Faaiidada xulbada iyo cudurada lagu Daweeyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Kusoo Dhawoow BIDHAAN MEDIA " SUBSCRIBE " Saar Si aad u Hesho Muuqalo Cusub Riwaayado & Wararka Iyo Muqaalo cafimaad
    SUBSCRIBE
    ✔️ LIKE
    ✔️ SHARE
    ✔️ COMMENT
    ✔️ Mahadsanid
    #BIDHAANMEDIA

Komentáře • 61

  • @faadil76
    @faadil76 Před 2 lety +2

    Ustaad xulbada Iyo caanaha Hadi aan isku darsado kwrn

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před měsícem

    Xulbadu waa daawo sheikh mascari sheeikh la yiraahdo ayaan ka maqlay anoo waxow dhahay markey nagaha uurka leh isticmalan bisha sagaalad marmey galan fosha dhibi meyso sax ayey naqatay bishii sagalad markan galay sidan ubilabay ilaa malinti fosha iqabatay sodon daaiqio gudaheeda ayaan ku dhalay lakin xanunki halmar xsta leeyma nefisisn leysii saraye miska iyi wa dhalay alx mida labad ilmaha burukiitda dhibtay dawey utahay oow dhahay ciyalkeygii aan is itaalka la tagnan jiray wey iigu reysten is itaal dambe qufac uma geynin sax waye ha mogana

    • @BIDHAANMEDIADH
      @BIDHAANMEDIADH  Před měsícem

      Shukran Sida Wanaagsan Ee aad ila Wadaagtay Sheeg wax badan Dadka Taraayo

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r Před měsícem

    Romatisimka dawey utHy

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 10 měsíci

    Mshaalh wllkey cukash sheeq mohamd

  • @almayare7558
    @almayare7558 Před 3 lety +1

    Thanks bro keep going

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 Před 3 lety +12

    Subscribe igu caawi wll waa walaalkaa soomaali ah codsi weeye soomaalaay

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 Před 3 lety +1

    Allha kubarakeeyo wll

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 Před 2 lety +1

    Masha allaha

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Před 3 lety +2

    Shukran, quf sokar qaba Ma cabi karaa

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Před 3 lety +2

    Mahadsanid maii sheegi kartaa qoqf leh xameetida dhagaxa uga jiro waxa u fiican

    • @bisharoomar4186
      @bisharoomar4186 Před 3 lety

      Xameetida dhagaxa ku jira dawo waxba uma tarto dufanka iska ilaali adkeysan infakshan leheena waad ku socon kartaa hadey bukootana waad iska bixineysaa dhi weyn malaha

    • @xilkascade
      @xilkascade Před 3 lety

      Herbal baa jira wall xarumaha waaweyn dhibbiga tag

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 Před 6 měsíci

    Xulbadu inay sun tahay aýaan qabaa labo goor ayaan cabey waan kusakaraadey

  • @fatmaabdulkadir9797
    @fatmaabdulkadir9797 Před 3 lety +2

    Iyaaaaaaaaa

  • @djibrealite
    @djibrealite Před 3 lety +1

    Mashallah horey u soco wll iso boqo

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 Před 3 lety

    Masha allah

  • @fardosaabdullahi519
    @fardosaabdullahi519 Před 3 lety +1

    Nagaha darenkoda ma badiisa walal

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 Před 3 lety

    Shukran wllo qalii

  • @nuurulceyn9838
    @nuurulceyn9838 Před 2 lety

    M.a mhdsnd

  • @hidayoladan930
    @hidayoladan930 Před 3 lety

    Maashallh

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 Před 3 lety +1

    Sheer waxba ma aha caafimaad aya ka fiican sheetka waxyabaha carfa ayaa ka dambeyso

  • @xamdishecalhi5221
    @xamdishecalhi5221 Před rokem +1

    Wll anoo daawo gaas qaata ayaan xulbadna cby dhib maiikeenisaa please isosheg shugrn

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 3 lety +1

    Xulbada AYAA HADDA MEESHAN LA SOO istaagtey adigu ma dhaqtar baad tahey

  • @umumohamed6088
    @umumohamed6088 Před 3 lety

    Cayil ka selaskljara

  • @munirayusuf5308
    @munirayusuf5308 Před 3 lety

    Masha.alaah

  • @mastarcabdi5245
    @mastarcabdi5245 Před 2 lety +1

    Adoo kaniin isticmalaya xulbadana maladaptive cunikaraa

  • @abdullahiabukar2990
    @abdullahiabukar2990 Před 3 lety +2

    Hadan gaas qabo ma isticmali karaa

  • @allahuakbaralxamdulilaah495

    Asc wll marka aan radiyo ama habeenkii biyo ku bariiyo ee aan shiidayo bihihii xalay ku jiray maka daadinayaa

  • @mahamedismail3230
    @mahamedismail3230 Před 3 lety

    Ok

  • @dakaabdullahi7802
    @dakaabdullahi7802 Před 3 lety

    Xulbada waa labo midi waa dheri midin waa cabitan mrka waa tee

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 Před 3 lety +1

    Haddi xulbadu at kordhiso dareenka ragga haseyeeshee aad tiri waa in uu ka fogaada xaaskii maadama cudurada jirkiisa ku ay soo raaci karaan shahwaha markaa ninku maxaa uu sameyn karaa ilaa hawadaas buu marayaa e

  • @fowziacookingchannel5026
    @fowziacookingchannel5026 Před 3 lety +2

    ما شاء الله تبارك الله كيفك

  • @abdiazizfarah3614
    @abdiazizfarah3614 Před 3 lety

    Xulbada

  • @sulekhoyasin1083
    @sulekhoyasin1083 Před 3 lety +1

    xulbada malagu cayilaa

  • @khadancaduur58
    @khadancaduur58 Před rokem

    🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nuuxmuxumed1665
    @nuuxmuxumed1665 Před 3 lety

    M

  • @suaadali1197
    @suaadali1197 Před 3 lety +1

    Ma lagu naax

  • @sadiaismail1825
    @sadiaismail1825 Před 3 lety

    Bal aan isku ogaano

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Před 3 lety

    Runti xulbada waxan ku arkay dawo badan anigu inan ayan ahay mudo ayan is malayay lkn hada wn iska yara dayay xanunki anan isku arki jirin ahad isku arkay 1 cadad bila qarac ayay igag iman jiray 2 dhabar xanuunka hada dib ayan u isti maali doona

    • @xamdamahmoud4058
      @xamdamahmoud4058 Před rokem

      Wlh aniga dhabarka ayaa saaid lega haya waxna ahay gbr mark dad badn ayaa igu yiri tijabi waxna is iri bal muqalo so dawo

    • @nasmacumar3406
      @nasmacumar3406 Před rokem

      @@xamdamahmoud4058 isticmal lkn subax hore wxb haku darin sonkor am malab kolba kad helayso intan wax cunin

  • @maxamuudaweesgoodliimodhan4192

    maasha allah

  • @caashoomar240
    @caashoomar240 Před 3 lety

    Masha allah

  • @saadiohussein8553
    @saadiohussein8553 Před 3 lety

    Masha allah