Barnaamijka Heello | Heesta Ruun | Codka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole) - Astaan 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Heesta Ruun Erayada iyo Laxanka Barre Maxamed Fiidow | Codka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole)

Komentáře • 516

  • @godolsan2171
    @godolsan2171 Před 3 lety +198

    Legend never realy dies, 5:40pm, 27/1/2021, dhowr daqiiqo kadib marki heesta la soo galiyay iyo Jalbeeb aad u qaboow, xaafad ku taalla degmada Hodan, gaar ahaan Banaadir. Waa inoo 2031, haddi Rabbi nolol nagu wada gaarsiiyo. LIKE si 10 sano kadib loo yaabo.

  • @nimcomohamuud2025
    @nimcomohamuud2025 Před 3 lety +77

    Lafoole waa fananka kaliya aan soomali ugu jeclahay waana aabe soomaliyeed alle cimriga how dheereeyo

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 Před 7 měsíci +9

    Intaa soo booqatay 2024 heestan.👋

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 Před 3 lety +60

    Heestan fiidkii baan maqlay. Kadib Xaaskaygaan u tagay oo u qaaday intaan xifdiyay, walahy way oyday. Lafoole ereyo aan dhihi kari waayay buu iidhahay.

  • @thejourneyofa.y.a.n6460
    @thejourneyofa.y.a.n6460 Před 3 lety +164

    Legendary! Ruunay ! This honestly takes me back to the mid 90s and me be a little 4/5 year old and my dad singing this to my mom ! Her name is Ruun! So cute ❤️

    • @mmawad9679
      @mmawad9679 Před 3 lety +5

      Sax wlhi aniga 2002 ayan dhageysan jiray

    • @maxmdmaxmd4336
      @maxmdmaxmd4336 Před 3 lety +1

      @@mmawad9679 yttttttttttt

    • @maxmdmaxmd4336
      @maxmdmaxmd4336 Před 3 lety

      @@mmawad9679 tytttttttttttttttttttttttttt

    • @maxmdmaxmd4336
      @maxmdmaxmd4336 Před 3 lety

      @@mmawad9679 ttttttttt

    • @markdelay9268
      @markdelay9268 Před 3 lety +2

      You guys know nothing about when the song was exactly produced and it wasn't in the 90s but it officially came out on may 2002.🤞

  • @shaajacsheekh
    @shaajacsheekh Před 3 lety +16

    Fanaankeyga kaliya ee aan codkiisa macaan iyo heesihiisa wakhti aad u qaali ah kusoo qaatay from 1999-2021.
    Cimri baraka leh iyo caafimaad legend 🙏

  • @samirhassan6221
    @samirhassan6221 Před 3 lety +136

    Ninkan wa faanaan keliyaan tageero buuxa u ahay #Lofoole yaa ila mida soomaaliyey.

    • @mariyahassan5599
      @mariyahassan5599 Před 3 lety +2

      Aniga lanbar w1 weeye fanaaninta aan taaagero maxamed xasan lafoole

    • @mohammedabdi209
      @mohammedabdi209 Před 3 lety +1

      Sidookle bro qli wlhi kula mid heesta kaliya aan aadka uga helay heesaha kale wlhi❤🙏

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před 3 lety +1

      czcams.com/video/HDcz6cX4d-M/video.html

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Před 3 lety +25

    Codka : Wa Boqorka Fanka Legend Maxamed Xasan Xuseen Lafoole
    Erayada & Laxanka : Wa Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento ❤❤ Farxad ku Noolaada Adeeryaal 🙏🙏

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 Před 3 lety +17

    Boqorka fanka casriga ah M X X Lafoole. Heestan waxay ku jirtay Albumkii Ruun ee iyada loogu magac daray. Waxa aan jeclahay in uu Album kaasi soo baxay 2001dii, balse anigu 2007 ama 8 baan heesta bartay. Hees qiimo wayn weeye heestani.
    Boqortooyo

  • @somalimusicport
    @somalimusicport Před 3 lety +57

    Heesta wuxuu usameeyay abwaanku xaaskiisii ruun intii isjecel allah yaan nolol u waydiinayaa farxad leh ha waaro JacaYlku❤
    Intii uu jacayl hayo like hays muuniyaan

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 Před 3 lety +10

    Jacaylkii waayo areg,astaanti lagu xusay ubucda beerka iyo wadnaha adiga maslaha dhigto kaliga kugu aamine cid kale loma ogala waah waah waayo waayo😭🔥🔥Boqorka codka Lafoole😘😘

  • @fathiaamoud9283
    @fathiaamoud9283 Před 3 lety +26

    Lafoleh somali legend mashallah qof dagan o cod macan🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @xarfo
    @xarfo Před 3 lety +8

    Ninkaan waa ninkii faanki soo badbaadiyey burburkii ka dib halka u joogana keenay
    Dalka meel fog baa laga keenay .one of the best all time ❤️

  • @anwarmataan7745
    @anwarmataan7745 Před 3 lety +39

    waxan dhagyzanayaa 28/1/2021 saacda 8:23 habeenimo from burco✌
    reer burcooy is muujiya💪

  • @zakifiish
    @zakifiish Před 3 lety +138

    LEGEND OF TWO GENERATIONS LAFOOLE

  • @batran2342
    @batran2342 Před 3 lety +30

    Where has Lafoole been all my life??😩😩this man songs re outta this earth 😭😍😍🔥

    • @walalo2762
      @walalo2762 Před 3 lety +3

      This song came out ages ago sis but I would say it's one of my top 3 somali songs

    • @thesomali6369
      @thesomali6369 Před 3 lety

      @@walalo2762 it’s mine too. ❤️

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 Před 3 lety +2

      Song older than u hun 🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 Před 3 lety +14

    Heestan hal milyan kama yaranayso daawashadeeddu insha Allaah hambalyo astaan Lafoole.

  • @tatpichachonmon2310
    @tatpichachonmon2310 Před 3 lety +19

    I love this song ❤️ from Thailand 🇹🇭

  • @caydaroosqaasimmaxamuud7774

    Haddaad maqasho fanaan la jecelYaHaY laYskaMa jecla ee Wax uun baa lagu jecelyahay bal heestan siduu uqaadayo ufiirso legend of two generation waan ku wataa

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 Před 3 lety +46

    Boqorka Codka : Maxamed Xasan Xuseen ( Lafoole ) ❤ .
    Erayada & Laxanka : Abwaan Barre Maxamed Fiidow ( Leento ) ❤ . Kaftan yar hadan ku daro Boqortooyada Karanle Kibir jabshe ba is helay 👑❤.

  • @guledali97
    @guledali97 Před 3 lety +6

    Heestan waxan filayaa iney soobaxday 2002/ xiligaas ayaan record sharupka la odhan jirey ku dhagaysan jirey,,,,,Respectfully legend

    • @guledali97
      @guledali97 Před 3 lety

      @Hawo Abdi sanadkii ay so baxday oo sax ah nala wadaag

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 Před 3 lety +4

    Lafoole boqorkii codka jiilki hore iyo kan hadaba Ale cimriga haku dheeryo fanan qaliya oo lawada jecelyahy

  • @ameinn1639
    @ameinn1639 Před 2 lety +7

    wed 18 may 2022 FRANKFURT
    waxaan u niyooday heestan waqti hore marwadayda insha alaah waxay igu leedahay xasuus wayn
    waxay tahay inan ilasoo martay xaalado aad u adag oo cafimaad iyo qaar nololeed
    waxa weeyi qof aad u samir badan aad u muxtarim ah
    qalbigaad ku abuurante
    ogow qamarey ogow
    adaan ifka kuu jeclahay
    😍

  • @Amiincj8
    @Amiincj8 Před 3 lety +33

    Maxamed xasan xusen lafoole somali legend 🇸🇴❤️✊🏿

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 3 lety +16

    Ruuneey Erayadii Abwaan Barre Maxamed Fiidow Codkii Mcn Legend Lafoole .

  • @bmnofficial1
    @bmnofficial1 Před 3 lety +8

    waa hees xasuus ah anoo yaraa dhageysan jiray hadana xaaskayga ruun ayaan mr walba u qaaadaaa
    thanks Legend Mohamed huseen Lafoole❤️🙏

  • @kingsaadshine5942
    @kingsaadshine5942 Před 3 lety +4

    LEGEND lafoole Respect fanaan jira
    Astaan tv wa kumahadsnthin muqaalada quruxda badan ee Nala wadaagaysiin

  • @furuzshorts7214
    @furuzshorts7214 Před 3 lety +24

    Taarikh baa qorantee runtii heestan dhegesigeda aad ban uga helaa 2021_01_27 mogdishu Somalia 🇸🇴🤘
    Afadi dhibka ila martaay
    Samirka ila qeybstaay
    Amaanda dhoowrtaye
    Balnanta ila oofisaay
    Abaalkad iga mudneed
    Waligey ma ilaaweye
    Qalbiga ku abuurantee
    Ogoow RUNEEY ogoow
    Adaa ifka ku jeclahy ❤🤘💕

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +6

    Lafoole Muxuu Yahay fanaan Sharaf iyo magacba leh
    Waligay Fanaan ka dagan maanan arag Respect Sir

  • @deeqomohamed7377
    @deeqomohamed7377 Před 3 lety +9

    Cajiiiib waqti dheer noolow oo caafimad leh maante ugu xiiso badan tahay astaan

  • @dhagayare
    @dhagayare Před 3 lety +21

    Legend of legends 👏#Lafoole Galap aad u quruxbadan 29/01/2021 5:52pm Borama|Awdal|Somaliland Insha allah Waa inoo 2031 Intii ilahy garsiiyo 😁👏

    • @bilyadhaan
      @bilyadhaan Před 2 lety

      Hal sano uun ba laga so waregy😂hello

    • @omarabdi8298
      @omarabdi8298 Před 2 lety

      @@bilyadhaan Reply-gaaga bil ayaa laga soo wareegay adna😂

    • @nasramohamed4368
      @nasramohamed4368 Před rokem

      2023 manoshahy bro 🤣

    • @fadxijano9364
      @fadxijano9364 Před rokem

      2023 bisha 5aad 17 may somalailand guul bari ayay ku beegantahay maalinta xornmada dib ula soo noqonay 🤍💚❤✊✊✊

  • @SihamabdiAbdi
    @SihamabdiAbdi Před 3 lety +13

    Wow I can't believe it he still looks the same never aged

  • @adensam2109
    @adensam2109 Před 3 lety +2

    Qalbigaad Ku abuurantee ogoow ruuneey.ogoow. 🍓🍓🍓 maryan ruun m igal. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴..

  • @Abdiwahab_bosska10
    @Abdiwahab_bosska10 Před 3 lety +9

    Cid kle looma ogalaan what song favoratie for me legend lafoole🙏🥰😍

  • @mowlidabdullahi3916
    @mowlidabdullahi3916 Před 3 lety +2

    Erayadii Abwaan bare mohamed fiidow iyo laxankiisi iyo luuqdii lafoole hees dhameystiran iyo fanaan aan laga daba hadlin thank you lafoole

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 Před 10 měsíci +1

    2007-2008 meelahaa mobile Nokia 📱 ah ayey iigu jiri jirtay
    Waan ku ceshan jiray markasta 😢.
    Markaan maqlo wakhtigii baan dib u xasuustaa ❤

  • @yahyeabdijama8363
    @yahyeabdijama8363 Před 3 lety +26

    2 malin kadib cawa wxaan ka daawanaayaa wadan aan 3 qof oo soomaaliya ku joogna Guatemala bil kadib america ii balansan insha allah 🇸🇴☝🏾❤illahaw noo hagaaji inaan ku raaxaysto ayaan rajaynaa insha allah amuuraha allah sahlo iisoo duceeya wllhy

    • @abdifatahfeereysane1554
      @abdifatahfeereysane1554 Před 3 lety +1

      War sxp ma tagtay wadadasa kuso jiraye

    • @abdifatahfeereysane1554
      @abdifatahfeereysane1554 Před 3 lety +1

      Iso jawaab hada aragto replykan

    • @abdifatahhassan
      @abdifatahhassan Před 3 lety +1

      @@abdifatahfeereysane1554 anba waan socdaa sxb wax information ah na weli Ma hayo ee bal adiga laftaadu wadadaa waxaad akhbaar ka hayso halkan igula wadaag. Iga Soo wac 0046793000899.

    • @khalidali-yo6zm
      @khalidali-yo6zm Před 3 lety +1

      Amiin insha Allh allh kunab geeyo

    • @ifraxcadey6512
      @ifraxcadey6512 Před 2 lety

      Ma tagtay abowe hada aqrinoya qoraljade🥰

  • @ahmedyogoyogo310
    @ahmedyogoyogo310 Před 3 lety +13

    This guy is legend he will left legecy am fan of him since my childhood I use to listen his songs king 🤴 I. The house 🏡 keep us happy all the time legend 🎧🎤🙌🏽🤴

    • @zaralulu3669
      @zaralulu3669 Před 3 lety +1

      me too this song brings back my childhood bk

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 Před 3 lety +1

    Legend hadaa maqasho waa lafoole Waa Fananka kaliya ee aan hesihiisa ku Raxysto Xaqiiqdii heesihisu Qalbiga ayay ku qabojinyaa The one The only
    🎶🎶💯🎤🎤🎤 lafoole

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 3 lety +33

    *waxaan waayey qof aan taagerin LAFOOLE IYO INEISTA* 😁❤

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety +3

      Alla run badanida Waa labada nin ee Lahayn dad neceb Xita

    • @abdishine
      @abdishine Před 3 lety

      Xaqiq bro

    • @abdinasiromar7947
      @abdinasiromar7947 Před 3 lety

      Sxb lafoole waa heer caalami . Lkn barca lama ogola😁😁

    • @fatxibotan9606
      @fatxibotan9606 Před 3 lety

      Ineista yaa la dhahaa walal

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Před 3 lety

      @@fatxibotan9606 🤣🤣🤣 good point

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Před 3 lety +11

    Legend ninkeeygaa mustaqbalka👸❤️❤️

    • @mrkaariye6091
      @mrkaariye6091 Před 3 lety +1

      Inta Somalinimo🇸🇴🇸🇴❤💯 ku weyn thy like

  • @zakariyeqaasimjuusto6039
    @zakariyeqaasimjuusto6039 Před 3 lety +7

    KII UGU fannaan ee lagasoo Daayo Astaan Lafoole❤❤❤❣🔥🔥❣🙏🙏🙏

  • @abumoalim
    @abumoalim Před 2 lety +3

    Lafoole cajiib, he is a true legend, what a beautiful voice, hees weliba murti leh, cajiib.

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 Před 3 lety +10

    Legend lafoole noolow fanaankayga

    • @fathiaamoud9283
      @fathiaamoud9283 Před 3 lety +1

      Safiyo maxamed dahiro waxan filaya inan saxay magaca walal wa gabadh reer jabuti ah o ad ku tagereysey waxtigi tartanka ad kojirtey mashallah cod kruxbadan bad ledahay macan horey u soco

    • @safiyomaxamedofficial9818
      @safiyomaxamedofficial9818 Před 3 lety +1

      @@fathiaamoud9283 shugran qaali dumar

    • @fathiaamoud9283
      @fathiaamoud9283 Před 3 lety +1

      @@safiyomaxamedofficial9818 adiga mudan abayo 😘

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Před 2 lety +2

    Ogow Ruuney ogow Adan ifka kuu jeclhy 😰❤
    Maxamed Hassan Hussein (lafoole )❤💎🎤🎶🇸🇴

  • @abdirazakmohamed7275
    @abdirazakmohamed7275 Před 3 lety +8

    one of the best somali songs that i have ever hear

  • @cpdhuubofficiall5526
    @cpdhuubofficiall5526 Před 3 lety +2

    Legend Maxamed Xasan Xuseen
    Lafoole fanaanka aan duugoobin
    Tageera khaasa ayaan kuu ahay legend

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 Před 2 lety +1

    Gabar dariskeena ah ayan dhageesan jirtay anigoo aad u yar wan kadaba Qaadi jiray LEGENDRY lafoole 1999 back in Xamar Xasuus

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 Před 3 lety +4

    Masha Alllh lagoole
    Iyo abwaan bari maxamed fiidow
    Cimre dheer Allh idin siiyo
    Dhamantiina

  • @abdirizakdiini3733
    @abdirizakdiini3733 Před 3 lety +17

    The man with no haters❤🙏

  • @farxaandaahir686
    @farxaandaahir686 Před 3 lety +1

    Lafoole halyaygii labada jiil jiilkii dowladii milatariga hore uu xidig ka ahaa iyo faderalka oo hana xidig ka noqday ayaa ila qabaca like

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 3 lety +6

    *maxamed xasan xuseen Lafoole wuxu astaan u yahay fanki qiimaha iyo qadarinta lahaa waana shamaca badalay hoboladii caanka ahaa ee soomaliyed sidoo kale abwaanka erayada heesta lihi waa haldoorka Abwaantiinta jiilka labaad BARRE MAXAMED FIIDOW*

  • @taaraa4724
    @taaraa4724 Před 3 lety +5

    ogoow Sihaam/Aasiya ogoow adaan ifka ku jeclahay❤️

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 Před 3 lety +5

    This is one of the best song from lafoole that I enjoyed very much.

  • @naciimamohammed8187
    @naciimamohammed8187 Před 3 lety +1

    Awgaaban mar walba u dhegaystaa kaygiyoow Ag joogaga rabbi ha igu arsaaqo.
    M.A.H.W.G.Sh.Sh💜

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 Před 3 lety +5

    COD AAN SAXAR LAHAYN , NADIIF AH HADDANA DHUUXA IYO LAFTA TAABANAYA, MAASHA'ALLAH FANNAN DHAMEYS TIRAN .................................

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg

    Hestan ruun waxan dhagaysan jiray bari an Sudan jamacada kaga jiray sanadki 2008 di maxamed xasan xusen lafole long life brather

  • @yousufilkacase9030
    @yousufilkacase9030 Před 3 lety +1

    Hadaad maqasho legend waa fanaankanoo kale maxamed xasan xuseen lafoole cimriga iyo caafimaadkaba alle haku barakeeyo.

  • @hassanmohamad1542
    @hassanmohamad1542 Před 3 lety +6

    Legend came back we see you soon so many sogs best in the best und we need more and more please

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 Před 3 lety +7

    Aasaaskii udub dhigiyo
    Aqalka tiir isu hayaay
    Xubanaha jidhka uruuriyiyoo
    Dhuuxaad ku aroortayoo
    Iridkaad sambabada tagtoo
    CIDKALE LOOMA OGOLAAN
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibtisaam3719
    @ibtisaam3719 Před 3 lety +1

    Cod iyo heeso murti ahba lafoole ugu tag waana sbbta uu fav singer keyga uyhy ❤️❤️

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye2920 Před 3 lety +2

    Come back legend lafole fanki odhintay solabatay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 Před 3 lety +1

    walhi fananaka kali ah ee somali ugu cod mcn weeyi xata xassn adnka la sheego waxba maa haayo. ilahwu ciimiriga kuu siiyaadi mahmad lafole

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Před 3 lety +3

    Heesta aan u jeclahey heesaha Lafoole👍💖💖💖Ruun🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍ereyada waa dahab/ gold 🥇

  • @mohamedahmadi4856
    @mohamedahmadi4856 Před 3 lety +5

    Maxamed xasan xuseen lafoole ninka kaliya ee heesihiisu i taabtaan

  • @CadceedOsman
    @CadceedOsman Před 3 lety +2

    Xasuus 2001-2002
    19 Sanadood kadib Jawi Degan Ayaan ku dhegaysanayaa iyadoo
    La moodo in Waqtigu dib isu Celiyey.
    Frankfurt 🇩🇪
    Ilaahow Cimrigeena Mid Barakaysan Ka yeel.🤲

  • @nasrakiindaahir6785
    @nasrakiindaahir6785 Před 3 lety +9

    Al legend's lafoole nin aan saaid u tageero
    Thursday 28 January 2021
    Iyo juba south Sudan
    Xitas iga dambeysid likes

  • @jamacabdilahi8980
    @jamacabdilahi8980 Před 3 lety +1

    Legend lafoole albumkan 2001 iyo 2002 ayan Ku haystay xasuus dheer

  • @nasserjama5797
    @nasserjama5797 Před 3 lety +4

    Hoobal lafoole ilaahay cimriga iyo caafimaad ha u barakeeyo ❤️❤️❤️

  • @iqdhiblaaweofficiall2733
    @iqdhiblaaweofficiall2733 Před 3 lety +1

    Our legend lafoole cod aan saxar lahayn eebe kuu hibeeyay caafimaad iyo nolol wanaagsan ban kuu rajeynaya big love ❤️

  • @cabdulrahman4290
    @cabdulrahman4290 Před 3 lety +1

    Qalbigay ku abuurantee ..................saas u hees ama fanka ka yaaca

  • @Aduunka252
    @Aduunka252 Před 3 lety +1

    Heestaan xasuus qaas ah ayey ii ledahay sawabtoo ah cajal ayadoo ku duuban ayaan dhageestay anoo yar mantay nah watanayoo ayadoo original camal ah dawanaayo #Lafoole legend

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal Před 3 lety +3

    Best Barnaamij aan jeclahay Heello Mahadsanidiin astaan team

  • @mohamedqarni5541
    @mohamedqarni5541 Před 3 lety +8

    legend lafole nin weyn oo cod halaasiya

  • @jamaccabdi-oe9td
    @jamaccabdi-oe9td Před 11 měsíci

    Lafoole, cumar shooli iyo xasan adan samatar waa asal. Waa dadki hore oo luuqada soomaliga si wanagsan ugu heesa iyagoo laxamahooda is dabayaal.

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 Před 3 lety

    Ilaa yaraantaydii aad baan u tageeri jiray Lafoole wuxuuna ka mid yahay fanaaniinta aan ugu jeclahay codkooda❤️❤️❤️ Legend noolow in badan🤲

  • @unseriousdon2402
    @unseriousdon2402 Před 3 lety +6

    Respect The music players soo on point and good...#100%

  • @moohanofficial6204
    @moohanofficial6204 Před 3 lety

    fanaanka kaliyee da'da ama cimrigu uuSAN KA MUUQAN
    mach allah alle haku barakey\
    2006dii album run iyo tusmo cawale yaa dawan jirey

  • @The_hafie
    @The_hafie Před 3 lety +8

    Lafooole fv one nolow cimri dheeer lafoolow❤️

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 3 lety +18

    I’m in love with our Somali songs and music 🎵

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse Před 3 lety +13

    Legend lafole marka arkay hora kaso aday wlhi

  • @Maazim12
    @Maazim12 Před 3 lety +8

    Reer DDS pls ismuujiya oo like ta igu soo shuba hadii kale in aad laangaab nahay ayaa halkaa kacad

  • @farhandiiriyeh1480
    @farhandiiriyeh1480 Před 3 lety +3

    ASTAAN TV 👏
    LAFOOLE IYO MURTI
    waxaadba mooda heesta in uu maanta daawaha kasoo Qaaday
    Oo ayba hada cusubtahay
    Lafoole jiroo joog

  • @abdikanihajjiabdull859
    @abdikanihajjiabdull859 Před 3 lety +4

    Inta igu racsan iney bishan gudaheda dhafeysa 1M gacanta kor u taaga 👊👊👊👊

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Před 3 lety +21

    LAFOOLE🔥🔥THE KING🎵

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 Před 3 lety +1

    2021 Codkisa wax iska badalay malaha Legend ✅

  • @cimbirxaaji6876
    @cimbirxaaji6876 Před 3 lety

    Dareen-jiitaaga heesaaga. Maxamed lafoole. Heesa uu ku luuqeeyo waxay taagan guryo iyo qoysas islaam ah waxay dib isugu soo celiyaan jacaylo kala fogaaday , allah ha ku xafido.

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology Před 3 lety +10

    The one and only Legend Lafoole👏👏🙏

  • @cawaandi13volgs45
    @cawaandi13volgs45 Před 3 lety

    Legend weeye xasuus ayaan galaye ruunti Lafoole Alle haku xafido Fanana
    Somaliyeed

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman9288 Před rokem

    Lafoole heesta waaa qiso abwaan barre ayaa safray marka xaaskiisa ayuu umiijiniyay naxariis iyo inuu cid la guursaneen ❤ like hadaad iga dambeeso saaxiibiyaal❤

  • @moeshabeel
    @moeshabeel Před 3 lety +3

    Lafoole waa fanaan aan dheguhu ka daalin dhegaysigiisa 😍

  • @Abdirahman1
    @Abdirahman1 Před 3 lety +1

    Fanaanka keliya ee somali oo dhan ixtiraamto, hantay qalbiyada dhacabkiisa mohamed hassan hussen kafoole
    Nairobi kenya
    28/01/2021

  • @simbaking2528
    @simbaking2528 Před 3 lety +1

    Fanka waa kii hore Legend lafoole 🙆‍♂️❤👏👍

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 Před 3 lety +7

    maxamed xasan xuseen lafoole legend hees iyo badh wlhi anigo yar ayaa dhageysan jiray hestan aan aqoonin micnaha erayda balse ku raxeysan jiray codkiisa dahabiga ah
    Heesta ruun(mohamed hassa Hussein lafoolo)
    Jacalykii waayo arag
    astaantii lagu xusaay
    ubucda beerka iyo wadnaha
    adaaa masalaha dhigtoo
    kaligaa kugu aaminee
    cid kale looma ogolaa
    Afadii dhibta ila martee
    samikra ila qaybsataay
    amaanada dhawrtaa eey
    balanta ila oofisaay
    abaalkaad iga mudnay
    waligay ma iloobayoo
    qalbigaad ku abuurantee
    ogow ruuney ogow
    adaan ifka kuu jeclahay
    Axlaaa cod lafooole

  • @changewisher2504
    @changewisher2504 Před rokem +3

    This is pure , No dirty scenes. 👌👌👌 Lafoole

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 Před 3 lety +9

    Legend of two generation

  • @yarancali
    @yarancali Před rokem +2

    Malin axad ah 10 Dec 2022 2:40 aniga iyo my poy aman ayaa isla dhageysanenay anigo markas anigo halnafkeyga saran aya marka dhagestay waxa igu soo dhacday noloshyda Bahjo allaha i daye comment waxan rawa 1 year kadib hadu rabi na garsiyo inan tuso iyo darenkeda swbto ah hesta ayada ayey ka hadle ano ciyalka xafada ayey i samre wana shaqsi ixtiram badan
    Abalkad iga mudned
    Waligey ma ilowayo
    Qalbigan ku aburante
    Ogow Bahjoy ogow
    Adaan igfka ku jeclahay ❤

  • @mohamedabdi4509
    @mohamedabdi4509 Před 3 lety +17

    Nnkaan codkiisa markuu intaan ka yaraa iyo hadda waa isla sidii yaa ila arka arintaa akhyaaray

    • @dizidek4188
      @dizidek4188 Před 3 lety +1

      masha Allah dheh. bidaarta waaye bahasha barako aa kujirto

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 3 lety

      @@dizidek4188 hhhhh bidrta wa jro barako ma ahn

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před 3 lety

      @@dizidek4188 hhhh horta ma ila aragtay raga bidaarta leh waa ka cod macanyihiin kuwa aan bidaarta lahayn 😂😂😂😂

  • @no-zi7nh
    @no-zi7nh Před 3 lety +4

    Axsan fanaan lafoole 👏👏

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 Před 3 lety +4

    Fanaanka kaliya ee nool ee aan hada taageero waaa
    Maxamed xassan xusein lafoole
    Maxamed suleyman tubeec fanaan ka dambeeya ee lagu soo qaban karo waa lafoole