WAAYO WAAYIHII WACNAA
WAAYO WAAYIHII WACNAA
  • 832
  • 85 158 529

Video

Cismaan Maxamed Cabdikariim 🔥 Iyo Heesta "WA MAALIN CIIDO"
zhlédnutí 3,5KPřed měsícem
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxanka A/ Cabdillaahi Qarshe AHN 1967
Kooxdii Radio Hargaysa 🔥 Iyo Heesta "WA MAHAD ALLE"
zhlédnutí 3,7KPřed měsícem
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Ismaaciil Sheekh Axmed AHN 1960 ⭐️Laxanka A/ Cabdillaahi Qarshe AHN
Kooxdii Waaberi 🔥 Iyo Heesta "CASHUURTA DIIDDAYOW"
zhlédnutí 17KPřed měsícem
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Yuusuf Adam Allaale AHN 1973 ⭐️Laxanka U/ Cabdi Cali Bacalwaan AHN
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "BARAARUG"
zhlédnutí 3,4KPřed měsícem
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Cabdi Iidaan Faarax AHN 1970 ⭐️Laxanka U/ Maxamed Axmed Kuluc - Music 1- Keyboard: U/Cabdilahi Cabdi Sabriye 2- G .1 : U/ Maxamed Ibrahim Afgoye 3- G.2 : U/ Maxamed Cali Axmed AHN 4- Batari : U/ Mukhtaar Jamac Shalakho 5- Codki : U/ Maxamed Axmed Kuluc AHN 1987
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "U GUNTADAAY"
zhlédnutí 8KPřed měsícem
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Cali Sugule Cigaal AHN 1967 ⭐️Laxanka A/ Cabdilahi Qarshe AHN
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
zhlédnutí 38KPřed měsícem
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Xasan Xaaji Cabdilahi Ganey 1978 ⭐️Laxanka U/ Xasan Adam Samatar Music 1- Sax1 : U/ Maxamed Saleeban AHN 2- Sax2 : U/ Ismaciil Yare AHN 3- G1 : U/ Aweys Tiifow AHN 4- G2 : U/ Cabdiqadir Lugey AHN 5- Batari: U/ Aweys Goobe AHN 6- Bonge : U/ Cismaan Moorgan AHN 7- Clarine : U/ Axmed Aamito AHN 8- Keyboard: U/ Caydaruus Xaaji AHN
Axmed Cali Xaaji Haaruun Dararamle 🔥 Iyo Heesta "DAWAY II AHAYD"_ (SUBCIS)
zhlédnutí 9KPřed 2 měsíci
⭐️Laxanka Subcis A/ Faysal Cumar Mushteeg AHN 1968 -Codki Iyo Kabanki: U/ Axmed Cali Dararamle AHN
Maxamed Adam Dacar Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥 Iyo Heesta "MAHAD KU NOOLOW"
zhlédnutí 15KPřed 2 měsíci
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Saxardiid Maxamed Jabiye AHN 1968 ⭐️Laxanka U/ Cali Fayruus AHN
Xasan Kabanle 🔥 Iyo Heesta "DANTEENA"
zhlédnutí 2,2KPřed 2 měsíci
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxanka U/ Xasan Kabanle 1990 Kaban: U/ Xasan Kabanle
Axmed Good Shimbir 🔥 Iyo Heesta "HA JABIN HA JANJEEDHSAN"
zhlédnutí 7KPřed 2 měsíci
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa Iyo Laxanka U/ Axmed Muxumed Good Shimbir AHN 1968
Kooxdii Radio Hargaysa 🔥 Iyo Heesta "MAANTAY INOGU DARANTAHAY"
zhlédnutí 16KPřed 2 měsíci
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/Axmed Saleeban Bide 1968 ⭐️Laxanka U/Maxamed Cige Ilbir AHN
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "DAD IS RAACA"
zhlédnutí 28KPřed 2 měsíci
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Maxamud Tukaale (Qurux boob) AHN 1980 ⭐️Laxanka U/ Saalax Qaasim Naaji Kaban: U/ Cabdi Ciise AHN
Cumar Dhuule Cali (Cumar Kabanle) 🔥 Iyo Heeso Qaaci Ah - #live_qaaci
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
⭐️Codkii: U/ Cumar Dhuule Cali AHN 1984 - Kaban: U/Cumar Dhuule AHN - Bongo: U/ Mustafa Kiiko
Binti Cumar Gacal 🔥 Iyo Heesta "BELEDXAAWO"
zhlédnutí 16KPřed 3 měsíci
⭐️Heestan Waxa Curinteeda Lahaa A/ Yuusuf Adam Allaale AHN 1985 ⭐️Laxanka U/ Cabditahliil warsame AHN
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥 Iyo Heesta "GUUR"
zhlédnutí 3,4KPřed 3 měsíci
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥 Iyo Heesta "GUUR"
Hibo Nuura Maxamed 🔥 Iyo Heesta "I JIID AAN KU JIIDO"
zhlédnutí 8KPřed 4 měsíci
Hibo Nuura Maxamed 🔥 Iyo Heesta "I JIID AAN KU JIIDO"
Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"
zhlédnutí 28KPřed 4 měsíci
Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"
Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "MAGAN"
zhlédnutí 32KPřed 5 měsíci
Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "MAGAN"
Maryan Mursal Ciise 🔥 Iyo Heesta "CULIMADA ADUUNKE"
zhlédnutí 21KPřed 5 měsíci
Maryan Mursal Ciise 🔥 Iyo Heesta "CULIMADA ADUUNKE"
Khadra Daahir Cige Iyo Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "DHULKAN KALA FOGAADAY"
zhlédnutí 124KPřed 5 měsíci
Khadra Daahir Cige Iyo Saado Cali Warsame 🔥 Iyo Heesta "DHULKAN KALA FOGAADAY"
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "DUBAAQ" _ ( KAAR )
zhlédnutí 13KPřed 5 měsíci
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "DUBAAQ" _ ( KAAR )
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "DOQONEY DABKAA BE' "
zhlédnutí 34KPřed 5 měsíci
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "DOQONEY DABKAA BE' "
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "SIDA MAYSKU QABNA"
zhlédnutí 86KPřed 5 měsíci
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "SIDA MAYSKU QABNA"
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
zhlédnutí 136KPřed 6 měsíci
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
Salaad Derbi Iyo Seynab Cige 🔥 Iyo Heesta "WED IYO CALAF"
zhlédnutí 22KPřed 6 měsíci
Salaad Derbi Iyo Seynab Cige 🔥 Iyo Heesta "WED IYO CALAF"
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "SOOMAALIDA DHABTA AH"
zhlédnutí 43KPřed 6 měsíci
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "SOOMAALIDA DHABTA AH"
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
zhlédnutí 77KPřed 6 měsíci
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
Xasan Adam , Sahra Axmed, Maxamed Dhabarlow Iyo Shamsa Cumar 🔥 Iyo Heesta " NUXURKA SHEEKADA"
zhlédnutí 122KPřed 6 měsíci
Xasan Adam , Sahra Axmed, Maxamed Dhabarlow Iyo Shamsa Cumar 🔥 Iyo Heesta " NUXURKA SHEEKADA"
Maxamed Jaamac Joof Iyo Maryam Mursal Ciise 🔥 Iyo Heesta "BERI HORE"
zhlédnutí 149KPřed 6 měsíci
Maxamed Jaamac Joof Iyo Maryam Mursal Ciise 🔥 Iyo Heesta "BERI HORE"

Komentáře

  • @faisalhaji8670
    @faisalhaji8670 Před 5 hodinami

    I bet he's good in he's times Somali boy

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar Před 5 hodinami

    Mid majeerteen ahbaa wuxuu soo qoray heestaan waxaa loo qaaday calanka puntland Dadkaas ayaa dunidaan yar inagula nool

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Před 13 hodinami

    Raaxeeye ma reer burcuu Ahaa Ayey heesstu Ahayd

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Před 14 hodinami

    Soomaalida haddii ay midoobaan oo hogaan daacad ah helaan cid gaadhi kartaa ma jirto, waxayna horumar balaadhan ka sameeyn karaan dhinac walba, u fiirsada suugaanta heerkii aynu ka gaadhnay waagii aynu qaranka ahayn

  • @MaxAmedcusmanAbdi
    @MaxAmedcusmanAbdi Před 15 hodinami

    3/8/2024

  • @ahmedheello8138
    @ahmedheello8138 Před 16 hodinami

    Cod Macaan Ereyo Macaan Laxan Macaan iyo Hablihii Waaberi Safka Hore kaga Jiray Oo Luuqdoodii Tolmoonayd Innagu Soo Gaadhsiiyey Hees Xambaarsan Gobanimo iyo Sida Ummad Wax Iska Crlisa Lagu Noqdo, Maansha Allah.

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 18 hodinami

    Nasiib xumiyaa waan ka xumay heestan oo music version ah inay caawa iigu horeyso

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 Před 19 hodinami

    ❤❤❤❤❤❤

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Před 19 hodinami

    Who is waching 2024😢❤

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Před 19 hodinami

    Who lising in 2024😢❤

  • @AbdeShiesty
    @AbdeShiesty Před 20 hodinami

    Uduuceya Al Ustaad Jiim sheikh munin laxanka waaliya ❤🤲🏾

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Před 20 hodinami

    Filanmaysid dheeldheel Ma aha ee waa : dhilanmaysid dheeldheel .

  • @mohaali2378
    @mohaali2378 Před dnem

    Waxan taha riib ku ahay Tunisia wXan rajey naa inaan Italy 🇮🇹 galo haduu ilhey ii kaso mantan tariqdu waa 02.8.2024

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv Před dnem

    marwo mohamed waa ma aha hibo

  • @AbeeraCade-t7o
    @AbeeraCade-t7o Před dnem

    2025 🎉😂

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Před dnem

    Inkastoo dagaalkii sokeeye gaar ahhan kii daaroodka iyo hawiyaha eemagool aykaqayb gashay hadanad waxandhagaysta heesaheda

  • @user-wu6xk9qr2j
    @user-wu6xk9qr2j Před dnem

    abwaan gadhle

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před dnem

    love it.

  • @AbdiYoussouf-z9n
    @AbdiYoussouf-z9n Před dnem

    😢

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 Před dnem

    2 8 .2024 Umad is raacsan o iman leh ba lagu aarsan karaya 🇸🇴 Ala yaa raxma maamo magool khadra dahir Cimri dheer iyo c/fimaad hibo nuura

  • @Mocishqii
    @Mocishqii Před dnem

    Ragaa socodku Waa u dooor Haduu mowdku dayo darbii laamaa fadhisto iyo meshii ku darnataa Hadad fadhisato Mel aan adigaa wax ku soo kor dhinaynin Adigaa ayuunbaa dalayaa

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad Před dnem

    Waa hees mugleh. Saamayn leh

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 Před dnem

    8:11 Magool siday ugu raxaysanayso bal dhugo oo earphones u kisho cod dahab sanaa Rabbow kuu naxariiso

  • @abdikadirahmed9540

    waayo wayihi wacna mahadsanid aad iyo aad, salan sare

  • @abdimahamed-dk7rj
    @abdimahamed-dk7rj Před dnem

    Abdimahamed Abdimahamed

  • @odayafrikaan1266
    @odayafrikaan1266 Před dnem

    Sawrkani waaxilima

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE Před dnem

    Muusiga sida loo dhisay ayaan gartay in uu yahay laxankii cigaal, waxaa iiga sheekeeyay AHUN Abwaan Xasan Qawdhan ilaa waagaa waan u fiirsadaa laxanka iyo muusiga axmed cali cigaal

  • @queenmelanie4538
    @queenmelanie4538 Před dnem

    Heees iyo bar ❤

  • @xasanuunzi3802
    @xasanuunzi3802 Před dnem

    2025 inta daawN doonta 😂

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv Před dnem

    waxaa muuqda sahra dawo, qalanjo, caaso cabdow, faadumo qaasim, daleys, maandeeq, tubeec, beerdilaacshe. sayid khaliifa iyo kooda suudaan.laakiin aaway saado iyo qamar.

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 Před dnem

    Kooxdii Walaallo Hargeysa.

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před dnem

    Y.m.j.aburaas 3:13

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv Před dnem

    heesaha kacaanka iyo wadaniga cigaal ayaa u badnaay laxanka gabdaha waxaa ka muuqda saado iyo qamar

  • @user-vp5yf9wq2t
    @user-vp5yf9wq2t Před 2 dny

    2024😂

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv Před 2 dny

    waxaan codsanaynaa hees kale oo kacaan ooy maandeeq la qaado amina cabdulaahi iyo zahra axmed iyo heesahii soomaali galbeed iyo kuwa calanka u qaaday maandeeq

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Před 2 dny

    sawirka ma fananada seynab abdillahi miya?

  • @HassanaliHBA-vi6tc
    @HassanaliHBA-vi6tc Před 2 dny

    Ah taliye sare tubeec

  • @RuthWanupdirahmanYusuf

    Nuux❤ ismacii❤l gobtii❤ siciid ismacil kadaran❤ holac❤ sacad muuse❤

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 Před 2 dny

    Cajiladdaan waan isaga soo noqnadaa oo aad baan u jecelahay.

  • @abdirahmandahirabtidon7702

    Cismaan Askari waddani dhab ah AUN.

  • @Hamsebaashe1
    @Hamsebaashe1 Před 2 dny

    1/8/2024ka Duhur 11:36 ayan kudhagaysanaya qolkayga oon hoosta kasooxidhay kaligay Xasuus gaar ah ayay iinoqon doonta heestani inshallah marka aan yoolkayga iyo hamigayga gaadho ayan dib uraadin doona Raga socodku waa udoor haduu mawdku daayo 💯

  • @cabdinaasirjamaac6010

    Waayo waayo

  • @user-ws6gf1cr4x
    @user-ws6gf1cr4x Před 2 dny

    😂😂2024 /8/1

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 2 dny

    QORAALKA HEESTA ( LYRICS ) Cigaal Cadceediyo inan yahay Hadhka geedku laba cayn Cisho nool ba weeyee Haddii aan ku baday ciil Caloolyowna kugu riday Nabsigii isoo celi Cabashana ku baanee Haddaan caawa kuu imi Adiguna canaadiyo Ka cad gooso hays odhan Cashar baa la ii dhigay Aan ku cibro qaatee Cadhadii iska iloow Khadra Calool nugulidaayeey Madigay cawaansaday Haddaad ciidda hoosiyo Gashid meel cidhiidhiya Ama ay col iyo guluf Warmo kaaga cararaan Walee ciidan kuma taro Waxba hay calaacalin Markaan caada tiigsaday Adaa laydha ka cabee Cigaal Hadduu cararo inan yahay Cawl uu nin ragi ganay Dantu way cuslaysaa Cirka sare shimbir u lalay Cabaar waa ka dabadii Soo dhiga cagaha oo Ma huraayo ciiddee Haddaan caawa kuu imi Adiguna canaadiyo Ka cad gooso hays odhan Cashar baa la ii dhigay Aan ku cibro qaatee Cadhadii iska iloow Khadra U adkeyso caashaqa Qayrkaana ha ceebayn Naftaad cadowga u ahayd Cisi kuma tareysee Maaba sida janada caad Cirka sare laguu diro Anna aan caweystee Waxba hay calaacalin Markaan caada tiigsaday Adaa laydha ka cabee!. Erayada Abwaan Huryo 1975 Laxanka Axmed CALI Cigaal Kabanka Mahamud I Hudeydi AHN

  • @Aadanaadancadde-hz3xr

    Yaa salaan Erayadii aabaha fanka axmed saleeban bidde Luuqdii kinsi x aadan iyo cumar c/laahi xarago Kamanka waxaa ku nuuxnuuxsaday jiiim sh.muumin Alle ha u naxariisto inta dhimay

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 Před 2 dny

    Cidii heesaha taqaana waxay garanaysaa in Inta ugu horaysa heestan ay isku kaban yihiin heesta waxa dhacay abaaraha ee M Mooge oo Jiim tumay

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Před 2 dny

    Cajiib , fananin Aan kaladicin Allah ya rahma

  • @qalishukri1645
    @qalishukri1645 Před 2 dny

    Asc Alaha u Naxriisto janatulfardawsan Alha geeyo Waa heeshii hore waan jeclahy Micneey ku fadhiyeen maaha Daasada bilaa macnha rr bilaa Naxwaha ee hada la heeso Hees maaha waxa soda hees waa tii hore Maansha Alaah Waxaan Rajaynyaa in ay soo Qaadan Fanaan ku sheega maanta jira ee bawsiga wada Ma fiicna dadka dhinty inan dhagysno Balse jacl ban u qabnaa heeshii hore Muusiga xataa sida loigu hely