Qaraarkeda side ugu adkeysta iyo urteta maalin ban maraq labo qaado ku darsaday maraq! maraqii wan iska daadshay Wlhi qaraar guriga isbuuc uur bas bey igu reebtay illahay daawo ima galsho xulbad😷🤮 dadka runta kama sheegan been bey isu maaweylinayan naag cabeysana maleh yaab!🙄
Maansha Allah guulayso wadaniyada soomaaliyeed Anab Hassan guul & gobonimo
Maashaa alaah waa janal wanaagsan runti oo dabiiciga ka hadlaayo
Mahadsanid
maa shaa alaah walaa sheey qeyr ale haku siiyo alaahuma aamiin
Shukran Jazakallahu khairan 🥰
Walaashay waa an ku salaamay sidee xulbada urta looga biiyaa urteeda ayaa i dhìbta marka aan is idhaahdo isticmaal
Salaanta waa kaa qaaday waxed ku shiidataa dhego yare
@@anabhasan2667
Mahadsanid walaal qaali♥️♥️😍
Abayo mida shidan ayn hesta sidelistacamal
Mansha,allaah ajar allaha kaa siiyo
asc abayo jisakalah waxan kuweydiha caruurta malasikara xulbada
Cunug 3 jir ah mala siinkara adigo mahadsanid?
Masha allh xbbti shukran
Asc hooyada uurkale sidee bay xulbada u istic maaleysaa?
Uurka haduu yaryahay way soo ridaa kafogoow
Mansha Allah Allah miisaanka xasanaadka hakuugu daro
Aamiin walaal
Abaayo uurbaan leyahay bishii sagaalbaan hada galay qaliinawaansomary macabikaraa xulbada abayo foosha ayay fududeysaa ayaa layiri
Maya maya walalo ha isticmaalin athigo so maray qalin
@@faceedkaron9022 ani wan isticmaala lkn uur malihi 2jeer qaliin maray 2 years laga jooga mexee problems leedhahay
Thank you abaayo gacan aa i xanuuneeyso shaah aan ka dhiganaa
Meeqa qaado ayaay xulbadu ahayd markii hore?
Dhulka kulul hadaan joogo oo dhabar iyo lugaha ixanuunaayo see layeeli karaa
Markaad cabto xulbada ku jimicso
@@nimca2695maxay taree markaa ku jimicsatid
Maashaa Allah Abaayo mcn jizaaka’Allaah Qayr 👏👏👏💕🥰
Mahadsanid wllshy jazakulahi
Good job xabibti Iove it
Mahadsanid
Xulbada calool dadka ma u yeeshaa azxpy?
Mamo dhididkaga ayey ka so urosa maxa lasameya suliga xita wey kaso uresa mrkad kadisaa
Ma soo urayso
Bro, Marka cabtid xooga Leerso kadibna kadibna quwayso Marka quwaysatit Marso Sida Creamy Nevia Man, iyo Dirondada boss kuqoron tahay Kadibna Perfume hada heleeso Runti walee Caraftaada waxa kabaqa inay kuso raacan hablaha😋😋😚
Alaha ku barakeeyo runti waa sax
Mahadsanid
Anab hassan buur buurka ku jira miyaa la cuni karaa mama mise inta biyuhuun baa la cabayaaa
Masha allah abyo
Mahadsanid
Mahadsanid
Xaagee jogta adi abayo, ani ayaa raba in an gato xulbada
Mansha Allah. Allah haku anfaco
Wll waxn raba waxn shan cisho ku cayilo
😂😂😂😂😂
Keep going
👍👍👍👍👍👍👍
Maasha alaah
mansha alah 👍😍
Maasha alaah
Wan ka fadiideestay walaal mcn mahadsanid
👍👍👍👍👍👍👍
Very Good❤️
Maasha alaah
Maasha alaah
Maasha alaah
aptiyo Xulbada Adigu Wxkale ku nacy
Asc biyihi ad ladhigtay my kushidesa mise waad Ka dadineysaa biyaha
Xabbti qali wa maxy dawad
Eeylahdahy
Aad iyo aad ayaad umahadsantahay wll.
Mahadsanid
Maasha alaah
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
👍👍👍👍👍👍👍👍
Xabiibti luga xanuun
Mahadsanid
Mashallah
Mahadsanid
Iisojawaab abaayo adooraliya
Maasha allaah jisa kalah qeyr
Xulbada aad ayey u badan tahay waa qaraar sidaan
Mashallah abayo
Wallo aniga Caato Saa id ah baa ahay❤
Thnks washey qaali anaa labo xanuun la kicila
Mahadsanid
Mashaallah
Wll caruurta masiisan kara lkn xulbaadu iskumida miya kulii mise magacaya kala ledahay
Waaw....hagag
masha allh
Mahadsanid
M.a hoyo wa mahdnsthy wax bdn ayad no faideysay
Asc abayo qof uur radinayo macabikara
Maya cabi karo sbbto ah minka xirtaa
@@kayaabdul4915 oo wallo ha cabin miyaad iledahy anba qastaye caawe 😂😂
Ok
Mahadsanid
Mahadsanid walaal
Asc edo waxaan ku salamay edo aniga waxaan somar qalin hada wan joga afar sano marka ma cabi karo xulbada afar sono laga joga qalenkeyga
Haawalalo waad cabi karta wakhtigii aan soodhafey qalinkeygii 4sano aya lagajoga
Canaha inakushida fecan iyo timirta
Masha Allah
Mahadsanid
Mahadsanid
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Asc abyo wan qalanahay macuni karaa xulbada
Masha alah walal soo laguma cayilo xulbada
Waxaan maqlay inaysan caafimaad in maalin walba la cabo
Maalin dhaaf u cab
Qaraarkeda side ugu adkeysta iyo urteta maalin ban maraq labo qaado ku darsaday maraq! maraqii wan iska daadshay Wlhi qaraar guriga isbuuc uur bas bey igu reebtay illahay daawo ima galsho xulbad😷🤮 dadka runta kama sheegan been bey isu maaweylinayan naag cabeysana maleh yaab!🙄
Maya walaal sidaa ha oran anaga ayaa caba iyo caruurta iyo welibba xaajiga waa caafimaad buuxa
Timir ku cun
Naag cabeysa maleh 😂😂😂
Fiiri walashey wax kasta oo daawa waa qariir
@@jeimaani2024 😃😃😃😃
@@jeimaani2024 anaaba hada isticmalaya todoba bilood laga jooga
Timaha ayaa jajabaya sidee dhahnaa
fenugreek
👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Thanks walashey
Gut 👍
Mahadsanid
Wllo qof qalan labasana ma isticmali karaaa
Haa mahadsanid
Maasha allaah waa sax habaryar
Asc wll flax seeds Miyaa xulbaddu?
Mya
Fannel seed waye
@@maryamnasir537 fennel seeds ba u jeedaa ?sax ok thnks wll
Fenugreek seeds ayaa laa daha
Wcs ma famin
Maash ahaah
Aby Wan ku shuba hadi an cabo max u sabab ah
Jasaakalaah😂😂😂❤❤❤abaayo😂😂😂wad iifaaiideey say
Ad ayaad umahad santana walaalo jilbaha ayaan kasocn kari la ahay
Nice
Aadayaad ay ufiicantahay walaalow
Mahadsanid
habeenki lagu dhigay xulbada wll iso sheeg
Biyo habeenkii ku dhig
ᵐᵃˢʰᵃ ᵃˡˡᵃʰ ʷˣ ʷⁿᵃᵍˢⁿ ʷʸᵉ
Wll imisa qado ayad shiday
Guleyso walaal
Mahadsanid
M.a allaH
biyaha kama dadinaysid miya
Abaayo marka hore sifican udhaq kadibna biya nadiif ah la dhig biyahaas waad ku shidan kartaa
Maya mahadsanid
Canaha iyo xulbada wa lisku shida hel yar lagu dara
Abayo mashinta cadiga ah malagu shidi kara mise wey halawe
Masha Allah thanks 🙏
Mahadsanid
Masha Allah siz
Mahadsanid
Xulbada qaadada shaaha wax ka yar ayaa la ogolyahay maalinkii
Sasan maqlay
xulbada muraha Ah dheh o o.haku henin
Xulbada marka aroortii la radiyo sida shaaha loo kariyo caana boore malagu dari karaa
Caanahu waa noo cee
Qandac maxaa la yidhaa ?
Mash Allah
Mala karinayaa marka hore wll
ok maxaa loo isticmaalaa
Jirka markuu ku xanuunayo
xulbadu side saliida logu saara dadka wajiga salida leh
Asc walaal shahada maxay uqabataa
Ma fahmin
Maku cayilayaa hee
Ma Rewa ha ayaa laga helaa
Maya waxaa laga helaa maasha hilibka lagu iibiyo
mala karinaayo miyaa xulbada
Maya Lama karkarinayo
isoqabo wllo fadlan isoqabo what's app +252907954457
Maya mahadsanid
Maasha alaah
isoqabo wllo fadlan isowabo what's app +252907954457
Way urtaye sideen urta uga biiya
Timirta maxaa ugu dhex shiidi weysay
Waad ku shiidan kartaa
Ciya masesan kara
Raganimada see liidatah maxay utsrtah xulbadu waa cilad ihaysata
Walaal aad bay caafimaadka ugu fiican tahay Yuusuf Xoogwayne ku qor Youtubka isagaa ka sheekaynaya oo xulbada ka hadlaayo .
Mahan nin waxaan rabaa side ilmaha yar yar Cana logu daro
.
Maxay tsrtaa
Jarmalka halkee ka joogtaa
👍👍👍👍👍👍👍
Sonkota ayaa malagudarikaraa qaali xulbda oo laga badin