Suugaantii Abwaan Maxamed Aw Cabdi Xaashi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 09. 2018
  • Gabaygan oo uu ka tiriyay markii xuduuda lajeexayay waxaa inoo marinaya Abwaan Muxumed Cali Masmas

Komentáře • 6

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 Před 5 lety

    Masha allaah abwaankii abwaanada

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Před rokem

    Anigoo ah Abwaan maxamed Ismaaciil sheikh cabdikariim oo Ku Magac dheer (Waayo-arag) waxaan Ku dhashay Taariikhdu Markii ay ahayd 13/8/2004 Degmada Ceelbuh ee Gobolka Sanaag, Waxaan ka dhashay Qoys Asal ahaan Kasoo Jeeda Miyi,waxaan Waxbarashada Ka bilaabay Isla Degmadan Ilaa hadana aan wax Ku bartaa Waxaan La noolahay Waalidkay Alxamdulilaah alle ayaa Mahad iska leh dhamaanteed.
    Maanta Qoraalkaygu kuma Saabsana Taariikh Nololeedkayga Balse waxa aan rabaa Inaan Halkan Kusoo Gudbiyo Suugaantayda Ilaa hadda Maskaxdayda Kasoo maaxatay Oo aan Rabo inaan Asxaabtayda Lawadaago.
    Suugaanta Markii iigu horaysay ee aan Arkay inaan wax curin karo waxay ahayd Sanadkii 2018kii Markaas oo ay maalin Maalmaha Kamid ah igu soo dheceen Baydadkani:-
    @waladkii xumaadaba
    @waalidkaa habaaree
    @nin walaalkii diidaa
    @yuu weheshan doonaa
    Intaas kadib Wixii intaas ka danbeeyay Waxa Ibafurmay Badweynta Suugaantayda Waxana Ilaa Waqtigaas Ilaa hadda aan Sameeyay Suugaan Isugu Jirta Gabayo,Heeso jaceyl,heeso wadani ah iyo iwm
    Waa kuwan:-
    1)Samsamtii Jaceylkaay|Hees 04/8/2020
    2)Qabyaalad iyo Qaranimo|Hees 6/2021
    3)Dalkeena hooyaa|Hees 07/2021
    4)Taan dumar ka soocdee |Hees 23/12/202154)
    5)Facebook |Tix yar 11/2021
    6)Cuqdad iyo caqli La'aan 03/7/2022
    7)Hibada eebaa Baxshee|Tix gaaban 08/2021
    8)sida roob habeen da'ay|Hees ciyaareed 2022
    9)Waa daar aduunyadu|Maanso Dardaaran 2022
    10)Ciidankii dhulkaygoow|Hees 8/7/2022
    11)Qalanjo dumar|Hees 2022
    12)Dadka Kuwii Is Caashaqa|Hees 7/7/2022
    13)Hooyo|Hees 03/7/2022
    14)Hartiga |Gabay 15//5/2022
    15))Xilkastii Haween|Gabay 04/6/2022
    16))Aramidaad Abuurtaa |Hees 11/8/2022
    17))Muxuu qalbigaygu Caashaq|Hees 13/8/2022
    18)Kuligood Haweenkaba|Gabay 10/8/2022
    19)Kor baan kaalaba socdaaye |Hees 28/7/2022
    20)nin hadaaqay How qaban|Tix Gaaban 19/7/2022
    21)Waxan ahay Wiil hanadoo |Tix gaaban 09/6/2022
    22)Dawarsi |Gabay yar 16/8/2022
    23)Sabankaan waxaa yimi |Maanso 05/2022
    24)Ceelbuh|Hees 03//6/2022
    25)Waa gobol sanaagoo|Hees 12/7/2022
    26)Cirka Oo Habeenimo| Hees 16/8/2022.
    27:Mudanihii Naftoow |Hees 20/8/2022
    Intaas iyo inkale Oo Aanan Halka Ku xusin ayaan Leeyahay Oo kamida Suugaanta soomaaliyeed.
    W/Q abwaan Mohamed Ismail sheikh Abdikarim Waayo-arag. ✍

  • @realway8882
    @realway8882 Před 5 lety

    Alle ha naxariisto abwaanka intaa ayaa anfacaysee.inteenii kale ayaa sii kala googa,aysee waa inoo land landtaa

  • @hanidegan8347
    @hanidegan8347 Před 5 lety +1

    Waaa abwaanka ugu ugu qaalisan

  • @khadaryuusuf1911
    @khadaryuusuf1911 Před 3 lety

    asc qalinsoor aad baad umahadsantiin
    waxa qabateen shaqofiican
    waxan idinkuboorinlaa inaad sidcad ugusharaxdaan ciwaanka gabayga inuu ahaa wakhtigii gumaystuhu dhulkeena siiyay cadawgeena isagoo awood inoosheeganaya siaydhalinyardu uarkaan taariikhdan ookale aan soogaadhin

  • @keysejama5286
    @keysejama5286 Před 2 lety

    1897 xuduud la jeexay oo lagu heshiiyey ayaynu 40 sanadood ka dib ayadoo la calaamadaynayo baraarugnay. jaahilnimadu waa caajib. 1898kii ayuu James Hayes Sadler yidhi anoo warwarsan inay soomaalidu kacaan ayaan si duulmar ah Saylac dadweynaa uga sheegay xadka cusub ee la jeexay. wuxu yidhi dhagba umay taagin oo sidii hore ba dikhsiga iskaga waabinayeen ayuun bay waabiskii sii wadeen iyo aniga ooy indhaa igu hayan.