XUKUMO LA IS GAADAY AMIIRA XAAFADEYDA UGU TAG SOO BAX DHEH KA DIBNA WEYDII LACAG HADAY KU SIISO..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 1,2K

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +94

    Wll iska dhaaf ku raaadinta like ta quran ka iyo saliga nabiga ❌ scw

  • @yaatahayadi1643
    @yaatahayadi1643 Před rokem +83

    Asad waa ku tageernaa qiyamada dhaaf ciyartaan mrka dheleysid boojada jooji wiilasha ha qiyaamin laba jeer lasoo baxday ciyartan qiyaamo badan kugu aragnay in badan respect umuuji 🙏

    • @aragsanindho7553
      @aragsanindho7553 Před rokem +2

      Haa wlhi dhawr jeer aan ku arkay

    • @Ali-kv7cr
      @Ali-kv7cr Před rokem

      CEYDA XATAA WUU CAYAARAY XUKUNKIISA LA DHAAFIN LAHAA MARKA WAA ISLA MID.

    • @queenaragsanofficial4994
      @queenaragsanofficial4994 Před rokem +1

      @@Ali-kv7cr Maya wll ceYda markas ayeyba Hal wareg dhafteY waayo points dan mu helin tan kale marka labad ne wala dhafiYey Hal wareg

  • @hamseomer5539
    @hamseomer5539 Před rokem +172

    Qofki ugu fiicna uguna kheyrka badnaa, uguna aqoonta ficna, uguna naxariista badna, uguna udgoona, uguna dulqadka badna Rabbi inta uu aburey waa nebi Muhammad Scw❤❤❤❤❤

  • @mohamedhamdi5626
    @mohamedhamdi5626 Před rokem +250

    Vaaaaaaar inta ila aragta in Asad Laba Jeer oo isku Xigta Qaatay waraaqada😅🙌

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +357

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝😢

  • @c.fataaxbuuweyaraani9191
    @c.fataaxbuuweyaraani9191 Před rokem +69

    Mar walbo ha ilaabin inaad kusaliso nabiga scw

  • @ahmedniyadzame6118
    @ahmedniyadzame6118 Před rokem +24

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Před rokem +223

    Inta manta xukunkan tiktok kusoo aragte 😂😂😂

  • @jabirjekey3039
    @jabirjekey3039 Před rokem +47

    ♕︎:﷽
    ﴿ أَلَم نَشرَح لَكَصَدرَكَ۞ وَوَضَعنا عَنكَوِزرَكَ۞ الّذي أَنقَضَظَهرَكَ۞ وَرَفَعنا لَكَذِكرَكَ۞

    • @adnahassanfarah
      @adnahassanfarah Před rokem +1

      Qoraalka Quranka iska sax

    • @nuramohamed392
      @nuramohamed392 Před rokem +1

      ‏فإن مع العسر يسرا. إن مع العسر يسرا. فإذا فرغت ‏فنصب. وإلى ربك فرغب.❤

  • @Canada.143
    @Canada.143 Před rokem +155

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před rokem +48

    cayda ayaa ugu love badan hada soo eegey😂😂❤

  • @abdicade985
    @abdicade985 Před rokem +63

    اللهم بلغنا رمضان اللهم آمين يارب 🤗🤗

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 Před rokem +76

    اللهم بلغنا رمضان 🤲🤲🌙📖📿🥰

  • @maxamedcabeeye2795
    @maxamedcabeeye2795 Před rokem +12

    Asc asad sxb sidan hore kugu dhegay taageero wan dhafay wilkayga aya kaga magac dhigaye manta codsi aya wata 100iso tur ale darti dhiban ku xalinaya i hayste sxb nolow wil qalbi fican asad xaji i love

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Před rokem +153

    1.3M Coming soon l.a team asad Hagio 27
    A lengend never brings shame ✅❤✊

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +34

    Manta Tiktok Waa Yabanaa😂 Xaqa Sameye 3diinab Love❤ Nii Saray
    Ceyda Aabah Nasiibka Halaga Haro😂❤

  • @soomaalonline
    @soomaalonline Před rokem +27

    Asad intuu is dhahayey lacagta sev gareyso waa laga guuleys tey mac son kor🤣congressional cayda😍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +34

    Three legends always legends keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda another's levels this is challenges hard work 😀👍💯💯⚽️👍👍⚽️

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 Před rokem +21

    😂😂😂 cayda nasiibkiisa masha allah asigoo gameka kamaqan xitaa 5paints uhelay ❤

  • @ibraahimmaxamuudxasanguuleed

    Ramadaanta ilahey cafimaad hanagu gaadhsiiyoh🥰☺️

  • @caaliyaabdirahman8785
    @caaliyaabdirahman8785 Před rokem +24

    Imta video love isarka tiktok kuso aragtey mnnta😂😂😂

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Před rokem +23

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰🥰😘😘

  • @aamiinakofficial484
    @aamiinakofficial484 Před rokem +39

    Kusaliya xabibkena mohamed scw

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 Před rokem +25

    Vaaaaaar Vaaaaaar inta Ila aragta in Asad laba jeer o isku xigta qaatay waraaqada 😷😷😷😜😜😜

  • @drkhadarabdiwalihaji9721
    @drkhadarabdiwalihaji9721 Před rokem +15

    Cayda wllhi waxaan ka mid ahaa kuwii tiktok ga love ❤ ka kuusaray markaa tartamesay😇

  • @AbshirocumargacalAbshiro
    @AbshirocumargacalAbshiro Před 2 měsíci +2

    Wuu uqalmaa cayda intaas iyo in kabadan walaalkey mcn guul markasto ❤❤❤❤❤

  • @comedy00100
    @comedy00100 Před rokem +26

    Kuwii ramdhanka ka faiidaysto allaha naga digo inshllh❤

  • @abdallaahmed8104
    @abdallaahmed8104 Před rokem +8

    Cayda is very smart wallahi, waan u fiirsaday nin ka caqli badan groupka kuma jiro
    Cumeerna waa fariid isku kalsoon 😊

  • @khadarxigmaawi7207
    @khadarxigmaawi7207 Před rokem +58

    ILahay soonka nabad ha inagu gaadhsiiyo 🤲🤲

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před rokem +63

    آللهم بلغنا رمضان ♥️🤲🤲🤲🤲🤲🌙🌙

  • @subayrakram7365
    @subayrakram7365 Před rokem +86

    INTA XASYSIINTA IS DHAFISAY LIKE 👍 II GU CUMAMADA👈

  • @kingsamo10
    @kingsamo10 Před rokem +70

    Dadkii nabiga jecla awy ku Sali nabiga (scw)

  • @apdirahmanmoha
    @apdirahmanmoha Před rokem +33

    Kusali nabiGa wll Wax Ku DhiBa IlaHay Kuma TuseH 🤲

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 Před rokem +33

    Inta tiktok ka so argtay like dhac dhac ku siiheee 👍👍🤣🤣🤣

  • @khaalidmaxamuud6017
    @khaalidmaxamuud6017 Před rokem +2

    Cumeer waad qayaanteen labadiina waxaa dhahdeen tartanaa ku jiraa Asian
    Love isaar only

  • @fisoabdulahi2683
    @fisoabdulahi2683 Před rokem +10

    3dooda inta love ka u saaraty 😂😂☝🏽

  • @Abdirahman_Hassen
    @Abdirahman_Hassen Před rokem +24

    Dhamaan asad team kiisa ani la iga bilaabo waxaan rabnaa in dib loo soo celiyo game kii Dookhaaga dooro 🙏

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 Před rokem +15

    Isku dil afkaaga noo sooda asadow libaax 🙋‍♀️

  • @abshiryuusuf6987
    @abshiryuusuf6987 Před rokem +23

    Away dadkii jeclaa naboga scw🥰

  • @keynaanyare7482
    @keynaanyare7482 Před rokem +29

    barnaamijka xukunka inta jecel love saar 🙏🙏🙏

  • @husseinabdi4618
    @husseinabdi4618 Před rokem +17

    Dadkii ku dhaawacmay Dabkii maanta ka kacay Isbitaal martiini Allaha u Boog dhaayo🤲😭

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +20

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::::

  • @Bahj22
    @Bahj22 Před rokem +26

    Kusaliya xabibkeena muxamad scw 💞❤️❤️❤️❤️❤️😍

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli Před rokem +13

    Team cayda marnaba no hoos 🥳✊️

  • @team.27-fan
    @team.27-fan Před rokem +14

    Hanbalyo lucky poy king ceyda nin kaliya ee aan team 27 ka tageero💥💯lucky poy+xariif

  • @ileys174ileys2
    @ileys174ileys2 Před rokem +15

    Ceyda gymka🏋️‍♀️ 💪 waku qurxonatay kkkk

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 Před rokem +10

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @luulmaalimibrahin7147
    @luulmaalimibrahin7147 Před rokem +5

    Wllhi Mar hore seexan lahaa kaliya waxaan sugaa Muqaalkan Quruxda badan Team 27 waan idan wadtaaa🥰🥰🥰

  • @MOHAKIIN103
    @MOHAKIIN103 Před rokem +8

    inta tiktok kasoo daawatey vidio-Yasha Tartanka ismuujiya🖐️😂

  • @Iamdreeam9999k
    @Iamdreeam9999k Před rokem +7

    Maalin hore ayaan kala noqdy team washamsi ayaan ka mid ahaa aan ku saaree😂🤣🤣🤣

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 Před rokem +4

    Hadda Haa from Hargeysa Abwaan Qalinle heestiisa waa ku anfacday Asadow

  • @mohancadde196
    @mohancadde196 Před rokem +14

    Horey usocda masakinta hala caawiyo insha allah

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Před rokem +16

    Asadow bisinka Warqada Love iisaar Adaa la soo baxay Soodiga wiilashii khiyaameeyay Aar asadow wiilasha la saa’ ir daacadna u ciyaaar Tartanka😂😂😂 *Cayda waa Funny MashaAllh Markasta waxaan eega inuu badiyay iyo inkale❤😂

    • @sumayaahmednur9234
      @sumayaahmednur9234 Před rokem +2

      Wlly qofku wu ilawi kara ee khiyamo maha hadi uu khiyamo rabo wuka jari laha marku edit gareynayo wxbdn laga jarjara

    • @happyapdirsaq4310
      @happyapdirsaq4310 Před rokem

      Hhhh😂haaa uu qiyaaaamey

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Před rokem +10

    Ceyda the Legend👑❤✊ Laki Boy👦🤌🦁

  • @mimimaax2909
    @mimimaax2909 Před rokem +2

    Asad wax bu isdaba marinaya laba waraqod ayuu khasariyay laba jer ayuu ciyarsiyay cumir isna laba jerbu ciyaray say kudhacday Asad inamada WUU qiyanaya sayna uga qadan lacagta

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Před rokem +9

    Habeenka Axada barnaamijka laga soo adkee waqtigana noo badi Waxkale aan dawano malaha❤

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Před rokem +4

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @madaale5465
    @madaale5465 Před rokem +57

    A legend never brings shame 😊😇😇🥰

  • @ayaanmuuse-jh2lp
    @ayaanmuuse-jh2lp Před rokem +5

    11:09 Waan iska ogaaba in game yahay love saartasi habeenkii😂😂😂

  • @najmamohamed4559
    @najmamohamed4559 Před rokem +10

    Asad tuug love ii saar adigaa keentay labo jeer ayaad qaadatay 😂😂😂😂caruurta qiyaanada ka daa please😂😂😂

  • @lakini5078
    @lakini5078 Před rokem +6

    Soo badiya huuno barnaamijkan ayaan ku haysana anagu 🙌

  • @nuradinabdirahman5081
    @nuradinabdirahman5081 Před rokem +5

    Mar walpo hailaabin inaad kusaliso na iga scw

  • @maaidacabdiallh-cp5bo
    @maaidacabdiallh-cp5bo Před rokem +5

    Qofkii ugu horeye Ee commet soo qortay Baan ahy wllkei Asad Tagero baa idin Ahy Salan sharaf Leh iga gudooma🙏

  • @maxmedsheek-pl8wl
    @maxmedsheek-pl8wl Před rokem +5

    Wll waan ku taa geeraa Allah ku caafiyo 🥺🥺🥺🥺🥺🥰🥰🥰

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 Před rokem +26

    Inta ila jecel barnamijkan like saar😍

  • @inamohamout
    @inamohamout Před rokem +17

    Waanku salmeyy 𝚆𝙻𝙻 key ASAD hajio from somaliland 🥰❤️

  • @yahya_mohamed777
    @yahya_mohamed777 Před rokem +18

    inta video ga TikTok kusoo aragtay 😂

  • @istalewandowski1905
    @istalewandowski1905 Před rokem +4

    I'm very big fan is team 27
    1.3M coming soon

  • @asmasidiiq3452
    @asmasidiiq3452 Před rokem +4

    M.a walaalkay adbaan ku tageera qof la taageena watahay marka waxkastod qabsanayso allaah ha kuu fudideeyo horumar wacan wll

  • @inaelmi1819
    @inaelmi1819 Před rokem +6

    Game waka uqurxdabdn xamasadna wu leyhy 😌 so badiya💛

  • @miskisheikh4294
    @miskisheikh4294 Před rokem +3

    Asad Var laba jer oo isku xigtoh ayu sameyay marki love isar tiktok iyo Amiiro sodeg😜

  • @ahlaamupdyrahiin
    @ahlaamupdyrahiin Před rokem +19

    Yaa ila sugayi😂challenge kan tiktok love isaar sheekdi ahyd mnta

  • @saabiriinmoha7562
    @saabiriinmoha7562 Před rokem +2

    Love I saar Adaaa la soo baxay asadow wilsha waa gaaday 😂😂

  • @ibrahimmoalimmohamud1488

    Waan ku salamay walaal Asad 🙏

  • @nazziyabestie5235
    @nazziyabestie5235 Před rokem +3

    Wlh cumeyr o qaylinya iga so horbxy tiktok😂kii mxa ka qaldan mnta inta isdhahy isa sii dhafiyy😂😂sorry

  • @abiibdj1368
    @abiibdj1368 Před rokem +15

    Keep going on the year 💪 ✨

  • @nimco794
    @nimco794 Před rokem +1

    Wara asad xalay waa igawaa sheyn markii oo love kuwashanay seen waxa iga sooharay indho wlhi huno

  • @mohamudjibril4731
    @mohamudjibril4731 Před rokem +6

    Qeybta bottle ka marka sameyseen Asad hagio baa la rabay inuu ciyaaro lkin mar labad cumeer baa dheelay😊!

  • @xafsosiciid2818
    @xafsosiciid2818 Před rokem +3

    Inta challenge lasameeyo kan baa ugu mcn🥰🥰🥰favourite kayga wye wlh

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Před rokem +9

    Wax idin dhaley allaah janeeya horusocodo dhamantina

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Před rokem +10

    Waa KuSalaamay My Pro Keep Going🥰

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 Před rokem +3

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidnkubishareyo amiiiin🤲💞🫂wll tartanbakujera wll isoboqo

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 Před rokem +6

    Three legends hory usocda team 27

  • @MohamedHassan-cm1qd
    @MohamedHassan-cm1qd Před rokem +3

    Bro Asad Haa Runtaa wye Way soo Yareysey Warqadaha Part 2 camooon Wll mayow☝️🤒♥️

  • @mascudman-wv9kd
    @mascudman-wv9kd Před rokem +2

    WAXAN RAJEYNEYAA RAMADANKA INO ALLAH NABAT NAKUGARSIYO

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +7

    asc walalahayga soomaliyeed waxan ahay wiil somaliyed oo xanuusan rabana in lacawiyo wllyal hadaydan lacag igu caawin karin zubkriberr iisooo dhaha wllyal waxan ahay wllka oo xanuusane 🧡✊️🙌❤️🔥🤝

  • @asiye717
    @asiye717 Před rokem +6

    3dodaba inta love usartay tiktok 🤣🤣

  • @ayaanomer2721
    @ayaanomer2721 Před rokem +4

    Mashallah wllky Asad alle ha ku sharfo

  • @nimcomuuse-wv6fz
    @nimcomuuse-wv6fz Před rokem +3

    ased keep going my dear brother 🤴❤🙏

  • @comedy00100
    @comedy00100 Před rokem +9

    Best challenge mar walpa soo gadi barnamidkaan😊

  • @anascabdi7646
    @anascabdi7646 Před rokem +2

    Asad wiilka masha Allah dheh lucky boy waaye

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +7

    3da video loveta wasaray😂😂😂😂😂

  • @hanadayb6124
    @hanadayb6124 Před rokem +5

    My team an aad ujecelahay team 27 🥰🥰🥰

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Před rokem +18

    inta challengigan tiktok kaso aragtay ee fahantay inee youtube duubayen like ii saara😂

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Před rokem +13

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤

  • @munaahmed8375
    @munaahmed8375 Před rokem +8

    PARTY TWO PLEASE

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Před rokem +1

    Asad waku,salame waxa kuleyhy cafimad taam ah alha kusiyo walkey qali

  • @abdiaziizahmed7133
    @abdiaziizahmed7133 Před rokem +5

    Keep going my brother

  • @farahaliaar5977
    @farahaliaar5977 Před rokem +1

    Raygeeg qof kale ha soo diyaariyo xujad waayo asad xujooyinka uu og yahye

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Před rokem +18

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟