Cumar Shabeel - Heesta Galleyr - Astaan Music 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Xusuustii C/qaadir Bagaag - Astaan Music 2021

Komentáře • 17

  • @amii86
    @amii86 Před rokem +4

    #LYRICS👇
    Galowga & haaddiyo
    aar gooni meeraba
    gurxan lagama waayoo
    ileyn wuu gariiraa
    Adaa qurux gobeediyo
    heybad gaar ahaaneed
    Guulle uu ku siiyoo
    gidigood ku dhaafee
    Adaa geesiyoon biqinee
    galeyr yahow adaan
    dhambaal gaar ahaaneed
    gaarsii warkeygoo
    gacantaada uga dhiib
    Gudcur dam ah habeenimo
    indhahoo aan geed arag
    Intaan gaar is iri baan
    raadkeedii gees maray
    Go'an roob ku hooriyo
    geedahoo caleenlaan
    gucle orod ku dhaafoon
    harraad geesta ula dhacay
    Adaa geesiyoon biqinee
    galeyr yahow adaan
    dhambaal gaar ahaaneed
    gaarsii warkeygoo
    gacantaada uga dhiib.🙏🏻🕊

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 Před 7 měsíci +2

    Heestaan hees macaan weeye, waxaa horay u qaaday Allaha u naxariistee C.qaadir Yuusuf Cismaan (C.qaadir Bagaag), laxanka waxaa saaray fanaanka wayn Axmed Cali Cigaal, ereyada waxaan u malayn waxaa iska leh a C.qaadir Ciise Cali (Cagoole) mase hubo, heestaan dadka badankii ma yaqaanaan, marka laga reebo dadka fanka u saaxiibka ah, waxayse ku jirtaa heesaha soomaalida kuwooda ugu horeeya

  • @mohamedsuldan49
    @mohamedsuldan49 Před 3 lety +4

    One of the unbelievable melodies in the Somali music but not famously known

  • @cumarahmed134
    @cumarahmed134 Před rokem

    Axsan fanaan cumar shabeeel xasuustii ahn c qaadir bagaag

  • @abdillahimohamed1507
    @abdillahimohamed1507 Před 3 lety +3

    Cabdiqaadir bagaag Ayaa Qaaday heeskan isagoo ah 12 jirr Kuna Noolaa mudug Sanadkii 1952 ilaa 1954 Dad Badan Ma yaqaanan Ninkaas lkn wuxuu ahaa ragii fanka soomaalida Dhidibada utaagay Wuxuu Sanadkii 2019 ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho AUN

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 Před 3 lety

      Hestaan adiga ani iyo inyroo kala granaya bes ,ilmahaan hada jira Faldagan iyo Balbarka ayeebo u hestaan hobolada waabari😃😀😄😁🙂😆

    • @monamandeeq3059
      @monamandeeq3059 Před 2 lety

      @@zeynabmohamad702 aniguna wn garayaa😄 1952ki 15 ba ahaa

  • @user-kn6ij8br1d
    @user-kn6ij8br1d Před 3 měsíci

    Galowga & haaddiyo
    aar gooni meeraba
    gurxan lagama waayoo
    ileyn wuu gariiraa
    Adaa qurux gobeediyo
    heybad gaar ahaaneed
    Guulle uu ku siiyoo
    gidigood ku dhaafee
    Adaa geesiyoon biqinee
    galeyr yahow adaan
    dhambaal gaar ahaaneed
    gaarsii warkeygoo
    gacantaada uga dhiib
    Gudcur dam ah habeenimo
    indhahoo aan geed arag
    Intaan gaar is iri baan
    raadkeedii gees maray
    Go'an roob ku hooriyo
    geedahoo caleenlaan
    gucle orod ku dhaafoon
    harraad geesta ula dhacay
    Adaa geesiyoon biqinee
    galeyr yahow adaan
    dhambaal gaar ahaaneed
    gaarsii warkeygoo
    gaca

  • @ardaagaaqoonta9160
    @ardaagaaqoonta9160 Před 3 lety +1

    Waaaw legend Cumar Shabeel

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda Před 3 měsíci

    Erayadii Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 Před rokem

    I see legend cabdinasir caydeed allaha yaa raxma

  • @gudinimcaan613
    @gudinimcaan613 Před 3 lety +1

    Ax yaa cod 🎉💯✅

  • @mohamedjama1634
    @mohamedjama1634 Před 3 lety

    Heestan inaba caadi maha Mashallah

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 Před 3 lety

    Axsan cod legend cumar shabeel

  • @Ali-xh4hg
    @Ali-xh4hg Před rokem

    AUN Macalin Abdinasir caydiid.

  • @DARMAANMEDIA
    @DARMAANMEDIA Před 3 lety

    waaw cod cajiiba