#QISAS

Sdílet
Vložit

Komentáře • 121

  • @sucdimuxudiin
    @sucdimuxudiin Před rokem +32

    Cawa waa jimce aan badina saliga xabiibkena Mohamed scw ❤️

  • @aidarus1360
    @aidarus1360 Před rokem +9

    Masha allah ♥️ 🎇 📿🎇☺🩸🎧💊digriga waa dawo iyo saliga nabiga صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ iyo quranka 🎇🌠 walipa suratul baqara hala badsado

  • @sucdimuxudiin
    @sucdimuxudiin Před rokem +4

    Apaayo ilaah ajir hakaa siiya sida mar walbo noogu dhiiragaliso kherka alla hakaa raali noqde mcnt🙏❤️

  • @caashacisman7326
    @caashacisman7326 Před rokem +5

    Jawaahir wllshy is oo ducee hooyo baa iga xanuusan insha alla khyr alle ha ku siiyo

  • @nadiifomaxamed5252
    @nadiifomaxamed5252 Před rokem +7

    Wcs aad ugu faraxsanahey caawa haddaan ugu horeeyo jawaahiree ilaahey kuxifdiyo habo mcn iisoo duceeya adiga asxaaptaada sanadkii ugu danbeeye iskuulka kujiraa in ilaahey wax qeer ila kulmiyo❤🤲😓

  • @cabdulahixirsi6293
    @cabdulahixirsi6293 Před rokem +4

    Ducadana allaah hanoo,aqbalo aamiin iinshaa,allaah

  • @aaminocabaas8609
    @aaminocabaas8609 Před měsícem

    Salalahu caleyihi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salalahu caleyhi wasalam

  • @qaaliahmed1273
    @qaaliahmed1273 Před rokem +5

    M.a jawahirey anigo videoigii xalay dawanayo ayu kana ii so dhacay abayo qeerallah ku siiyo iisoo ducee in arimaheyga ii fududeyo culeys aya i hesto

  • @shukah7
    @shukah7 Před rokem +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما💚

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před rokem +3

    Wax badan ayaan ka faidey Dhiiragalinteyda ayaa tahay💯🙏❤🙆‍♀️

  • @user-zy3ke8rl2w
    @user-zy3ke8rl2w Před 8 měsíci

    Jawaahir wllshy iso ducee ilaahy ino guur xalaal ah isiyo

  • @amalducaale
    @amalducaale Před rokem +4

    Walaalahayga soomaliyeed ilma iga xanuunsan waxan dhaqtar ku geysto maheysto abyo jawahir iyo asxabtaba icaawiya plz

  • @SafiyacabdiYusuf
    @SafiyacabdiYusuf Před 25 dny

    Walalo jawahir masar inenimaado ayan rabaa suudan sideedku martey

  • @barwaaqo5134
    @barwaaqo5134 Před rokem +2

    Jawahir iyo asxaabta waa habeen jimaca ah pls iso duceeya in illahay faraj qayr qaba illahay i furo

  • @hanamustaphe4377
    @hanamustaphe4377 Před 4 měsíci

    Allhe khar badn ha ku siyo wllo wax badan ka fide

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 Před rokem +1

    Jazakallahu kheer xabibiti inshallaha 🤲🤲🤲💯🤎🤎🖤🤲💯🖤🤍🤲💯🖤🖤

  • @som1
    @som1 Před rokem +1

    I love your channel and qisas istigfaar Allahuma Baarik laki min Emirates xx

  • @amina7327
    @amina7327 Před rokem

    Jazakallahu kheyr Insha Allah 😍

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 Před rokem +2

    Maya taas ha samaaynin waayo dadka dhibaatooyinka haystaa ma yar lkn aniga rajgeeya waxaad samaay inaad talo siiso qofka dhibaatadiisa kula soo wadaagay waayo qofkasta ma soo hadli karo lkn dhibaatadiisa ha soo sheego ka dibna talo sii si dhamaanteen aan uga wada faaidaysano waa raygayga kaas waa mahastahay 👍

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem +1

    Wcs walaashey jawaahir xuseen allaha kuxifdiyo

  • @leylaabdirahmanislow8531

    جزاك الله خيرا يا حبيبتي يا شيخة البنات 🤩🤩احبك في الله 💯💞💞💞💞

  • @user-ql5qq2pl9z
    @user-ql5qq2pl9z Před rokem +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد صل الله عليه وسلم 🌷

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před rokem

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Před rokem +4

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před rokem

    Waan jacelahy Dhigriga noo so badi Qisoyinka Tasbiixda ah🤲🤲💯❤❤❤🙏💎 Walashy qali

  • @fartunali1083
    @fartunali1083 Před rokem +2

    Mashallh that is great 🎉❤❤❤❤

  • @halimaalinoormohamed4397

    Mashallah tabarakAllah may Allah make it easy for us and be blessed sister

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad3976 Před rokem

    جزاك الله خيرا جزاء حبيبتي

  • @faaden6366
    @faaden6366 Před rokem +4

    Thank you 💕 sister May Allah bless you and your family 💕

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem

    Allahuma amiin Ya Rahman uqtii filah shoukran wa jazaka allahu khaira fii dounia wal aqira ❤❤❤

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Před rokem

    Shukran dhiirigaliso

  • @sucdimuxudiin
    @sucdimuxudiin Před rokem +5

    Apaaya arinta life ka dad badan waaka kambanayan dadka ma jecla in ceebahoda ama murugadood lo ogaada kaliya qofke ku kalsoonyohiin bey ku nafisa marka adiga qoraal ah hakula sowadaagan adiga noso tabi ani ahaan sas ilatahy waxi kalo iga ra'yi duwana waanso dhaweynaa

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 Před rokem

    اللهم صلى و سلم و بارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před rokem

    Masha Allah abyo Aad ayaad umahadsantahy💯🙏 Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 Před rokem

    Mashaallah abaayo thanks

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 Před rokem

    MashaAllah ❤❤❤

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Před rokem +1

    Khayr allaha kusiiyo adun iyo aakhiro qaali

  • @aminamohamed87
    @aminamohamed87 Před rokem

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Před rokem

    Masha allah laquwata ila billah

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed8775 Před rokem

    Amiiin amiiin amiiin ya Allah ❤

  • @aminamohamed87
    @aminamohamed87 Před rokem +2

    May Allah bless you sister

  • @yasminsouleiman9146
    @yasminsouleiman9146 Před rokem

    Dar ilahaybaaa kuu jeclahay walaashy jasakallah

  • @munaqasim4382
    @munaqasim4382 Před rokem

    Mansha allah

  • @iimaanmaxamed8602
    @iimaanmaxamed8602 Před rokem

    Masha allah sidat noguduceysid jizadisa janatulfirdosa

  • @nimco9305
    @nimco9305 Před rokem

    Wa ku salamay jawahir ukhti.

  • @naimayusuf9008
    @naimayusuf9008 Před rokem

    Masha allaha

  • @yasminqali2977
    @yasminqali2977 Před rokem

    iso duceya walalyal ino illahey iwafajiyo istaqfaarta 😢🥺

  • @caashacisman7326
    @caashacisman7326 Před rokem

    Mnsha allh khyr badan alle ha ku siiyo

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Před rokem

    Jasakallh qaliyeey mcnto

  • @aaminaaadam1602
    @aaminaaadam1602 Před rokem

    mash alh

  • @ASMR47
    @ASMR47 Před rokem

    ALLAAH IS ONE

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 Před rokem

    Shukrn abyo

  • @Najmuuni
    @Najmuuni Před rokem

    Mnshallah

  • @juweeriyasiciid1965
    @juweeriyasiciid1965 Před rokem

    Mashaalah mashaalah ilahy hainaga aqbalo

  • @khayrsan
    @khayrsan Před rokem

    Alxamdulillah yaa rabi

  • @som1
    @som1 Před rokem

    Maanta geedkaada istigfaarta iyo labiska waa isku mid wow waa nuureysaa

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před rokem +5

    Istiqfaar waxan ku helay wax aan in badan sugayay illahow adaa mahad leh

    • @Zahruush
      @Zahruush Před rokem

      Alxmdullilah xppti meqa aqrisay side u samaysay ma ila wadagi karta si aad igu faidayso🥲

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 Před rokem +3

      @@Zahruush abyo qisadayda abyo laso wadagaya insha allah ani nolosha aad igu adkatay marka illahay wuxu i solonsiiyay ina istiqfaar akhristo ismana lahayn runti waxba ku helaysa e kaliya waxan daremi jiray in culays badan iga dagayo lkn noloshayda dhan way is badashay waxyabo badan an jecla lkn anan islahayn wa helaysa ba helay😭❤️alx lama filan bay igu noqotay ano shaqaynaya ano soconaya ano marmar waxbarasho u fadhiya xata afka ku hayn jiray

    • @Zahruush
      @Zahruush Před rokem +1

      @@Fatma_932 insha allh
      Alxmdullilah xppti wanagsane waa alle😭 nolo fcn&farxad ku rajayna aduun iyo aakhiro abyo wàna ka fa'idaysane astaqfarta iyo xuska kale ee Allah...🥺
      Aad ayad umhdsantahy sida quruxda bdan aas igu soo jawabtay

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 Před rokem +3

      @@Zahruush abyo amin illahay hana wafajiyo wlhy markay noloshu ii quruxbadnatay ban is oran jiray why ay dadku u murugonayan yaga oo ale siiyay fursadas hadana qofki alle solonsiiyo un ba ka faidaysta adna waxan ku rajayn danbi dhaaf rabi iyo hamigaaga inad hesho

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n Před rokem

      @@Fatma_932 siiqade iyo nabarke wll isheg

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem

    Allaahuma amiiiiiiiiin

  • @hodanmaxamuud-mw5kp
    @hodanmaxamuud-mw5kp Před rokem

    Masha Allah wll ❤❤❤

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Před rokem

    Jasakumullahu qer

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem

    Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤❤

  • @AyaanYusuf-rz2dd
    @AyaanYusuf-rz2dd Před 8 měsíci

    Masha allllh waad kumahadsanthy wlle khyrka

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Před rokem

    Masha allah abayo ❤️

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před rokem

    Masha Allah abaayo ❤❤

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n Před 7 měsíci

    رب اغفر لي وارحمني ayaan dhahaa abyo soo sax maaha siiqadas

  • @dramalalisahbih5490
    @dramalalisahbih5490 Před 6 měsíci

    احبكي في الله ❤❤❤❤❤

  • @faadumocabdilaahi3965

    Mahdsanid macaanto

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 Před rokem

    Aaaamiinyaarabi

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd Před 2 měsíci

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 Před 11 měsíci

    Scw❤

  • @cabdulahixirsi6293
    @cabdulahixirsi6293 Před rokem

    Walaalay mcn aad baa umahadsantahay

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Před rokem +2

    Masha Allah waa Mahad san tahey sis ❤waa wax fiican lakin dad badan life ka baqah Lakin adi uso gudbin Kartit

  • @munayusuf5733
    @munayusuf5733 Před rokem

    Walashy astaqfirulah,ayaa sax ah walashy,iska ilaliya inad dhahdan astakhfurulah,waa qalad,walalahy,

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Před rokem +3

    Noso badhi abayo qisada istiqfaarta iyo digrida ilahey ples

  • @fardowsaahmed859
    @fardowsaahmed859 Před rokem +10

    Walahi jawaahir been masheegtid istiqfaarta iyo saliga nabiga waa nolol waxaan ahaa qof nolosha ku dhiban markastane aan biil meel usaarneen ilmane heysato lkn alx allah ayaa dhaqso jawi mcn igalshay mana soo koobikaro qisadeyda lkn istiqfaarta ayaa ibadashay😭😭😭😭

    • @anhaar7544
      @anhaar7544 Před rokem +2

      Wll nosheeg qisada qoralbah noguh sheeg

    • @rahmaabdullahi7623
      @rahmaabdullahi7623 Před rokem +2

      Abyo aniga taaso kle manta ku jira lkn illhy raxmdiisa lgama quusto mrksta

    • @user-zv2lw8dg5n
      @user-zv2lw8dg5n Před rokem +1

      Wll meqa ayad samen jirtay malinti

    • @fardowsaahmed859
      @fardowsaahmed859 Před rokem +5

      @@anhaar7544 hooyo walbaa qisaa kuduugan abayo inaas aan aqriyane maku dhahaayo lkn waan laazimay hadaan jikada kujuro iyo hadaan jidka maraa afkeygaa bartay abaayo lkn waxaan kuleeyahay wax aan fila heeyn ayaan ka helay faqrigiina tuuray alx alx alx oo walahi ah

    • @anhaar7544
      @anhaar7544 Před rokem +4

      @@fardowsaahmed859 masha allah aniguna wan wada mudo istiqfarta iyo saliga nabiga

  • @riamcadeymyfarsti9533
    @riamcadeymyfarsti9533 Před 21 dnem

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-ql5qq2pl9z
    @user-ql5qq2pl9z Před rokem +1

    جزاك الله خيرا حبيبتي 🌺

  • @H-Abdull
    @H-Abdull Před rokem

    Manshallah tabarakaAllh wan so daweynta fikirka ah inad CZcams channel ka kale arinkad sheg tay kuso gudbiso Inshallh

  • @user-hy9il8ex8i
    @user-hy9il8ex8i Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 Před rokem +3

    Hadii talo yar ku darsado telka 12sacadood ee malintii ama ila aadka sexaneyso sacadkasto ku buuxi istaqfaar malinta kale Saliga nabiga ku buxi malinta kale xowqalada wala qabsanee ❤

    • @umuasiya1524
      @umuasiya1524 Před rokem

      Sidee abayo ii jilci waan ubahnaa

    • @Leyla.abdirahman114
      @Leyla.abdirahman114 Před rokem

      Telka sacad ku buxi wll alarmka 7-6 ama ila Waqtiga aad sexato Adiga yaqaano aniga waxaa sameyn jiray 6subaxnimo ila 10:00 habenimo wa buxsaday marba digri ku bixiyay alxamdulillaah hada Wan la qabsay alxamdulillaah ina hurdo iyo in aan musqul ku jiro moye xitaa hadi an cunteynayo niyada ka dhaha alxamdulillaah

    • @shushuyousif2184
      @shushuyousif2184 Před rokem

      Masha Allh RAXMAN waa tala fcn jzk qeyr uqtii

    • @mssdhukuro3401
      @mssdhukuro3401 Před rokem

      @@Leyla.abdirahman114 abayo faaido bdn maka heshay 😊

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 Před rokem

      ​@@Leyla.abdirahman114jasakallh wllo qali

  • @nacimocabdirashid4961

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰

  • @caaisha6452
    @caaisha6452 Před rokem

    Asc wlalasheya walahi waxabada makafa iadeya ilahaya Qera llahakusiya

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Před rokem +3

    Walalaheyga somaliyeed🥰🥰🥰🥰🥰💞💕💕💓💞💓🙏🙏🙏waxaan idhinka coodsana inaat subcribe isoo saartaan Allah daartis

  • @cabdulahixirsi6293
    @cabdulahixirsi6293 Před rokem

    Asc

  • @naturechannel8026
    @naturechannel8026 Před rokem

    Istaqfaarta iyo saliga nebiga kee baa xoogaa la saarayaa abaayo ke faaido badan

  • @juweeriyasiciid1965
    @juweeriyasiciid1965 Před rokem

    Wasax qali diyr

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před rokem +4

    Abyo qisoyinkan kala kulamy hada rabto ina idnla wadago oo ad channelka kuso gudbisona wa idin sheega

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Před rokem +4

      Haa abaayo dhiira gelin bey utahay asxaabta soo gudbi Facebook jawaahir Hussain igusoo darso

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 Před rokem

      @@jawaahirhussain2890 insha allah hye byo

  • @falhathoahmed9944
    @falhathoahmed9944 Před rokem

    Dhamantin isoduceya wllo yaal gwar raabta iney gursata ayan ahaye wuna igu adkadhaye gurka

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před rokem +1

    Abyo ani hada kugu so biray youtube kada kale maxa kugu qoran

    • @Zahruush
      @Zahruush Před rokem +1

      Jawaahir hussein lee ku qoran asne

  • @user-zy3ke8rl2w
    @user-zy3ke8rl2w Před 8 měsíci

    Jawaahir wllshy iso ducee ilaahy ino guur xalaal ah isiyo

  • @faadumocabdilaahi3965

    Mashalah