ACUUDKA SAGAL OO SUCDI GABI AHAANBA KA JOOJISAY YOUTUBE KA KA DIB MARKI AY DAGAL GACANA ISKULA TAGEN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #please_subscribe_my_channel #life #challenge #hodanonline #dahircalasow #adnahenna #sheekhabudalxa #asadhagio #calafdoon #fadeexo

Komentáře • 27

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial  Před 2 měsíci +4

    czcams.com/video/FudVIRHrXxM/video.htmlsi=lhdOfRsyw7viVTPJ
    War gabdhaha hala heshiisiiyo dhamayso cajaaib sheekhoow subscribe like share thanks😭😭😢😢😢

  • @anabali3897
    @anabali3897 Před měsícem

    Dhilo afwayn Gabarta maskinta aragtay Wa Balan ina ka jaraa

  • @fatmayahya1603
    @fatmayahya1603 Před měsícem

    صح كلامك هاذي يامريضه اوتتعاطا مخدرات وين زوجها

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před měsícem

    Naagtaan Sagal ah waa naag wareersan weey a Aqlaaq xuntahay maxaa keenay qabiil dhan aflagaadeeysay aabahrry ayaa sanka bir uga joidi jiray kulahaa dhuusa badanaa Waxeey Sucdi ka qaadeeysana malaha qof geesiya sidaas nacnaceeyo hadeey Sucdi ka tagtay ma qasabeey ku leedahay qaraar badanaa war miskiin laheeyne naag xun miskiin looma noqdee iska celi dheh

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 Před měsícem

    Sagal ina adeer is deji tan waa aduun itaqulaah

  • @Kowsar289
    @Kowsar289 Před měsícem

    Anago dir aha ayaaa ku leh dulmiga kuguma Racsaniin 😢

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 Před měsícem

    Adiga Sagal miyaad noo buunbuuininaysaa waaba naag waalane

  • @XasanToxob-wq8cg
    @XasanToxob-wq8cg Před měsícem

    Wad ooyi abayo sucdi as kuwalatay

  • @Kimmichkimmichmed
    @Kimmichkimmichmed Před měsícem

    Je ss avec sagal ahmed

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 Před 2 měsíci +1

    Qaraar ayaa ku hayo sagal qabiiliste maserna waa kugu daran yahay waba lagaa wada tagay maxad heysaa mise adaba ceb shegayo san arkey u ceytameysay od qabiil dhan u cayeysay tuugo aan adiga aheyn ma jirto tugo

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 Před 2 měsíci

    Walee labadiina adaa washay maraad ruwaayad kasameyso iyo maraad qabiilkeda ceyso

  • @MaizaGaraad
    @MaizaGaraad Před 2 měsíci +2

    Adan ma intaas risaaqad ka raadsane😂😂😂😂😂

  • @MaizaGaraad
    @MaizaGaraad Před 2 měsíci

    Sheekadan dagaalka amey been tahay

  • @user-sg2qh4mt2v
    @user-sg2qh4mt2v Před 2 měsíci +1

    Naa hooy jeesjeeska jooji gabadhu haday ka cabatay ehelkeeda dadku way kala cowdaan dhibna ma leh hadaad adigu saaxiib wanaagsan tahay maba xumayseen gabadha haday ku xumayso xitaa waad ka xishoon lahayd

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Před 2 měsíci +1

    Waxaad tahay waan ku araknay

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Před 2 měsíci

    Ayadaa Kaa af fiican adgaa caytamaya oo qabiil dhan Baad cayday

  • @SadoMahamud
    @SadoMahamud Před 2 měsíci

    Sucdi qalbaday kujebisay wlee bilaa xishood ayaa tahy sagaleey gabadha ka hadh duruufta waa loo simanyay adba waykuheli kartaa

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 2 měsíci

    Subaxana laah

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 2 měsíci

    Dadkaa aad sheegaysid oo dhan sucdi ayay laa wada joogan . Adiga kaliga maxa tuko cambaarlee kaa dhigay

  • @FarxiyoCumardiini
    @FarxiyoCumardiini Před 2 měsíci

    Benley qabyaladaysatah sucdi ceeb maleh

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq Před 2 měsíci

    Qoraalka iska sax gabarey. Mida kale sagal maxay awoodaa oona joojin kartaa (?) Anagaa so saarnay hadana anagaaa fariisin karna ee adiga warka runtiisa sheeg hadii kale sefta ayaa ku qaban doonta ❤❤because we love sucdi ❤❤❤❤ sucdi caqli badan
    MASHAA ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Před 2 měsíci +2

    Yaab tii masayrta tii waalata hg aya kuwaashaan sharafina waa udhalasho la iskama dhigo

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 Před 2 měsíci +1

    Sagal wey is ceebeysa

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg Před 2 měsíci

    Subxaanallaah

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg Před 2 měsíci

    Asc