ABWAAN HAL MEEL KU GOWRACAY RAG EHEL AHAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • waa taariikh lama ilaawaan ah

Komentáře • 12

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 Před měsícem +3

    I don't believe that as he killed 6 of men.

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Před měsícem +2

    Waa cajiib waxy dadku modayaan heeso iska
    Caadiya lkin waa araar

  • @user-ot7wl2kv5g
    @user-ot7wl2kv5g Před měsícem +1

    Shiihaal Nimo geesi abwaan kaariye

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 24 dny +1

    Shiikhaal shiikhaal soo diley

  • @CadeGude
    @CadeGude Před 24 dny +1

    War taariikhda khaladka kadaaya
    Mindi kuma dilin
    6nin oo aan caruur😂ahayn
    Mindi malagu dilikaraa?
    Xabad baa lagu diley
    6 na ma ahayne waaka badnaayeen
    Markii hore 8 ayay ahaayeen
    Kadib ayuu goor galaba meel
    Kahelay wadaad weyseysanaya
    Oo reerkii walaalkii ladiley ah
    Markaasuu inta qoriga soo rogtey
    Wuxuu dhahay
    Sideedii horaan
    Saluut kuqabee
    Kan aan ku sifaysto soodhlaha
    Soodhle waa qoriga
    Waana arinta keentay in jacaylka
    Isaga iyo shankaroon uxasiliwaayey
    Suugaan badana ka tiriyey
    Dhaqtarka jacaylka waa sax
    Ragu laayey waa reerkiisa sax
    Qisada in dilkaa kadanbeyey wwliba heesta belaayo waa sax
    Walaalkii bile buu ahaa sax
    Kadib ayuu somalia soo galay
    Sida taariikhdu we rist
    Abwaanada goor kafuul ka looga
    Danbeeya ayuu ahaa iyo jacaylkaba
    Magacani waa naanyatayda ma ahi ninka somalidu utaqaan
    Ee Dhaqanka ah ee reer hargeysa
    Ciidankuu galay markuu somali yimi
    Abwaan ada badan Koofi halkaasay layimaadeen
    Kaariye
    Sangub
    Xasan genet
    Tukaale
    Cisman asakari
    Lama dhamaynkaro

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh Před měsícem +2

    😂😂😂😂 muuqal hore wxd ku sheegtay inuu soodilay nin walaalki dilay una soo aaray sidana somaliya kusoo galay imikana wxd keentay rag 6 lix gadhaya ayuu safkasoo maray😢

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 Před měsícem +2

    Hal nin oo walalkii
    Dilay ayuu dilay
    6 ma jirto sxb

  • @oktoobbar1164
    @oktoobbar1164 Před měsícem +1

    Waxuu alifay heeska
    Caashaq ma idin galay
    Weli

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Před měsícem

      Waa abwaanka ugu heesaha badan soomaalida, lama Tirin karo heesihiisa.

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před 29 dny +1

    Sheekooy Ku Nacay 🖕Sheeko Xariir 🖕.Waa Su Aalee Lixda Nin Ee Somaaligaa Ninkii Dilay Maxaa UU Itoobiyaanka Ama Cadowgiisa Uga Xoroobin Waa Su Aale? Mida Kale Ma Waxaan Rabnaan Isu Sheegnaa Waa Su Aal?

    • @CadeGude
      @CadeGude Před 24 dny

      Walaal waa jirtey
      Waa taariikh
      9 bay ahaayeen

    • @CadeGude
      @CadeGude Před 24 dny

      Sideed buu markii hore diley
      Kadibna oday waayeela😂oo meel
      Kuweyseysanaya ayuu helay goor
      Galana
      Wuxuu dhahay
      Sideedii❤horaan
      Saluug ku qabee
      Kan aan ku sifaysto soodhlaha
      Saasay sagaal 9 kunoqdeen
      Wuuna soo baxaaday somalia
      Ayuu askari ka qortay
      Arinka jacaylka isaga iyo shankaroona waa aababata ayuu uxasili waayey oo sadex goor
      Is fureen
      Laba isku noqdeen
      Maraadexaadkii weeye markay
      Igu noqo
      Wuxuu dhahay markan waxay
      Joogtaa adiga😂iyo diinta
      Heesta cigaal qaado dhegeyso
      Wayska maagayaan
      Way mala awaalaan
      Isagoo midkeliyay
      Toban magac😂uyeelaan
      Maantay lataahaan
      Berina wuuka😂maydhmaa
      Jacayl maaha kaasiye
      Marmarsiinyo kale iyo
      Muraadaysi weeyeen
      Waa hees mucjiso ah
      Wixii aad garanweydi anagaa
      Kaa qancinaya
      Korodhsi taariikhda