Riwaayadii Gari Makaa Baxdaa | Curintii Abwaan Maxamed Cablaahi Sangub Ahun

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 10. 2023
  • @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
  • Zábava

Komentáře • 23

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Před 8 měsíci +4

    soo noolaynta ruwayadahii hore waa wax fiican thanks caweyska

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 Před 9 měsíci +3

    Waayo waayo weliba waayihii wacna fananinta kuwa geeriyoday alle ha u naxariisto kuwa nool alle ha siiyo caafimaad taam ah insha allah

  • @xuunbo
    @xuunbo Před 8 měsíci +3

    waayo waayo, beledweyna ayaan ku daawaday riwaayadan, anigoo difaac kaga jira buurdhiinle xadka amxaarada.waabari hargeysa iyagoo xamar u socday, ayey ku soo leexdan baledweyn. long time ago.i was in trenches for four years defending beledweyn.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Před 8 měsíci

      Waad ku mahadsan tahay inaad wadanka inoo daafacaysay, dad baa Axmaarka walaal u haysta, laakin jiilkii hore waa ogyahay inay cadow yihiin, maantana rabaan inay qaataan badanee. Sanadkee bay ahayd riwaayadu walaal.

    • @xuunbo
      @xuunbo Před 8 měsíci +1

      walaal waxat ahayd 1981-1985 inta u dhaxaysay xuduudka buurdhinle iyo sar ilaalo-buurta, waxay rabeen in ay kala xiraan waqooyi iyo koonfur iyagoo rabay jidkA weyn ka laabto jaweel tulada.qabsadaan, ma ay u suurtagalin.i was in there. though we were very weak and they had all kinds of full in men and armour,they could not suceed, it started mibay and finished sunset.

  • @MohamedHussein-kd7sn
    @MohamedHussein-kd7sn Před měsícem

    Warya kaberyer 🍴kob iyo kaba u kan.🥞🥔🇸🇦🍵

  • @somnews6954
    @somnews6954 Před 8 měsíci +1

    Thank uuu pls ❤

  • @maxamedaadan8760
    @maxamedaadan8760 Před 9 měsíci +1

    asc riwayada magacedu ninba tacabkii togey kaamal

  • @adenabdirahman360
    @adenabdirahman360 Před 9 měsíci

    Waage aduun dhamaaday dabadiis Waage wayahii wacnaa

  • @MohamedHussein-kd7sn
    @MohamedHussein-kd7sn Před měsícem

    Habenkaa maqaxede shader 1981🍽️🥄🇸🇴🇩🇯🎻

  • @osmanaden9980
    @osmanaden9980 Před 3 měsíci

    Wacana oo wanaagsanaa

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 8 měsíci

    Wow allaaaah wow xasuus my sweet high school years girls we were together. Thanks dad kii kasoo shaqeeyay

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Před 8 měsíci

      Adiga muddan

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 Před 8 měsíci

      Waagii surwaalki kaakiga ahaa iyo shaatigii cadaa oo gabdhuhu iskaqawanayeen wallahi waxey aheyd waqti madow oo anagoo dhan aan jaahiliyo iyo macaasi kunooleyn xataa qof salaad tukun jirey majirin it was better and ugly time was not good time ee ilahey aan kaga towbad keeno wali hadaan noolnahey waa fursad

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Před 8 měsíci

      Aamin

    • @adanjiis
      @adanjiis Před 8 měsíci

      ​@@caweyskadalmar😅 m😊

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow Před 2 měsíci

      Malaha adaan tukan jirin ee dadka islaamka ahi way tukan jireen laakiin kaniisadaha iyo abaarso adeerkaa muuse juudaan kireeyo ka waran

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před 8 měsíci

    soo badi hadaad hesho riwaayadihii iyo majaajiladii oo dhan codsi sxb

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 6 měsíci

    AHUN dhamaan intii dhimatay