USKU DIYARINTA MY RAJO IYO ROUTINE SIDA QOLKA KA DHIGAYA BY FARTUN HAPPY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024

Komentáře • 104

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc Před 5 dny +7

    Baayo quranka aad ku furta baa kugu dawadaa qeyr allah ha ku siiyo amiin i love allah maligta nabiyada quranka iyo muslimiinta

  • @salwaarab6435
    @salwaarab6435 Před 5 dny +16

    Ilaahey hauso fududeyo safarka mcney ❤🎉

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před 5 dny +6

    Aay aay my rajo ma imaaneso allaha so nabad yeelo wllo is jecel my rajo waa dadkii igu horeso aan CZcams ka dawaday waa xasuusaheyga bilowgi CZcams ka ilaa hda wn dawada guulesta ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 2 dny +1

    Masha Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nutritionbabyandprotein3827

    Wllhi Waa Farxad safar allaha usoo fududey Abayo Muniiro qofkii barto Lee nasiib leh allaha no daayo sanadkii horay mogdisho cad kuso dhaweynay ooyin sanadkan fartuun siisay my family Farxad igu nolada abid wllhi ooyin daremoyaa 😢😢😢

  • @nimcocabdulqaadir56

    Masha Alaah tabarakalaah

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 Před 4 dny +1

    Masha Allah abaayo muniiro alle hau soo fududeyo Samoa kukeeno❤❤

  • @UmuAmiir-y6g
    @UmuAmiir-y6g Před 5 dny +1

    Masha allah waa kula farxay runtii ilahay ha usoo fududeyo❤❤my quentena abayo muniiro ❤❤ waa sugulaahay runtii walashey igaweyn cml itahay my rajo 2017kusoo biray

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 Před 5 dny +3

    Masha allaha xabibti waan ku faraxsanahy wlhi my rajo welcome 🙏🏻 💯💯💯💯💋👌🙏🏻♥️

  • @laaraqurux
    @laaraqurux Před 5 dny +1

    Mansha allaah abyo ilaah haku fududeeyo shaqada

  • @MoudaneDhemanMouhoumed

    Masha Allah wellcome my rajo ❤

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 Před 5 dny

    Masha Allaah soodhawoow may rajo safarka rabi subxanahuu watacaalaa hakuu soofududeeyo i.n

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl

    Masha allah❤❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Před 5 dny

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @maryamaaxmed8859
    @maryamaaxmed8859 Před 5 dny +1

    Nabad allah hakuugu keeno farxad kuwada noolaada🎉❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před 5 dny +1

    Mashallh allha noso fududeyo abyo 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caaliyasayidbakar612
    @caaliyasayidbakar612 Před 5 dny

    Maasha'allaah abaayo alle cfmd taam alle haku siiyo oolada alle haku kordhigo

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Před 5 dny +2

    Masha Allah Abaayo fartun nalawadag.abaayo joodariga.siidee looga.dhaqaa kalooriin

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 Před 5 dny

    Wow masha allh abyo hore u soco

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 Před 5 dny

    Masha Allah ❤❤

  • @xamdiali4488
    @xamdiali4488 Před 5 dny +1

    Mash aallh ilhy haso aruriyo abaya muniro❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 5 dny

    MAASHA ALAAH. MUNIIRO.
    WELCOME. ABAAYO. ILAAH. KUNABAD KEENO❤❤❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Před 5 dny

    Masha allaah allaah u so fududeeyo

  • @naciimoibrahim8035
    @naciimoibrahim8035 Před dnem

    Masha ❤allah abayo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před 5 dny +2

    AAMIIN ❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 Před 5 dny

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo dhamaantiin
    Allah nabad qabhaysku kiin tuso ❤❤❤

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 Před 5 dny

    Masha allah abaayo allah isku kukeen keeno farxad waaye❤❤❤❤❤

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 Před 5 dny +1

    Masha allh abayo muniiro alle ha nabad keno

  • @Malyuncabdixashi
    @Malyuncabdixashi Před 5 dny

    MAsha allah waan ku faraxsanahay nabad alle ha isku kiina kulmiyo, Abaayo muniiro safar salaamo 😊😍

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct Před 5 dny

    Masha alaah soo dha woow may rajo hoyadaa lawaad wayay ❤❤❤❤maxd uortiwesay qof qaali ah adi iskaday anakokabarany hawada ayaa kulafarax San M.a alaha usoo saqiro

  • @sundusthesunset2432
    @sundusthesunset2432 Před 5 dny +1

    Masha Allah we are welcoming your sister

  • @marwo1162
    @marwo1162 Před 5 dny

    Masha alllh❤❤❤❤❤❤

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 Před 3 dny

    Mashaa Allah

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v Před 5 dny

    MashaAllah ❤️💕 Amiin amiin amiin 🤲

  • @user-we2fd2cr1y
    @user-we2fd2cr1y Před 5 dny

    Mashallah abyo ❤❤

  • @maryamcadday2597
    @maryamcadday2597 Před 5 dny

    aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤

  • @seynabahmed1819
    @seynabahmed1819 Před 5 dny

    Masha allah

  • @QaaliAbdullhi
    @QaaliAbdullhi Před 5 dny

    Team fartun happy let's go 300k waxyar Noga dhiman❤❤

  • @munasayitofficial7607

    Masha allh allh so arursho

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 5 dny

    Masha allaa❤❤

  • @hamda8992
    @hamda8992 Před 5 dny

    M.a Allah ha sama keeno ❤❤❤

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 Před 5 dny +3

    Wcs xbbti fartun happy walashen my rajo isku dhaceyso kala dhaceyso welcome come safari salaam

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 5 dny

    Manshaallah munira ilahay ha samo soo nabad aruriyo inshalah 😍🥰 walalnimo farxad badan

  • @fatmaxuseenmohamed4416

    Masha Allah ❤❤❤❤ fartun happy Insha Allah walaasha my rajo nabad ku kulma farxad badan 🎉🎉🎉🎉joodariga maro waterproof la geliyo wasaqda qoyaan ka celineso so ibso hde oolin malesia my rajo udirso yurub wa laga hela joodari dhaqow tabarta ma ahan 🎉🎉🎉❤❤❤❤keep going guuleso

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 Před 5 dny +2

    Masha allaah allaha uso saqiro safarkeeda🤲 anbo walashey 16sano is arkin an usocdaa xamasada an daremeeyo lama qiyasi karo nabad allaha nagu kulmiyo

  • @user-zo5zg1bd6s
    @user-zo5zg1bd6s Před 5 dny

    M.a Abyo nabad alla hakukeno

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 Před 5 dny +1

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 Před 4 dny

    Ma allh❤❤

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Před 5 dny

    Masha allh abyo fartuun happy allh dartiisa ayaa ku jecelhy abyo muniiro nabt allh Haku keeno insha allh fartuun gacma dahb midkle abyo daqata iska ilaali allh haka ilaaliyo

  • @Qu681
    @Qu681 Před 5 dny

    Masha Allah ilahey idinko nabada ha isku kin keno insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pg4uq1cn2h
    @user-pg4uq1cn2h Před 5 dny

    M.a abayo muniro ilahay nabad haku keeno ilahay dartii ayan idin jeclahay ❤

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc Před 5 dny

    Baayo ad ugu farxay in walaashaa ku imaado inshallah

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Před 4 dny

    Mashallah❤❤❤❤

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před 5 dny

    ما شاء الله 💞❤

  • @anisoabdirahman2019
    @anisoabdirahman2019 Před 5 dny

    Asc abayo fartuun wlhy Wn kujclhy hooyo adag baathy ilhy haku barekeyo abyo mcn sikhaasan kuu raby xgee kasoo qabtaa mcnto ❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Před 5 dny

    Masha allha abayo alle ha idin barkeyo inti musalim ah ❤

  • @Maryamaruun-ls2wp
    @Maryamaruun-ls2wp Před 5 dny

    300k Coming Soon Wlashey qli❤

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy Před 5 dny

    Mashallah waxkastood soduubto waan jeclhy xbbbti

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Před 5 dny

    Masha allh abayo muniira maa imaanayso alla Ana yaa isoo biibiyo waan iska jeclahay allow nabad keen

  • @user-eu4tj4ng3g
    @user-eu4tj4ng3g Před 5 dny +2

    M.a abayo ilaahey waxaad jeceshahy haku siiyo si niyad aakuujeclahy❤❤❤❤

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 Před 5 dny

    Masha allh muniro allh kunabadkeno

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 5 dny

    Ilahey nabad ha iskugu kiin keeno m.a welcome my rajo❤😢

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 Před 5 dny

    Ma aqani sawabta aan ugu farxayo ine my raja ku imaaneso si inee ani ii imaneso oo walashe ii imaneso kugu farxay hada irumesaneesi fartune illaah ha u soo fududeyo insha allh ❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Před 5 dny +1

    Masha Allah 🎉

  • @razaanabdullahi6906
    @razaanabdullahi6906 Před 2 dny

    ❤❤❤❤

  • @dhameystiran1274
    @dhameystiran1274 Před 5 dny

    Tuuney armajada make up ka miraayad ka dhiman qurux kuso bexee 🥰🥰

  • @user-dv1bf3mo8c
    @user-dv1bf3mo8c Před 5 dny +1

    Masha Allah Fartun Qurux
    Abaayo Muniira Nabad Allaha Ku keeno Farxad Waaye Walaahi❤

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed Před 4 dny

    Mash.allh haiskucayilin

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 Před 5 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 Před 5 dny

    Msha Allah saaan ufarxay inay ani I imaanayso ufarxay wlhi😅❤

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Před 5 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 Před 5 dny

    Abayayo anaga xita famly oteen ayan nahay iskumid 😂😂😂😂❤❤❤😂

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 Před 5 dny

    My rajo please Malaysia usoguur fartun u imow abayo

  • @Muna-op6oz
    @Muna-op6oz Před 5 dny +1

    😂😂😂😂 waa igu qoslisay

  • @xamdicaday7163
    @xamdicaday7163 Před 5 dny

    Tim may rajo sodhawow qaali

  • @HukunGulleed-ie4th
    @HukunGulleed-ie4th Před 5 dny

    Udawnaa winaanujojinaa somah

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed Před 4 dny

    Hadakohor hadalaa rotinka saartay aalagaxumaaday hadane musqusha yaalagaxumaan

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 5 dny

    Allha u soo fududeyo

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 dny

    Wcs ani xita wa sugi la ahy kulankina illhy hzo nbad aruriyo apyo muniiro ❤

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo Před 4 dny +1

    Rajo iyo adi ma isla dhalateen frtun

  • @HiboCiise-td1mt
    @HiboCiise-td1mt Před 5 dny

    Muraad ayaa leeyahay isoo duceeya asxaabey 40qof ducadooda waa la aqbaalaaye plz❤

  • @hibomohamed2427
    @hibomohamed2427 Před 4 dny

    Abaayo gloves gasho markaa musqusha dhaqayso caafimaad ahaan saasaa kuu fiican

  • @SumayoAxmed-ws8cm
    @SumayoAxmed-ws8cm Před 4 dny

    Team 27 utag wx la duuub abyo

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc Před 5 dny

    Fartuun jooji caamirada siijeedkag dabada ba LO jeedaa ha ku aadin ama ka Jar maratda salaada aad wadato jirkaaga lop jeedaa dabada buu sawirayo raga ku dawnyo waana danbi is jir

  • @user-tb5xo4qk3v
    @user-tb5xo4qk3v Před 5 dny

    Armajada yarista cada qolkada talo ubax cad oyaris ah korsaar

  • @tawhidchannel5629
    @tawhidchannel5629 Před 5 dny +14

    Single mother seetahy

  • @malkiabintishurie6372

    M.a fartun hpy iyo aniga iskumid nahay gawadeyda wanlabodbodaa 😂😂

  • @HukunGulleed-ie4th
    @HukunGulleed-ie4th Před 5 dny +1

    Fartun waxad tiri wakhtiga malayaci n haku bixina ee Maxamu duwanaa runtiina malayacnih

    • @fadumobashiir9927
      @fadumobashiir9927 Před 5 dny +2

      Wax mala yacne la dhahyo ma jiro fartuun lacag ka sameynosa rootinka

    • @maryamahmed6009
      @maryamahmed6009 Před 5 dny

      Anaga soo malayacni naguna aha​@@fadumobashiir9927

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před 5 dny

    Ala wn dremay muniro ine so socoto mnshalh muniroy so dhawow ❤

  • @user-qi2es6bu9l
    @user-qi2es6bu9l Před 4 dny

    Mashalaahabaayofaraxadkunoolaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qi2es6bu9l
    @user-qi2es6bu9l Před 4 dny

    Abaayothankyoukeepgoing❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
    @MaryamoMaxamuud-vk6zp Před 5 dny +1

    Abyo jifkan dalab miyaa

  • @sundusshariff-cm2yf
    @sundusshariff-cm2yf Před 5 dny

    Abaayo maxaa isku tihiin muniiro

    • @hananXasan
      @hananXasan Před 5 dny

      Walsheda ka weyna waa isku hooyo iyo Abe ah waa

  • @user-hq2vz5bm9j
    @user-hq2vz5bm9j Před 5 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤