FANAANIIN INKIRAY AMA KA BAXAY QABIILADII AY KA SOO JEEDEEN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 05. 2024
  • waa fanaaniin Soomaaliyeed oo ka baxay qabiiladoodii galayna qabiilo kale

Komentáře • 140

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 Před měsícem +11

    Kkkk laki xaaji laandheere banaanka yaalaan ahay dhahday laakiin waxaan ogaa in ay ka dhalatay qabiilka gaalgada

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před 13 dny +1

      Galgale so mj maahayn😂 nuux mahamuud saleban

    • @abdullahikawtame8324
      @abdullahikawtame8324 Před 10 dny +1

      Laki anagaa naqaan ciday tahay waalidkeedna naqaan wax aadan wax ka ogayn baad ka sheekaysaa adigoo like raadinaya

    • @JamilaYusuf-jq9dy
      @JamilaYusuf-jq9dy Před 10 dny

      ​@@abdullahikawtame8324 sax true

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj Před měsícem +12

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO CUMAR SHOOLI CIDUU AHABA AAQIRO JIRAA EE QABIILKA GOD MUULAGALAY ALA YAARAXMA

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 Před 29 dny +7

    Dhamaan qabiil koodu waa intii qirtey ilahay iyo rasuuladiisa.
    Qabiil muxuu inoo tarey aan
    Dumis iyo dhib aheeyn

  • @AhmedIhallidba
    @AhmedIhallidba Před měsícem +16

    Qabiil iyo qudhun kama waynaato qayrkeed kahadho

  • @ahmedsakawe5982
    @ahmedsakawe5982 Před měsícem +15

    Zulfa wuu nala dhaqmay waana ogeen inuu habargidir ahaa benta dhaaf

    • @djibworld
      @djibworld Před měsícem +3

      Zulfe dhaqan ahaan waa reer xamar, saaxiibadiis waa reer xamar ayagaa soo caan bixiyey, laakiin waa habargidir

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před měsícem

      yushegtay mrka

    • @naimabarre7088
      @naimabarre7088 Před 17 dny

      SAXIIX

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před 17 dny

      Sulfa waa nin hg ah

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před 17 dny

      ​@@djibworldsulfa waa nin hg ah saleemaan ah xaaskiisana cadar waa sacad

  • @user-fu7de9og3x
    @user-fu7de9og3x Před 17 dny +3

    Waa ka xumahay walal soo hubso cumar shooli waa nin hintire wuxu degaa moordiile iyo caanoole anaa lakulmay intuu noolaa allaha u naxariisto xaaskiisa ayaa hawaryar gidir eheed midna abgaal ayeey eheed cumar shooli afkiisa ayuu ku sheegay intuu noolaa Qabiilkiisa ok 👍 jooji waxaa wadid

    • @warismohamud8888
      @warismohamud8888 Před 6 dny

      Walaal waad qaldantahay ee aniga ayaan isku jilib nahay oo kuu cadeeynaya inuu saleebaan yahay ugaaskii saleebaanee ugu horeeyey dhaley waana badan yihiin , niman hada doolada ku jira ayaa ka mid ah. Marka faahfaahin hadaad u baahantahay waa laguu hayaa.

  • @ahmedisse9165
    @ahmedisse9165 Před měsícem +6

    LUCKY XAAJI WACAYS waa gabar MAJEERTEEN AH OO MAXAMUUD SALEEBAAN AH -WAANA NUUX MAXAMUUD SALEEBAAN ee ma aha NUUX SALEEBAAN

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před 17 dny

      Nuux kkk galgale lee ma ahanoo ,1991 lee magacaas la sameeyey

  • @user-iw1zg7rl3o
    @user-iw1zg7rl3o Před 16 dny +3

    Qabiilka cumar shooli ee hore maad sheegin cidda uu ku biiray uun baad sheegtay.

  • @user-qw3wr3cu1y
    @user-qw3wr3cu1y Před 27 dny +3

    Cumar shooli waa nin hintire ah oo kasoo jeeda mareereey

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před 13 dny +2

    Qarniga 21ad sanadkisa 2024 mad qabil wili daba carareysan oh oh oh

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Před měsícem +6

    cumar shooli wa nin saleeban ah kasi ah faarax Rooble beenta jooji

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Před měsícem

      Cumar shooli selabaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinabukar5599
    @husseinabukar5599 Před měsícem +4

    Cumar shooli degaankiisa waa sh/hoose, degaanka afgooye

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot Před 13 dny

      O hada nin galedi ma qabil kale sheganayo degankas iyo qabilkas tariqda weyn leh kaso jedooo jojii waxas sxb plse

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Před 16 dny +2

    Cumar Shooli waa nin FAARAX ROOBLE ah.

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem +4

    Qabiilka aad ka soo jeedo waa muhiim sida aadan ugu dhex milmen sidii cusbadii

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c Před 17 dny +2

    Cumar shooli waa beesha shiidle .sulfa waa banaadiri shaanshi .laki xaaji wacays waa beesha galgale. Nicmo yaasiin waa beesha yibro

  • @s.warsame9689
    @s.warsame9689 Před 14 dny +2

    Scwwb waa habargidir waa ina adreekey waa saleemal

  • @omhajar69
    @omhajar69 Před 14 dny +2

    Dagaalada ka hor baan maqli jiray Sulfe inuu reer Xaaji S yahay sidoo kale C/Shooli iyo Khadiijo Foodey iney Faarax Rouble yihiin

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 Před 6 dny +1

    Waryaa sulfa in laguu cadeeyo uma baahnid, laakiin cumarshooli, waa nin saleelaan ah oo faaraxrooble ah, faaraxrooble ugaasnimadii markii laga qaadetey ayuu soo caroodey oo Marko yimid , dhasiisuna marka ilaa walaweeyn jilib, jamaame ayey degan yihiin, hadaad faahfaahin u baahantahayna waa laguu hayaa.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 9 dny

    Subxaana Allah.

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Před měsícem +7

    Laki waa Nuux maxamud reer koonfured ah naag majeerteen ah weeye

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 18 dny +1

    Qabyaaladda dhibaatada ay leedahay, ilahey ummadeena qalbigooda haka saaro😢

  • @user-fv6il1lb2z
    @user-fv6il1lb2z Před 13 dny +1

    Cumar shooli qabiilkisa sheg jowhar rero bdn aya dagan

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Před 16 dny +1

    Zulfa Banaadiri waaye😂ANUKAA LEH 😂😂😂😂

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh Před měsícem +4

    Sulfa maahay saleemaan ee waa ladhashey qabiilkiisuna waa daangaale waana habargidir saleemaan ayeyna isku deegaanyihiin

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Před měsícem +2

    Ninka wax warinaya ma kala yaqan qabilada cumar shooli maaha rer jowhar

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 Před 17 dny +2

    SULFA WAA NIN HG SALEBAN OO SAX AH RUNTII YAAN SHAARKA LAGA WASAQEYNIN

  • @ashuuabukar5766
    @ashuuabukar5766 Před měsícem +3

    Nuux maxamuud mise Nuux saleebaan,maxa qaldan

  • @fadumomohakismayo2599
    @fadumomohakismayo2599 Před měsícem +3

    Waaryaahee ilaahay inuu kucadaabayo soow ma ogid maxaad usheegeysaa beenta laki xaaji guryihii awoowayaasheed iyo dabaqyadoodii iyo masaajidba inuu kuyaalo boondheere iyo shangaani laki xaaji waa carab yamaniyad orodoo soo haybso anagaa daris ahayn reerkooda boondherxe hooyadeedna waa nuux maxamuud nasab ah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 15 dny

    Nimco Yaasin Waagabadh Sacad Muuse Ahe Waxhubso Wiilow.
    Gabadha Waalaxaday Iyado Saqiiryar’ah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před měsícem +1

    Waa cajiib

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 Před měsícem +2

    Galgale waa nuux maxamuud saleebaan

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb Před 5 dny

    Cadcadkii iyo banaadirigii wanaaggii daaroodku siiyay xejin waayey sidashiikhaasha marking gabdhahoodii lala Tebay e la adoonsaday guryihii iyo xoolihii laga qaaday naagahoodii iyo wiilashoodiiba la wasay Bay qasab cider panay ahayn ku sheeganayaan welibana kuwii intaa ku sameeyey annagana kibirkii Bay xejin waayeen xiligayagii xamerey meeday dee meeday waa taas taad doonayseene nuuga

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 Před 18 dny +1

    Fanannitaas waa reer xaaji cumar shooli fr11 weeye

  • @JigoAday
    @JigoAday Před 15 dny +1

    Qabiilo dhan qabiilkooda ka guuray maanta dir sheeganiya

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 Před 10 dny

    D5 wax madiidaan walaahi wa ilbax

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před měsícem +2

    Zulfa waa nin reer xamar . Anagaa kooxda ifttiin aheyn

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 Před měsícem

      Mida kale dagaalkii USC markii dadka la xasuuqaayey waxaa ay dantu ku qasabtey in qofku meel dabada gashto . Ama daarood ama hawiye taasaa keeneyso in uu qofka raadiyo meel uu ku badbaado . Anaga waa iskala qaybiney qaybna daarood ayey noqdeen qaarna hawiye taas oo usabab aheyd xusuuq iyo kufsi jirey li ajligeed . Lkn alxamdulillah hada waxaan ku soo noqoney qabiilkeenii saxa ahaa.
      Marka dadka gala qabiil uusan aheyn waxa keenaaya sababo jira awgeed.
      Wallaahu Aclam

  • @STOMPZ1
    @STOMPZ1 Před měsícem +4

    Qabiilka.aad leedahey Galgale waa Darood Ismaaciil.waana Nuux Mahamed waan Majeerteen Mahamuud Saleebaan dadka.ha isku qaldin anwey sidaas U baro

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 22 dny +1

    cumar shooli AUN. Waxaa saameeyey dagaaladi qabiilka wax diidayo maleh inuu qabiilkale isku bad baadiyo.

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Před 17 dny +1

    Qofka aabihiis dafira was ehlunaar

  • @anabmusa7112
    @anabmusa7112 Před 16 dny +1

    Waa yibir reer shiekh ah oo weliba macalimad ka ahayd Nimco Yasin waa beenaley reer sheikh ayaa ku markhati furay oo islaanti hooyadeed ka dhalisay ayaa la garanayaa degmada shiekh

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před měsícem

    Laki waa mj waana layaqaan

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 Před 27 dny

    Jimcaale & gibilcad maba Isa soo galaan

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem +2

    Nimco yaasiin Caraale isku magaalo ayaanu nahay

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Před 17 dny +1

    Soomaalida cidi Una dhumato

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před měsícem +2

    Sulfa waa banaadiri cumar shooli na waa beesha jareer weyne laki xaaji waceysna waa yameniyad hooyadeed baa galgalo ah waana mj nuux saleeman qarniyo na waxay deganayeen muqdisho siiba abgaal bey is dhalen qaarkood wana isku luuqad xaga hadalka xiligii dagaalkana dadkii la leynayey bey ku jireen iskagana tegay

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před měsícem +1

    Shooli io sulfa wa saleeban dadkodi aya wali nool yaa lagu maqlin nio

  • @Mrhilaac
    @Mrhilaac Před měsícem

    Ma arag wali cid sidan uga hadasha fanka iyo fanaaniinta

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Před měsícem +1

    Qabiil qabiil ka fiican ma jiro maxaa leys dheeryahay waa iga su,aale

  • @abdirazaktarabi2134
    @abdirazaktarabi2134 Před měsícem

    Qabiilada ay sheeganyaamba maaha qabiilo jira waa isu keen keen mahana asal waa dadaan jirin xoof bay ku yimaadeen dalka somaliya

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 29 dny

    Banaadiri qabiil MA ahan. Gobolka banaadir qabaa'il badan ayaa deggen

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 Před měsícem

    Hadda ka hurting geedi xeer garowe goof ma ku yaal. Jwb. Anan u guurin Garowe goof waa ii igu yeel

  • @AboudiM
    @AboudiM Před měsícem +1

    Laakii waxa laga sheega Ina thay midabaan siido kale nimco yaasin qabaiil caab maha aduunka waa wada qabaiil lakiin reerka somalida ah qabaiilk sii khaldaan ah astacmasha

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před měsícem +1

    Wadad isku qaldeyssaan magaca qabiilka iyo neynasta ay dadkale ubixiyeen ee qabiilka magacisa waa nuux saleban adiga hadii ay labo kuyihin yeelkaa

  • @cabdulqadirxassan2031
    @cabdulqadirxassan2031 Před 10 dny

    Cumar shooli jilib marka ayuu kasoo jeedaa ilaa hadana ee dagan yihiin

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 Před měsícem

    Qalgale waa majerteen waa nux mohmued tarikhda waa la yaqaan abgaal waa ladhaqmeen waana cunsiryeeyen taas shaki kuma jiro

  • @user-zd1zd6ym1u
    @user-zd1zd6ym1u Před měsícem +1

    Rr afgioye Madeley hintire

  • @maryannuradin1423
    @maryannuradin1423 Před měsícem +2

    Gaal galo waa majeerteen

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před měsícem +4

    Galgalo waa daarood sax lkn was dad isku darsada qaaraan sidaas ayey ku midoobeen

  • @maxamedcsalaan8928
    @maxamedcsalaan8928 Před měsícem +2

    Sulfa beenbaadkasheegtey qabiilkiisa madiidin ma adaakasaaraayo waa nin habar gidir saleemaan ah wuxuuladhaqmey dadka reer xamarka ah wuxuuna degenaa waaberi laakiin cumar shooli waasax wuxuusheeganjirey saleemaan faarax rooble isaganawaa hindiri jareer waana reer maxamed cumar dalxa

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před měsícem

      Ma sidaa ayaad wax ku saxday?
      Adeer cumar shooli waa nin reer xaaji saleebasn ah oo dhalad ah, reer faarax rooble bah hintire ah,
      Ugaas faarax rooble dhorwkii bahood ee uu lahaa waa bahdii ugu danbeysay ee gacantooda ku aasay illaa haddana uu ku aasan yahay dhulka ay dagaan. Sidoo kale bahdii kale ee baraawe waa lumeen oo hadda waxaa lgu sheegaa mombasa & malindi, illaa daarusalam, cumar shooli waligii qabiil kale ma sheegan oo aan aheyn qabiilka uu ka dhashay ee reer xaaji.
      Zulfe waligii reer xamar lama dhaqmin waa reer wardhiigleey gurigoodu wardhiigleey ayuu ku yaalay kuna dhashay, waxay dhinaca habarta walaalo ka ahaaayeen xasan aadan, oo zulfe eedadii labaad ayaa dhashay.

  • @cabdixuseen7064
    @cabdixuseen7064 Před měsícem +1

    Saaxiib laakiin waxaad been ka sheegtay Nimco Yaasiin waayo Nimco Yaasiin Beesha Isaaq ee Sacad Muuse may diidin ee waabay soo dhaweeyeen

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 Před měsícem +1

    Sulfa waa banaadiri

    • @sucaad104
      @sucaad104 Před 24 dny

      Maahan waa daangaale wuxu ladhashay saleban hg

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Před měsícem +2

    Saxib. Waxaa. Been. Ka. Sheektey. Taariikhdii. Saxibkeyga. Omar. Abdule. Shooli. ALaa. Yaaraxmo. Omar. Shooli. Wuxuu. Ku. Dhashey. Tuulada. Mareerey. Oo. U. Dhow. Afgooye. Sh. Hoose. Anigaa. Ugu. Tagi. Jirey. Abihiisa. Marka. Dambana. Oo. Ku. Dhintey. Shil. Baabuur. Qabiilkiisana. Waa. Hintire. Waa. Run. Inuu. Sheektey. Saleemaan. Wiilkiisana. Hassan. Shoole. Waxaa. Lagu. Diley. Bakaaraha. 1992. Waxaa. Diley. Muriyaan. Oo. Isaga. La. Socon. Jirey. Oo. Saleemaan. Ah. Maalintaasi. La. Dilaayey. Aniga. Waxaa. Ku. Jirey. Dukaankeyga. Ku. Yaaley. Barakaadii. Horey. Bakaaraha. Sidaa. U. Ogaaw. Saxib. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Afgooye. Canada Ottawa

    • @fadmazahracabdinuur1643
      @fadmazahracabdinuur1643 Před měsícem

      Hintire marka yuu galaa,shooli allaha u naxariistee saleeban ayaan ku maqli jirey

    • @user-hk5bh6pc3q
      @user-hk5bh6pc3q Před měsícem

      marka xaqiiqda laga hadlo cmr cabdulle shoole waa hintire aniga ayuu waxuu la soo koray abti-yadey oo awootadee ayaa soo korisay

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Před měsícem +2

    Sxb.cumar.shooli.mataqaanit

  • @cabdiqaadir4232
    @cabdiqaadir4232 Před měsícem +3

    Beenloow aathy iska daa waxba kama taqaanid fanaaniinta

  • @abdidhenged4955
    @abdidhenged4955 Před 26 dny +1

    WAH BEEN KU XOOGBADANAA WAR SHOOLI WAA REER UGAAS SULFANA WAA NIN SALEEBAAN AH

  • @abdirahmanabdihamiidmuomin9380

    Shooting rer mareeerey afgoye hintiro

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před měsícem +1

    Hhhhhh waa yaaab

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 Před měsícem

      Kooxda iftiin ayaa lakala qaybiyey waxaa loo bixiyey (DANAN).
      Iftiin waxaa iska lahaayeen wasaarada waxbarashada

    • @nuurmohamed5195
      @nuurmohamed5195 Před měsícem

      Iftiin iyo danan ayaa la dhihi jirey
      Danan waxay deganaayeen jiirada ceelgaab leexadka

  • @user-dw4df8jh3o
    @user-dw4df8jh3o Před měsícem +4

    Cumar shooli kama soo jeeda jowhar ee waa shabeelaha hoose qabiilkiisa wa Hintire professor dhalxa ayeey isku qabiil yihiin ee ma'ahan shabeelaha dhexe!!

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 Před 29 dny

    Sulfa waa Sacad reer Barqadle, ee jooji beenta raad malaha?!🤣🤣

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +1

    Waar yaa cunsuri fanaaniintii hore waxba kama taqaanid ma hadaad kala qaybqaybinaysaa dadkii dhintayna qabrigii maad udayn waydeen walaahi siyaad bare muxuu nacas ka hayay umada

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 Před 15 dny

    I

  • @sakariemohamed820
    @sakariemohamed820 Před měsícem

    Kajoog waryaa laki waa naag harti ah majeerten dadka laysku haysto maahin cidii ay waligeed ahayd ayay tahay waxad utaqaan Galgale haa waa reer harti

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před měsícem

    Waar iska aamu laki waxba kama taqaanid. Laki xaaji waa Nuux maxamuud saleebaan. Qabiilkeeda uyo asalakeeda midna shaki kuma jiro. Waa gabar MJ asal ah. Ha is daalin.

  • @djibworld
    @djibworld Před měsícem +2

    Cumar shoolli iyo geesigii xabashi jabiyey Doonyaale iyo Jeneral Jaamici waa qaraabo hoose waana Faarax Rooble waxayna dagaan shabeelooyinka

  • @codygakpo18
    @codygakpo18 Před měsícem

    Codka nolee

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před měsícem

    Waryaa laki kadhac waa naag dhalad ah oo mj ah

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q Před 18 dny +2

    Galgalo --- waa nuux maxamoud saleeban
    Sheegad ma aha waa Majeerteen dhalad ah

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q Před 18 dny

      Erayga galgalo waa Gaal dile

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před 17 dny

      Gaalgsle 1991 lee nuux loo baxshay

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q Před 15 dny

      @@ayanelmi7218
      Hadii aadan aqoon taariikhda Dadka wax way dii
      Aniga ma dhihin yaah Hadii aad ka guurto Geedi Xeer Garowe Goof ma kuugu yaal .

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Před měsícem

    nimco yasin wanaghabar awal ah iyadoyar ayaa rerkodalaga xaaday maha gaboye haday dhalen maxay udiden Dna

  • @ashamuse8794
    @ashamuse8794 Před měsícem +4

    Beenlow Laki waa Carab yaman hpoyadeed ayaa Nuux Maxamuud ah

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 Před 27 dny

    Sulfe waa sacad maaha saleban beenta daa

  • @sakariemohamed820
    @sakariemohamed820 Před měsícem

    Waryaa lkaki xaaji wacays waligeed cidkale masheegan waa galgale minaad kaguudhay geedi xayr garoowe goof makuugu yaal hawiye waa yaqaanaan in galgale majeerten yahay

    • @haldoortvchannel9320
      @haldoortvchannel9320 Před 27 dny

      Carab bee shegata galgale waa ureer Abti

    • @sucaad104
      @sucaad104 Před 24 dny

      Galgale waa madhiban gadaal danbe sheegtey iney mj yihiin lkn abgaal bey kuhoos noolaayeen wexeyna Tumi jireen biraha

    • @sakariemohamed820
      @sakariemohamed820 Před 23 dny

      @@sucaad104 horta madhimaan maahun laakiin madhibaanka maxu qabaa

    • @sakariemohamed820
      @sakariemohamed820 Před 23 dny

      @@sucaad104 cid cid ku hoos nool majirtee cidkaste ALAAH ayay magan u tahay birta latumaa waa shaqo hadaysan mooryanayn dhac iyo dil xaq umadeed shao u ahayn

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 Před měsícem +2

    Sulfe yaan laysku xoqin waa nin saleebaan ah reer bare ayaa layiraahdaa waa reer wardhiigleey

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 Před měsícem +3

    Majeerteen shaqo iyo shuqul kuma laha waa la yaqaanaa laki waana gaalgalo

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +1

      Dabantah iskadah laki xaji wacas waa habar nuux salaban ah
      Markah galgalanah waxuuh ah wiil rerkodih kadhumay oo odagih hirab ah lokenay intih cadan tisih kayabay buh yirih kanih waa galgalad
      Galgalad nah waxa layiradah baxal dhaxgalah bacadkah dhaxdisah waanah dixirigah oo kalah oo midabkisuh yahay cadan
      Markah laki wacas iyo familkoduh waa dad layakhan oo dagan jiray bondhalah nasib buntoh waa nah xuuh salaban waxeey ladhashen maxamud salaban oo ah majartankah
      Markah magac maskin kamah ah malnah muley u khabtah lakih xaji wacas iskah noloh intay jirtoh lolol cadawganah ilahaay haqabtoh amiin

    • @willobouni7146
      @willobouni7146 Před měsícem

      Somalie qabiilbaa lumiyay ee kulukum miin adaam wa kulukum miin turaab qofnaa qoof kama a saareyoo kulii wawadaa adoon Allah

    • @willobouni7146
      @willobouni7146 Před měsícem +1

      Laki inbadaanbaa laa dhahaa qabilkeedtahay ee lakiyay anu hadaa ma aqaan qabilkaa ee ha ujoojiin my lakusaa

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +1

      @@willobouni7146
      Khabilkah lashagtoh mahan ceb oo waa iskuh akhonsih
      Ee waxa dalan khabyaladah laguh dagalamuh oo umadah somaliyed laguh kalah khebinayo oo cudadah laguh barayo oo shacabkah somaliyad laguh kalah fugenayo

    • @fadumosaid114
      @fadumosaid114 Před měsícem +1

      Gaalgale yuu yahay asalkiisii hore soow mj maaheeyn marada uga fuqa laki waa mj eh

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 Před měsícem +1

    Nimco ma ogin lkn waxaan u naqiiney iney isaaq somaali leen ahayd lkn laftey aheyd ma naqaan. Anaga qabiil ma aqoonin dagaalada ka hor

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 Před 29 dny

    Banadir qabiil ma aha jahil tahay zulfa iyo cumar shooli wa 2 nin hg saleban ah ya jahil hg shabele iyo banadir galmudug dagna warya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem +1

    Laki xaaji waceys waa Madhabaan Aun Cali Samater ayaa adeer iiah dhihi jirtey markey daganeed boondheere

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Před měsícem

      Beenta iskaa shaqo iskuma laha

    • @fadumomohakismayo2599
      @fadumomohakismayo2599 Před měsícem +1

      Dhilo dhilo dhashay oo ciilan laki weey kaa qabiil wacan tahay waana layaqaanaaye ogow

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    Aan Kuuga Daree Naagta La, magac Baxdey Aamino Dhool waa jaaji mahdi dheerana wey dhali kartaa Mahdi Dheere oo gabooya ah sheegta ma jeerteen reer maxamuud mahdi barax xamar jajab

    • @fadumomohakismayo2599
      @fadumomohakismayo2599 Před měsícem +1

      Naayaa dhilo maseer miyaa kuhayo ninka miyeey kaa qaaday aamimo dhool cideeda waalayaqaanaaye kkkkk hinaaso igadheh uma xumid habar ciilan

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Před měsícem

      Nimco yaasiin waa naag isaaqa sacad muuse xuseen abbokor reer xaammud

  • @caliguray8022
    @caliguray8022 Před 9 dny

    Beenaale beenale dhalay ayaadtay niccolo wa salad mouse lamana diidin gabooyuhu wayxadeen wanayqaldan yihiin

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Před 9 dny

      Nin weyn baa tahay,Af Soomalina Garan meydid,iminka waa maxay waxaad soo qortay?

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    Sheekooy ku nacay haka ordin qofkaa aad Tahay