Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Bagaag 🔥Iyo Heesta "CAYNBA CAYN"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 12. 2020
  • 🌟Heestan Waxa Curinteeda Lahaa
    A/ Cabdi-Qaffaar Ciise Cagoolle 1973
    🌟Laxanka
    U/ Maxamed Mooge Liibaan AHN
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH
  • Zábava

Komentáře • 84

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 Před 3 lety +20

    Aun Cabdulqaadir Yuusuf Bagaag Heestan Waxaa bad moodaa inuu Qaadayo Maxamed Mooge Walow uu Laxanka saarey Balse Waxaa Cajiiba Sida uu shabahayo Codkii Maxamed Mooge Aun Labadaba

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 11 měsíci +3

      Adeer heestan maxamed mooge masarin laxanka caawa o tarikhda tahay 22/8/23 ayaanba daawaday abwaanki sameeye o ka shekeynaaya abwan abdiqafaar ciise cagoole marka maxamed moge isku meel maba aysan jogin

    • @malmo4235
      @malmo4235 Před 16 dny

      Mooge meeshan KUMA jiro Wllo isla asagaa qaday oo laxameeyey

  • @maguled
    @maguled Před 11 měsíci +4

    Riyadh, saudi arabia 1984-tii ayay ahayd markii uu fannaanku nagu jalbeebinayey heesihiisa kuwa ugu caansan sida middan "caynba cayn adduunyoow", axaddii, galayr iwm oo qaaci ah. Naxariistiisa Eebbe ha u sugnaato Al-Ustaad Cabdilqaadir Bagaag.

  • @user-ib8og6dw4s
    @user-ib8og6dw4s Před 11 měsíci +7

    Laxanka waxaa saaray AUN Cabdiqaadir Bagaag sida lagasoo xigtay abwaanki heesta curiyey.

    • @kashkaabdiaziz1355
      @kashkaabdiaziz1355 Před 11 měsíci +4

      Haa Sxb wlahi shalay ayan dawaday Abwankii laha hesta (Abdiqafar ciise Cali (Cagoole) o sharaxaya

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 Před 3 lety +10

    Dafka (boongaha yar) iyo durbaanka sida ay u wadaagayaan muusigga waa xirfad sare. Aun Bagaag iyo Maxamed Mooge labadaba. Accordion iyo turumbo baa ku jira sidoo kale muusigga.

  • @timocadecade9781
    @timocadecade9781 Před 3 lety +8

    Allahow naxariisto bagaag waxaa uu ku dhintey xamar dhawaan sand major mu alicia heesta waa cabduqafaar ciise cagoole oo hadda jooga mareykanaka

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 3 lety +8

    Alle hawnaxaristo Fanaaniinta Cabdi qaadir bagaag iyo Maxamed Moogaba

  • @abdirahmanshire4539
    @abdirahmanshire4539 Před rokem +9

    Ereyada heestan wax iska lahaa Cabdqafaar Ciise Cagole ,Codkana waa Abdiqadir Cismaan Yuusuf Curre Aka Bagaag AUN to waxaan Isla ahayn reer Toronto back in a days

    • @theqodax
      @theqodax Před rokem +1

      And friendly reminder, laxankana M.Mooge baa leh.

    • @ibrahimmohamoud8236
      @ibrahimmohamoud8236 Před 11 měsíci +2

      No mooge shuqul kuma laha
      Heskan gaalkacayo lagu qaaday
      Laxankana waxaa saaray isla bagaag XILI galab aay tahay asiga io abdiqafaar ciise cali
      Marka moogana hargaysa ayuu joogay

    • @omarosman619
      @omarosman619 Před 11 měsíci +2

      @@theqodax
      Walaal Mohamed wax shaqo ah kuma lahayn,AUN marka uu Bagaag codka u samanayo waan la joogey.
      Ereyada Cabdiqafaar Cagoole,codka,laxanka waxaa iska lahaa Bagaag.
      Musiga waa waaberi.

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 11 měsíci

      @@ibrahimmohamoud8236 m.a HANOOLAATO inaad ku xirantihin ayaan fahmay wareysigii abwanka ayaad dawaten

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample Před 14 dny

    Alle.hawnaxariistee.labadabee.codkanaaba.m.mooge..aadmoodaa.inuu.kuluuqaynaayo.aad.ugu.eeg

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před měsícem

    Ereyadii Cabdiqafaar Ciise Cagoole.

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 Před 3 lety +3

    cabdiqafaar abwaan culus ayuu ahaa heesta barariyaaq ee sayid khaliifa ayaa aad ugu xasuusta

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 3 lety +6

    waxad mooda inuu Alle hawnaxariiste mooge qadaayo

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Před 3 lety +6

    Heesihii Waayo waayo

  • @abdifatahhashi4942
    @abdifatahhashi4942 Před 9 měsíci +1

    AUN Abdiqadir yusuf bagaag Amiin axsan fanaan

  • @muuseaskarimuuse7056
    @muuseaskarimuuse7056 Před rokem +1

    Wax Badan Baan Raadiyay Alleh how Naxariisto C/qaadir bagag

  • @sali6052
    @sali6052 Před rokem +2

    Waa hees qiima leh
    hesaaga qadayana wa fananka lagu nanaso bagaag
    hesta qayb ka mida abwanka sameyey wuxu ku daray erayadii sayid mxamed cadile xasn nin kasto dhagaystana
    wa garna karan
    marka sifican ayu abwanku u sameyey erayadana isugu kenayay
    Aniga ahan best songs

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Před měsícem

      Sax kun kun ku ka waa gabay ka mid ah bagayadii allaha u naxaristee sayidka

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před 11 měsíci +2

    Hestan waxa laxankeda laha isla abdiqadir bagaag mar uu wareesi laka qaday abeanka hesta sameyay aya yiri hesta maxamed mooge laku shegay malaha hee bagaag aya sameyay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před rokem +2

    Alle haw naxariisto Bagaag AHN

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 Před měsícem +2

    Heestan 20 sano baay dib ii celisay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 11 měsíci +1

    Mirihii c.qafaar ciise cagoole laxankii iyo codkii c.qaadir bagaag

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 Před 3 lety +6

    cabdiqafar wa ninka silsiladi hesta baxsaney hargaysa asaga iyo nin kalo lamagaca ay dhex martay

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad Před 3 lety +8

    Waxaad Moodaa In Maxamed Mooge Qaadayo Laxankiisii Iyo Kabankiisii Alllow Bagaag Iyo Moogaba Unaxariiso❤️

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Před rokem +1

      Aamiin Yaa Allah

    • @cawaalekulmiye9883
      @cawaalekulmiye9883 Před rokem +1

      Aamin Allahayow

    • @bowsi9
      @bowsi9 Před 10 měsíci +1

      Bagaag wuxuu aad u jeclaa heesa AU Maxamed Mooge wuuna qaadi jiray yaraantiisii intii uusan hoobal noqon.
      Waxaa kaloo saameyn weyn kulahaa Axmed Cali Cigaal oo laxanka u saaray heestii uu ku soo caan baxay ee galaydh iyo heestii gabaldaye ee uu si takantaali ah ula qaadey Khadra Daahir Au.

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před 2 lety +1

    AUN, Allaha u naxariisto. Danbigiisa Allaha dhaafo.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 3 lety +2

    اللهم إرحمه واغفر له الفنان الراحل عبد القادريوسف بغاغ فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 Před měsícem

    Codkii io laxankii c/qaadir bagaag

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Před měsícem

    Waa “Casar dhiiq” ee maaha “Casar dhici”

  • @adamosman2552
    @adamosman2552 Před rokem +2

    Ilaahay ha u naxariistee waxaannu marxuumka ku wada jiri jirnay jaamicadda kulliyaddii caafimaadka (midishiina) ee. Digfeer ku ag taallay 1977

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Před rokem

      Allah u naxariisto Cabdulkadir Cismaan Bagaag , walaal miyii dhameeystay Jaamacada mise wuu ka tagay ? ma waagaa buu Canada aaday? Sanadkee ayuu ka baxay dugsigii sare iyo dugsiga sare uu ka baxay nala wadaag?

    • @cawaalekulmiye9883
      @cawaalekulmiye9883 Před rokem

      Aamin Allahayow , ingana ha inoga daba naxariisto

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df Před 2 měsíci

      Kullay anigu 2 seimister ayaan ku jiray kulliyada, ka dibna waxaan u dhoofay Sucuudiga. Waxa igu kallifay inaan joojiyo waxbarashadaydii kulliyada oo ku taallay Xamar. Anna Hargaysa ayaa reerkaygu degganaa. Markaa way igu fogaatay, marka laga tago hantiyarida.

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df Před 2 měsíci

      Waxaan filayaa inaanu marxuunku berigaa Canada cala duul u tegin ee uu beri danbe u dhoofay.

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df Před 2 měsíci

      Ma xasuusto dugsiga sare ee uu kasoo baxay hadda. Waxa aad waydiin kartaa oo nagula jiray semisterka hadday nool yihiin Qaali Moh'd Ali shire & Caasha Matukade. Hadday nool yihiinna waan salaamayaa, hadday hoydeenna Alle ha u naxariisto iyaga iyo muslimiintii kaleba. Aamiin yaa rabbii.

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg Před 7 měsíci

    AHN cabdulqsdir hees macaan 1973❤❤❤ heesaha hirgaley

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Před rokem +2

    Cadaysimo Daruuriyo caad iyo xayaabaay.
    Maaha casaysimo Daruuriyo.
    Hadaad u baahan tahay kalmada (Caysimo) waan kuu sheegi.mahadsanid.

  • @looyaan323
    @looyaan323 Před 2 lety +1

    Allaha u naxriisto

  • @looyaan323
    @looyaan323 Před 11 měsíci +1

    Heestaan codka waxaa u sameeyey BAGAAG AUN 😢

    • @rabile6352
      @rabile6352 Před 9 měsíci +1

      Dadka dhahaya mooge ayaa saaray maaqaan meelay ka keeneen laxanka waxaa saaray bagaag laftigiisa sida uusheegay abwaankii sameeyey cabdiqafaar ciise cagoole

  • @farahsalad7378
    @farahsalad7378 Před 3 lety +2

    Heesta inta dhexe gabay sayidku laha baa laga soo maansabooliyey

    • @mowgayare916
      @mowgayare916 Před 3 lety

      Gabayga sayidkee laga soo maansoobiyey soo qor sxb

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 Před měsícem

      Sax waxaa Laga soo amaahday ama laga soo min guuriyay gabay allaha u wada naxariistee sayid Mohamed

  • @MaxmudRwe
    @MaxmudRwe Před 7 měsíci

    Erayda io laxankuba wa from maaneed😂😂

  • @maxameabdirashied1001
    @maxameabdirashied1001 Před 3 lety +3

    Heesta sok daaya io ta kale tiraah inanyahy warkeeni ka dhacay webiga faalo

  • @Youtube.comkelliyare
    @Youtube.comkelliyare Před 11 měsíci

    laxanka bagaag baleh

  • @maxameabdirashied1001
    @maxameabdirashied1001 Před 3 lety +3

    Ilma deerayaal haday jiran dad qaraamiga wax ka yaqaan waxaad isheegtaan heesta tiraahda. Haa hibo nuuray haday quruxi wacan tahay ama qiimo leedahay qaadirkan ku dhaarte runtii qalanjo waa adi

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 Před 3 lety +7

      Sxb wax Qaraami ah meesha ma Marayaan Heestaas aad sheegaysid Waa Heesihii Dambe ee Dhexe Fanaanka qaadayana Waa Jaamac yare

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 Před 3 lety +3

    Abwaan Cagoole xaguu joogaa haduu noolyahay?

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 Před 3 lety +5

    Ya salaam ustaad www, niyow heestan ma kali bey ahayd mise riwaayadbey ku jirtey maxaad xog ka haysaa ustaad aad iyo aadba u mahadsantahay

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Před 3 lety +2

      Keli bay ahayd heestu. Bagaag Xamar buu 2019kii ku geeriyooday.

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 Před 3 lety +1

      @@roblemaer4834 aun waxan ku oga America isago degan halka

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 Před 3 lety +3

      @@waayowaayihiiwacnaa mahadsanid ustaad koley xaga fanka wad naga horeysa heestan waan ka shakiyey iney riwaayad ku jirteyna wan maqley

    • @abdimaxamed3454
      @abdimaxamed3454 Před 3 lety

      @@waayowaayihiiwacnaa horey dadka uwad gacanbaan idiintaagay viva many times

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 Před 3 lety

      @@maogtahay4999 Kanada inuu marxuumku ku noolaa baan moodayay.

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh Před 10 měsíci

    runtii team waayo waayihii wacnaa uma qabin inaad fanlka wax ka khaladaan lkn waaba yaab heestaan axmed mooge shaqo kuma laha laxana uma samayn ee waxaa sameeyay isla hobalka c qaadir bagaag

  • @macalinkaxisaabta3868

    Allah ha u naxariisto bagaag taariikhdii uu dhinty yaa haya?

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před rokem

    🎻

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 2 lety +1

    Allaha u naxariisto Aamiin

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 Před 3 lety +4

    Erayada heesta yaa iska leh
    Abwaanka sameeyey
    Music yaa ku laray
    Laxanka yaa sameeyey

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 Před 3 lety +5

      Waxaa sameeyay abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole, laxankana waxaa saaray Aun Maxamed Mooge Liiban

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 10 měsíci +1

      @@ronny7suii3 maxamed mooge shaqa kuma laha heestaan codkeeda waxaa sameeyay c qadir bagaag kuna luuqeeyay erayada waad saxday

    • @malmo4235
      @malmo4235 Před 16 dny +1

      @@ronny7suii3heestan cagoole ayaa sameeye bagaagna codka iyo laxanka ayuu saaray… mooge kuma jiro meesha

  • @durguf3993
    @durguf3993 Před 3 lety +2

    War ilaahay ka baqa oo wax aydan hubin dadka ha u sheegina waa run heesta waxaa sameeyay cabdulqafaar cagoole m mooge ma laxamayn waxaa laxanka saaray bagaag saaxiibkiisii kowaad cusman love oo heesa bagaag badankooda laxameeyay.iminkana deggan Canada.

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 Před 3 lety +1

      Heestan laxankeda mooge ayaa iskaleh sxb. Waxaana la curiyay mar hadraawi iyo a.mooge eey galkacyo yimaaden. Bagaagna uu dhalinyaro ahaa aadna ula dhici jiray qaabka uu u heeso ustaad mooge. Waa laguu hubaa.

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 10 měsíci

      @@thetruthx235 ma waxaasaad rabtaa inaad dadka u sheegto hadrawi iyo magiicisi yimaadeen waligooday gaalkacyo imaanayeen ader heesta lxnkeeda waxaa sameyay fanaanka bagaag aun m moogena aun shaqa kuma leh hadaad intaa ku qanci weydid waraysiga abwaanka soo daawo kadib ii imoow fankana ka daa boobka iyo taariikhda bilaashka ah ee aad samaynaysid m moogena 1969 buu fanka soo galay bagaagna 1970 waligiina mclin umuu noqon bagag galkcyu kadhigtay schol ka jmcadana xamar inay kulmeen uun waa laga yaabaa

    • @abdifatahhashi4942
      @abdifatahhashi4942 Před 9 měsíci +1

      Waa runta Ina Cise cagooley oo heests curiyey iyo Ina Yusuf cure bagaag oo laxanka saaray qaadayana ana aqaana joogey markaas mahadsanid

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 9 měsíci +1

      @@abdifatahhashi4942 haa sxb dad jaahiliin ah oo male isaga nool baa farihii kabatay abwaankii sameeyay baa leh bagaag baa codka sameeyay markaasay ku leeyihiin iyagoo ay 2023 ugu horrayso dhagaysigeedaba hebelbaa codeeyay