Qisada Heesta Haatuf | Abwaan Hadraawi Iyo Xabaashii Cilmi Boondhari
Vložit
- čas přidán 7. 09. 2024
- Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
#QarriJiqood
Md mooge macalinkay dugsigii hoose ee sheekh bashiir Hargeysa Alleh ha naxariisto.mr duni kale
Masha allaah abwaan ad uqaaliya abtigay mcn alle caafimaad taamabhakusiiyo❤️❤️❤️
Heesta labaad ee saxiibkay Hadraawi sheegay yaa haya.Alleh cafimaad ha ii siiyee...mr duni kale
Wll maxamed saleeban tubeec ayaa Qaada
Haatuf ayaa ladhaha 🎸💯
Maxamed mooge iyo mahamed hadraawi labada alle hownaxariiste wxay somalida ragga ugu horayah xaga suuganta
Alle haw naxariisto Abwaan Hadraawi
Abwaanka alllah cafimad hasiyo aaan u ducayno abwanka somaliyeed mxd ibrhm wrsme hadraawi
Wa tariiq lama ilawan ah abwaanka
Abwaan hadraawi Masha allh
abwaan hadraawi ilheey ha ku xidiyo
Ilaahay ha kuu naxariisto abwaan hadraawi iyo wixii muslimiina
ilaahay hawnaxaristo jano Haka waraabiyo abwaan hadraawi iyo waxii muslinba
Alle cimriga haw dheereeyo adeero wadraawi
Rabi haw naxaris manta Wu inaga hoseya 😢
My favaroit songer mohamed mooge liiban alle yarxamuk 😑
Alla yaa raxma jannatu fardowsa Allew gee Annagana nooga daba naxariisto.
Hees qiiro leh.
Walahi heestan inaba cadi mahan waxan firi u kasamaye cadi ayau ula hadlaya kawaran hadrawi wanka yabay
Haa Wllhi hadrawi mucjizo ayuu ahaaa Allaha uraxmado 😢
Alaha naxariisto adeer hadaraawi
Alla haydin Naxariisto labadiinaba Ameen Ameen😭
Alpha Unaxariisto❤❤
Ilaahoow labaduba janadii jiifaan yaa Rabi 😢
Ilaahay ha unaxariisto
Allah how naxariisto abtigey
Abwaan Allah caafimaad taam ah hakusiiyo
Walahi waa hees markad dagasato hadalka abwanka ad qironiso
Alle Haw naxariisto Abwaan Hadraawi
Hadraawi Aabihii Caashaqa
Adduunyadu Hir weeyee,
Maxaad Haabanaysaa
Maxaad Haybinaysaa?
Dadka ii Hanweynoow
Marka Aad i Hoysaan
Waa in Lay Hagoogtaa
Waxan Hiil Ka Geli Jirey
Ama Hoo Ka Tari Jirey
Hengel Lagu Tix-Geliyaa
Hadhow Lay Xasuustoo
Hebel Lay Yiraahdaa!
----
ABWAAN HADRAAWI
Allah Ha U Naxriistee
Wuxuu ahaa Halbeegga Suugaanta,
Dhaqanka & Asalka Af-Soomaaliga...
Abwaan weyn ilaahay hakudaayo
Viva maxed mooge ahun dhamaan
Ale ha unaxariisto dhaman🤲🤲🤲
Fanaaniita qaadaysa heesta allaah haw naxariisto
Allew unaxariiso
Alpha unaxariisto
😢
Hodan ma is aragtan ayu Layahay kawaran kama
A
Takis
Ma adigiibaa halkana jooga
Sow ina maxamuud caabi maaha
A