SIRCULUS SAFIYO O CADEYSAY QOFKA QALDAN SAGAL IYO SUCDI & QAABKA LOOLA DHAQMI JIRAY MARKI SHAQENAYAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

Komentáře • 72

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f Před 10 dny +7

    Walaalo sheko dumarka iska dhaaf barmamush kale raadso

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Před 10 dny +9

    😅😅😅naagtu waxay la waalatay dadbay iska haysatey
    With out rolls and regulations
    Somaliyeey barta waxa la yidhaahdo contract

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye7606 Před 10 dny +10

    Wadar iyo waaxid yaa qaldan

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Před 10 dny +8

    Waryaa ilahaay ka cabso oo hadanad labada dhinac waraysanayn naga daa dhinaca keliya waa khalad waxan aad wadon iyo kala kicsi meshada aad ku wado bariis xalal ah raadso

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye7606 Před 10 dny +17

    Walaahi gabadhani waa gabar Dagan

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Před 8 dny +2

    Waryaa Axmed Kallaa, ha dhinac ha ka rarnaanine Sagalna keen aanu maqalnee.

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 Před 10 dny +6

    Subxanallaah oo dadkii dhan miyeey is diriren wadar iyo waaxid yaa waalan walee sagal ma shar yara ha isomarin adigo martiya waa qof xun yaahuu

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 8 dny

      Sagal in ay shariurad tahay weey ka muuqataa. Waa shanbaay belada.

    • @user-zt3bq1yb4o
      @user-zt3bq1yb4o Před 8 dny

      Yaahuu kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw Před 10 dny +6

    Heshisi please 🙏 Ha is cafiyan

  • @maslah345
    @maslah345 Před 10 dny +8

    Axmed kalaa bro haldhinac uunbaad wareysaneysaa sucdi iyo sacdiya iyo gabadhanba waa haldhinac aaway sagal dhinacedii waa yaab

  • @XikmoXikmo
    @XikmoXikmo Před 10 dny +15

    Caadi baa loo gumeysanaye masakiin 😂

    • @Zoona777
      @Zoona777 Před 10 dny +3

      Ma aragaty sagal wa mucjiso gabdhihii dham gacan adag bey ku heyse😂😂😂😂

    • @XikmoXikmo
      @XikmoXikmo Před 10 dny +2

      @@Zoona777 haa wallhi yaab mise amee waxaa jiliin tahe qof bahdil qadanayo majirtee😭😂😂

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 Před 10 dny +1

      ​@@Zoona77720024 dad baa sidaa u dhaqmaya waa yaab 😂😂

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 Před 10 dny +4

    SXB WARAYSI MATAQAANID
    MANA LIHID XIRFAD WARIYA NIMO
    WAA INAAD DIB ISU DAAWATAA

  • @user-nj8ih9jm4x
    @user-nj8ih9jm4x Před 10 dny +3

    Asc Safiyo m,sh,Allaah iska dhaadhicis badana kugu xasuusta filmki laba xaasle dhammantin Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před 10 dny +4

    Waxid iyo wadar yaa waalan?
    Mide kale qofka inuu dadka inay ceeshaan diida waa xasad mana liibana qofkasta irsaqaadiisa Allaha haya

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 10 dny +9

    Qaali ladan walaasheed degana shaha wayska raaceen safiyo haba ujawaabin

  • @sheikhibrahim4350
    @sheikhibrahim4350 Před 10 dny +14

    Walaal inanta ha waydinin suaalaha baraifidka ah

  • @FarhiaAdan-lz3yu
    @FarhiaAdan-lz3yu Před 10 dny +5

    Yaab awy sagal mad watrysatit mise xumntedaa raaraadisaa micnha

    • @inaahmed3734
      @inaahmed3734 Před 10 dny +2

      Dee weyba iskacadahay inay qaldanthy oy qof Xunthy mxa lagawarysan Markaa Mida kle teamkii oodhani sucdi ayy wada Raaceen sabbto ah wxy ogyihin inay qof Xunthy sagal

  • @fahmotahliil253
    @fahmotahliil253 Před 9 dny +2

    Walal cabitaanka badso wariyaha lahadlayaa

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO Před 9 dny +1

    Manshallah gabadan wa qof dagan ❤

  • @Munadalac
    @Munadalac Před 10 dny +3

    iLeen CZcamska sucdi furatay ayey naagta lawaalatay😅

  • @user-dy8in6ok6o
    @user-dy8in6ok6o Před 9 dny +2

    Horto yabaye dadku mainey wax ladubanby uimaden mise iny cuno usameyan😂

  • @queenfardowzaofficial4444

    Vitamin ugu muhiimsan oo jirkagu u bahanyhy wax ka ogoow queen fardowza official kasoo daawo ❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před 10 dny +6

    Ayadu dadkaan ma qadadey u kariyaan mise waxbey la duubaan wey igu soo afcelisay midii horena waa sheegtay

    • @user-sf4lw6tx5g
      @user-sf4lw6tx5g Před 10 dny

      😂😂😂😂😂

    • @user-mg8cz4ov9y
      @user-mg8cz4ov9y Před 10 dny

      Qofba mar buu karin jiray oo sagal xataa ku jirto lkn abayadaan maalin ey daalaneed bey tiri ma karin karo

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud Před 10 dny +1

    Asc the familly sagal is verry verry easy and irresponsabilité désolé team

  • @queency7943
    @queency7943 Před 9 dny +2

    Anigu sagal lama yaabin ee waxaan layaabanahay kan walaakeed lagu sheegayo ee sida naagaha u dhaqmaya xataa xishmad la'aantiisa markuu walaashii la jilayo jacaylka ayaan ka wiswisay imikana Inan ay xidhiidh dhex Mary ayuu waxay ku wada hadleen ka dhigayaa wax qarxay oo uu walaashii siinayaa doqon

    • @fowsiyodaahir4819
      @fowsiyodaahir4819 Před 9 dny

      Haa runtii wan layaabay mid kale hadii xariri la yeeshay soo nin ma aha ma naagaba

    • @user-zt3bq1yb4o
      @user-zt3bq1yb4o Před 8 dny

      Kkkk walaashiis SI caadi ah ulama jilaayee waxan wa been cidwalbana wa ogtahay. Marka adiga sual ma runbaad uqaadatay kkkkkkkk. Waxay labo wada dhugteen ayu ninba SI u arkaa. Xaqiiq. Waxan wiswis malahan wll

  • @amaldiriye7606
    @amaldiriye7606 Před 10 dny +10

    Balaayo Kugu Dhacday Naagtu Waxay aheyd Gumayste ilaahay baa xaqa kasoo bixin doona

  • @XAFSA-m7c
    @XAFSA-m7c Před 10 dny +2

    Safiyo❤❤❤❤

  • @NajmoXaashiabdi
    @NajmoXaashiabdi Před 10 dny +1

    Wllo sagal Soo qaabo 😢😢😢

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 Před 10 dny +2

    Ninka ma dumar ayuu kusodhex koray war jecelaa

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Před 10 dny +6

    SAFIYO.MASHA.ALLAH.HABO.MCN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanabdullahi333
    @ayanabdullahi333 Před 10 dny +2

    Adi wara jeclada gabdaha mxaaa karabta haiskusirini adi

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Před 10 dny +1

    Ex 😂 ak 😊

  • @user-zt3bq1yb4o
    @user-zt3bq1yb4o Před 8 dny

    Wll labada dhinac meesha keen ama nagadaa waraysigaan halka dhinac ah oha nokeenin umadaan ad moodo in xabsi laga sowada daayey kkkkkk

  • @hamdi8840
    @hamdi8840 Před 10 dny +2

    Ayab

  • @XaliimoSacdiyo-f9d
    @XaliimoSacdiyo-f9d Před 9 dny

    hadii ladido hadalkeda maiska xanaqe qaftas o kale dad mawedikarto Marka wain lagadanestaa

  • @XaawoluulXaawoluul-g4z

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m Před 7 dny

    Ninkaan maxa ka qaldan bisinke

  • @MaxamedCabdirihmaan
    @MaxamedCabdirihmaan Před 8 dny

    Safiyo waa gabar dagan

  • @Munadalac
    @Munadalac Před 10 dny +2

    Queen safiya Gabar degan waye Masha Allah 😮

  • @XasanCaliforniaya
    @XasanCaliforniaya Před 10 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤2222222

  • @shinelikeadiamond8954
    @shinelikeadiamond8954 Před 10 dny +6

    Introduction is too long 😅

  • @daganahmed7617
    @daganahmed7617 Před 10 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @XaawoluulXaawoluul-g4z

    😂😂😂

  • @CaziizociiseCiise
    @CaziizociiseCiise Před 7 dny

    Safiyo gabar qima badan ayad tahay markii horaba Uma adan qalmin hadana kafirso qoftas okale

  • @saidoisak1256
    @saidoisak1256 Před 10 dny +4

    maxey adiga safiyo ah aad katabaneysaa

  • @SaynabMaxamed-ce6hw
    @SaynabMaxamed-ce6hw Před 9 dny +1

    Wadar iyo waax yaa walan walee naagtasa khaldan sagal lalehy

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Před 10 dny +5

    😂😂😂😂kan sagasha Miyaa ciishay Malinba naag buu wadaa 😂Yaab Nagahan kaga daran naguhu foolxumaa mid la qaato maleh tan ugu daran 😂

    • @salmokassim9931
      @salmokassim9931 Před 10 dny +1

      Dadkan kacabanayo sagal marku wareysi kawada qaado bu sagal wareysan raba ban umaleyn

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 8 dny

      Aduunka Sagal wax ka fool ALLE ma abuuray in and out weey fool xuntahay😂😂😂 waa curi shanbaay ah oo indho shamuuqa leh oo baruurweyn oo calooshu lulato. Sucdi baa aad uga quraxoon. Kaaga darane Sagan shanbaay ba ai xigat. 😂😂😂 istaaqfurullaah.

  • @hanidualle
    @hanidualle Před 10 dny +6

    Waryaaa Sagal jaanis ayaad ku heshay miyaa Malinbo Gabar ayaad keeneysa 😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 8 dny

      😂😂😂 waa caadi bariiska mar laga sameeyo ayuu keni rabaa Sagal sidan u maleynayo.