ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024

Komentáře • 143

  • @hibaaqdiine6998
    @hibaaqdiine6998 Před 3 dny +8

    wcs abyo muniro Allah kufudadeyo nabatkutak kunsolabo insha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 Před 3 dny +4

    Welcome to Malaysia muniira❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před 3 dny +3

    AAMIIN ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před 3 dny +3

    Safar salama ❤

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před 3 dny

    ما شاء الله تبارك الله حبيبتي تروحي بالسلامه ترجعي بالسلامه ان شاء الله❤❤❤🫰🫰

  • @makocusman132
    @makocusman132 Před dnem

    Abay my rajo aallaah nabad kuga geyo nabad kugasociliyo insha allaah 😢😢❤

  • @munasayitofficial7607
    @munasayitofficial7607 Před 3 dny +3

    Masha allh

  • @deeqoosman2754
    @deeqoosman2754 Před 3 dny +2

    Masha Allah abaayo safar salam

  • @maryanmaxamuud3228
    @maryanmaxamuud3228 Před 3 dny +2

    Hbo safar salama❤❤

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 Před 3 dny +3

    Abaayo muniiro safarakag alle hakuu fududeyo ❤❤❤❤

  • @sacdiyoaxmed9969
    @sacdiyoaxmed9969 Před 3 dny +2

    Masha allah safar salama xabibti

  • @user-vb2vh6ep4n
    @user-vb2vh6ep4n Před 3 dny +2

    Abayo safar salam

  • @FaadumoMohamedFarah-bh8bu

    Safar salaama allh ha isku kiinkeyo abyada wan ku faraxy 'ani hoyaday gabar kaligay by idhashy hoyaday baa hooyo 'garab gabar ban isku nahnay wana kaxanunsanahy isoduceya in illahy icaafiyo ani io hoyaday macna ha isku kaydayno❤😢❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416

    Masha Allah ❤❤❤❤ abaayo muniiro Allah ku fududeyo safarka nabad ku tag nabad kuso laabo Insha Allah 🎉🎉🎉🎉 keep going

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl Před 3 dny +2

    safar salam abaayo masha allah❤❤❤❤❤

  • @cookingwithnuurta8576

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Mariama_ahmet2024
    @Mariama_ahmet2024 Před dnem

    Welcome to Malaysia from Fartuun happy ❤

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 Před 3 dny +1

    Abayo muniiro alle haku fududeyo safarka

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Před 3 dny

    Safar salam masha Allah❤❤❤❤❤

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Před 3 dny +2

    Marshall allh 😂❤❤❤❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 3 dny +2

    Masha Allah safar salam insha Allah ❤❤❤

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk Před 3 dny +2

    Safar salamo xbbtii ❤❤

  • @mulkiahmed313
    @mulkiahmed313 Před 3 dny

    Allahuma aamiin safar salama Allaha ha ku nabadgeeyo

  • @hodansheikhyusufhasan181

    Safar salaama my dear sister muniira Abshir ilaahy swt hakuu fududeeyo Safarka nabad ku tag nabadna ku imaaw inshaa Allaah🤲💕💯💋❣

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 Před 3 dny +4

    Masha Allah, abayo keep going horey u soco🎉

  • @user-sahra.123
    @user-sahra.123 Před 3 dny

    Safar salaama my rajo alle khyr hakugu nabad geeyo amiim

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 dny

    Manshalah alah ku fududeyo safarka inshalah fartun happy farxad hooyo mcn ku amin san tahay safar salama muniro ❤❤ malesiya qurux

  • @user-ow1ie9gi1h
    @user-ow1ie9gi1h Před 2 dny

    Safar Salam Abayo

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 3 dny

    Masha allha abaayo muniiro allha kuu fududeyo ❤❤❤❤❤

  • @Taazy951
    @Taazy951 Před 3 dny +2

    Safar salama abayo Muniro

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s Před 3 dny

    Masha Allah xbbti abaayo muniiro safar salaamo

  • @faxiyoismanmaxamed8775

    Masha allaah safaarsalamaa walashey muniroo allaah kufududeyoo

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 Před 3 dny

    Wcs safarka allaah hku fududeeyo ana iso duceee abyo murad leyahy❤

  • @raqiyoabdi9081
    @raqiyoabdi9081 Před 3 dny +2

    Safar salama abayo

  • @YasminAxmad-hk3ph
    @YasminAxmad-hk3ph Před 3 dny +2

    Abaayo culeska iskadaa kumafiicno allah kufududeyo abaayo fartuun igu salaam

  • @nimcomohamud9683
    @nimcomohamud9683 Před 3 dny

    So dhwwaw by fartuun happpy ❤❤

  • @HamdiAhmed-ox7zh
    @HamdiAhmed-ox7zh Před 3 dny +1

    Safar salaama abyo muniiro nbd allaha kugu geeeyo 🥰🥰🥰

  • @saadiqaxmed2055
    @saadiqaxmed2055 Před 2 dny

    ❤❤❤❤❤ masha allah

  • @sundusawale8136
    @sundusawale8136 Před 3 dny

    Illhy hakufududeyo safarka abayo muniro

  • @hormarilifestyle488
    @hormarilifestyle488 Před 3 dny

    Masha allah safar salaamo xppti tuuney caday nagu salaam❤

  • @Qu681
    @Qu681 Před 3 dny

    Wcs wlshey qali muniro wanka qadnay qalbi ilahey haku fududeyo safarka insha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @amranbashirmohamed582

    Wcs abyo safar salama ❤❤

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc Před 3 dny +1

    Baayo nabad allah h kugu geeyo walashaa fartuun inshallah bi.idnillaah

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Před 3 dny +2

    Masha allah🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️🏝🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 3 dny

    masha allaa abaayo muniiro alle hakunawad geyo insha allaa❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Před 3 dny

    Allah ha idin nabadgeyo abayo muniira ❤❤❤💕💕💕💕

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v Před 3 dny +2

    Wcs abayo Muniro ❤ safar salama ❤

  • @user-tw7ug4ox8m
    @user-tw7ug4ox8m Před 3 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @itssuwaida
    @itssuwaida Před 3 dny

    Adna qurux mashallah waa gabar karti leh ilove you xbbt❤

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Před 3 dny

    Masha allha allha ku fududeyo abayo muriro qofka safarka aducdisa wala aqba Ala alahahe iso duceyo abayo bmurad an le yehe❤❤ tankiyo mom muriro ❤❤❤❤

  • @raxmadaahit7562
    @raxmadaahit7562 Před dnem

    Safar salama wll qli

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 Před 3 dny

    Wcs apaayo safar salaaam nabad ilahy hakugu geeyo I.n wan ku faraxsanhy inaaa utageyso fartuuun happy waa idn jecelnahy dhamaantiin love you ❤❤❤❤❤

  • @rihaanciid5958
    @rihaanciid5958 Před 2 dny

    Safar salaamo abaayo mcn allaha kuu saqiro safarka

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 Před 3 dny

    Allah kusamo geeyo my rajo quruxay❤❤❤❤❤

  • @CeyniXuseen-jk7ls
    @CeyniXuseen-jk7ls Před 2 dny

    Safari salama mami wan ku jeclahay

  • @RodaHassan-cr8ps
    @RodaHassan-cr8ps Před 3 dny

    Safar salaame

  • @haniabdi-c1g
    @haniabdi-c1g Před 2 dny

    Mama jamaad ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 15 hodinami

    Wcs abaayo muniiro safar salaama❤❤❤

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 Před 3 dny

    Safar salaamo abaayo sii socod iyo so socdba nabad allaha kaaga dhigo

  • @afnaancadey5491
    @afnaancadey5491 Před 2 dny

    Safar salama

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy Před 3 dny

    Mash allha❤❤❤

  • @xabiibayuusuf-qm7vt
    @xabiibayuusuf-qm7vt Před 3 dny

    Was wrx wbt abyo muniira safar salaama nabad kutag nabadna kusolaabo inshaa Allah❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 Před 3 dny

    Abayo allh kufududeyo safarka nabad kutag insha allh xabbti ❤❤❤

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 Před dnem

    Allaha kunabad geeyo abaayo❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Před 3 dny

    Allaah ku fududeeyo safar ka

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 Před 3 dny +4

    Masha allaah abaayo muniiro allaah ha ku nabad geeyo

  • @samiroisaaaq4840
    @samiroisaaaq4840 Před 3 dny

    Safar salam xabiibti ilahay ha ku nawad geeyo insha allah

  • @malyunilyas4304
    @malyunilyas4304 Před 3 dny

    ASC apyo muniro m.a qof aan jclhy ayd thy mcnei safarkga muqdisho miyaa ❤❤

  • @adontiiale
    @adontiiale Před 3 dny +2

    First person to watch ❤

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 Před 3 dny

    masha allaĥ abyo ilshay ha ku nabadgeyo ameen yaarbi❤❤❤❤❤

  • @zeylsv444
    @zeylsv444 Před 3 dny

    توصل بالسلامة حبيبتي منيره❤❤❤❤

  • @maryanmohamed-zd7cd
    @maryanmohamed-zd7cd Před 2 dny

    Abyo muniro culeyska iska ilaali barsoyinka mardambe haqadin ❤

  • @iqraabdullahi2900
    @iqraabdullahi2900 Před 2 dny +1

    Abyo cunug yar ika,xanuunsan iku soo ducey waxaana u qadaaa hindia inuu ilaahey ii fududeeyo insha Allah isoo duc🤲🤲🤲😥

  • @HudaCabdiqadir
    @HudaCabdiqadir Před 3 dny

    abayo ilaahay nabad haku gu geeyo lkn abayo cadkaaga naxariis waaye maansha allah I love you abayo ❤❤❤

  • @user-yk5wj8mq3w
    @user-yk5wj8mq3w Před dnem

    Hadaan fartuun soodaawaday adileeba iisoobaxday my rajo

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g Před 3 dny

    Abayo ilmaha makatage alle ha kunab geeyo abayo muniiro ❤

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 Před 3 dny

    Safar salama wlshay mcn

  • @hodanabdi8057
    @hodanabdi8057 Před 3 dny

    Masha alh safar salma bottle baby xge kadal baty baby 2year 4 months jira aa wax daadis nafta igu keynay koob aan wax ku siya

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 Před 2 dny

    Muniro adi iyo carurta miyaa safraya alle ha idin fududeyo❤

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg Před 3 dny

    Safar Salama wallo

  • @nadiirbakaal2109
    @nadiirbakaal2109 Před 3 dny

    Abay safar salaamo

  • @ayaanmaxamuudgeedi8536

    Abaayo allha ku nabad geeyo

  • @HayatAbubakar
    @HayatAbubakar Před 3 dny

    Manshaallah abayo safar salma abayo ❤❤❤❤❤

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w Před 3 dny

    abayo muniiro aniga marhore aan shegay waa iska fahmay fartun guri hagaajis eykabixi weysay masha Alaah

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 Před 3 dny

    Hbo safar salaamo

  • @iqrosaalax2266
    @iqrosaalax2266 Před 2 dny +1

    Nabad allaha kugu geyo ana iso duceye safar baa ahy aniyo ilmahega inu alle nabad nagu geyo meshn u socono

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 Před 3 dny

    Safar salama xabitii maniiro cadeeya inshallh

  • @IfraxMohamed-zt8ct
    @IfraxMohamed-zt8ct Před 3 dny

    Safar salaama soo noqo adoo nabad ah❤❤❤❤❤

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 Před 3 dny

    👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před 3 dny

    Safar salaama muniira quruxeey ilaahay nabad hakugu geeyo nabadna hakuguso celiyo ana iiguso ducay fasaxa inaan dalxiis aado ban rabay lakin lacagti an ku bixi lahaa faraha kuma hayo iiguso duceeya in ilaahay isiiyo

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay Před 3 dny +1

    Alle haku fududeeyo maami meesha u socotid ayaan dhararooyaa Allow Malaysia ka dhig wan farxi lahaa wlhi sidaan ku arkooyo oo kale family oo dhan miyaa mise adiga iyo bbe amiir oo kaliya

  • @nutritionbabyandprotein3827

    Safar Qeyr qabo allaha kaga dhigo Xiligaan oo kale mogdisho cadey kugu Soo dhaweyneysanaa wllhi ooyin dareymoyaa qeybta ooyin fartuun no qaabilsan my family safar qey Qabo insha Allah😢😢😢

  • @user-mr3em9dp7r
    @user-mr3em9dp7r Před 3 dny

    Allah nabad kutaga ku sonorous wllo😊

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před 3 dny +2

    Ilh hku fudedsho mcny sfr khyr qaba culeskana iska ilaali ❤

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 Před 3 dny

    Safar salaama abaayo

  • @asiyasomalia2255
    @asiyasomalia2255 Před 3 dny +1

    Allah ku fududeeyo Aby

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct Před 3 dny

    Wcs safar salaamo ❤❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Před 3 dny +4

    Wcs xabiibtii muniiro safar salamo nabad kutag nabad kusoolabo insha Allaah.❤❤❤

  • @user-ul4hi2ww4u
    @user-ul4hi2ww4u Před 3 dny

    Wll safarkaagu waa xagee

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 Před 3 dny

    Ayyyy first