#DIGRIGA

Sdílet
Vložit

Komentáře • 111

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 Před 2 měsíci +12

    Aniga iyo sadex walaalhy ah ba xerysany waxn ku rajwynhy hduu khyr noo leeyhy in alle noosoo saaro yaarabii nagu guuleeey❤❤❤😢

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 Před 2 měsíci +2

    4sano ayaan xaraysanayey walina mahelin inzhalah wax kakhyr badan baan rabi kasugayaa

  • @bilanali7417
    @bilanali7417 Před 2 měsíci +6

    Scw scw scw scw scw

  • @shenkeronabdirahman7227
    @shenkeronabdirahman7227 Před 2 měsíci +6

    Ilaahay haydiin sahlo dhaman inta lotteryga xaraysatay

  • @AaminoCilmi-wb7yv
    @AaminoCilmi-wb7yv Před 2 měsíci +2

    Scw scw scw

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 Před 2 měsíci +1

    Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤ salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبينا وشفيعنا محمد اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد❤❤❤ صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤

  • @shukriaxmedshukriaxmed3806
    @shukriaxmedshukriaxmed3806 Před 2 měsíci +1

    Aamiin Aamiin yarabi

  • @anwar2848
    @anwar2848 Před 2 měsíci +5

    Allow no rumey oo no aqbal adoonkagiba nahay alluhuma amiin🤲🤲

    • @Xamdamohamud518
      @Xamdamohamud518 Před 2 měsíci

      اللهم امين يارب العالمين❤🤲

  • @nasraraage
    @nasraraage Před 2 měsíci +2

    Allow igu guuleysii

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před 2 měsíci +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Amiinaaa0
    @Amiinaaa0 Před 2 měsíci +10

    Aniga labo wiil baa noo xareysten ilahy ha usoo bixiyo

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 2 měsíci +1

    Asc masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 Před 2 měsíci

    Mahadsanid abyo mcn ❤

  • @dekaali1543
    @dekaali1543 Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @drfathoomhassan6811
    @drfathoomhassan6811 Před 2 měsíci +1

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @maryanabdullahi9852
    @maryanabdullahi9852 Před 2 měsíci

    Allah hanosobixiyo oo kheirr hanoga dhigo❤

  • @user-lp8br9yk1e
    @user-lp8br9yk1e Před 2 měsíci +1

    Wlzhy adi maanoshegto digraga aa aqrin jirteyy inta gulysn ka hor

  • @mahmdsuldaan7182
    @mahmdsuldaan7182 Před 2 měsíci

    Scw aaaamiiin

  • @moussakadra4363
    @moussakadra4363 Před 2 měsíci

    Mashallah

  • @SalmaSalat-dd8dq
    @SalmaSalat-dd8dq Před 2 měsíci

    Hadann aqrisan kwrn wallo qali❤

  • @muhiadinhasan8040
    @muhiadinhasan8040 Před 2 měsíci

    Mashllah

  • @fardowsaahmed4431
    @fardowsaahmed4431 Před 2 měsíci

    Amiin Amiin yarabii ❤❤

  • @khalidarab3303
    @khalidarab3303 Před 2 měsíci +2

    What's up groupka nala wadaag walal

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Před 2 měsíci +2

    Yakhay dikri so dedejinkara guusha jawaahirey noso dusi dhowr sanno not selected noqdaye walaley

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 2 měsíci

    أللهم آمين يارب العالمين ❤

  • @bilanmedmoussa476
    @bilanmedmoussa476 Před 2 měsíci

    صل الله عليه وسلم

  • @barwaqoabdikadir116
    @barwaqoabdikadir116 Před 2 měsíci +1

    Abayo❤

  • @shamsoyahyeahmed5329
    @shamsoyahyeahmed5329 Před 2 měsíci

    Plze iso jwb wllyal ani shahaado ma heysti ma iibsan karaa wllyal maxaa ii furan qubrad shaqo na ma lihi bal ila so hdla 😢

  • @warwokayeh2089
    @warwokayeh2089 Před 2 měsíci +4

    Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam

  • @AbdallaMãjid
    @AbdallaMãjid Před 2 měsíci

    Wllshey aniga waxaan ku xaraysty Premrey School marka khibrad shaqo miyaa la iga rabaa

  • @nasteexojeyzani9495
    @nasteexojeyzani9495 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 Před 2 měsíci

    صلي الله عليه وسلم ♥️♥️♥️♥️

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Před 2 měsíci

    Jawaahir ma fiirin weli

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 Před 2 měsíci +1

    Asc wll jawaahir wll suaasheydu waa sida tan: wll aniga passportka waxa iigu qoran inaan garoowe ku dhashay lkn sida saxda ahna waxaan ku dhashay hargeisa markaa wll lacala hadaan soo baxo oo aan heer interveiw gaadho waxaan maqley waa lays dhaariyaaa wll dhaartaas waa halis ileen been bay noqoneysaa wll bal ila soo tali??????????😢

  • @adarwarsame4321
    @adarwarsame4321 Před 2 měsíci +1

    Jawaahir inte kalla soo xiriiraa?

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 2 měsíci

    Mel an kalaso xidhiidho ii sheg abayo

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 Před 2 měsíci

    Asc abaayo sida sawirka loogaliyo iisheeg. abaayo

  • @footbalchanel9571
    @footbalchanel9571 Před 2 měsíci

    Group yada sidee loo heli karaa walaal

  • @samiiroabdullahi6859
    @samiiroabdullahi6859 Před 2 měsíci

    Gurobyada side lagu helaa abyo

  • @sacadiyaali5228
    @sacadiyaali5228 Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-ib8cj6te9s
    @user-ib8cj6te9s Před 2 měsíci

    Abaayo iso jwb please

  • @ayaanabdirizak6913
    @ayaanabdirizak6913 Před 2 měsíci

    Jowhar loterry miyay ku baxday masha allah

  • @ayaanmahamud3180
    @ayaanmahamud3180 Před 2 měsíci

    Abayo jawahir waan ku salaamey saln kadib intee kala so xariiraa please 🙏 iso jawab ❤

  • @HabonKadra
    @HabonKadra Před 2 měsíci

    Wll waxa iso bahayo invalid confirmation number markan galiyo 😢

  • @Mindcoldchannel
    @Mindcoldchannel Před 2 měsíci

    Ilaaahw isahal amiiiin iso dhaha asxbta

    • @Nsteho124
      @Nsteho124 Před 2 měsíci

      Amin adiga iyo anigba

  • @MohamedYusuf-zn7pp
    @MohamedYusuf-zn7pp Před 2 měsíci +1

    Asc

  • @fatimaabdiahmed5806
    @fatimaabdiahmed5806 Před 2 měsíci +1

    se uxarestaa plz ya isharaxa😢

  • @yaskataqa7314
    @yaskataqa7314 Před 2 měsíci

    What if oo kenya ankudashi dalashathethana anheysta wllo. Isojawab please

  • @hamsasalaad8828
    @hamsasalaad8828 Před 2 měsíci +1

    Abyo haduu isoo baxo malaga yaaba inaad iga caawiso

  • @ahmedilkodhagax2061
    @ahmedilkodhagax2061 Před 2 měsíci

    Abyo plz group badaas see ku helaah dadka helay 2024 ayaan ahay plz isoo jawab

  • @MariyaAbdirahman-yn3fu
    @MariyaAbdirahman-yn3fu Před 2 měsíci +1

    Asc Jawaahir khayr allaha kusiiyo abaayo waxaan ku waydinlaha waxaan joga kampla marka hadaan ku guulaysto islamarkaba meshaan kaxaraysanayo miyaan aadaya

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 Před 2 měsíci

    Shahaado dhan hadann haysan kawr?

  • @fatimaabdiahmed5806
    @fatimaabdiahmed5806 Před 2 měsíci

    alx ilhow isahal fursadas hada malaxaresanayaa sawirka layga rabo isoshega iyo in aan somaliakaxaresankaro

  • @AsmaAbdillahi-ud7nb
    @AsmaAbdillahi-ud7nb Před 4 dny

    Abayo gurubkaa halkee kahelaa baa igu darii kartaa

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j Před 2 měsíci

    M deeq

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před 2 měsíci +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmoahmed6756
    @rahmoahmed6756 Před 2 měsíci

    Groupyada rabaa

  • @firdowzanidamiye6838
    @firdowzanidamiye6838 Před 2 měsíci

    Shahadada daladaha sow uma bahno tasdiiqin

  • @user-zq1so5uh6u
    @user-zq1so5uh6u Před 2 měsíci

    Ilahow nagu gulaysi

  • @diamondgirl8382
    @diamondgirl8382 Před 2 měsíci

    Plz jawahir waa shaqeeya marka dhahdid warqad shaqo so kaama rabaan plz😢

  • @user-pl9xx8oo8y
    @user-pl9xx8oo8y Před 2 měsíci

    Abaayo xagee groupada intee laga helayaah

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 Před 2 měsíci

    Illaahay ha noo sahlo 😂 war Aamiin ii wada dhaha waa jimce maanta

  • @nasraabdillahi5900
    @nasraabdillahi5900 Před 2 měsíci

    Aniga ma xaraysankaro dhibkasa jiro

  • @user-oe5wn9pp5q
    @user-oe5wn9pp5q Před 2 měsíci +1

    Aniga iyo walshey iyo walalkey aya xaresanay waxa rajeyna I.a ino nosoo baxao

    • @asiya140
      @asiya140 Před 2 měsíci

      same nahay ani iyo wllshy iyo wllky aya xareesanay ilaahey ha inagu guleyo hadu kheyr noyahay😊

  • @ayaneyabdirashid931
    @ayaneyabdirashid931 Před 2 měsíci +2

    Cilaajka qubeyska Nala wadhaag qaaliyey xanunka ruuxiga wajiga dagaha dhadhka kadhaga kana foolxumeeya xanun na ku reeba

  • @nasroosman464
    @nasroosman464 Před 2 měsíci

    Abaayo horta illahey ha ukaso iman helo ilmaha dib má uga dari karaa awal kuma qorin no so důceey illahey inu nosahlo buufis fáro ugu hayee

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 2 měsíci

      WIXII CALAFA WAD HELI LAAKIIN ILAMA AHA IN GADAAL ILMO LOGA SOO DARO MACQUUL MA AHA WAXAA MACQUL ILA AH MA WAXAD QORATAY SINGLE MISE GROP AMA AABE ILMO NAAG KU FURAY OGADAL UGA SO DACWON KARA AMA WIIL AAN WALI GUURSAN 2010 ETHOPIA KU XARAYSTAY DIB UMA EEGIN SAFAR KASII GALAY

  • @umulmuminincaaisharc.9927
    @umulmuminincaaisharc.9927 Před 2 měsíci +1

    Asc abaayo jawaahir qayr Allah kusiyo sifacan ayaad wax noga dhadhicisey abaayo mcn su al qabaa een dadeyda waa 25 jir ahy School wali madhiganin sababto ah gabar badiyo udhalady Kuna soo korty ahy magalada markaan imidna diin iska barty School waan didey inaan dhigto oo ma soo dhiganin School 🏫 sasoy tahy waxana rabaa inaan lo tariga xaresto ee maxaan sameyaa abaayo qali ilaa tali adoo rali ah😢😢😢😊😢😢

    • @nastehaabdi920
      @nastehaabdi920 Před 2 měsíci +2

      Waa xareysan kartaa aqon kuma xerno qof yaqaano aqon badan u leh ii xarey dheh lkn shahaado school secondary inee ku xerayaan u maleynaa

    • @asiya140
      @asiya140 Před 2 měsíci

      abayo anigaba machad diiniya dhameeyey hadana sanadkii sadexad jamacada kujiraa

  • @nimomuhumed8501
    @nimomuhumed8501 Před 2 měsíci

    Wllo Maxaa dhacay wadamada Ethiopia iyo jabuuti loogu mari karin interview ga

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 2 měsíci

      Aad uma fahmin umaleyay waxay kawadaa melaha somalida ku yartahay ka sii fican sida SINGAAL

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Před 2 měsíci

    Shahaado puntland kawaran walaal ma inaan soo tasdiiqiyo baaa

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 Před 2 měsíci +2

      Hadaba lotery heshid tastiiq haka tegin weliba wasarada waxbarashada iyo tan arimaha dibada somalia labadaasba wa inad ka hesha tastiiqa

    • @hindamohamed9406
      @hindamohamed9406 Před 2 měsíci +1

      Tasdiiqin macne kale ma leeday wll ereygaa ma fahmine

  • @user-ib8cj6te9s
    @user-ib8cj6te9s Před 2 měsíci +2

    Shahadada ku xaresty welina waxbarashadi man dhamen marka hdu iiso baxo ma hran ka baxa

    • @anwar2848
      @anwar2848 Před 2 měsíci +2

      Shahado secondary bad suuqa ka sameysaneyasa waa cadi ❤❤

    • @user-ib8cj6te9s
      @user-ib8cj6te9s Před 2 měsíci

      @@anwar2848 shahado secondary waanba heesta lkn mid jmcada ku xareesty marka cdi miya taas hdan secondaryga qaato

    • @shamsoyahyeahmed5329
      @shamsoyahyeahmed5329 Před 2 měsíci

      ​@@anwar2848caadi miya walal ama lagugu fahma mise dowlada ka gadanee

    • @user-qw5ye3tg1j
      @user-qw5ye3tg1j Před 2 měsíci

      ​@@anwar2848 taas wa la isku fahmey lama ogolo wll

    • @yurubhussein1011
      @yurubhussein1011 Před 2 měsíci

      Suaal walal halkan ku jira shahada fake ah ma ka samayn karaa?

  • @NajmaabdikadirAli
    @NajmaabdikadirAli Před 2 měsíci

    lottery ma wax sax wllyal oo run ah iso sheega plz

  • @markaafgooye7980
    @markaafgooye7980 Před 2 měsíci

    Abaayo qofka heley Case Number kiisu yahay 65k or 75k maxaa yeeley labo qof oo family ka ayaan u buuxiyey 2024 iyo 2025 ayey kala heleen lakiin Case Number ka ayaa high ah primary school only ayaan u qorey dugsiga sare ma dhigan kan 2024 Ethiopia ayuu ka dhigtey interview giisa Tanzania ma fiicantahay midka hada heley oo ah 2025 Tanzania ka waran

  • @sihaammohamedali4957
    @sihaammohamedali4957 Před 2 měsíci

    Abyo shahado mahaysto maxa sameya

  • @asiya140
    @asiya140 Před 2 měsíci

    abyo hada dadka 18galaya ahay mali aqbalayo miyaa 21jirkaliya miyaa la aqbalayaa

  • @vetdoctor8100
    @vetdoctor8100 Před 2 měsíci

    Somaliland wll dadka jooga shahadadoodo ma inay dowlada somalia soo badashaa wll plz isoo jwb❤❤

    • @hamdacadey9966
      @hamdacadey9966 Před 2 měsíci +2

      Wll tan somalliland ka fiican tan somaliya waxba haba dalin

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan Před 2 měsíci +1

      @@hamdacadey9966beenta isku sheegeysid iska dhaaf kama fiicne 🤣lkn stateyada somalia hoos yimaada ayaa xitaa certificatekooda la aqoonsanyahay lkn passport aan kan somalia eheen meel uu ka shaqeeyo maleh

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Před 2 měsíci

    F pens wa maxay jawaahirey shahadaa la dhaha

    • @Saada02
      @Saada02 Před 2 měsíci

      Waa dallad dadka imtixaanka ka qaadi jirtey inta examka dawliga bilaaban

  • @QueenAden-zt2ef
    @QueenAden-zt2ef Před 2 měsíci +1

    Scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw2vj2ex8y
    @user-sw2vj2ex8y Před 2 měsíci +1

    Scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoxaashi3735
    @faadumoxaashi3735 Před 2 měsíci

    Scw scw scw

  • @user-lp8br9yk1e
    @user-lp8br9yk1e Před 2 měsíci

    Wlzhy adi maanoshegto digraga aa aqrin jirteyy inta gulysn ka hor

  • @user-sw2vj2ex8y
    @user-sw2vj2ex8y Před 2 měsíci +1

    Scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw2vj2ex8y
    @user-sw2vj2ex8y Před 2 měsíci +1

    Scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤