Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
2023 ☝🏻
jazaakallaahu khayraa ustaad
THANKS TEACHER M.A
Masha allah ustad allaha ku barakeyo shukran
Alxm mahadsanid ustaad جزاكم الله خيرا
Mahadsanid profiser
zhukran inbadan🙏
Mncha Allah Aqoon yhn Mubarak Aar
Ustaat mahadsanid wax badan baa kaa korarsaday runtii
Aad baad u mahadsanthy prof: mubaarig aar
Ad bad u mahadsantahay ustaad waxaan ogaaday inan (ict) ga ku fiicanahay
thanks mcalim
Maasha allh
Mashaa allah
Mhdsanid macalin
M.a macalin aad ku mahadsan tahay
Thanks
Asc ustaad allah ku barakeyo, bil ramadan ba lagu jira, insha allah waxn jeclaan laha inan contect kula samiyo,
Mahsanid macalin
Mhadsanid teacher
Alla science kaa jeclahy waagii schoolaka🥰
Ilahay xikmadaada ha ziyaadiyo waxaa aan kaa faa iday cid aanu ka faa iday majirto
👍
Mclin hada wxba jeclen kwrn maxa barta
Madonyinka dhan wakahelijiray marka afsomaliga lagarebo😅
Same😂
Asc ustadow m.a wax badana no faideysey waxan raba in aad no shegto kuliyada uga bdn shaqadooda iyo kuwa mystaqbal ahan loga xisabtami karo
Ustaad IT muxuu iga baahanyhy
Anu waxan ahay qof Hadal badan su’aalana badan aaad waliba markaa maxaa la odhan karaa wuu noqon karaa qof kaasi ama wuu ku fiican yahay ?
Ani waxn jecla tarikhda iyo juqurafiga ee hda mxan bartaaa ishega hda ayan kabaxi dugsiga sare hdase wxan jeclaysti inan barta public administration eee tala iga siya plz
Geology baro
Asc wxaN JECELHY ina Wx DhagysTo waxno baadho waana Fahan dhowahy macnehedu mxay tahy inaa ku habonahy....?
wxa ku haboontahy cilmiga science ka
Anba wan ku wareersanahy It ban is leyhy baro Markii hore waxan jcla inan cafimad barto lkn hadana waxan raba It
Ardayda wareersan waa kuwa kaalmaha hore gala sababtoo ah kulli way ku fiicanyihiin😂
😮qofka wareerka ugu badan ka wajahayaa waa qofka maadooyinka schoolka ku wada fiicnaa khalkhal feel aad qaadan lahyd 😂
Waa qofka myeh an maths la so marin hadana doonaya accounting iyo wx xisaab wadnaha laysku ridayo😂😂
Anu cafimadba jecla lkn engineering raba hada
chemistry ayaan jeclaa lkn ma granayo facult kaan qaato
Biochemistry kawaran
Lap Ka aad
Wad mahadsnthy waagii school wxn aad ujeclaa madada math and physics mana garanayo taqasuska an doran lahaa 😔
Ani adi is ku mid ani math jacelaa hadana maqaano waxaan barto
Abayo mashallh wllh hada jeceshahy engineering iyo business labadsbo waku ficnankarta
@@fardoushmohamed3841 abyo❎️aboowe✅️ dheh
Thanks abayo
Macalin hadan waxba jeclen 😅
😂

Anba wan ku wareersanahy It ban is leyhy baro
Markii hore waxan jcla inan cafimad barto lkn hadana waxan raba It