#Gabayada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 05. 2022

Komentáře • 100

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Před rokem +10

    Allhe ha unaxariisto Abwaana waxa ii qiray taageerada tolku isku lahaa ee Arab muujiyay inay taarikh dahabiya ku lahaayeen guusha cidagale wayne

  • @caesar2671
    @caesar2671 Před 2 lety +37

    Abwaanka ugu wayn shanta somaliyeed.
    Cabdi gahayr gabayadiisa qaybo kale kasoo saar ❤❤❤

  • @niciimacali9162
    @niciimacali9162 Před rokem +21

    cidagale mimno❤

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi Před 6 měsíci +3

    Afaan ciigale ugu gabyaa iima caad bixin ❤🔥💸
    Cabdalle iyo looge fadhiya al bahdayliyyA ❤🔥🐪

  • @Axmed-Yaasiin
    @Axmed-Yaasiin Před 2 lety +5

    8:58 "Ha tilmaamin aakhiro waxaad taransataa yaale"
    Halkaa iska sax.

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Před 2 lety +4

    Geel Markaan maqlama cabdi gahayr kol wan xasuusan allaha u naxaristo

  • @mokiyaz9892
    @mokiyaz9892 Před rokem +5

    Cabdalle iyo looge Odaygu wuu ogaa in nalagu tashado AUN

    • @AARJOOG__BOY
      @AARJOOG__BOY Před 9 měsíci

      Bahdeylo Gangs🦁🦁from Cabdalle

  • @mawliidcabdi7620
    @mawliidcabdi7620 Před rokem +4

    Alle haw naxariisto cabdi gahayr

    • @SahraQaasim-hh9in
      @SahraQaasim-hh9in Před 22 dny

      😂😂 fadal. Qof. Wanagsan. Baa. LA dhahaa. Ale. How. Naxriisto

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před 2 lety +5

    Dee haaye 2 gabay mooyee kuwa kale maad dhamays tirinee, tusaale ahaan qawdhan iyo cabdi gahayr 5 gabay ayay iswaydaarsadeen waanay duuban yihiin hadaad rabto.
    Gabayada soo dhamaystir insha allh duubida tan ku xigta.

  • @abdirhmanmohamedyusuf3222

    Ale ha naxariisto cabdi gahayr

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 4 měsíci

    Nin rag ah ayuu ahaa cabdi gaheer allaha u naxariisto .

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 2 lety +5

    Somali oo dhami xaaraan bayi ka dheergeen waana waxayi maskaxda uga seexdeen waayo jedka jed ayay xaaran raqayeen Subxanallah intayi xoolo islaameed dheceen bay leeyihiin waa xalaal akhira war jiraa

    • @laylatul3qadri856
      @laylatul3qadri856 Před 2 lety

      Wakhtiga ay ku jireen xadaarada taagan yey ahayd xata xoolaha la dhacayo danbi inay tahay umayna arkaynin wa booska hada siyaasada beenta la isugu dhaco e masakiinta lagu wareeriyo

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Před měsícem +1

    Waa marka🇺🇳

  • @khaalidmahamuud2312
    @khaalidmahamuud2312 Před rokem +6

    Cidagale fito 🔋 power ayuu lahay

  • @aadanabdiali7716
    @aadanabdiali7716 Před 2 lety +1

    Waa sadex boqol iyo sideeytan hebeen oo sikaayhay

  • @moogie6974
    @moogie6974 Před 3 měsíci +1

    Reer burale reer Saraar ❤️🫡

    • @Dayr12
      @Dayr12 Před měsícem

      ma adaa reer saraar ah inder

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 Před rokem +1

    Xuseen xasan wan ka sugnaa

  • @marshal1542
    @marshal1542 Před 2 lety +2

    Cabdi Warsame Baanje Cabdi Gahayr gabyaa waynaa

  • @cabdiraxmaansiciid5060
    @cabdiraxmaansiciid5060 Před 2 lety +5

    Qabayada abdigahayr waad kufsatay

  • @cabdisamiicaxmed4280
    @cabdisamiicaxmed4280 Před 2 lety +4

    Geelu ma ciyo lkn waa ololaa ama waa reema.

  • @r.o.c_3
    @r.o.c_3 Před rokem +4

    10:11 Halkaa Saaxib Maaad Noosoo Dhamaystirtid Cabdi Gahayr Wuxu Kumaagay Qaadi Cagayare oo Sacad Muse Ahaa ?

  • @user-gw4yn4ol5e
    @user-gw4yn4ol5e Před 3 měsíci

    Walaal taar tv sheikhan aad sawirkiisa soo dhigtay waa sh cabdilaahi qudubi sawirkiisiiye fadlan sawirkii abwaanka soo raadiyoo kan ka qaad

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 Před 2 lety +3

    Ciidagle wax kumid aha ragii geel dhicista loogu dawgalay

  • @NimcaanleJaamac
    @NimcaanleJaamac Před měsícem +1

    wuwada qaldaya anadham

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 Před 2 lety +1

    Asc Taar TV
    ma sha Allah maxamed Adan Dirir
    sida aad unoolaysay Suuganta Somaliyeed Ilahay haku Daayo
    Caafimaad iyo Cimri dheer iyo Ceesh
    waa sac ah Aamiin.

  • @wiil9335
    @wiil9335 Před 2 lety +1

    Dirirow mahadsanid

  • @user-gs3ij3tl2y
    @user-gs3ij3tl2y Před 11 měsíci +1

    wllky sawirkan waa sheikh c laahi qudubi waa reer fiqicumar( sheekhaal)

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd Před rokem

    Cg geela way ku dhaartaan

  • @khaalidyuusufkyztigarani6296

    Reer samatarkii boodsanaa biidihii dhige,bibilihii iyo waanigii kariday biligii saarnaa bowd yadaka kajabe reecabane boodadii hore kolkii bacadka wayn lasku dilay bilay makaahiil . anagaa badan iyo anagaa badan iyo ninkii bad iyo daadsheegta waxaanahay buntii laacayay iyo baadhka fuuqsada .

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 Před 2 dny

    Gumbuur laayay waan maqlay taariikhdaa lkn gaashaanbuur kibirty gumbuurna waa bilaabay

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 25 dny

  • @marshal1542
    @marshal1542 Před 2 lety +1

    Hayeeshii gabaygiisu ma ahayn mid fiican intiisa badan

    • @rugtamaansadasoomaalida1521
      @rugtamaansadasoomaalida1521 Před 2 lety

      Ma Futo Awal baad tahay waa adigan rasaastii Xaaji Cabdi ka boodaye kkkkkkkkkk

    • @cumaraxmed3107
      @cumaraxmed3107 Před 2 lety

      Naac sayidka kiisi ayaa xumaa markaa?

    • @marshal1542
      @marshal1542 Před 2 lety

      @@cumaraxmed3107 Sayidka maxaa meesha keenay lagama ba hadlayne 😁😁😁

  • @zaakkahin7370
    @zaakkahin7370 Před 11 měsíci

    Ardeydi sharifta laha kaga ilmeysi😂😂😂😂😂😂😂subxanallah allah ku naxaristo

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 25 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @sekeriyecsamed8560
    @sekeriyecsamed8560 Před 2 lety

    Wlhi abwaan buu ahaa ninkasi

  • @mrahmedaskar1416
    @mrahmedaskar1416 Před 2 lety +2

    Sxb waad kumahad santahay wararkaada xaqiiqda iyo runta ku saleysan iyo gabayada xulka ah

  • @gudgudemediaofficial298

    Yaa salàam

  • @mrahmedaskar1416
    @mrahmedaskar1416 Před 2 lety +1

    Asw sxb waxan aad uladhacay oo cajaa iba sida aad usoo tabisay wararkii aad uga hadleysay shirkii G7 2021 ee Landan Gaar ahaan Lacagaha ay ubalan qaadeen Dunarka qeybaha dumarka ay kakooban yihiin markaan damcay inaan kusoceshado waan kawaayey ee makasaar tay mase ajigaa ilduufay Fadlan igacaawi sidaan dib ugu heli lahaa Mahadsanid

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan8145 Před 4 měsíci

    Mar is idhi talyaani u kacoo tacabiroo jiiro
    Mar is idhi turkaa imanayee timaha gaydhayso
    Mar is idhi tamaandhada ka beer taarka dhiniciisa
    Mar is idhi todobadaa halaad tiro laxaa siiso
    Mar is idhi rag waystirsanayaa talo xumaan guurso
    Mar is idhi tolkaa niman ka laa lays tixgalin waaye
    Mar is idhi tabalada aduun toogo inankaaga 10:56

  • @Masalaawi
    @Masalaawi Před 2 lety +1

    Gabayada Qoudhan ducaale noo soo dheji

  • @mmcc4347
    @mmcc4347 Před 9 měsíci

    Ka sheekee buur dhaab iyo buurihiini fadhiga lagu kori jiray idinku geelna maydaan lahayn iyo taariikhtoona

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Před 2 lety +1

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @user-sr4km7to6m
    @user-sr4km7to6m Před 6 měsíci

    Nin raga

  • @khaalidyuusufkyztigarani6296

    Ina aadan dirirow gabayadaasi waa intaan anigu ku,idhi waliba qaarkalaa dhiman oon kaa dhawray qaarcidkale kutidhina kumaan sooqaadan. adoogabay unugul haygu daandaansan hadiikale waanku duban

  • @shamaxlemaxamed7421
    @shamaxlemaxamed7421 Před rokem +1

    Geelu ma so ciyo ee wuu ololaa adiga laftadu ha bariiqan.

  • @TrueMan-ji4cv
    @TrueMan-ji4cv Před rokem

    Geesi gahyr

  • @ccasiismaxamed9647
    @ccasiismaxamed9647 Před rokem

    😮

  • @khadrakhaliif
    @khadrakhaliif Před 6 měsíci

    Cidgale nimo❤😊

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    Adna col kaa shax.

  • @SahraQaasim-hh9in
    @SahraQaasim-hh9in Před 22 dny

    Tuug. Buu. Ahaa

  • @rugtamaansadasoomaalida1521

    Maanta halkii geela waxa ku jira dawladnimada Somaliland oo waxa qaaday oo dhacay Habar Awal oo weliba car dhacsada garxajisow!
    Wa tilkal ayaam nudaawiluhaa bayna naas!

    • @abdimst86
      @abdimst86 Před rokem +1

      Geel caroori dhacday meelfog majiro

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před rokem

    ❤😢

  • @maxamedaxmed32
    @maxamedaxmed32 Před 7 měsíci

    Ala ala cabdi warsame baanji ducaale sarar samarar buraale aadan mataan alllah ha u naxariiste geesi buu ahaa lkn guuyoobe ciidagle wuu ka saaray tolow maxay ku dhacday

  • @miloak656
    @miloak656 Před 11 měsíci +2

    Guuyoope hadan nahaye reerka qudhiye u geelodi haysan waye ban nahaye cabdi warsame cabdigahar wati laga sasabay abwaandi guuyoope inay u jawaaban waayo nin hungir qaday bu ah oo tol lo cayi karin

  • @khaalidyuusufkyztigarani6296

    Magaraacatiyo xaamudbaa gaalayaga qaada miyaa nalagalaa sowmanihin geedlabka isaaqa .inadirirw adaa dalbaday

  • @user-wb6ov2uh4o
    @user-wb6ov2uh4o Před 3 měsíci

    Ciidagalaw ma xalaalba geelu hadad dhacdo

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 Před 2 lety

    Fadlan gabayadi ina jadeer isku day inaad naso gaadhsiiso

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Před rokem

    Mn

  • @axmedkoosaar816
    @axmedkoosaar816 Před rokem

    Dhamaan gabayada iyo sooyaalka aad ka warisay abwaanka waxa ka taf iyo midhiq ah qadaad aan laga indho qarsan karin, aan mid iyo labo ka soo qabto.
    1. "Aakhiro nimaan geel lahayn lama amaanayn"❌️
    "Aakhiro nimaan diin lahayn lama amaanayne
    Siday aayaduu sheekayaan laga ayaan roone
    Aduun kana nimaan geelahayn laga ilwaad roone"✅️
    2. Geela guuyoobe marka uu qaaday geelu waxa uu degana guri nabad ah oo col loogama baqayn, ciidan uu waday iyo col la socdayna ma jirin ee Cabdi gahayr oo kaliyaa qaaday geela.
    3. Ugu dambayn haddaad gabayadii geela ee Cabdi-gahayr tabinayso maxaad ugu dari wayday Gabaygii uu ka tiriyey geelii indha badane ee laga dhacay beeshiina.
    "Waatayno dhoobaha lahayn labada dhoomeede
    Lama dhaco anaga beeshada sida dhunkaaleede
    Ama geelu saymu u dhashee dhaqashadii daaya
    Ama dhiciya sida reer tolkay dhudi ma meerteene
    Ama dhoofa waataa sidii dhala noglaydeene"

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 11 měsíci

      Ninkani maaha Habar Awal Endr waa Nin dhiig cabadii H.jeclo ah

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 Před rokem +1

    Mar is idhi tolkaa niman kalay😳😳😂😂😂
    Mar is idhi tabaalada aduun toogo inankaaga😳😳😳😂😂

    • @halimali8389
      @halimali8389 Před 9 měsíci

      Ninku kulayl buu haa😂😂😂😭

  • @waayo__aarag1
    @waayo__aarag1 Před 6 měsíci

    Gabayga waxad ku bilowday iyo halka aad ka hadlaysa isma laha aader muducad ku bilowday inad ka hadasho aya ficaan

  • @Sharmake_Cilmi_Gaataa_66

    oo ma isaaq kali baad noosheegaysaa meeye gabayagii iidoor lagu caayay kii sayid oo kale

    • @Hanad3
      @Hanad3 Před rokem +1

      nacasyahow ma isaaq caydii baad ubuktaa mawaxaad aragtay gabay Saydiku tiriyay oon iidoor caydii kujirin geelashii ugu badnaana miyanu isaaq ka qaadin. midakle mowduuca laga hadlaayo fahan caydayada ha kusoo ordine

  • @zaakkahin7370
    @zaakkahin7370 Před 11 měsíci

    Allow qad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NimcaanleJaamac
    @NimcaanleJaamac Před měsícem +1

    cabdale iyo looga ifadhiya cidhifki turede cawo dhaladadi yoonis ba caynwalba kunole hadan ceel dhaftago maniga cidan baubahan cagfudaydka jaanbir maxa culusay ifulay maxa cidaha guuled suuldan iga cararaya

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Před 9 měsíci

    Soo godol guhaadoow anaa gaydho weeraraye guuyoobe iyobaan ka helay inan gumeedkiiye.
    Tolka ayuu u xoogwaynaa.

  • @maxamedismaaciil8633
    @maxamedismaaciil8633 Před 2 lety

    L87

  • @cabdifataxmaxamud8302
    @cabdifataxmaxamud8302 Před 2 lety

    kaliyaata zxb aadbaan ujecelay afoomaaliga sidaad boodhka uga jaftay Aan kuxasuusiyo geelu maciyo waxa layiraa olal reen gununuc cabaad guux yuus gununuc iwm

  • @xuseencabdilhi235
    @xuseencabdilhi235 Před 2 lety

    Aabow guhado miyangacalkadheraday gabayga nodon

  • @mufakircabdisalaan8950

    Dagaalkii jidbaal ninkii joogabanahay
    Allahoow maxaan meel lagu jabey jiqilo wayenaa.

  • @AadanMaxamed-yy4dn
    @AadanMaxamed-yy4dn Před 5 měsíci

    Cabdale iyo looge maxaa looga jeedaa

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 Před 5 měsíci

    ninkan deelqaafka iyo eray badalkan uu caadaystay muu ka daayo haduu sidaa maqlayna muu iska saxo erayada

  • @mahammudabdille6879
    @mahammudabdille6879 Před rokem

    Kalmada. Belo. Ku. Degtey. Iska. Daa. Haisticmaalin. Waa Habar. WAANa. Jaahilnimo.

  • @amranhussien1497
    @amranhussien1497 Před 2 lety

    Aad ayaan ku salamey laakin gabayga geela hudeeluhu watee hadhiyo maalayo soo dhamays tir Edo waayo waad kala dhintey

  • @user-qo3gv1cl8j
    @user-qo3gv1cl8j Před 6 měsíci

    Garac😅😅😂

  • @khadardhimbiil6961
    @khadardhimbiil6961 Před rokem

    Beenaale
    Waar bal xabashigan Geela kasheekeena eega adeer Riyihii Habarxabuusho kasheekee
    Raggu markay kaftameen idinku riyaa Kuqaadanjirteen Geel ragayaqaan hakasheekeeyaan

  • @Noredin20
    @Noredin20 Před 2 lety +1

    War indr Tol ku Qabta miyaanad lahayd. Gabay ga waxad ku dartay meerisyo loo tiriyey Ina CABDALLE XASAN oo uu laha CALI JAAMAC HAABIIL . ** tawreed injiil & furqaan tuna laga waaye. Tusbaxagu Waa baaderi tacalimkisiiye . Taag Nimaan lahayn & Agoon yuu ka taajiraye. Ma talyaanigasa mahdiya taking waa yaabe ** .

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 25 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @TrueMan-ji4cv
    @TrueMan-ji4cv Před rokem

    Geesi gahyr