HA HADLIN KU GUULEYSO 200 DOLLAR ILAA 6 SAACADOOD hhhh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024

Komentáře • 3,9K

  • @Xikmaawi_Lyrics
    @Xikmaawi_Lyrics Před 2 lety +85

    Mxa sababay saliga nabi mohamed scw ado arka inad dhafto🥺🥺

  • @tahlilmohamud1653
    @tahlilmohamud1653 Před 2 lety +412

    Ceyda nin sxbtimada wax ka yaqaano maahin Cumeer waxuu ku guleysaday Bilada Sxbtinimada Hambalyo Cumeer 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @mumtaas3905
    @mumtaas3905 Před 2 lety +187

    Cumeer waxad ku guulaysatay billada saxibtinimada ❤️
    Lakiin cayda 🥺

  • @aminaabdalla3771
    @aminaabdalla3771 Před 2 lety +33

    Cayda cawa ayanba nacay☺☺
    Cumeer legend wa ku wataa sababtoo ah sa saxibtinimada aya dhawrtay❤

  • @i_am_monica6301
    @i_am_monica6301 Před 2 lety +372

    Asad challenge gadaal ayaa oga ciyaartey sikale inaad oga hadashiiso ayey aheeyd adoon ficil sameeyn dhalinyaradan wakhti ayey kusiiyen ooy challange ga kugula sameeyan Amuusnina waad kuxidhey inad saas samayso ma’aheyn game kan kucelis waaye inamadane raali geli Takale cumeer wuxuu ku guleystey bilada zxptinimada Hambalyo ceyda adi zxpka waa beecisey halku isaga kadhahay waa zxpkey any waysa keep going bro Asad hagio marwalbane respect ✊

  • @mahadmaxamuudmaxamedmaxame7883

    Sxb Sida Sharaftaada in la ilaaliyo u rabtid waa in Walaalkaaga sharaftiisa iyo shaqadiisa u ilaalisaa. Adiga $200 ayaa qiimo ween kula lahaatey lkn Wehelka kaliya ay kuu yihiin ayaaba wax lagu doorsado laheen wiilashaas iyo waqtiga ay kuu hurayaan. Ee Sxb Bani aadan wuu qaldami karaa waa in aad qaladkaaaga qaadataa .arintaan foosha xun raali galin ka bixisaa.

    • @ubahgeele6199
      @ubahgeele6199 Před 2 lety +1

      Wlhi ciiilbaa iga qabtay sida labada wiiil u galay

  • @moohaanofficial
    @moohaanofficial Před 2 lety +57

    Wlha 25 minute fiidyowga xabad ima dhafin😂l liked keep going bro

  • @fadumosahro9943
    @fadumosahro9943 Před 2 lety +18

    Maxa san ugu gashay wiilasha intas sacadod Amuusna ax 🥹😩🥲 waax walbo sharaafta ka muhiimsan iyo walaltinimada 🥰

  • @anizacadey9433
    @anizacadey9433 Před 2 lety +102

    Inta challengegan qaladyahy intu igu raacsan 👍

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 Před 2 lety +478

    No no no bro, siddan caddaalad ma'aha, ragga dhallinyarada maadan ixtiraamin, waqti ay ku raaxaysan kareen ayaad ka qaaday oo aad tiri challenge ila sameeya, haddana siddii ku habboonayd ulama aadan dhaqmin. Ku celi challenge-gan ama raalli gelin sii dhallinyarada.
    intan waa iga sixid, sidda kale challenge-yadadu waa kuwo xiiso leh guulayso brother.

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 Před 2 lety +6

      Waa runtaa waan kugu raacsanahay

    • @farhanalimohamed6505
      @farhanalimohamed6505 Před 2 lety +5

      Sax taaz cadalad ma ahan team27 hadan nahay asad.chalange.sax asad

    • @fatuahmed9912
      @fatuahmed9912 Před 2 lety +3

      Asad Sxip xaq mahan ceyda wuuw gulesatay e si xaqisa 😢😢😢😢

    • @walaaltaagtigo9305
      @walaaltaagtigo9305 Před 2 lety +1

      Waan kugu raacsanahay

    • @omaari155
      @omaari155 Před 2 lety +7

      @@fatuahmed9912 guul mesha ma taalo cumeer hadaan sharaftiisa lo dhigten ma hadleen ceydana sidaa hadii lagu sameeyo ma aamusen ee asad 2da wiilba qalad buu ka galay.

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN Před 2 lety +54

    Asad Waad Lacag Jeceshahay Walhi🥹Sida Inaa Yeeeshoo Waa Laga Ficna🥺Wiilasha Waa Kula Shaqeeyan waana Kula Dadalaan Ee Shilimaada Aad Ku Dhageeyso Jooojiiii😏😏

    • @nasriinahmed5273
      @nasriinahmed5273 Před 2 lety +1

      Exactly 🤤❤️

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety

      Exactly wallhi hadaanu ka soo baxyn balanta inuu qaado maaha wuu balan badna yahy Asad lkn inuu ka soo baxo way ku adag tahy🙄
      Barigi uu IBRA KADARBA u qaaday balntii Jasiirada oo uu kaligii tagay ayan ka quustay anigu😒

    • @amoo103
      @amoo103 Před 2 lety +1

      Kkk wra wxaan waa rag iz fahanzn cadina wye😂

  • @mdeeqhuundey7202
    @mdeeqhuundey7202 Před 2 lety +10

    Asad hagio wax qalad ah ayaad sameesay sxb ragga dadaalkooda haku tuman ee waa lagaa guuleestay Iska bixi abaal marinta siiba cumeer waa laqasbay game kana qasab kamid ma aha inkastoo uu ceyda sxbkii khiyaamay isna wuu dadaalay keep up pRo

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 Před 2 lety +379

    No way my brother saan xaq ma aha ee gamekan waa qiyaano ma fiicnana qiyaaanada brother
    Keep going 💪 mar walba guuleyso

    • @sadiyaabdule5951
      @sadiyaabdule5951 Před 2 lety +7

      Haa wlhi saan maka fileen asad

    • @kadroabdi7556
      @kadroabdi7556 Před 2 lety +9

      waxaan challeng maaha nio adiga xataa majeclid in subscribe lagaala laaabto lacag teyda Lee rabaa maa is ka dhahdid team ceysh guul

    • @farajcusmaan3717
      @farajcusmaan3717 Před 2 lety

      Waad ka qaldan tahay wiilkan ay yiraxdaan ceyda

    • @mohamedabdikadir1729
      @mohamedabdikadir1729 Před 2 lety

      Waxan wa qayano Asad San sax maahan walalkey

    • @shacrapowy3438
      @shacrapowy3438 Před 2 lety +1

      @@kadroabdi7556 Ceyda wax uu guuleysanayo malahan sababtoo ah nin sxbkiis ah ayuu qiyaanay isaga markii la qiyaami rabay Cumeer wuxuu dhahay ninkaas waa sxbkey ma qiyaami karo balse Ceyda isaga Lcg oo kaliya ayuu fiirsaday sxbkiisna sidaas ayuu ku qiyaanay. Isagane Taariiq ka weyn ayaa ku dhacday weligaa qiyaano lama sameeyo hadii kale mid ka daran ku qabsaneyso. Ceyda wixii helaa la yaabay.

  • @aasiomohamed997
    @aasiomohamed997 Před 2 lety +613

    Mahadsanid Asad mar walba wax cusub ayaad noso galisaa horay usoco balse Challengan waxaad ku xukuntay inu qof walba uusan hadlin ilaa waqtiga aad sheegtay balse waa khalad in qofka khasab looga hadalsiiyo yacni in la jiijido in surweelka laga siibo iyo sidii aad cayda kusamysay cml barnaamijku waa inaad ka hadalsiin kartid adigoon qofka faragashan midaasna waa fikirkyga mahadsanidiin 🥰🥰 inta igu raacsan 👍👍👍👍

    • @officialtuneey9140
      @officialtuneey9140 Před 2 lety +18

      Waxan game ma ahan cawa

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 Před 2 lety +23

      Runtaa weeyaan sxb kan jalanji lama dhoho waa xanaaqad caadiya intaan asad soodawanayay caawa wax fcn muusamayn

    • @fatbollbarcelonafans8954
      @fatbollbarcelonafans8954 Před 2 lety +8

      True

    • @abdikarimabdi9674
      @abdikarimabdi9674 Před 2 lety +25

      Wa runta rayigaga wan kugu tagersanahay wlshy Hal midna wan Ku darsanaya o an leehay ASAD haggio raganimada lagu sheega Maaha mid anad quudhi Karin waxa ad bixinaysid e WA inay noqota wax ad Marka horeba qalbiga Ka fasaxday....... Ragas caawa wad ugafte raali galin kaso bixi an Ku qanacsanahay anaga o ah dhmnpa tagerayashina inigu xidhan

    • @fatbollbarcelonafans8954
      @fatbollbarcelonafans8954 Před 2 lety +1

      @@abdikarimabdi9674 haaa raaligalin buuxda ka soo bixi zhp asad haggio

  • @mahadmaxamedali5337
    @mahadmaxamedali5337 Před 2 lety +13

    Asad pro challenge kan kuguma racsani Oo waad qiyantay Dhalin yarada 5saac Aamus Nayeen Oo marka Ey guusha karirabeen Oo ku xujeysay goan laga xumado Ah Waxaa laga donayaa Rali kalin Iyo part2 keep goan marwalbp karabkaga Aan Nahay pro

  • @ifrahabdirashidali8807
    @ifrahabdirashidali8807 Před 2 lety +3

    Cumeer wuu diiday sxbkiis inuu qiyaano lkn ceyda wuu yeelay🤔
    Legend cumeer

  • @mohaamanofficiall5214
    @mohaamanofficiall5214 Před 2 lety +155

    Asad bro Saan cadaalad Mahan marki Ay kaa guulesan rabeen Ayaad qiyaantay nio ninka raga waa inuu qowl lahaada lkn maxa sameey marki Ay kaa guulesan rabeeen Ayaad qaraartay nio Waku taagera lkn maanta baranaamijka waad ku ciyaarta maxee kula tahay in 6saacadod ku dhawaad la Aamusnaado bro hadii Ay kaa wax kaa baxeen ina tartan gasho maahan ✋✋✋

  • @musemoalim6619
    @musemoalim6619 Před 2 lety +871

    Asdow challenge waad ku dheesha
    Bal qiyaas nin dhalinyaro ah oo muddo lix saac ku dhow aamusnaa hadane markii wax yar harsantahay aad ficil bilowday 200$ haday ku dhibayso maxaad u lugaysa dhalinyarada
    I feel sorry for them
    Waan ku taageersanaha in sharafkooda ilaal sadeen
    Oo qaawis iyo nin chanalada la burburiyo ay diideen
    Part2 raaligalin ah 2 wiil u samee si caadiyane iskugu day inaan uga hadalsiiso adoon ku xadgudbin
    Mahadsanid bro hormarkaaga aya jeclaha saas kuu waaniyaa
    Hormar wacan bro
    I'm team27

    • @umueyzan5414
      @umueyzan5414 Před 2 lety +26

      Aad iyo aad wankugu raaacsanahe waxas wa qalad

    • @munaadan9744
      @munaadan9744 Před 2 lety +36

      Aad iyo aad asad keliya hada wuxuu ka fekeray su u samaysan lahaa vidoe dad badan daawadan balse aanu shilin bixin weligay manta ayaan ka xanaaqay just hada wuu helay wuxuu rabay wiilashiina si xun bu ula dhaqmay Waa inaan runta u sheegna

    • @zakariabaa3281
      @zakariabaa3281 Před 2 lety +6

      Yes wa kugu raacsanahay wlhi

    • @khalidismail5960
      @khalidismail5960 Před 2 lety +12

      Waa run hadii uuna raali galin dhibic madaw ayay ku noqon doonta

    • @filsanmaxamed588
      @filsanmaxamed588 Před 2 lety +9

      Haaa runtii ani xitaa caawa waa ka xanaqe siduu noo galay

  • @salmaan12xassan84
    @salmaan12xassan84 Před 2 lety +11

    CUMEER BILADA ZXPTINIMO WAN KU TAAGNAY BOQORTOYO🧨🎉🎈

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 Před 2 lety +8

    Qalad weyn waaye 😰😰
    Arinkaan wax fiican MA ahan saan
    200 lacag ma ahan laakin dhalinyarada si xunaa ugashay 😰wax aad Ka hadashiisay malahan 😡😡😡

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Před 2 lety +81

    Cumayr wuu diiday inuu sxbkiis khiyaameeyo bilowgii video-ga lkn Ceyda wuxu taa badalkeeda ugu abaal guday!😶
    Aduunka dadbaad gargaarta, saasoy jabkaaga hormuud u noqda. Asadow ciyaarta xeerkeeda dhawr.

  • @aamin4789
    @aamin4789 Před 2 lety +242

    Ugu horeyn waan kusalaamay wllkey adiga iyo teamkaaga Aragtideyda challengegan Hadan kahadlo inkastoo targetkaagu ahaa inaad kahadshiiso hadana qaabka aad uga hadashiisay waa qaab Aan Fiicnayn oo qasab ah waxana u arkaa in lagaa guuleystay hadii qof guuleystayna waa cumeer sababtoo ah waa uu diiday in uu khiyaano sxpkiis halka ceyda ogolaaday inuu khiyaano sxpkiis ugudambeyntina kuma faaiidin khiyaanada uu kusameeyay sxpkiisa. Lkn challengegu waa cajiib
    Let's reach 900K subscribers soon brother

    • @quennafiza1281
      @quennafiza1281 Před 2 lety +8

      Haa wllhi saaa dhihi rabaa tiri📝😎

    • @leilahaji715
      @leilahaji715 Před 2 lety +10

      Wixiisa waa qaab qasab ah waa laga guulaystay Asad

    • @leilaosman
      @leilaosman Před 2 lety +4

      Aad u wyn #Asadhagio cumer lipintiisa haloo qiro ballantu sidaa ma ahyn in xoog ama si qaap darro ah lyskg hadlsiiyo #wnkaxumahy

    • @shacrapowy3438
      @shacrapowy3438 Před 2 lety +2

      Absolutely sxb Ceyda waa doqon sxbtinimada ayuu lcg ka doortay balse maxaa helay qiyaanada uu sxbkiis ku sameeyay mid ka weyn isaga ayee ku dhacday.

  • @mutaashasan8380
    @mutaashasan8380 Před 2 lety +7

    Kan challenge maaha lacag inee kaabaxdo ayaa xanuun kugu hesey 🤔

  • @maqzuudchanoh1575
    @maqzuudchanoh1575 Před rokem +2

    Wllhi billahy Wan ilmeye waxn jeclah asad iyo cayda lkn manta Wan nacy wll cumeer maxd sida ugu gasheen 💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi Před 2 lety +282

    Team 27 I am new. Welcome iso dhaha ❤️😁

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett Před 2 lety +102

    Ilaah dambiyadeena iyo kuwa waalidkeenba ha dhaafo😭😭🤲

  • @asturabdusaid3966
    @asturabdusaid3966 Před 2 lety +1

    Ciyarta bilawga we ficneed balse gadaal oga dheshay asadow rali galey wilasha
    Mida kale cumeer sxb wacan wye😥🥺

  • @maryamaaadam1027
    @maryamaaadam1027 Před 2 lety +2

    Ceyda wuxuu noqday doqon waayo cumeyr wuu diiday inuu kahadhashiiyo saaxiibkiisa lkn asiga durbaba wuu qaatay xaqma ahayn sidaan🥰🤔

  • @sayidomermohamed3140
    @sayidomermohamed3140 Před 2 lety +86

    Waxaas challenge ma ahinee 😂 qasab uga hadalsiisay 😂 baqiilnimada iska daa ee chalenge caadi ka dhig

  • @canabahmed1233
    @canabahmed1233 Před 2 lety +77

    Asad waxad samaysay kuguma raacsani waa qalad 😣cayda iyo Cumeer sidad ula dhaqantay waa qalad challenge surwer layska bixinayo waa ceeb powe ninka raga eh waxaso kle sharaftisu kaxiga caydana inad ku xad gudubto ma aheyn mahadsanid 🙏

    • @shacrapowy3438
      @shacrapowy3438 Před 2 lety +5

      Aad iyo aad balse qofka guuleystay waa Cumeer sababtoo sxbkaa qiyaameey ayaa la dhahay wuuna ka diiday sxbkey ma qiyaami karo buu dhahay balse Ceyda sxbkiis ayuu qiyaamay. Taas bedelkeeda qiyaanada uu ku sameeyay mid ka weyn isagee qabsatay Unsubscribe ķkk hadaa qiyaano sameysid adne mid ka daran ku qabsaneyso. Cumeer is the Winner.

  • @hibaqdahir9183
    @hibaqdahir9183 Před 2 lety +3

    Omer is a legend really cause he refused to cheat his friend but ceyda make reverse😪

  • @naimamoha3903
    @naimamoha3903 Před 2 lety +2

    Kuma farxin vedio gaan qasab waye asad 🥺🥺🥺🥺🥺

  • @anisamire4813
    @anisamire4813 Před 2 lety +108

    No Asad maanta waa diidnay finally challenge wax aad sameysay sax maaha bro raali geli wiilasha labaduba waa inaa abaal marin siisaa qaaas ahaan cumeer nin go'aan leh waye ceyda sxbkaa haku kaftamin mar danbe guuleysta wiilasheena asad qaladkaga inaa qaadatid rajeynaa bcos waynu ku jecelnahay wana sababta aan qaladka kaaga celineenoo keep going bro

    • @qureshomohamed4832
      @qureshomohamed4832 Před 2 lety +4

      Wll Asad rali geli wiilasha walaal qalad ayaa ka gashay waxana kaacodsanaa inaa xaqa lacagta ey leeyihiin siiso hadaa awoodo hadiikale haaf sii 100 qof kiii igu racsan waxan kacodsaa in asad runta usheego

    • @qureshomohamed4832
      @qureshomohamed4832 Před 2 lety

      Adoo rali gelinaayo sooduub sida ugu dhaqsida badan fidiyowgaan kan xiga

    • @shacrapowy3438
      @shacrapowy3438 Před 2 lety

      Cumeer is the winner sababtoo sxbkiis inuu qiyaameeyo ayuu ka diiday sxbtinimada ku weyn daraadeed ayuu ku guuleystay Ceydana sxbkiis ayuu qiyaamay isago lacag fiirinaayo Ceyda wuxuu fiicnaadaba Challenge.gaan wuu ku fashilmay.

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +100

    Ruuxi ugu kheerka badna ugu sharafta badna ugu naxrista badna ugu karamada badna waa nabi maxamed scw❤

  • @xabiibosalaad1552
    @xabiibosalaad1552 Před 2 lety +2

    Ceyda sxb iska dulqaado 😂😂waxaa cumeer ku sameese ayaa ku haysta sxb fcn ma tihid ceyda waxa kuu daran kaliya waa lacag oo xeerka sxbtinimo ma taqaanid😓

  • @abdallaalimohamed7048
    @abdallaalimohamed7048 Před 2 lety +1

    Cumeer waa lagu xadgudbay tankale ceyda in laqiyamo wudiday cumeer lkn Halka uu ceyda noqde furihii lomari lahaa cumeer ✌️cumeer waa nin sxpnimada wax kayaqano

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Před 2 lety +80

    Asad challenge kan waa ina raali galin ka bixisaa waxa aad cumeyr ku samaysay {200$ ne wad ina dhiibta
    wad ku xad gudubtey cumeeyr iyo s #ceyda

  • @xaawamaxamed403
    @xaawamaxamed403 Před 2 lety +53

    waxaan game maaha waa adoonsi io wan kaa awood badanhy 😢

    • @raxmacadi1140
      @raxmacadi1140 Před 2 lety +7

      Waxaas waxaa iiga daran waalidka ama walaalahood inee waxaan arkaano maxee dareemayaan ayee kulatahay ilmo yahoo waxbarasho loosoo dirsaday

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 Před 2 lety +2

      @@raxmacadi1140 haday siin lahayen lacag kufilan ilmahoda saan looma bahdileen

  • @najuupea567
    @najuupea567 Před 2 lety +2

    uff lkn ceyda sxp fcn ma,ahan hdaye cumeer inoo sxipkiis qiyaamo woo diiday lkn ceyda sxipti nimada neh woo ku dheelay ciyaarta neh wuu ku dhacay😑😒😒😒
    mnta kadib ceyda wpa ncy😒

  • @yusufjelle608
    @yusufjelle608 Před 2 lety +1

    wanku salame asad pro wlhi adigoo 100k subcrb maraayo ayan kugu sobiire alaahada wankula socdaa lkn caawo anigo video yadaada iska dhax socdo ayan arke wax an waligay is waydinjire oo ahaa adiga iyo arimaheena wlhi video gas mishuu iga mara lkn waqti walbo guuleyso

  • @cabdallaabuukarcumar5539
    @cabdallaabuukarcumar5539 Před 2 lety +129

    So sad Wlhi bllhi Cumeer Waan ka Xumahy Waxay kugu sameeyen Wax fcn ma ahn CuMeer Wa Qof Qalbi Wanaagzan Waayo Markii La Dhahay SxkaGa So Qiyaam wuu diidey Wana Qof Zhptinimada Wax ka yaqaan 100% waan ku raacsanhy Cumeer qadarinta Uj sameeyey Mana Ahayd Challang inad Ku Soo darto SurWaal Siibid This challange flobb buu noqday Aniga Ahan Kuma Qanacsanii Game Ka Ina Sidaas la Yeelo Part2😭😭💔

  • @abuumedia
    @abuumedia Před 2 lety +154

    Waxaan challenge ma ahan Asad waa lagaa guuleystey
    Hadii aadan ogoleyn in aad $200 bixiso Sharad hala galin lacag in taas
    Saan wax ka badel... 👍👍

  • @mapzoudmalapoh4071
    @mapzoudmalapoh4071 Před 2 lety +3

    Azad channel kan Wakucelis👋Cumer Bilda Shptinimo AasinaA walhy🥰isagana ah Qofka guleysteYY

  • @apdulrizackmk6275
    @apdulrizackmk6275 Před 2 lety +17

    Waxaan wa qalad wllhi 😢 Azadoow Hadaad ogaleen 200$ inay kaa dhimato Maxaad ragaan u dhibaysay

  • @a-hafidabdi3587
    @a-hafidabdi3587 Před 2 lety +65

    Asad awalba inaad bixiso ma aadan rabin sidaanina Challenge maaha wlhi waa khalad iyo cadaalad darro waddo toos u soo mar lkn ragga haku xad-gudbin nin $200 sharaftiisa iyo in la qaawiyo ma dhaafsanayo. Marka waxaa muuqata in xikmaddii kaasii dhammaan rabto wlhi 🙏

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 Před 2 lety +72

    Wllhi weligay wan taageersana asad but Weli cawa wuu iga bi I laayahay dulmiga iyo xadgudubka wuu wiilashaa yaryar ee masaakiinta ah ee marwalba wax la sameeya uu u galay walal hadaan ku gu dheraday so sorry walalkeen ayaad tahay sidan marka saxsan tahay ku taageerno ayan khaladkana kugu sheegayna wiilashan yaryar marka aad game la gasho sidiisa u fuli wakhti grof
    Ku siiyey waa qof ku jecel hadana qiyaas qof aamusna 6 saac xata caafimaad maha ood si aad vidoe giina uga duubato wakhtigoodii u qaadato lacagtaadiina u ceshato aad sida ula dhaqantay iska ilaali dulmiga walal wanu ku jecelnahay anakana dareenkeena Ha dhaawicin qof aad tiri isugu taga oo qaawiya ma xaqba qof aad CZcams kiisii u dhadhacday oo aad dadka ku dhahday kala noqda sbc ma xaqba ma waxaad rabtay inu sugo ilaa inta lagala noqonayo laba boqol dartood wllhi caloosha i xanuunaysa kuma muujinayaan qalbigaga ayey ilaalinayan balse qalbiga ayey ka xanuunsanayaaan marka aad dhahdid wan idinla tartamaya finnalkana kuma farxo wan ogahay mar walba Lacag wad bixisa lkn marwalba sida ugu wanaagsan samee wad khaldami karta lkn tan oo kale Waa ceeb hoe noqon qalbiga no ilaali Sidii musasal ayaanu ku daawanaya we love you iskana kaaya cafi

  • @nayaadmoha3031
    @nayaadmoha3031 Před rokem +1

    Wanka xunahay ceyda iyo cumer asad lacagtisa bu illashanayA ceyda iskalaliya asad adiga iyo cumer wixi I inta kadanbeya 😊

  • @sharifoahmed5079
    @sharifoahmed5079 Před 2 lety +9

    Asaad saan qalad waye wllhi wilka sii lacagta waa kugu leeyahay
    90 qofoot hadeey igu racdo waa dhibee sxb asaad 🙄🙄

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 Před 2 lety +81

    Asadoow sidaan waa qalad ee ragaas lacagta waa u qalmaane sii, challenge maahan sidaan waa kaa diidnay tan sxb horay usoco bro.

  • @omaari155
    @omaari155 Před 2 lety +99

    Ceyda iyo cumeerba lacagtaa 200 ah inaa uqeebiso waaye nin rag ahbaa surwaalka ka siibaya wax caqli galaa maaha waama anshax xumo anago ku jecel misne kaagama aamusi karno qalad keep going maku oran karno wllkeyow markaad qaldanto
    Ceydana waxaad ku ciyaartay shaqadiisi taaso aadan rabin shaqadaada inlagaaga ciyaaro wax caadiya maadan ku sameenin 2doodaba
    Video dhamestiran waa inaa ku raali galisaa dhalinta marwalbo garabkaga taagan lacagtada difaacato ceeb maaha lkn anshaxa iyo dadnimada hadaa ka baxeeso marka horeba cidna kuma qasbin ee chalangiga iska daa.

    • @nimcomohamed8985
      @nimcomohamed8985 Před 2 lety +2

      wankuku raacsanahay raaligalin haka bixiyo

    • @caaishoxasaan7887
      @caaishoxasaan7887 Před 2 lety +1

      Asad wax Jira mitihid 400 inee kaaga baxdo aadiidantahy Sharad ayaa gashenee maxa ogabaxee uff

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před 2 lety +2

      Noway cala qof 200$ ayu dhahy almost 6h aye amusnayen war xaqa islamed iska dhiib lacag adan dhiibi karin ina usheegto waba qalad asad qofku yahay caawa ogan insha allah

    • @fardowsaiimaan3351
      @fardowsaiimaan3351 Před 2 lety +1

      Waa runtaa veodgaan waa dulmi isaga dhan

    • @omaari155
      @omaari155 Před 2 lety +1

      @@hayat-q8y wll anagana caadifad na qaadin ficilko sameeyay baa xun ee asiga ma xuma qofko yahay ogaane hal mar kuma oran karno qofka intaa wanaag kuso raacnay

  • @abdisalamaboubaker6045
    @abdisalamaboubaker6045 Před 2 lety +1

    Cimaamada ka dhacdhay manta Asad iyo cayda.Cumeer wiil saaxibtinamada u dacaad ah👏

  • @somaliGigsdriver
    @somaliGigsdriver Před 2 lety +1

    Asadow si nin rag ah loola dhaqmo baro wiilka sii shaahiisa saas danbe hasamaynin.
    Sincerely,
    Amin

    • @nasibyare5042
      @nasibyare5042 Před 2 lety

      very true sxp waa qalad waxani lkn dhalinyarada yar yar wuxuu ku gumaysanayaa caan ban idinka dhigayaa waxn rabo ii sameeya.

  • @deerolyrics7034
    @deerolyrics7034 Před 2 lety +84

    lkn waa khalad wayn ciyaartan maaha waxaad ku heshiiseen waxaad ku heshiiseen in waxaad u dirto ay sameeyaan lkn inaad a dagaalanto kumay jirin ciyaartaan xaq maaha waa ku celis.

  • @shucaybfarxaan8439
    @shucaybfarxaan8439 Před 2 lety +40

    ASAD walhi waa ku fashilantay CHALLENGE gan cadaan ayaa ragga lacagta ugu diiday.
    🥲🥲🥲

  • @Ibnuqoordheere
    @Ibnuqoordheere Před 2 lety +3

    Waligy Asadow Video aad sameesan Kama Xumaan balse kan Tottally Sidaa sameesan Si Saxa ma ahyn , Dhalinyarada qalbigooda Dhaawac ayaagaarsiisy Walaahi QofKa aad tahy hadaadan ahaan lhyn Dib Danbe chanalkaaga Ma U soo agmareen.
    GuuLeeso bro Tan Hadaadan Raali Galin ka soo bixin Boog madow bay kugu Noqon.

  • @farahmohamedfayzal2838
    @farahmohamedfayzal2838 Před 2 lety +5

    Waxaan mahan challenge
    Ee xoog uga hadalsiisay
    ....200 qadarin kula leh
    6 saac oo qof aamusay...

  • @suhela1335
    @suhela1335 Před 2 lety +171

    🥺🥺😰 Asad maxa sidaas ugu gashay wiilasha intaa sacadood ayey aamusnaayen taasi waxey caden uthay inadan rabin lacgta inaad dhiibto 200$ wax weyn ma ahan lkn sharftaa wax wlpo ka muhiimsan iyo walalnimada 🥺👍
    My idea 🤟

    • @qalbidajiye4095
      @qalbidajiye4095 Před 2 lety +1

      AbaYo wuxu waa challenge dheel dheel mala rawo ka badan wuu sii kraa

    • @hanaappe6363
      @hanaappe6363 Před 2 lety +2

      So Sad 😞 wlhi

    • @zimba8327
      @zimba8327 Před 2 lety

      200$ maa rabtaa inay dheel dheel ku baxdo

    • @hanaappe6363
      @hanaappe6363 Před 2 lety +2

      @@zimba8327 200$ kabadan ayaga ayuu ka samenayaa 😂😂😂

    • @mkyusuf4633
      @mkyusuf4633 Před 2 lety

      @@zimba8327 hade dhedheel rbin inee uga baxdo muxu u galaaye challengeka wax ka bixi karo ayuu shegi karay mesela 20$ cml wax wlbo Wa heshis

  • @mahadmaxamuudmaxamedmaxame7883

    Dad waxa ugu xun kuwa walaalkood Qalad ku jirta intey arkaan dhahayaa keep going. Ama hori usoco .kuwaas waa kuwa naftaada cadow ku ah . Qofka kuu danqanaya waa kan Wixi qalad kugu arka la joog ku dhahaya wixi saxsana waa sax ku dhahaya kaas ayaa sxbka iyo walalka saxda ah

  • @farduuusaomane9505
    @farduuusaomane9505 Před 2 lety +1

    Surwaal inaad ka saartan ceeb waaye saas cadaalad maah🙄🙄😭😭😭😭😭😭😭🤣🤣😭😭💔💔💔💔

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Před 2 lety +3

    Ceyda waa nacaz wllhi
    Mrkiizii wuu ka xidhayE😢

  • @Khaled0001
    @Khaled0001 Před 2 lety +71

    Asad challengigaan waa qalad waayo dhalintaan inaa sidaas dhan ugu tumatid mahan wll waxagaa waa qasab ee challenge ma ahan midaasna kuguma raacsani wll dhalintaan soo raali gali 🥰❤💯

  • @nimcanofficial4897
    @nimcanofficial4897 Před 2 lety +62

    Sxb kan challenge maahan rag waqti kusiiyay hadana kudhawaad saacado aamusnaa inaad ficil ugubadasho waa jaahilnimo
    Keep going brother road to 1m

  • @hibaakrashiid8851
    @hibaakrashiid8851 Před 2 lety +1

    Ax ax Chanelka waan usoo qosol donan jiray lkn caawa aad uga cadhooday

  • @ayaanlebotan2970
    @ayaanlebotan2970 Před 2 lety +4

    Hei Asad,
    Wiilasha waad Ka qaldan tahay waa inaa sisaa lacagtooda ogolaaw in lagaa guleystay, waxaa sugnaa waa rali galinta wiilasha

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 Před 2 lety +51

    Asad waxaga challenge ma ahan ina gacma gacmeso ma eheen intas oo saac ee aamus nayen hadana wax xun ku samesay si kle ina uga hadal siiso eheed😌

    • @shortscookingvideos6891
      @shortscookingvideos6891 Před 2 lety +2

      I agree with u sister they did a lot to win

    • @samarajoeseph5696
      @samarajoeseph5696 Před 2 lety +4

      Wxa wa inuu raali gelin ka bixiyaa wlhi wn ka nxy inamada si xun bu ugaly

    • @fatimaabdi1874
      @fatimaabdi1874 Před 2 lety +5

      @@samarajoeseph5696 ilmaha masakinta oo isaga ciyara intas oo rafad oo marsiiye video giisa oo ka duubty kuna ma siinin qasaro ino ugesty moyee😏

    • @fatimaabdi1874
      @fatimaabdi1874 Před 2 lety

      @@shortscookingvideos6891 Haa wlh😔

    • @masutmaanaf9847
      @masutmaanaf9847 Před 2 lety

      @@fatimaabdi1874 Asad hagio however wanku tageraa

  • @tanadeyare5930
    @tanadeyare5930 Před 2 lety +43

    Sxb xaqa bini aadamka iska ilaali balanta iyo heshiiska ilaali waxa tahay qof wanaagsan hadana way dhici kartaa in ay kaa hoos baxdaa wllkay guulayso wanagaga unbaa jecelnahay

    • @samarajoeseph5696
      @samarajoeseph5696 Před 2 lety +4

      Ha wlhi asad qof ficn wu yhy lkn wxa cwa uusameyey ma fcnen wn ka amusi wyey

    • @tanadeyare5930
      @tanadeyare5930 Před 2 lety +4

      @@samarajoeseph5696 bini aadam ayaa nahay sidaa wanaaga isku taageerno hadaa qaladkana iskugu sheegnaa waa guulaysanayna walaalkeen wanaagiisa unba jecelnahay

  • @abdirizakmohan1249
    @abdirizakmohan1249 Před 2 lety +1

    Dee challenge giiba waadiga ku ciyaaray qofka ma qasab baad kaga hadashiin war nagala tag nio uf

  • @zahruuja9471
    @zahruuja9471 Před 2 lety +2

    Ad uqaldantahay asaad 200 wey kula badan tahay lkn ogow mantay wax fiicaan ma adan sameynin🥺😡 cumeyana waa wiil ad u af gaban saxiibtinimada Yana mnsh Allah 💞🥰

  • @yaaziinabdirahmaan3344
    @yaaziinabdirahmaan3344 Před 2 lety +47

    Azad maanta kan challenge maahan ee naga cun dadka in Hadalka lagu khazbo maahan 200 $ miYaad azad wax wayn kula noqotaY
    Pro challenga Halagu celiY0
    Zida kale wuu fiican Yahay keep going pr0 👊

    • @nafisoyusuf2382
      @nafisoyusuf2382 Před 2 lety

      Asad ino sobadi wllky waa qaraxo wllhi🤣🤣🤣😆😆😆🤣🤣

    • @nullreport7423
      @nullreport7423 Před 2 lety +1

      @@nafisoyusuf2382 sis caqli ku dar hadii lagu dhaho isqaawi oo lacag qaado mad yeeli lahayd sida oo kale ayuu cumeer ula dhaqmay waxn wax fiican maha qof wakhti ku siiyay ina sida ugasho

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 Před 2 lety +115

    ASAD HAGIO gar iyo gardaro harab kaaga ayan nahay lkn kuguma tageeri karno wiilal dhalinyaro ah inaa sharftoda ku xirto 200$🚫🚫🚫 5 saac ka badan ayaad ku ciqabtay amusnaan
    Markey sugayeyn gushii ayaad xumaan u badashay sorry wll

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 Před 2 lety +2

    Saan wax fcn maahan in surwaalka leska siibo 🥹🥹😭😭

  • @badraadem6101
    @badraadem6101 Před 2 lety +2

    Vidoegan khalad Ayaa ku Jira Asad Hada Aragtid Mar dambe gamekan soo samaynaysid Saan Camal Wax kaso badal, However Guuleyso Brother💯💗

  • @cabduwalixuseen7656
    @cabduwalixuseen7656 Před 2 lety +28

    Cayda San kama filen 😬
    Cumeer sidaan ku malenaaye mad Naqon Halyey always Halyey🤴🏻👆🏼

  • @kynaanyare1195
    @kynaanyare1195 Před 2 lety +28

    Asad pro wllhi cumeer waa laga qaldanyahay ma ficno saas 🥺

    • @somalirap1670
      @somalirap1670 Před 2 lety

      ila eeg rapkayga 💯❤💯❤💯❤💯💯💯❤💖💖❤💯💯💯💛💯💛🧡❤❤m.czcams.com/video/z1LuQB87q-o/video.html

  • @marwaanjamaal8930
    @marwaanjamaal8930 Před 2 lety +1

    Asad suaal wllo lugaha maxaa kaa helay sxp iga raali noqo maan Rabin inaa ku daydiiyo 🦁

  • @boqoradainaali3311
    @boqoradainaali3311 Před 2 lety +1

    Cayda si qaldan sameesay nin asi sxp kaa dhiganayee inaa sidaa ula dhaqanto waa qalad😖🥺🥺🤚

  • @hayaalchaannel8977
    @hayaalchaannel8977 Před 2 lety +34

    Assad togtan waa isku ciyarty ruunti wilasha sidan ina ku sameso mahen ceeb caleek marar badn ku firsady in lacag laga cun maba rabtid ayago waqtigodi kuso huray san ula dhaqanty saxibtinimadi waad ku 👎👎👎ciyarty ee wilasha xaqooda sika sii cayad xita adiga cml bqody wayo saxibkis inu sidan yelo mahen cumeer saxibtinimad waxa ka taqana 🌺❣️

    • @Hamdi-Abdirahman
      @Hamdi-Abdirahman Před 2 lety

      Haa wlhi ma ila aragtay asad lacagta mida yar yar ayuuba xanuun ku bixiyaa ma fiiriyo dadkan waqtigooda iyo inta veiws ah uu ku heleyo manta dadka dhan way arkaan inu qalad sameyey inu saxo ayan ka sugaynaa asad hadii uu danayste ahayn maha dhallinyarada sidu rabo inu ka sameysto

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 Před 2 lety +44

    No No No Asad saaan waa qalad taliye, Dhalinyarada sifiican ulama adan dhaqmin waqti ay ku xaareysan kareen intad ka qaday xad gudub ugu badeshay.
    Cumeer wuu ku guuleystey bilada sxptinimada lkn ceyds wuu beeciyey shpkis anyway 👀.
    Videoga kan ku xiga raali galin usamee dhalinyada guul insha allah Mar walba respect 🙏🙏💯

  • @AmalMohamedosman
    @AmalMohamedosman Před rokem +1

    Asad wax qalad ayaa sameesay ma ahan cumeer
    Inaad surwaalka xoog uuga siibto qalad ayey kuugu tahay

  • @fadumoxajji6091
    @fadumoxajji6091 Před 2 lety +1

    Asad waa qaldantahay 2da wiil ba qalad baakagashay saaca laga bilaabo taageero makuu nihin

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Před 2 lety +24

    qalad weeyan falkii omeer yare aad ku sameyseyna waxa aheydna challenge -gu in qofka uu hadlo isagoonana culus lasaareyne balse laga hadashiiyo dariiqo kale sida in shactiro ,sheeko amabse wax kale lsgaga hadashiinayo markas i xoog qofka lagaga hadashiyo way ka reebantahayna challenge saxna muuna aheyna ee ku celis samee .

  • @abushaima5621
    @abushaima5621 Před 2 lety +41

    Asad sxb kan cawa kuguma raacsanin hadaaan nahay team 27 waayo nin kasta sharaf tiisu waa umuhiiim sidokale cayda waxaad ka aaday meel uu wakhti iyo juhdi badan galiyay ooo aan hubo adiba cawa hadiii lagaa aaado inaaad dareemi lahayd wuxuu dareemay marka sxb wax walba waxaa kaaga qaalisan shaqsiyadaada labadaas nina waxaan u arkaa ani ahaaan inay ka guulaysteen waxaana ku dhihi lahaa 4poqol o dolar yaysan qalbiya badan oo kujecel ku galin qalbigooda darren aan qurux badnayn ee sii wilashaaas

  • @fadxiyamuxumed4861
    @fadxiyamuxumed4861 Před 2 lety +4

    Surwaalku kuma Jirine Waad khaldantay Anigu waa Ka xumaaday 🤭😡

  • @zakariyemohamed6766
    @zakariyemohamed6766 Před 2 lety +1

    Cumeer sxbtinimada waxbuu kayaqaana. Ceyda xaqii sxbkii waakasoobaxay lacagtiisa macalfan.

  • @fahadomar8479
    @fahadomar8479 Před 2 lety +12

    Asad waad qaldantahay wllhi raga saas ha u galin waad ku kaftey ee raga xaal sii please 🙏 😭 😢

  • @suusuuaxmed9561
    @suusuuaxmed9561 Před 2 lety +23

    No way sxp waxaan waa qayaano game maaha sxp asad ceyda iyo omayr wey kaa guuleysteen wlh xaqooda siii xoog miyaa uga hadashiin wilasha😎😎😩😩

  • @xamdiabdullahi224
    @xamdiabdullahi224 Před 2 lety +1

    Cumeyr waa legend waa uu diiday inuu qayaano sxbkiisa halka ceyda oo eber noqday cawada uuna diyaar u noqday sxbkiis inuu qayaano asad haddadan lacagta dhigatay in lacuno diyaar u eheyn inaadan dhalinyarada hami gelin

  • @fatumasahra9793
    @fatumasahra9793 Před 2 lety +1

    wahatsameyneysit waqalat asad hajio 🥺🥺🥺

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 Před 2 lety +14

    fadliga saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahy 10 jeer pukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhamnten kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 Před 2 lety +28

    2 da wiil waa ay dadaaleen wad khiyaantey dhan kasta wad martey ilaaa markii dambe qasab aad kaga hadlisay waa inaad 2daaa nin xaqooda siisaa 800 ee Ringo, wayo way dadaaleen manta wan kuxantoo Asad waa bakhayl oo lacagtuunbu kafikiraya sidii ugu baaqanlaheyhd wwaaanay kuu baaqatey se runtii ragaasi wa leyihiin xaqooda xata kucelis maaaaha gameku

  • @cabixamid2584
    @cabixamid2584 Před 2 lety

    ASADOW Tani Xaq ma Ahan Inaad Sharaftoda Ku ciyartid
    Lcagta wey uqalmaan Ee Lacagta Sii🥰 Ogow MA Fiicna Qof Rag Ah
    Inaad Sorwaallka Ka Siibtit Sii Lacagtada Kugu Bad Baado
    Wax Kale Wad Samey Kartay Lkn Mida kuguma Raacsani Aniga Ahaaantey🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zalmaqalbi7823
    @zalmaqalbi7823 Před 2 lety

    Asada waaan ku nacay runtiiiii sidaa wiilasha ula dhaqmeysid jooooji😌😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😎😎😎😎raaali galin sameeee pro

  • @Xaaji1
    @Xaaji1 Před 2 lety +53

    Asad Challenge-ga waad ku dheeshay wax qaldan ayaad ku sameesay Cumeer iyo Ceyda Anshax xumada jooji, lacag yar oo lagaaga guuleystay waxba ma ahan qofka sharaftiisa ayaa ka muhiimsan.

    • @yazmiinmustafa2085
      @yazmiinmustafa2085 Před 2 lety +1

      wa run hno challenge inta danbe kaga ciyarey asad

    • @officialtuneey9140
      @officialtuneey9140 Před 2 lety

      Qofka sidan challenge lolama deelo hungiri been eh ma ficno

    • @xuseenbuuni8924
      @xuseenbuuni8924 Před 2 lety +3

      Lacgta ayaa isga wax wayn lah inato dhan bay amuustayn sani xaq maha rabi dadka ma amuusin uf waxaan challenge mah shit😡

    • @najmomuusexuseen7401
      @najmomuusexuseen7401 Před 2 lety +1

      Haa waxa fcneyd inow san sarwalka halaga sibo dhihin iyo youtube kane so galin

    • @khalidismail5960
      @khalidismail5960 Před 2 lety +2

      Hadii uu talo qaadanayo waa in uu raali galiyo inamada waa kuwa halkaa soo gaadhsiiyay

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +11

    Asad hagio sidaaan waa khalad sababto ah meel aanan filaneynin ayaadka soo martay wallaahi lkn qalad wuu dhacaa soo raali geli please my brother waanku taageeraaa yaaqay thank you so much

  • @halimahussan6144
    @halimahussan6144 Před 2 lety +1

    Wlh bro asad challengka
    kuciyarte

  • @mazla870
    @mazla870 Před 2 lety +6

    game kaan qiyaano weyn waaye asad 😁 bilow ga wuu fiicnaay laakiin gadaal ayaad ugu ciyaartay

  • @Jihaanjanno
    @Jihaanjanno Před 2 lety +23

    Wlhi Billhi kuuguma RaaCZaNi SidaaN inaad ku sameySo Wiilasha Ku celis waaYe Ciyaarta Asad Hagio 🙏🙏

  • @dunioomar8004
    @dunioomar8004 Před 2 lety +8

    Walaahi ceyda saaxiib fiican ma tihid sababtoo ah cumeer markii laguu soo diri Rabay oo la dhahay ceyda ka soo hadalsii wuxuu dhahay maya saaxiibkeey yaan leygu dirin cumeer full respect walaahi qof saaxiib tinimada ku weyn

  • @cllaahiciise3714
    @cllaahiciise3714 Před 2 lety +1

    Asad xaasidnimada iskadaa ciyaarta ku celi please

  • @faizoali6861
    @faizoali6861 Před 2 lety

    Asad wad qaldanthy chalangiga sidan maha waad qiyantay ceyda iyo cumer no no wlh waan ka xanaqay