadMooge
    @MahadMooge Před 2 lety +316

    *The best person ever the most knowledgeable and th most Shine All Allha Created Prophet mohammad scw* ❤🕋🤲

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před 2 lety +300

    Reerkan Uu Ka dhashahy Asad Waa reer wada Talent ah Runtii💯💞 Bal arimaheena Iyo actorkan Day🧐. Asadna Allahaa Ku istaajiyo LUgihiisa🤲I.A
    "Naxariistu Waa Dhalad Rabi Kugu dhex aasee"💯💞🥰

  • @badraclraxmaan6208
    @badraclraxmaan6208 Před 2 lety +5

    Qofka ugu qiimaabadan ee lagu deydo waa rasuulkeena scw mohamed

  • @ifksramhjo7550
    @ifksramhjo7550 Před 2 lety +9

    inta ugu danbeysa waxay wadataa dareen xambaarsan walalnimo, jacayl, wada jir, iyo naxariis nolaaada oo isku duubnada abidkiin 👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Před 2 lety +174

    Allaah wuxuu yeeli doonaa wax walba goobta saxda ah, waqtiga saxda ah, iyo sababta ugu fiican. Mar walba Aaminsanoow Allaah, ku kalsoonoow Allaah. ☝️❤️🙏

  • @barafwaye122
    @barafwaye122 Před 2 lety +152

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
    Nabi muxammed 💖scw💖scw💖scw💖🕋❤✋

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 Před 2 lety +150

    Maalin hore qof ehelka ah ayaan janaazadiisa Raacey wllhi qubuuraha sida suuqa uu u camiranyahay iyo ka daran ayey u camiranyihiin😭
    waxaan niyada iska dhahay meeshan maalinta lagu keeni doono kwrn kadib waan ilmeeyey markaan soo xasuustey gafafkeyga iyo daciifnimadeyda😭

    • @fahiimoahmad9092
      @fahiimoahmad9092 Před 2 lety +4

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilhyoo gafkeeni iyo geerideena hkul min

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 2 lety +1

      @@fahiimoahmad9092 walal subscribe isaar

    • @azma4456
      @azma4456 Před 2 lety +3

      Masha Allah markasta gaf wu naga dhaca balse inan Allah u labano waye gafkena iyo geerideyna Allah na kulmiyo rasuulka salalaahu aleyhi wasalam wuxu qabuurta taga oo so boqda si aad u xasusatan geerida ❤️

    • @ajcomparisons1
      @ajcomparisons1 Před 2 lety

      @@azma4456 Wllhi mar walpoo aan tago qalbigaa isoo jilca😪

    • @nasteexonadar7825
      @nasteexonadar7825 Před 2 lety

      Ilhow gafkena io geridena ha kul min yaa rabi😭😭🤲

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 Před 2 lety +17

    Armaan
    Arimaheena
    Abdullaahi
    Asad
    Maasha allaah ilaahay ha idin daayo

  • @zuhylahirsi7500
    @zuhylahirsi7500 Před 2 lety +46

    Arman is so handsome and got nice voice🥰

  • @de____jong4
    @de____jong4 Před 2 lety +263

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth 🫀 💪 🙏 💯

  • @ahmetmohandaahir6068
    @ahmetmohandaahir6068 Před 2 lety +87

    Away dadkii jeclaa xapiipkena MAXAMED SCW caawa waa jicmo aan kuwada salino xapiipkena MAXAMED SCW ❤️🤲🙏

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 Před 2 lety +29

    27 August 2O12 It's a day that will not be cut off from his memories.....
    I'm sorry for what happened to you but I hope you get back on your feet as soon as possible...Actually, you are a very patient person, maybe many things seemed to be good for you may Allah have prevented many evils from happening to you, and as the wealth is in you Allah knows you abundantly.....There is enough proof for you today that those who did this to you and left you dead are not on this earth today and justice may be delayed but it will not be covered.
    I have been on team 27 since the first day you updated your youtube channel, I hope for you from the bottom of my heart and pray for good health all the time.
    If life gets better I hope that one day will meet Insha Allah......................

  • @shukriwehliye1295
    @shukriwehliye1295 Před rokem +5

    Maansha Allaah Armaan Xaajiyoow Barasha Wanaagsan Waan ku Faraxsanahay In Jilaa Caalami Ah Aad Tahay

  • @Alih_1
    @Alih_1 Před 2 lety +137

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all allhay creasted is prophent muhammed [ scw ] ♥️♥️

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Před 2 lety +328

    Walhi haddii aan awoodo 1M ayaan ku gaadhsiin lahaa.
    Keep going team 27

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 Před 2 lety +215

    Asad hadaa fariinteyda aragto waxaan fariin kaga wadaa gabarteyda oo Afar jir ah ♥ Aadbeykuu salaameysaa abti Waa kujeclahay bey kuledahay Waxaan daawaneynay baraamijkada abtilacagta xageey ku jirtaa baraamijkaas waa kahelnay noosoo badi

  • @xamdacawil4925
    @xamdacawil4925 Před 2 lety +8

    Mnsha allh wxan aad ula dhacy nadaamka qurxoon Ee aad umartay warysiga labiska goobta su,aalaha👍👍👍👍

  • @qalbiazbeautyblogger2691
    @qalbiazbeautyblogger2691 Před 2 lety +30

    Interviewgan waxey ahed inad uyeshan translation mel dheer bu gari laha .anyways Arimaheena well done for ur editing man ✨

  • @MahadMooge
    @MahadMooge Před 2 lety +123

    *Greatest* Of all Time is *Mohamed SCW* 🕋❤🤲

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +210

    Haddii aad u jeeddo
    Magaca Allah love saar
    الله💗

  • @y.t1819
    @y.t1819 Před 2 lety +38

    caawo waa jimco igulasali nabi muxamed s.c.w👈🙏🥺

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před 2 lety +4

    Mnsh allah asad iyo walaalihii waa dad horumaray ilaahay haydin barkeeyo

  • @h.03lx
    @h.03lx Před 2 lety +15

    Asc walaalheyga sharafta badan qiimaha badan walaal qaai waad Gaari doontaa sidaan Kula jecelahey insha allah ugu horeyn waxaan shan waxa yaxayalood insha allah oo Kala ah adigoo degdeg u socotey adigoo 1m degdeg u garey adigoo aroosey adigoo xajiyeyey aniga iyo adigoo jantul fardowsa ku kulaney nsha allah walaal qaali Asad farxadaadu waa farxadeyda waan kugu fanaaa horumar wacan walaal qaali insha allah tageero weyn Ayaan kuu ahey 27 masha allah

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 Před 2 lety +12

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet Muhammad ❤❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 2 lety +84

    Armaan&Arimaheena aad bay iskugu eegyiin codka iyo aragabaa👌🏽👑

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Před 2 lety +1

      Rapkayga ila eeg wll 💛🧡❤🧡💯❤💛m.czcams.com/video/z1LuQB87q-o/video.html

    • @Ashwaq4898
      @Ashwaq4898 Před 2 lety +1

      arimahena ma walalo ayey yihin

    • @namelos2963
      @namelos2963 Před 2 lety

      @@Ashwaq4898
      Haa asad armaan cabdulahi iyo arimahena waa walaaĺo isku hoyo isku abbe

    • @Ashwaq4898
      @Ashwaq4898 Před 2 lety +1

      @@namelos2963 mashallah tabaraka raxman ilahay ha xafido walalo is jecel wa shey aad uu qiimo badan

    • @namelos2963
      @namelos2963 Před 2 lety

      @@Ashwaq4898 amiin walaal

  • @antn______3053
    @antn______3053 Před 2 lety +292

    اللهم أنت الغني ونحن الفقراء، واسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين، اللهم أغثنا غيث الإيمان في القلوب ولا تمنع عنا رحمتك يارب العالمين. اللهمَّ اجعَل لنا في هذا اليوم دعوةً لا‌ تُرَد، وافتح لنا باباً في الجنّةِ لا‌ يُسَد، واحشرنا في زمرةِ سيدنا محمد صلى الله عليهِ وسلم

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před 2 lety +40

    The legend Armaan Jilaaa And Darictor 🙏🥰❤
    Soon Asad 900k😂

    • @najiibabdi471
      @najiibabdi471 Před 2 lety

      Saxibka la wayay reer Capetown wa u xiisen

  • @hunooyofficial5403
    @hunooyofficial5403 Před 2 lety +23

    Maashaallaah amazing brother’s

  • @adoontiialle9166
    @adoontiialle9166 Před 2 lety +58

    Talefon kasta oo guriga yaala wan kaga saray si aad asbucan hada bilaamanaya ugaarno 900k Omg😱insha allah 1m coming soon🙏🏼👏🏾😍

  • @umukhalid9032
    @umukhalid9032 Před 2 lety +69

    Maasha allah waaba sugeeynay inuu noo soo fariisto armaan .walaal soo dhawoow barasha wanaagsan walaal macaan allaha idiin xafido adiga iyo walaalaha

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz Před 2 lety +23

    Cawa waa jimce ee nabiga scw ku silaya wlalaly qlih💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @amiirarashiid5720
    @amiirarashiid5720 Před 2 lety +17

    Waligay isman lahayn actor somaliya ayaa gadhay Hollywood ka oo sameyy film marka laga rebo filming budhcadka ee bada arman ku jiray basban modayey film somali samaysay ka kaliya in u yahay lkn hda wxs dhan wxa meel saray @armanhaggio keep going brother I am so proud of you 👏 🥰 💛

    • @gesodjama8550
      @gesodjama8550 Před 2 lety

      Haha barkhad Abdi is polywood actor mataqnid

  • @vilvilomohamed9669
    @vilvilomohamed9669 Před 2 lety +25

    Maansha alllh family hagio.meel fiican ayey gaareen dhamaantod❤mnch allh

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Před 2 lety

      Rapkayga ila eeg wll 💛💛🧡🧡💯❤💛m.czcams.com/video/z1LuQB87q-o/video.html

  • @hatrikjr5455
    @hatrikjr5455 Před 2 lety +71

    Janada aan wada galnee salaada Hala ilaaliyo 🤩❤️

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 Před 2 lety +2

      Salada ha la ilaliyo wàa sax lkn rali ahashada ale Aya janada lagu gala ee rabi rali hanaga noqdo

    • @hatrikjr5455
      @hatrikjr5455 Před 2 lety

      @@haniaden2700 🥰🖇👋💙

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před 2 lety

      @@haniaden2700 walal subscribe isaar

    • @azma4456
      @azma4456 Před 2 lety +1

      Allow kuwi ku kulma janada nga dhig ya Allah ya rabi ya raxman 🥰

    • @hatrikjr5455
      @hatrikjr5455 Před 2 lety

      @@azma4456 ameen 🙏🏻😩💙

  • @cutaybemohamad3990
    @cutaybemohamad3990 Před 2 lety +85

    Asad hagio the one and only legend interview wali ah another level❤️

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 Před 2 lety +59

    الهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد❤️❤️❤️❤️

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Před rokem +6

    Boqorka CZcamsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ ❤ from hargeysa

  • @zunduzinazahal2042
    @zunduzinazahal2042 Před 2 lety +17

    Best somali actor armaan keep going bro👏👏👑

  • @barafwaye122
    @barafwaye122 Před 2 lety +27

    kuwa rumeeyay xaqase oo camal fiican falay oo rumeeyay Quraanka lagu soo dajiyay (Nabiga) Muxammad ah ee xaqa ah Eebe wuu astuuri xumaantooda, xaalkoodana wuu wanaajin

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +315

    I have been waiting for all tonight Asad's vedio, it's like coffee 😂🙏 900k coming bro

  • @Abdikadirmohamednoor07
    @Abdikadirmohamednoor07 Před 2 lety +71

    Wooow! This guy was among EYE IN THE SKY crew🙌🙌🙌MashaAllah

  • @zuheipiprahim8314
    @zuheipiprahim8314 Před 2 lety +11

    Taliye qaabkaaad video ga u diyaarisey ayaaaba iga gadan ❤
    Good work !
    Hampalyo 900k

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 Před 2 lety +11

    In Sha Allah my brother Asad Hagio will reach 1 Million before 2023,I Love my Somali Brothers,From Kenya 🇰🇪 Garissa County

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 Před 2 lety +29

    Best interview weeye 👍🏾 laakiin asad waxa la rabey inaad subtitle ( English) inaad hoos ku qorto si qof walba u daawan karo vedio 🙏

  • @princeabdirahmanartan
    @princeabdirahmanartan Před 2 lety +54

    Waraysi wacan baad ka qaaday Actor Armaan Hagio. Asadoow barnaamijyadaada aad iyo aad baan ugu xidhanahay, waxaad tahay qof hibbo ILLAAHAY siiyey. Guul iyo horumar baan kuu rajaynaaa. I.A
    ROAD TO 900K SUBSCRIBES! 🔜
    #TEAMASADHAGIO27.❤🙏

  • @yesserahmed
    @yesserahmed Před 2 lety +13

    Chumca wye cwa aan ku salino xabebkena Mohamed scw

  • @quruxsangacal1832
    @quruxsangacal1832 Před 2 lety +19

    15 years isn’t easy wlhi (without family) ❤️🤍 wada jira walalAha hagio ❤️✊

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 Před 2 lety +25

    Mashaallah I'm very proud of you my brother

  • @khalidhasan3836
    @khalidhasan3836 Před 2 lety +17

    ilahy waxaan kaaga baryayaa inaad subax hore ku soo kacdo adoo lugahaagii ku soconaya lipah insha allah dhamaan ilma HAGIO respect🙏🙏

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 Před 2 lety +75

    Kkkkkkkk Asad wa filaaye iney wax so socdaan marku Abdulahi Hagio tie ku xiraaye kkkkkkkkk Instagram kaa so arkay mashallh Allaha idin xafido dhaman tiin wallahey 🥰

  • @siciidomacalin5628
    @siciidomacalin5628 Před 2 lety +24

    Mn sha allaaa arman barasha wacan. Wlhi wan yabanaaa waxaa is lahaaa arman way u u gaso buqan la yhy. Madama uu intas kala maqnayeen lkn hada wan fahmay barasha wacan arman arimahena isku eg yihiin xitaa qabka mala badan inkasto dhalashada iyo dhiigu cajib uihiin oo ayago isku ekayn aad isku fir soci karto labada wll ee wada dhashay arman barasha wan asad mahadsanid sidaa arman no bartay thsnk you ❤️🇸🇱🥰

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Před 2 lety +8

    Hadey Macquul Tahay Challenge Yada Aad Qabato Mid Ka Mida Kuso Dar Armaan plz🙏❤️💯

  • @soumysmiofficiel6313
    @soumysmiofficiel6313 Před 2 lety +3

    Mashaa alaah ree xaajiyoo
    Waxaad tihiin dad aan ku faano
    Hadaan nahay soomaali
    Ii noolaada guul iyo gobanimo 🙏🌹❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Před 2 lety +105

    Nᴏ Fᴀᴄᴇ ʙᴏᴏK ɴᴏ ᴛᴡɪᴛᴇʀ Nᴏ ɪɴsᴛɪɢʀᴀᴍ ᴀɴᴅ ʙɪʟʟɪᴏɴ Fᴏʟʟᴏᴡᴇʀs ᴏᴜʀ ᴘʀᴏPʜᴇᴛ ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴅ sᴄᴡ.❣️

  • @naimajama2214
    @naimajama2214 Před 2 lety +43

    Best interview Masha allaah Reer hagio dhan Waa dad talent ah 👍

  • @guluuz_songs
    @guluuz_songs Před 2 lety +10

    Azad Hagio farxadisa hadi Aad jeceshaHay inta like saara👍

  • @abdiqanisaleban6412
    @abdiqanisaleban6412 Před 2 lety +3

    Marwalbo Allah uga mahad celi Nimcada uu ku siiyay Allah SWT Ayaa mahadaa iska leh Rabbow Noo Dembi dhaaf Adaa qaadiro qaniya oo wayne Rabbow Abaaraha Nagasoo jebi oo noo Shub Raxmadaada🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalmohamoud1518
    @amalmohamoud1518 Před 2 lety +40

    Eye in the sky was the best sadness movie I ever watched 😓☝🏾

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 Před 2 lety +29

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى ال محمد🥰🥰🥰

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 Před 2 lety +12

    Asad hagio keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Wllh caawa oo dhan waa ku sugayy !!!
    Keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @sukeenaabdulle6821
    @sukeenaabdulle6821 Před 2 lety +10

    Masha Allah suaalo aad uwnagsan jawaabo hoodo hormar wacan wllkey asad iyo armaan aabihi idin dhalay boqoro but dhalay ilmo hagoi 🥰🥰

  • @sanyarcumar9914
    @sanyarcumar9914 Před 2 lety +6

    Keep going armaan noqo kuwa uku caansan aduunka oo jilayasha kamid ah insha allah apowe

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin Před 2 lety +6

    Allaaa oo kalay ma wallkaa ayuu ahaay Actor kaas somaliga ahay 😭😭😭 wallhi ma ogen ka wrn wallhi bilh tllh ma ogeen masha allah wallhi sida uga helay qabku ujilayey ka wrn waba asad hajio walalkii ka wrn masha allah waar rer wada barakeysan ba tihin ilahay dhamntin jandisa ha idin kaso anaga meh sidkle ❤️❤️❤️👏🙏

  • @mohamedinshaar8787
    @mohamedinshaar8787 Před 2 lety +32

    The way Wareysigan loo duubay waxa moda ina Sky Sport dawanayo wlhy Asad in the house Respect🙏💟💫

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Před 2 lety +8

    NABI MOHAMED AAN KU SALINO SUBANA HEENA SCW

  • @mohaanyonis2308
    @mohaanyonis2308 Před 2 lety +49

    Wlh waan Sugaaaya Video aad isla soo suubisaan Big Legend Armaan Hagio
    Guuleysta Walaalaha Aan Jeclhy Team 27 900k Coming Soon🙏💕

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před 2 lety +3

    4 wiil oo wada dhashay isku aabo iyo isku hooyo ah oo hadana isku ekeen. Maasha Allah walaalkaa is handsome 😍

  • @naciimoibraahiim4123
    @naciimoibraahiim4123 Před rokem +1

    Film kaan oosamee yay aemaan waan taakeeri jiray

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 Před 2 lety +19

    Mashaa Allah armaan waanku fanaa hadaa nahay reer South Africa 🇿🇦 Somalia 🇸🇴 joogto aniga markaan u faanaayo South Africa 🇿🇦 waxan dhahaa armaan waa walalkay armaan South Africa markaa isoolaabto inshaa Allah

  • @abdidahirmire6093
    @abdidahirmire6093 Před 2 lety +120

    AFTER A LONG WAIT HERE WE GO AGAIN...
    FINALLY WE WATCH THE GOAT AGAIN♥️♥️♥️
    ALSO CANT WAIT FOR THE MILLYYYY.....1,000,000 FOLLOWERS

  • @muhiyadiin9262
    @muhiyadiin9262 Před 2 lety +13

    ay ay camera manka gacantiisa waa fadhida waxan ad ulla dhacay qabka uu angalada uga qabanayo waxan u malaynayaa inuu yahay arimaheena 🙏🥰

  • @faruzaalpilfw6051
    @faruzaalpilfw6051 Před 2 lety +9

    Masha Allah congratulations 🎊🎈🎉 1 million coming soon Insha Allah 🎊🎈🎊🎊🎊🎉🎊🎊🎊🎊🎉😂

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 Před 2 lety +2

    Wiilkaan saaid waxay iskugu egyihin walalkay Apdirahman run ahaantii aad baan ugu xiisay argtidiisa alle hanakulan siiyo markaan arko asaga ayaan soo xasuustaa igusoo duceeya walalkay in aan mar uun kulano😢😢🙏

  • @annahussein9911
    @annahussein9911 Před 2 lety +12

    Masha Allah asad iyo walalkisa rabi ha idin xifdiyo dhaman familka rer hajiyow💙❤️😍🥰😘

  • @mohammedburaale8801
    @mohammedburaale8801 Před 2 lety +47

    Mashallah walaalaha keep going asad and armaan

  • @mustafeabyan2659
    @mustafeabyan2659 Před 2 lety +34

    I can't wait 1million coming sooon insha Allah Legend Asad hagio

  • @umoafyare8389
    @umoafyare8389 Před 2 lety +4

    Warya arimahena buu u eg yahay m.a farxad ku nolada ilma hajiyow 🥰❤💯💯

  • @rahmaahmed1058
    @rahmaahmed1058 Před 2 lety +1

    Asad filimantiisa.inte ka dawad wlhi waxban ayaanka bartay arman masha allah alle haku daayo

  • @nimcoabdulkadir4415
    @nimcoabdulkadir4415 Před 2 lety +18

    All reer hago waan idin jeclahay nolada insha Allah

  • @taaxoyare974
    @taaxoyare974 Před 2 lety +9

    Wllhe. Bilaahi tolaahi waa dhaarate like ii saar ☺️