HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI WARSAME

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 12. 2022

Komentáře • 15

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Před rokem +4

    Kkkk iyaa riwaayad xasan qawdhan leeyahay oo la dhohi ninna waal ninna waani bay ku jireen labaa heeso ee ubaxoo dilaaca iyo waan kuu waramayaa saado calina riwayada kumaba jirin qalinle iyo cigaal iyo shankaroon iyo maryan mursal iyo bay ahaayeen

  • @haawaahmed4505
    @haawaahmed4505 Před rokem +2

    Naxariis Jano alah siiyo

  • @haawaahmed4505
    @haawaahmed4505 Před rokem +2

    Allow heads naxariisto

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem +2

    Riwada tawawac waxa asaased keeda leh Hadraawi raga kale ee gariye iyo siciid wax bay ku lahayeen

  • @abdimohamed9729
    @abdimohamed9729 Před rokem

    Waa cajiib

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Před rokem +3

    Allah ha u naxariisto labadoodaba very sad they can't be with us any more in shaa Allah we will meet in jannah aamiin Aamiin

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 Před rokem

    Allaha u wada naxariisto lakin heesta had waxaa qaadaayo kooshin yare original ki ma ahan saas ula soco

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Před rokem +1

    War marxuumiinta iska daaya. Allaha u wada naxariisto

  • @saedmohamud4568
    @saedmohamud4568 Před rokem

    Waar heesta waxa sameeyey Ciro Suge waa abaankii ruwaayadaa sameeyey

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem

    Laakin tusmo iyo tawaawac iyada oo diyara ayay timi oo in la dhigo uun u baahnayd Saado Cali na marka fanaanad caana may ahayn ee iyada oo bul yar nin daacad ugu garacayo ayaa la yidhi gabadhan halkan ka heesaysa codkeedu wuuu wacan yahay marka sidaa ayaa lo kaxaystay oo riwada loogu daray horena Qalinle usumay aqoon markaa ka dib ayuuu jacayl koodu bilaamay oo ay iyaduna fanaanta uga mid noqotay

    • @qadarosman126
      @qadarosman126 Před rokem

      War marxumiinta isaka dhaaf Allha kabaQ

    • @rukiaabdulle420
      @rukiaabdulle420 Před rokem +2

      Waxa meeshan ka hadlayaa ma islaantii faadumo ahayd baa oo magaca soo bedelatay.yaab.

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Před 11 měsíci

    Waar ninku been badanaa beesahan ma quseeyaan faanaanka waxay khaas u ahayeen abwaanka sameeyay ee riwaayada kusoo bandhigay