DAAWO QAYBTA 2 AAD TAARIIKHDA AUN C/QAADIR YUUSUF CURRE (BAGAAG)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 02. 2019
  • Xaquuqda muuqaalka waxaa iska leh Astaan TV

Komentáře • 3

  • @abdullahiahmed7775
    @abdullahiahmed7775 Před 8 měsíci +1

    Aawey heestii Bagaag 1976/77 ee aan miraheeda ka xasuusto 'Badda jowle iyo mowjadaha is jiiraan ku jiraa dgexdoodee' 'Jagadaan ku dhace baan jeegada u aallaa, jabaqdaan maqlaa baan heedhe weey ku moodaa 'naftii ku jamataa jeceylkaagu qaadaa......
    .

  • @ahmedisse9223
    @ahmedisse9223 Před 5 lety

    Cumar Seerbiya walaal waxaad inoo haysaa shaqo fiican oo waliba xusuus badan leh aana is leeyahay waxaad tahay weriyaha kaliya oo aan ka maqsuudo tebintiisa waliba dhinaca Fanaka iyo Fannaaniinta ilaahayna ha kugu garab kalo laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan kula wadaago qaybo ku saabsan taariikhda Al-Fannaan Abdulkadir yuusuf BAGAAG , Maashaa allaah , Aniga waxaan ahay reer canada , fannaanka waxaan isla deggannayn Magaalada Toronto- markii uu dhimanaayeyna waxaan isla deggannayn Gobolka Alberta- Magaalada CALGARY , oo markii uu naga soo tegey aannu geerida ku maqalnay Ilaahay ha u naxariistee , Taariikhaha qaarkood ayaa qaldan sida Showgii canada ee magaalada Toronto laga dhigay oo aad tiraahdeen 1999 kii Walaal ma ahayne wuxuu ahaa July 31keedii 1995 oo Cumar seerbiyoow adigaan kula hadlayaaye anigu waxaan ahaa goob joog showgaasna aya ka wada heesayeen Bagaag iyo Jubba iyo Nakruuma iyo Cabdi xasan dige ,waliba waxaa heesaha qaar waxaa allifay iyo Habka isku dubaridka bandhigga Cigaal iyo Toronto (AUN) Abwaan qaali ahaa waa Maxamed Jaamac Ilkacase waliba aan ku xasuusiyee heesihiisii berisamaadka waxaa ka mid ahaa (HAYGA GOOSAN CAAWAAD IGA GACAN SARRAYSAAYE oo ay wada qaadaan Maxamed Saleebaan (AUN) iyo Marwo Maxamed laakiin dadku waxay yiraahdaan Amina feer laakiin ma aha , iyo Heestan la yiraahdo MAA HEE KHADRAAY QIIMAHA KALGACAL EE QURUXDA BADAN oo ay wada qaadaan *(AUN)labadoodaba MAXAMED NUUR GIRIIG iyo SAHRA AHMED ,Marka Aniga Shaqsiyan BAGAAG wuxuu Ahaa Saaxiibkay , marna Walaalkay iga wayn, Xamarna markuu yimaado ama joogaba guriga nagu dheggenaa oo ay ilmoadeeradiis deggenaayeen buu la deggenaan jiray , marka waxaan dhawr taariikhood oo qalddeen inaan idiin saxo ee haddii aad rabtaan in la idin saxo ila soo xiriira WCS

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya Před 4 lety

      Axmedow walaal salaam meel aad joogtaba waanad mahadsantahay anigu si sax ah uma ogayn xilligaasi balse Nakruuma dad ay ka mid tahay ayaa sidaasi aan ka soo xigtay oo ii sheegay laga yaabo inay taariikhda gafeen mahadsanid mar kale