SABABTII SAADO CALI ISAGA FURTAY MUUSE ISMAACIIL QALINLE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 06. 2023

Komentáře • 5

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs Před měsícem +1

    Eeedo saado cali warsame ale hakunaxariisto wnku tabneye😭janaddiii idogooneyd ugu nolow eedo❤😭us wartaa sheykadu wa khalade wllo

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Před 2 měsíci

    Been hadaad sheegaysid
    Been Run U eg baa La sheegaaye waa dhab inay is guursadeen ilaahay ha u naxariisto ee muuse Ismail qalinle iyo ilaahay ha u naxariisto ee saaDo Ali warsame nololna ay wadaageen laakiin sidaad Wax u sheegaysid Wax Uma jiraan EE ummadda kadaa Marin habaabinta miskiin baad tahay inuu wax sheego doonaaya laakiin aan hayn wax sax ah oo uu sheegaba

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 Před 7 měsíci +1

    Waar sheekada wax baa ka qaldan heestani riwaayad ayay ku jirtay ee mid saado cali uu u qaaday may ahayn

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 Před 3 měsíci +1

    Waa been waxani

  • @FartaBaliil
    @FartaBaliil Před rokem +2

    Saas kuma maqal sheekada anigu