Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2024
  • Minnesota oo laga xusay toddobaadka xoriyada Soomaaliyeed, xafladaasi waxa ka qeyb galay ra’iisul wasaarhii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre
  • Zábava

Komentáře • 28

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 3 dny +9

    KHEYRE Hogaamiye culus waana kalsooni badan kaheli kara Shacab Soomaaliyeed Mr KHEYRE keep going mudane.

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před 3 dny +5

    Raisulwasare kheyre waa nin aay ku Wayntahay somalinimo iyo midnimo inshllah hore usoco mudane xasan cali khayre rere miniaplus noloda rer minesota dad gobah

  • @falisa576
    @falisa576 Před 3 dny +2

    Masha Allaah reer minnesota wa
    Wadaniyiintii somaliyeed guulaysta

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 3 dny +3

    KHEYRE Hogaamiye culus waana Hogaamiye kalsooni badan kaheli kara Shacab Soomaaliyeed Mr KHEYRE keep going mudane.

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 Před 3 dny +2

    Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media wan idin jeclahay runti sxbyal iyo madame ay manta ku beegan tahay kowda luliyo waxan halkan salaan ugu diraya dhaman bulsha weeynta ama umada somaliyeed ee ku nool dunida dafehega waxan idi ku dhafaya sanad guure wacan oo wanagsan markaste iyo meelkaste aad jogtan hanolato somaliya...

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 18 hodinami

    Waxaa muuqata soomali wayn in aytahay muwaa diniin sax ah.maasha allah.

  • @asadaxmed218
    @asadaxmed218 Před 3 dny +2

    Somali si kasto isku cunto somalinimada ka wayn ❤❤❤❤

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 18 hodinami

    Hassan ali khayre and many other somalis were singing!!
    Somali people have got a memories
    What a wonderful peole they are.

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej Před dnem +1

    Ha.ilhan.waa.khiratay.noloh.ilahan.cumar.intay.jirtoh.noloh.
    Cadawgaganah.hajaboh.guul.nah.
    Kagar.intah.cadawkuh.ah.amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @leilamed4044
    @leilamed4044 Před 2 dny +1

    Waxan Hayeee Somali djiboutienne nooladaaaaaaaa calaneka Somali weyne allah caffido

    • @leilamed4044
      @leilamed4044 Před 2 dny +1

      Allah iguu simoo somalida oo gacaneta is hayesta ilaaaa seylac djibouti berbera iyooo gabi hahan

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 Před 3 dny +2

    Somali iyo qiro jabaan horta iska daaya qabayalad.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 3 dny +2

    SOMALIYA HA NOOLATO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @buubaalchannel7947
    @buubaalchannel7947 Před 2 dny +1

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @uivuv
    @uivuv Před 3 dny +1

    Waa wareey war madaxdii batimid run ahantii ninkaan waxbuu qaban karaa aminsanah hadii ladoorto anigoo og inaa tageeri jiray wagii farmajo anigo og inaa wali tageero anigoo og inaa aftahan aatahay sodhawow mudane

  • @user-amazoonee
    @user-amazoonee Před 3 dny +1

    🎉❤

  • @user-jt2jo5dv2m
    @user-jt2jo5dv2m Před 2 dny +1

    Todobaad xoriyad ah majiro nin waliba maalin buu leeyahay somaliland maalin bay leedahay somalia malin bay leedahay jabuuti maalin bay leedahay sidaad ufahma dhalinta yaan laydin qaldin

  • @user-gn8gb6zw4j
    @user-gn8gb6zw4j Před 2 dny +2

    Waa iska laab lakac .haday run idinka tahay wadankiina wax kaqabta

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 Před 3 dny

    🇸🇴🫡💎❤️☝🏽

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Před 3 dny

    Badbado kharan makabexey

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 Před 3 dny

    Waar Soomaali berri horeey kala yaacday.

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 3 dny +1

    xoriyada soomaaliyeed geela soomaaliyeed madaxawaynaa soomaaliyeed adhiga soomaaliyeed ciidanka soomaaliyeed siilka soomaaliyeed qoodhaa soomaaliyeed wasmada soomaaliyeed eed eed eed edd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 26 somaliland baa ka xorowday Biritish o ay ugaartahay eed eed kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @sadiyohassan3612
      @sadiyohassan3612 Před 3 dny +1

      Shame on you

    • @falisa576
      @falisa576 Před 3 dny +3

      Caashaqa xabashida ad u qabto
      Miyaa ka keenay caydaan.
      Reer gaalo jecel. reer gaalo raac.
      Reer qowmuluud. reer gumaysi jecel.
      Reer somali diid. reer cuqdad laand.
      Qabiiil land

    • @user-qq6qh6wh3y
      @user-qq6qh6wh3y Před dnem +1

      ​@@falisa576waa ku sugtay walahi 😂😂