XUKUMO BIRTA DOOLIGA CARABKAAGA KU QABO EX TAADA WAC 100 DOLLAR GUULEYSTAHA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 771

  • @Maxamedkl123
    @Maxamedkl123 Před rokem +134

    Wax walba waxa ka macaan quraanka Yaa Igu Raacsan ❤🥰👍

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Před rokem +198

    Nabi Yuusuf Qurux ❤️
    Nabi Muuse Xoog Badni❤️
    Nabi Ibrahim Jacayl Badni❤️
    Nabi Ayuub Sabar Badni❤️
    Nabi Ismaacil Baarinimo❤️
    Nabi Mohammed (SCW) Intaba Wuu Isku darsaday Qurux Xoog Baarinimo Sabar Badni KU salin Nabigeena Muhammad (SCW) 🙏❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +67

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 😥❤🕋☝️

  • @himilo101
    @himilo101 Před rokem +85

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @hajirahabonofficial7173
    @hajirahabonofficial7173 Před rokem +33

    Taageero number 1 ilaa 100k uhoreyay kula jogay muqaladadan mid ima dhafin wllky asad hagio markasta guulayso Allah laxadkagana hakuso celiyo🙏🥰

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Před rokem +60

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏

  • @AbdirizaqFanax
    @AbdirizaqFanax Před rokem +307

    Allah is one❤❤❤

  • @FarxiyoMacalin-vc4qw
    @FarxiyoMacalin-vc4qw Před rokem +4

    Aanku salino nabigeena muxammad igulasali scw scw scw scw 🥰🥰🥰

  • @maxamedqadaribraahimdaahir9324

    HADAL AFKAGA KA SO BAXA WAXA UGU KHEYR BADAN SALIGA XABIIBKENA KHEYRU QALQI LAAH❤😢👏🕋❤️

    • @yahyamohamed6198
      @yahyamohamed6198 Před rokem

      Maxamed khadar haada tiihid walalow uska daaf ciiyartoyada ad falaqayneysid waax fican noo faa idee

  • @fardoosomaxamed8722
    @fardoosomaxamed8722 Před rokem +16

    Asad game xaqdarada ka dhaaf qalaada badan samesaaa game adaa soo qoree xukumaha adaa dheleeee wxaaas waa wax laga fiican yahye hdii aad dheeleeso waaa inoo qof kale sooqoraa xukumaha saas ayuu game xaraarad ku leeeyahy wll asad❤🙏

    • @Mirahamaskaxda
      @Mirahamaskaxda Před rokem +1

      Saas aytahy qayaano ma sameenoyo Lacag ku hadal wukuso shuban karay charger kana wuuso buuxsan karay Lkn xaq ayuu ku ciyaaray

    • @saadaqdaud667
      @saadaqdaud667 Před rokem +1

      Sax wallaahi been masheegin qof kale inuu xugumaha soo.qoro waaye asad waxaan rajeyna ina fariintayda aqrindoonto teeda kale.xugumaha kasoo dhig dhibco badan waakusalaamay sxp qaali ah asad❤❤

    • @AbdiwaliAyuubAbdi
      @AbdiwaliAyuubAbdi Před rokem

      Legend benta mahan in balan Ayan arkay

  • @Beesjeel
    @Beesjeel Před rokem +15

    Waa kuu jeedaa comments waaba soo gashee like iska saar 😅

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 Před rokem +57

    Asad Sxbkey waa ku salaamay marka hore, game-ka adigaa soo diyaariyay ma anfaceeso Inaa dheeshid sababtoo ah waad ogtahay sida ( Haraagaaaga, Charge percentage %) inkastoo lagaaga guuleestay hadane waad heli kartay haddaa ogtahay. Marka qof kale hasoo diyaariyo suaalaha, si game-ka umacaanaado 🙏🙏 Peace Sxbkey

    • @sucdi-maxamuud.9
      @sucdi-maxamuud.9 Před rokem

      Haa walaahi anibo waa kugu raacsanahay

    • @siciidomaxammad1460
      @siciidomaxammad1460 Před rokem +3

      Lkn saaxiibadiis haraagoodu waxa uu yahay ma ogo wey ka badnaan karaan

    • @guledrage8086
      @guledrage8086 Před rokem +2

      @@siciidomaxammad1460 kawaran haddii uu kusoo shubto tiro aad ubadan, maadaama uu ogyahay👍

    • @OvertueHimself
      @OvertueHimself Před rokem +1

      Haaaa!!!! game fair ma noqonaayo waa ognahay inuu ogyahay waxa ku qoran ama Nooca su,aalaha ii yihiiin ASAD wax ka badal sidaaan

    • @suusuu7069
      @suusuu7069 Před rokem

      Waankugu raacsanahay

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Před rokem +11

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰❤️❤️❤️❤️🎉

  • @CadnaanYare-op9mx
    @CadnaanYare-op9mx Před rokem +4

    Asdaow Waxaan Kaala Yaabay Saad Unacebtahay Inaad Lacag Kaabaxdo
    Carabkaaga Woo Goi Tagay Lacag Jecel Nibo Halkaas Ayee Maroysaa 2023 صلوا على النبي

  • @Mo_Hantar-Media
    @Mo_Hantar-Media Před rokem +19

    Landheere ku saliya nabiga Scw ❤

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 Před rokem +16

    Ilahow asad lugihisa usooceli🤲

  • @user-om9ge7vr3g
    @user-om9ge7vr3g Před rokem +6

    Inta ila aragtay in cumeyr si farsamo looga saaray ciyaarta like ha saarto

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před rokem +22

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @MohamedAbdirisack-jx8zz
    @MohamedAbdirisack-jx8zz Před rokem +8

    Kusaliya nabigena mohamed scw ❤

  • @Aziizmoha
    @Aziizmoha Před rokem +8

    The best CZcamsr of Somalia is asad hajio khalaaswaa❤❤❤

  • @mariammoha4756
    @mariammoha4756 Před rokem +2

    Blz isoo duceeya in illahay culeyska iga qaado ooo iso hanuuniyo shaydan iwaswaasiya walashin ahay si qalbiyana igu so duceeya

  • @xusnixusni6
    @xusnixusni6 Před rokem +8

    Allah ku caafiyo wllky Asad hagio. I,a lexdada lixAd taam waan arki dooona

  • @user-kq7dj2mk6e
    @user-kq7dj2mk6e Před rokem +8

    Ku sali xibibkeena mucamed scw❤

  • @asmaseadmss_jungkook9796

    Asadoww cumeer dhaqanka aad ula dhaqmesid joooji waad dhali kartaaye

  • @HalanePro
    @HalanePro Před rokem +4

    First comment igula sali nabiga scw ❤❤

  • @othmankhan__
    @othmankhan__ Před rokem +13

    Ku Sali nabiga (scw) ❤

  • @LibanCabdullahi-cs4iz
    @LibanCabdullahi-cs4iz Před rokem +7

    Wll ku sali nabigeena scw❤❤

  • @yaasiincabdulaahi5710
    @yaasiincabdulaahi5710 Před rokem +2

    Asad marka hore waan ku salamay teeda kale waxaya waaha qaar halista iska daa waa iga waano qaladna ha ii arkin love ❤️ ❤ ❤

  • @maajid607
    @maajid607 Před rokem +2

    AAway dadkii nabigeena jeclaa Haan kuwada sallino scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw like sar ❤❤❤😊

  • @Quran_recitation872
    @Quran_recitation872 Před rokem +8

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Před rokem +3

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato

  • @cabdiwahabmohamed7042
    @cabdiwahabmohamed7042 Před rokem +3

    Waxaan ahaye wiil somaaliyed oo ah guurdoon igeyo soo duceeya in aan heliyo gabdha wanaagsan

  • @abdullahicadar3124
    @abdullahicadar3124 Před rokem +7

    Hada aragto magaca Allaah like saar

  • @xamza6
    @xamza6 Před rokem +9

    Nabi maxamed scw aan ku salino ❤🎉

  • @FardowsaSalah-vg1np
    @FardowsaSalah-vg1np Před rokem +4

    Asad Dooda Maxaa U Jeceshahay Warqada Dabka Moopeelka Lagu Ogaanaaye Adigaa Soo Baxsaday Ama Dhibco Hel Ama Ha Helin Cumeer Ayaa Lahaa Inuu Qaato Ciyaarta Qaladka Ka Dhaaf Plz ❤

  • @FardowsaMaxamed-rh3zh
    @FardowsaMaxamed-rh3zh Před rokem +5

    Asadow ilaa 200k ilaa ahadda kuna joogaa muqaladada wanba dhararaa waxn kuugu duceynaa oo alle kaaga baryaa in aad lugahaga ku so coto🤲🤲

  • @FATUUSH__FAMILY
    @FATUUSH__FAMILY Před rokem +7

    Wllhi caruurta wuu khiyaamay asad meeqo warqad furay tankale asagaba so qortay waxan la dheelayo😂😂😂😂😂😂

  • @kafiyonocosta2045
    @kafiyonocosta2045 Před rokem +3

    Koley first comment ma ahane wll asadow wanku jeclahay keep going 💪 2 millions i.a

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +11

    Three legends always asad hajio and king ceyda and cumeer big fan another's levels program's hard work 💯❤👍👍❤

  • @AbdifatahJaceyl
    @AbdifatahJaceyl Před rokem +4

    kusali nabiga scw❤❤❤❤❤❤

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před rokem +2

    dunidan ma soo marin qof la mida nabigeena maxamed❤❤❤

  • @hajjiow
    @hajjiow Před rokem +3

    Kusali NABIKENA Mohammed S.W.T ❤

  • @samirkacashaqaa8937
    @samirkacashaqaa8937 Před rokem +7

    Asc walal Asad team 27 wlhi Allah dartisa idhin jaclahay love you from Kenya especially Garissa💯❤️🙏

  • @iqranuur7205
    @iqranuur7205 Před rokem +2

    Xujo macquul ah iyo point fcn hala saaro barnaamijka plz

  • @Hajicaska
    @Hajicaska Před rokem +7

    INTA MUQALKASTA OO ASAD JECEL LIKE ONLY TEAM 27 ONE LOVE ❤

  • @chuweeriyachanochuweeriyachano

    Qofki ugu horey anaa noqoday ayyyy😢😊❤🎉replay qof caanah

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem +2

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.5 million comin soon pro

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +6

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @user-kx2up5zq3w
    @user-kx2up5zq3w Před rokem +61

    This challenge is another level 😂

  • @MaxamedSaid-jg8ou
    @MaxamedSaid-jg8ou Před 4 měsíci

    Kusali nadigeena Mohamed scw❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedcabdi88888
    @mohamedcabdi88888 Před rokem +15

    اللهم صلي على نبينا وحبيبنا محمد صلى عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před rokem

      😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @NuuradiinCumar-jm1zh
    @NuuradiinCumar-jm1zh Před rokem +12

    Ku saliya nabiga scw ❤

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Před rokem +2

    asadow waxada qiyaano cadi ah waye se cml cadi ayadba ugadey dadkan adi lee xukunka lasobaxayo 🥺

  • @Abdirisakelmi06
    @Abdirisakelmi06 Před rokem +6

    Asad hagio 2 million coming soon 🎉🎉

  • @I_am__ahmett
    @I_am__ahmett Před rokem +9

    intee qof ayaa paysii is dhaafisa ❤

  • @fardowsabukar
    @fardowsabukar Před rokem +15

    Allaah haku xifdiyo asad iyo team kiisa😍😍😍😍

  • @Jackcadnaan112
    @Jackcadnaan112 Před rokem +5

    Arimaheena coming soon 1M dhex Asadoow

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před rokem +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw scw scw😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Al-khadr
    @Al-khadr Před rokem +3

    Wll kheyr badan allaha ku siiya
    Kusoo biir kanaalkeyga Mahadsanid

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 Před rokem +1

    Asadow qaybta dumarka soo samee koko nd amiira nd ceyda cumeer adna noqo dhextaal❤

  • @babygang8663
    @babygang8663 Před rokem +8

    Asad wllkey game kaa hukatha I miss this game
    More more ❤❤

  • @juweyriyamohamed
    @juweyriyamohamed Před rokem +3

    Asadow xukumada inuu qufkle soqoro ayaa ila fcn ani🙏🥰

  • @zesi23
    @zesi23 Před rokem +4

    Flip bottle asad iyo cumeer bisinka ku bilaben lkn cayda kuma bilabin 😮

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před rokem +36

    Do or Quiet We miss This Challenge 🔥🔥😂❤️‍🩹❤️

  • @ilwaadmhmud9546
    @ilwaadmhmud9546 Před rokem +1

    Cumer respect 😢❤ wlhi asad ba mrkasta ka khaldan mlinkasta

  • @filsanmaxamudfilsanmaxamud3122

    Habalyo habalyo habalyo walalmacan 2m InshaAly walalmacan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 Před rokem +4

    Cayda telefonki alarm time ayaa ugu xidhan waa Qof ay ka go an tahay inuu qorshaha wakhtigiisa ka faaiidaysto Horumar wacan bro / Team 27

  • @owjamaowtahir9488
    @owjamaowtahir9488 Před rokem +2

    Asad waan jecelahay ina dawado barnaamujyadaada lkn waxa nacaa marka ciyaaalka khiyaamayso

  • @xaawoalimursal-om2np
    @xaawoalimursal-om2np Před rokem +3

    M.a ased alaah ku caafiyo abowe❤❤❤

  • @husseinnur5339
    @husseinnur5339 Před rokem

    Wlhi waan fiirin wayay markii asad birta dooliga carabka ku dhajinayay

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Před rokem +11

    Go forward brother team 27 ❤

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 Před rokem +33

    Do more of this game man we missed it

  • @Samaancade
    @Samaancade Před rokem +5

    Magaca Allah hadaa ujeedo like saar

  • @ahmedabdirisaq5047
    @ahmedabdirisaq5047 Před rokem +1

    Ku sali xabiibkeena mohamed s.c.w❤❤

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya RAG👩IYO DUMAR 👩
    ONLY RAG 👨IYO DUMAR 👩. 🎉😮

  • @maryamacabdi5283
    @maryamacabdi5283 Před rokem +1

    Waa qaldantahay asad geme kan cancel sidiisaba maxad ugu madhmadha inamada horta marka anad lahayn waa khalada asadka gemekan

  • @CumarIbraahim-iz5do
    @CumarIbraahim-iz5do Před rokem +2

    kusali nabiga wll sher galay🥰🥰🥰

  • @abshirxuseen5266
    @abshirxuseen5266 Před rokem +3

    Team ceyda ismuujiya

  • @samiaaidarous1163
    @samiaaidarous1163 Před rokem +3

    Asad game ka kle qof aan adiga ahyn haso qoro si aanad adna u ogaanba😊

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Před rokem +2

    Ani rayigayga waxa ila fican barnaamijkan xukumada inanu qofka ciyaraya anu so qorin

  • @bestcameraman9083
    @bestcameraman9083 Před rokem +2

    Asad hagio Noo so gurmad taliyow 😎 Baydhabo Janaay Allah U maqan

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 Před rokem +2

    Cayda cawa qurx badan mnzha allh cumer iyo azad wan salamay

  • @taqiyomaxamed6539
    @taqiyomaxamed6539 Před rokem +6

    Team 27 is not easy ❤❤❤❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np Před 2 měsíci

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @anisacadey4290
    @anisacadey4290 Před rokem +3

    Asad waad qiyaaamo badantahay marka game lacak badan la dheelaayo wiilasha waad qiyaaantaaa lacak jecelka jooji

  • @ubaxabduqadir5026
    @ubaxabduqadir5026 Před rokem +1

    Manta oo dhan adaa ciyaarayeye gameka waxbaa ka khaldana

  • @Sowda809
    @Sowda809 Před rokem +3

    Cumeerow sxbdaa see uqurxanyihiin ujedaa hee dhafarka iskadhaf abwe ama iskakla yarre tlo wallnimo👍❤

    • @Mirahamaskaxda
      @Mirahamaskaxda Před rokem

      Ninka qaniis nimada kala tag Naag la guursanayo ma ahanee

  • @Ihsanschool
    @Ihsanschool Před rokem +3

    Asad game ka wuu ka warhayaa cid kale hasoo diyaariso😅😃😂

  • @user-sv3tq6bn8k
    @user-sv3tq6bn8k Před rokem +3

    War asadaw su’Aalha ha Odin sameeyo qof kaleto say ciyaartu u shidnaaTo 😅

  • @calinuur5482
    @calinuur5482 Před rokem +1

    Greatest of all time of somalia asad hagio

  • @fardowsaabukar1756
    @fardowsaabukar1756 Před rokem +1

    Wllhi anigoo illhay ila og yahay xaley wxan ku riyooday asad oo lugihiisa ku is taagay wllhi wn farxay❤🥺illahow na tus😭🤲🥺❤️‍🔥

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Před rokem +7

    Challengegan waa best soobadi ASADOOW 😅

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 Před rokem

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @WLLNAJKAVIC-wx6bs
    @WLLNAJKAVIC-wx6bs Před rokem +1

    Asadow my brother wankusalame barnamijkaa tuugaah nosocelii quruuh buuaahaa waraqadaa laisticmalayee

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Před rokem +1

    Asad imaha waad gaaday nio kaligaa lee warqada la soo baxooya

  • @s.nadirabdi6267
    @s.nadirabdi6267 Před rokem +4

    Sorry carabka waa halisa asad dadka qaara in taay kaga daydaan dhib ayaa so gadhi kaar waax yabaha Nafta. Halsta galinaya ka reeba 😢

  • @khalidlava8593
    @khalidlava8593 Před rokem +2

    Kusali nabiga (.SCW.)

  • @yacquubyare1
    @yacquubyare1 Před rokem +1

    Zxp banamijikii pus noo qabo plz

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Před rokem +4

    Alaahumasali calaanabiyinaa muxamad❤❤❤❤❤❤❤ salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Před rokem +7

    Asad isn't Sahal😂❤

  • @Fanproj0992
    @Fanproj0992 Před rokem +2

    20:27 sidan waa disrespect 😤 😭