ABWAAN DILAY NINKII WALAALKIIS DILAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 03. 2023

Komentáře • 69

  • @gababisaaq2666
    @gababisaaq2666 Před 20 dny +2

    Waa sax waxa uu sameeywy diinta ayaaa u fasaxdey. Qofkii qof dila waa dil❤

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před rokem +4

    Aun abwaan Mohamed.A. Kariye waxaa u ahaa geesi cudud iyo caqli ku meel maray kol hadii u aaray wallaalkii magac heer sare ka gaadhay fanka somaliyeed taariikh aan duugoobin buu ka tagay.

  • @macalinhagaag3000
    @macalinhagaag3000 Před rokem +1

    aderkay ale ha naxariistee walaalkii waxaa dilay reer kooda jufo katirsan

  • @Mohamoud2011
    @Mohamoud2011 Před rokem +2

    Ninka walaalkii dilay Ogaadeen ma ahayn ee wuxuu ahaa nin Sheekhaash ah oo ay isaga ilaa 5 oday kala tirsadaan

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 Před rokem +1

    Walaalkii waxaa dilay isla qabiilkoodda

  • @ahmedhassan7198
    @ahmedhassan7198 Před 2 měsíci +1

    Waa cajiib❤😂🎉

  • @SurprisedCardGame-pc2uv
    @SurprisedCardGame-pc2uv Před měsícem

    Abwaan maxamed cali Karie
    Axkaaney ku hadh meshay ku vaxday yey ahayd marki u walalki ugu aaray 4 nin o ay isku reer ahayeen asaga o sheekhaal aha
    Arin ka kacay gabadh darted
    Dhibkuna waxa u ka dhacay gobolka qoraxey khaasatan dagmada sheygoosh

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před rokem

    Ruwaayadii guur ama guurso
    Maxamed axmed kuluc iyo saado cali warsame ilaahay naxariis waasaca ha siiyo ayaa xidigaha 1aad ahaa
    Xasan Adan iyo Shankaroon Axmed sagal baa xidigaha labaad ahaa
    Allahayoow jidbaaliyo
    Sidii jibadii beerdhiga
    Hay jabinin cadawgaa
    Iga soo horjeedee
    Allahayoow
    Allahayoow Jidhkaygii
    Isku meel ma joognee
    Jacaykaa la kala xaday
    May ii jid bixiyaan
    Jantaye may i siiyaan
    Walee ama jiitay lay waa
    Ama jabad agtiinaan
    Aroos kaaga jarayaa
    Naf yahay jiidh ama ka joog
    Jar baa kaa horeeyee
    Kuluc iyo saado intaasi waa baydka horee kuluc
    Ninkani taariikhda wuu khasbayaa

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Před rokem

      Iminka maxaad inoo sheegtay?khasab lahaane,Taariikhda baro ama wax micno leh inoo sheeg.

  • @user-ty2qm5gd2f
    @user-ty2qm5gd2f Před 5 měsíci +1

    Ok qabilkii abwanka walalkiis dilay waad inoo sheegteen oo waa Ogaden ayad dhahdeen waa sax lakiin maxaa Abwanka qabilkuu ka dhashay noogu sheegi weydeen oo maxaa qabilkiisa Abwanka u qarisay si qisada xitaa ey u macanato waayo qisa an dhameystirneyn dhageysigeedu laguma raxeysan karo

    • @gagaaleofficial4648
      @gagaaleofficial4648 Před 4 měsíci

      Sxb Waxa Uu kashegay Kalabar Waabeen Waxba Kam jiraan Abwaanku Wax Kasoo jedaa beesha rer Fiqicumar Oo Ku Magac dheer Shekhaal
      Abwaanka Walalkii Waxaa dilay Nin Ay ilmo Adeer yihiin Haday ufogaadan Ay 7dobo O'Day Kaltirsadaan

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    Redo bbc yaan kajawaaaaa

  • @hghh1358
    @hghh1358 Před rokem +1

    Wll Qisada waxbaa kaa qaldan iska sax waxa is laayay laba jofood oo wada dhashay mana ahayn laba kala qabiil waa hal jufo oo isku cida waa reer ow Qudub khaasatan reer cumar siyaad khaasatan reer samatat

  • @muxiyadiinibraahimibraahim9439

    Qisada unoqo saxib saas umadhicin lakin wax baa kaka bilaban

  • @macalinhagaag3000
    @macalinhagaag3000 Před rokem

    abwaanka walaalkii waxaa dilay reer kooda wuxuuna ahaa sheekaal iska iyo kuwa dila walaalkiiba

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Před rokem

    Shiikhaashu ileyn wey dirirtaa😂😂😂😂😂.

    • @user-ty2qm5gd2f
      @user-ty2qm5gd2f Před 5 měsíci

      Adoo ah cawaan Ogaden miyaa saas u hadlaayo shekhal binu adam uma heysatid maxad sidii doqonto okale bacaac inad so dhahdo waa kugu xoolonimo. Musqul cagdheer

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de Před rokem

    Please correct the lyrics:
    Haday nabadu baado (la waayo) ayaa sax ah,
    Ma aha haday nabadu baahdo (ballaadhato) waa qalad.

  • @fowziamohamed9644
    @fowziamohamed9644 Před rokem

    Walsall Gandhi qiimoleh. Baactihiin Verb Mahabharata naseexadu waawaxaynu umdihiihore kagabedelanahay eeukaadja xagawanaagsan kaeega

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Před měsícem

    Waa taariikh been ah halga wan toobo waxas

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Aniga kamasuull aha ee maxa ugeeyaay ugaadeen

  • @user-ty2qm5gd2f
    @user-ty2qm5gd2f Před 5 měsíci

    Ninka meshan ka hadlayo hada ma intaas ayuu faan ka dhiganayaa ileen Ogaden waxan u heystay dad macqul ah lkiin ninkaan oo qisada sida eysan aheyn ka dhekenaya ayaa Ogaden cebeyay oo faan ayuu modaa sidaan 😅

    • @SurprisedCardGame-pc2uv
      @SurprisedCardGame-pc2uv Před měsícem

      Kan shekeynaya Ogaden ma aha
      Ina Cali kaariyana waxa dilay sheekhaal
      Arin gabadh darted ah

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před rokem +2

    Waxaan kamaqlay dad yaqaanay Abwaan Maxamed Cali kaariye in uu dilay 6 qof Oo Qabiilkiisa ah ( sababta Aana Qabiil ) dhulka somali galbeed buuna ku dilay dadkaas kadibna wuxuu u soo baxsaday SOMALIYA.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Khamridaadi yaa buurburisay garashadisi wana cashirada laga dhaxlay ogaaden aniguna idiideen ee maxo igu imaan waayay

  • @bashirmoalimmohamud1138
    @bashirmoalimmohamud1138 Před 9 měsíci

    Sidaan maqlay shikhaal dhexdooda ayaa ahayd

  • @user-cw4tv3gn8n
    @user-cw4tv3gn8n Před rokem +1

    Warkan kaarye ku saabsan waabeen walaalkii bile la odhan jiray ma jiro ogaadeena wax dhexmaray dil iyo xumaan mid na majiro

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Waxan kajawabay erayadadi kacakofka aha

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 Před rokem +1

    Been baad taariikhda ja sheegi na aha igaden ee waa Isla veesga sheeqaal.

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 Před rokem

    Marka Hore Eeb Hawnaxariizto
    Abwaan Maxamed Cali Kaariye
    Marka Xigana
    Abwaan Maxamed Cali Kaariye
    Nin Walalkii Diley
    Ayuu Uzoo Aarey
    Dabadeena Wuxuu Kazoo Baxzadey Degaankii
    Dilku Kadhacay
    Wuxuuna Cararkii Kuyimi
    Somaliland Hargeyza Dabeedna
    Abwaan Cali Sugule Ayey Izbarteen Izagaana Fanka Kuzoodaray Zidaa Ayuu Kaga Midnoqdey Abwaanadii Kooxdii La Odhanjirey Walaala Hargeyza
    Markii Danbana Noqotey
    Kooxdii Waaberi
    Waxaa Kooxdaa
    Walaala Hargeyza
    Abwaanadeeda Kamid Ahaa
    Abwaan Cabdulaahi Qarzhe
    Abwaan Cali Sugule
    Abwaan Xuseen Aw Faarax
    Abwaan Zaalax Cagaf
    Abwaan Huryo
    Abwaan Axned Zaleebaan Bide
    Abwaan Bazbaaz
    Iyo Qaar Kaloo Badan
    Fanaaniinta Kooxdaa
    Waxaa Kamid Ahaa
    Fanaan Cumar Dhuule
    Fanaan Maxamed Axmed Kuluc
    Fanaan Maxamed Yuusuf
    Fanaan Fayzal Cumar Muzhteeg
    Iyo Fanaanadii Ugu Horeyzey
    Kooxda Walaalo Hargeyza
    Fanaanad Zhamiz Cabdilaahi
    (Guduudo Carwo)
    Fanaan Gu'roon Jire
    Iyo Fanaan Gujiz
    Wakhtigaa Kofurtii Somalia
    Ee Talyaanigu Gumeyzan Jirtey
    May Lahayn Abwaano
    Iyo Fanaaniin Ku Heeza Afka Somaaliga Waxaa Jirey
    Nin Reer Muqdizho Ahaa
    Oo Fanaan Ahaa Oo Laodhanjirey Fanaan Qaazim Holooowle Oo Ku Heezijirey Heezaha Talyaaniga
    Kolkaa Mudizho Iyo Koonfurtii Somaliya Ee Talyaanigu Gumeyzan Jirey Fansomaaliyeed Kamuu Jirin Waayo
    Dawladii Talyaanigu
    UMay Ogolaan Jirin
    Somaalidu Iney Yeelato Fan
    Ugu Danbeyntii
    Taariikh Aanad Ogeyn
    Haka Waramin
    Waayo Weli Waxaa
    Wax Ka Ziinoolyihiin
    Odayaazhii Aazaazey
    Fanka Somaalida
    Hooyga Fanka Somaaliyeedna
    Xaruntiizu Hargeyza Ayey Ahayd
    Ee Zidaa Ula Zoco
    Izraacii Woqooyi Iyo Koofur
    Kadib Ayaa Lageeyey
    Mudizho Fanka Somalida

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Před rokem

      Midda hore Af-Soomaliga habka loo qoro soo baro,kolka labaad Taariikhda soo baro adeer waxaad aad ka sheekeneysid qrybna waa sax,qeyb kalane waa qalad.

    • @ismaaciiljaamac3355
      @ismaaciiljaamac3355 Před rokem

      Maxaad tidhi saalax cagaf!!!!

  • @cqadiraxmed3631
    @cqadiraxmed3631 Před rokem

    Abwan Kari wuxuu ahaa ninkii yidhi sagaalkii horan saluug kuqabaye bal aan kusifeeyo soodhala makii uudilay 9 nin kii 10aad gabaygaa katiriyay kadibna yiri hadan dhukanow kujoogo hadan dhalashoy kusheegto hadan dhaqashoy kudoono hadan kadhofiwaayo

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před rokem

      Heestaa dambe hadaan dhalashooy ku doono wareejntii reserve area iyo NFD bay ahayd taariikhda beenta halaga daayo

    • @mohameddiirraneyassin7700
      @mohameddiirraneyassin7700 Před rokem +1

      Msxamed cali kaariye reerka walaalkiis dilay waxay ahaayeen isla sheekhaashtooda oo waliba waxay ahaayeen isla junfo hoose oo la yiraah REER SH WACAYS. isagu wuxuu ahaa REER SH CILMI.
      Ogaadeen shuqul kuma lahayn dilka walaalkiis. Fadlan taariikha ka daaya dhalan rogga .

  • @mukhtaarhassancumarcumar1908

    Wll waxas cidii ku shegty been bay ku shegay fadaln adoo mahadsan jooji shekadaa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Waxa quruxbaad nayd in u raadsho ogaadeen geel badan yu siyaay sheekhash o0 ziyara ah

    • @abdullahiomar2793
      @abdullahiomar2793 Před rokem

      Ogaaden wax dhib ah ma dhexmarin ninka walaalkii dilay waa isku qoys

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Waxa balayo ah taqsinta aad usamaysay mohamad cali kariye hoyadi iyo abihi maag ma kaqaatay
    Maxa u qaabsomay daadisi mayaratay

  • @najunaja2032
    @najunaja2032 Před 3 měsíci

    War ninku been badana oo ogadeen nacabaa 😂😂😂😂

    • @Dulqusley
      @Dulqusley Před měsícem

      Ogaden kaliya mahan ee Darood naceeb baa haya

  • @cqadiraxmed3631
    @cqadiraxmed3631 Před rokem

    Zxb abwankari waa aniga awawgay ninka ladilayna wuxuu ahaa sh c dulai waxan dila ina adeerkii oo ay ahayeen laba qoys oo walalo ah qisadiisa aniga igala soo xidhiidh ok

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Hoyadi iyo balayadisaba hawase

  • @fathiyayusuf2655
    @fathiyayusuf2655 Před rokem

    War benta iska daa waxba kama taqanid

    • @jabiibocali7336
      @jabiibocali7336 Před rokem

      Qisadiisa aniga iwaydi dhaqtarki jacaylka maxamed cali kaariye

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 Před rokem

    Heestan miyanay xoriyo ku jiririn
    Maxaa ina kaariye ka galay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před rokem +1

      Waxay ku jirtay ruwaayadii guur ama guurso

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 11 měsíci

    abwaanka weyn ee maxamed cali kaariiye waxuu heyb ahaan ahaa akisho, shiiqaal ma ahayn...... sidaabaana lagu yaqaanay ee shiikhaal ma umalayseen misa waad hubtaan?...

    • @djliibaanproduction2452
      @djliibaanproduction2452 Před 8 měsíci

      War anu adeerkay yahay waa nin Sheikhal Qudub ah oo Reer Aw Samatar ah beenta mesha kala tag niow caruurtisiba nool oo jooga

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 8 měsíci

      War adeerkaa Maaha ee Raadso Adeer Kale oo Reer Qudub ah, Abwaanka waala Yaqaan Lafahiisoo Cadcade@@djliibaanproduction2452

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem

    Waxo aha nin Aad adigo xarig madaxa u galisay o0 sido daasado isogo garacayaay naafo yaad kadhiigtay

  • @user-ns7ge7iy5m
    @user-ns7ge7iy5m Před měsícem

    waryaa beenta ďaa bile cali kariye waxaa dilay isla reer sheekh cali waceysdegaanka waa degmsda dhanaan

  • @cabdulqadirali
    @cabdulqadirali Před měsícem

    Ruuxa wuxuu waxba ka ogatn kashekeya waxay lamid tahay in uu been ubadhedhay

  • @deqaarog3259
    @deqaarog3259 Před rokem

    BEENALE KADIB LOOW HADAAD ILAHAY OGABAQ NIN KA DHINTAY

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Před rokem

      Beenaale laheynee,Abwaanka baro taariikhdiisa eedo.

  • @liishaaninvestigation6641

    Beenaale ninkuu dilay wuxu ahaa shiikhaal.
    Waxa uu yimi hargaysa reer abokor muuse ah ciidagale oo qaraabo ahayeen Loox tuur

  • @sihubae4173
    @sihubae4173 Před rokem

    Taariikh been ayaad sheegtay Jaalle

  • @macalinhagaag3000
    @macalinhagaag3000 Před rokem

    abwaanka walaalkii waxaa dilay reer kooda wuxuuna ahaa sheekaal iska iyo kuwa dila walaalkiiba

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 11 měsíci

      abwaanka qabiilkiisa maba taqaanid, shiikhaal ma adaa ka dhigaya, abwaanka soomaali oo dhanbaa taqaan waa nin akisho ah.....adiga waxaanad garanayn ha iska mala awaalin..

    • @djliibaanproduction2452
      @djliibaanproduction2452 Před 8 měsíci

      @@abdimuse7911😂😂😂 akishuhu wax kasta way iska sheegtan😂😂

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 8 měsíci

      Adaa Ka Daran oo Cid walba Odhanaya waa Adeerkeey @@djliibaanproduction2452

    • @safiya46ibrahim58
      @safiya46ibrahim58 Před 3 dny

      Heestana wuu ka been sheegay

    • @abdinasir7998
      @abdinasir7998 Před 2 dny

      Nin ka le abwanku shekhalbu aha ayan ku racsanahay in kastoy qisadu iga da, wayn tahay hadana gabdhihisi uu isagu dhalay ee kaga so tagay hoyadod qali xared cumar cali ayanu isku rer noqonay badiyaha
      Shaygosh ee gobalka qoraxay sidu ninki hore shegayba labada
      gabdhod ta wayn waxay ahayd zaynab maxamad cali kariye
      waxa la gursaday 77 sabanki waxana gursaday nin ay hoyaded qali xared isku jilib ahayen oo jabhadihi somali galbed ka mid ahan oo la odhan jiray ibrahim oo tigregi dilay marki danbe
      97 dii ta kalana waxay ahayd deqa iyadana yarayd iyado nayrobi dagan sagashamadki
      Aya iigu dambaysay marka abwanku nin shakhal ah oo rer shekh cilmi ah ayu aha sidan warka ku hayo qolada wax dhex
      marena shekhal bay iyana ahayen oo wa rer shekh wacays iyaguna dagalkoduna
      Mid Aad ucan baxay ayu aha sida hadalka
      Aha (axkaney ku hadh) ninka yidhi inu isaga aha iyo inu mid kale aha ta ma kala cadayn kare, waxa kalo ka mid aha hadalada laga hayo
      dagalka labada qoys ee walalaha aha dhex maray sidatan (alla maxay saydh tamiyey ilahaw sanka noga du) iyo (ninki Aabihi carar jiray umba carari) wa san dadka wa wayn ka maqli jiray
      ilen isku degan ayan ahayne, wana dhulka lo yaqano ilaha ee gelu Aad ufadhin jiray logana celasha kala ah (1) gori ga, an..
      :(2) malayko..(3) shinile oo dhanan udhow.. intas ayey udhaxaysa iluhu iyo
      wali qabri dahare oo dhanka bariga kaso xiga..wabilahi tawfiq...