WAX BADAN KA OGOOW XULBADA?!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 77

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před 2 lety +4

    Masha allah waxa jecelahay kaftankaada qosolka kujira xabiibti

  • @yusroayaan3722
    @yusroayaan3722 Před 2 lety +4

    Masha allaah alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad walaashey qaali

  • @mumtaazshxasan1934
    @mumtaazshxasan1934 Před 2 lety +4

    Masha allaah macalimadeena jazaaki laah sidaa wax ufahansiineesid dadka masha allaah qofkasto woo fahmi karaa allaah hakaa abaal mariyo

  • @shankaron-w6v
    @shankaron-w6v Před 6 dny

    2 sano ka dib aa daawanowa faaidada xulbada aa raadinaye
    Hooyada urka leh
    Nimco waa mahadsnthy xbbtii dadka kale wax ka daawado ma aamino waxa ka daawado waa aamina sababta wax waaye adiga qof dhaqtarad ah aa tahy
    In badan aa kugu xeranahy waxadan cilmi ulaahey kamaso hadashid

  • @asdyasdd4941
    @asdyasdd4941 Před rokem

    Masha alah xabibti shukran jisakallah allif qer ❤

  • @maryanhoney4068
    @maryanhoney4068 Před rokem +1

    Xabiibti xulbad ma cuni karaa amey dhib iikeene 9 bilood ayaa iidhamatay lkn cunug horaa leyku qalay intaa heysan allaha siiyo annaga ne allaha inoo barakeyo Aamiin 🥰😍😘

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 Před 2 lety +1

    Jazakallaah qeer

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Před 2 lety +1

    ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 Před 2 lety

    Mashaa Allah jazakal Allah kheer aad iyo aad ayaan kaa faa'ideesanay mudo badan .Mashaa Allah

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 Před 2 lety

    Maansh Allah jazakallah kheyr Ukhti qaali Ilaahay haku Barakeeyo

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Před rokem +2

    Ala ku jecliyaa abaayo ilaahay dartiis waxaa tahay dr. Ilaahay usoo diray somaali

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Před 2 lety +1

    ASC waan ku salaamey abaayo naciima shukran xabiibtii sida aad no dhiiri gelineyso jizadaada jano🤲🤲🤲

    • @nasro7666
      @nasro7666 Před 2 lety

      Asc abyo nicimo dad way yartahay jilbaha xanuun igu bilsmaday maarka foor samenayo sharqan iga yeasts maxa udow ah jilbaga naga cawi tas

  • @filsanmg6774
    @filsanmg6774 Před 2 lety +2

    Asc niciimo Alle kheyr haku siiyo wax badan ayaan kaafaaiday Alxm su,aal ayaan ku weydiinayaa xulbad qof qalan oo ilmah lugu qalay ma cabi karaa waxaan maqaley qof qalan ma cabi karo

    • @sucaadcaydiid9213
      @sucaadcaydiid9213 Před 2 lety

      Haa wllo waad cabi karta 3 jeer
      Ayaan qaliin galay waana caba
      Ta midhaha ah ayaan sida shaaha u karsadaa daawo moyee dhib kama arag

    • @qamarmaxamed565
      @qamarmaxamed565 Před 2 lety

      Abyalow waxa idin waydina xulbada ugxanta dhameysa leygu dhhy wllo ma sax baa wan isticmali jirey lkn dad igu dhahen ugxanta eber ka dhige dumarka loguma tala galin raga lee isticmali karo iskaday lay dhhy warkas maxa ka jiro qof wax ka taqaano ha ii so shegto 7bilood ley qaba wax uur ahna wali ma yelan abayalow iso duceyey mxan isticmala igu talin laheyden teyda kle infection idhibey mar walbo wan iskadaweya wuu igu so noqnoda plz mxan sameysa iishaga

    • @xamdiali2563
      @xamdiali2563 Před rokem

      @@sucaadcaydiid9213 abaayo I caawi see u cabaaa

    • @xamdiali2563
      @xamdiali2563 Před rokem

      @@sucaadcaydiid9213 gaaas ba I dilay caloosha iyo jirka dhan baa layga qabtaa

  • @sucdiali2700
    @sucdiali2700 Před 2 lety +1

    Maasha Allah mahadsanid abaayo sidaa noogu faa ideysay lkn please abaayo faidada horay ugal oo soo koob hadalka kale yareey fadlan waqtiga soo koob thanks

  • @fadumomuuse5154
    @fadumomuuse5154 Před rokem +1

    Thanks habo mcn❤❤

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Před 2 lety +1

    JazaakumuAllah Qeeyr abaayo 💯👍❤😊

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 Před rokem

    Masha allah wa wax aan rabay xulbda abayo plz cusbada himilayo iyo sea salt midka fican kaso hadal

  • @safiyasiidow3115
    @safiyasiidow3115 Před 2 měsíci +1

    Asc setahay xalad abaayo

  • @barwaaqocumar9218
    @barwaaqocumar9218 Před rokem

    Shukran abaayo

  • @umuibrahim
    @umuibrahim Před rokem

    Ilaahy hakaa abaal mariyo wallshy mcn waanadaada

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před 2 lety

    Masha alaah walaal jSakalahu kheyr

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Aniga caruurta ayaan markaan canjeelo qasayo ayaan ku daraa toon iyo basalna iyo faniilo ayaan ku daraa ,marka caruurta jirkooda wuu dhalaalayaa hurdana iyo hilib qurxoon ayuu yeelan ayaan. Wll markii baby Yaraa biyo ayaan xulbo ku karkarin jirey ka dib caanaha ayaan ugu qasi jirey. Qer Allaha ku siiyo adigana Insha Allaah dhamaanteen.

    • @sahraabdi208
      @sahraabdi208 Před 2 lety

      abayo carur yaryar aya caataa iga ah xulbada kwrn lafaha ma u adkeysaa

    • @allowikaalmeyofficialchane4488
      @allowikaalmeyofficialchane4488 Před 2 lety

      @@sahraabdi208 haa abaayo wey cayilisaa ugu shiid furuudka wax yar ku dar sababtoo ah waa qaraar. Abaayo ukuntana sii iyo digaaga hadaad soomaaliya joogtana madax ari sii subaga kor intaat ka miirto uguna kari subagaa bariis ama makarooni. Abaayo Allaha kula garab galo dhamaanteen noona hanuuniyo owlaada cadowgananaga qabto.

    • @munirawarsame3353
      @munirawarsame3353 Před rokem +1

      Ilmaha yaryar walaalo lama siiyo Google ka fiiri

    • @aizhadiamond7561
      @aizhadiamond7561 Před rokem

      @@munirawarsame3353 abyo gabdhahana maisticmali karaan ayan maqle soo baar

  • @maymuunmaxamedadan8336

    Asc xabibti mansha alaah

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 9 měsíci

    Mshalah

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 Před rokem

    Mansh Allah ❤

  • @asiyoomar5230
    @asiyoomar5230 Před rokem +1

    Asc abaayo waxan joogaa Finland inan kasogato ayan rabaa dukaamada finishka magaca luqada finishka iso sheeg

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před 2 lety

    Walal waxan kuweyden ilad ikutimi doradaa ikamaqnaneysa bil iyo siyao waxey igamawnanjertey labatan casho waxaan umalwy waa cildl wamaxey tahey

  • @luulgaaid5542
    @luulgaaid5542 Před 2 lety

    Mahadsanid walaashay

  • @abdirahmanhilowle1128
    @abdirahmanhilowle1128 Před 2 lety

    asc walaal naciima xulbada luqada Suomi maku soo qorikartaa

  • @sadiyamohamud7810
    @sadiyamohamud7810 Před 2 lety +2

    Asc abaayo qofka sokorta qabo ma isticmaali karaa?

  • @abdirahmanhilowle1128
    @abdirahmanhilowle1128 Před 2 lety +2

    asc walaal naciimo wad mahadsantahay wax yaabo bada ayan kaa baranay

    • @abdirahmanhilowle1128
      @abdirahmanhilowle1128 Před 2 lety

      naciimo deris ayaan aheyn kajaani 2011-- 2012 maxamed si fiican ayaa isu naqaan magac annes ah ayan leyahay macalin kiitos

  • @safiawarsame815
    @safiawarsame815 Před 2 lety +1

    Jazakallaahu khayr xabiibti

  • @ayaansh.shaakir787
    @ayaansh.shaakir787 Před 2 lety +5

    ❤ماشاء الله تبارك الله اللهم اغفر وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين 🤲

  • @TimoCasaan12-rf6cg
    @TimoCasaan12-rf6cg Před rokem

    Mahad zaniid mamo 👍

  • @abdikadiryuusufahmed4563

    Aad u mahadsantahay

  • @user-iu1oj8ep8u
    @user-iu1oj8ep8u Před 9 měsíci

    Wan dhownahay mcnto ❤

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 Před 6 měsíci

    Abaayo ma cabi karaa waxaan qabaa teyrood

  • @haala552
    @haala552 Před 2 lety

    Asc abaayo qofka uur isku diyaarina ma isticmaali karaa

  • @ashahassan1784
    @ashahassan1784 Před rokem

    U welcome wl

  • @sacdiyasaafi3701
    @sacdiyasaafi3701 Před 2 lety

    Asc dadka Neefta qabo sababkana kajiran macabikaran

  • @hanigoos9903
    @hanigoos9903 Před 2 lety

    Abayo ilaah hakaa abaalmariyo

  • @rahmaabdulahi2856
    @rahmaabdulahi2856 Před 2 lety

    Masha alh abaayo Ina Ka faideysto jeclhy muda kugu xirna whatsapkaga hadey surta galthy ayan rabay

  • @CayniiShahmed
    @CayniiShahmed Před rokem

    Asc wllshey m.a alle ha ku xifdiyo abaayo waxan rabay in luq an so galo sidan kula wadago barnamish aniga ah hadey macqultahy xabibti naciimo insha allh

  • @shariifoshariifo8290
    @shariifoshariifo8290 Před rokem

    Abaayo dumarka maxay udhibtaa

  • @user-zf6fp8hf2p
    @user-zf6fp8hf2p Před rokem

    Biyo had da kuradisi mudo 8 sa a qarar malah

  • @qamarsheikh3862
    @qamarsheikh3862 Před rokem

    Maa cabitan ahan aya loo istacmalaa

  • @ayanabdi6293
    @ayanabdi6293 Před rokem

    Wcs wrxma abayo

  • @fartuunahmedabdi5376
    @fartuunahmedabdi5376 Před 2 lety

    Asc

  • @hoyosactivity7761
    @hoyosactivity7761 Před 2 lety +2

    ASC, xulbad mxa lugu dhaha af English. ?

  • @xaredlecilmi4741
    @xaredlecilmi4741 Před 2 lety

    Afka kadaa waxaas

  • @asmacumarcraxmaan2313

    Abyo misaanka wa dajisaa maqlee maxa kajiro

  • @hamdiahmed4721
    @hamdiahmed4721 Před 2 lety

    Qofkii shaax ahaan ku cabo maku caylaaa mise

  • @abdirahmanhilowle1128
    @abdirahmanhilowle1128 Před 2 lety

    asc

  • @kamarabati8467
    @kamarabati8467 Před 2 lety

    Asalaamu caleykum abaayo xulbada hurda la aanta ama hurda xumida xulbada ma ufiican tahay fadlan ii soo sheeg

  • @Amran218
    @Amran218 Před 10 měsíci

    Ur badanaa xulbad

  • @user-pz1mp6gj6n
    @user-pz1mp6gj6n Před 2 lety

    Abaayo bal diinsi gana kasoo war bixi.

  • @barwaaqocumar9218
    @barwaaqocumar9218 Před rokem +1

    😍😍🥰🥰🌺💞

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 Před 2 lety

    Groupka WhatsAppka igu soo dar wllo macaan