AL FANAAN SHUKRI SINDIKO "FURIINKA AYAY KA BAQEYSAY" GAROOBNIMADU MAA CEEB AH?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 05. 2024
  • HUBAAL MEDIA GROUP

Komentáře • 47

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 Před měsícem +3

    Waaw noolow walashey keep going you are telling the truth guleyso.❤❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Před měsícem +2

    Mansha allaah shukri waa sii qurux badnaatey 🎉

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 Před měsícem +4

    Asc walaashey xaad ku didantahay madexweyne xasan sherkh iyo farmaajo isku mid mahan waayo waad Aragtaa wadana waa nabad waxaa bajaaj lagu tagi karaa ilaa balac xamarna waa nabad see waxaad ku diday farmaajo waxey aheed in ow ka dhigi wayey xamar ow ku shaqeynayey mase wax kale.not matter we love this goverment they did good job Alxamdulilaah Rablcalamiin Allah ha noo xafido dal xureeye madexweyne xasan sheekhh masha Allah❤❤❤guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan Reer muqdisho Amiin yaa Rabbi.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi❤❤❤xasbunAllah wanicmalwakiil

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před měsícem

      Been ayaad sheektay
      Allaah kamaadan baqin umada Soomaaliyeedna kamaadan xishoon
      Waxa kaliya aan oran Karo waxaa kaa Soo kabacaaayo
      Qabyaaladi
      Uu Rasuulka CSW yiri Qabyaaladu waa Warmuune Ka taka

  • @nimconfg
    @nimconfg Před 11 dny

    Jah jah shugri allow aaanan kuwaayin cod kar nimadaada

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 Před měsícem +5

    fananow xalqado

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před měsícem +1

    Ineey war tuug tuugtaba maahan yaa dhaleyhee Adeer Faarax sindiko AUN amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰😍❤️👏👏👏👏👏👏🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @atteyeanab898
    @atteyeanab898 Před měsícem +1

    Shukri sanding gabar laandheere o agoon yar gaaban keep telling truth

  • @fadumoashkir9800
    @fadumoashkir9800 Před měsícem

    Maasha allaah waa runteed waxa ay ka hadlayso thnks sister.

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 Před měsícem +2

    Fanaanad weyn Shukri Sindiko

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 Před měsícem +1

    Shukri sendiko, faridad, ,rer xamar asal ah, nolow❤

  • @gday9659
    @gday9659 Před měsícem +1

    Waraysi qurux badan. Wariyaha iyo fannaanadaba waxay muujiyeen waayo waayo aad ii taabtay. Sidan ayaa wax loo waraystay wariyaahan caadi ma aha. Waxaa iigu horraysay markii uu waraysanaayay Xaawa Kiin. Waana wariye aan laga daalayn barnaamijkiisa. Hey Shukrina cod iyo jilliin yaa ka hadli karo. Waxaan idinka soo salaamay magaalada Melbourne.

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před měsícem +1

    wcs wlc Brother iyo Abaayo ❤

  • @I2kll
    @I2kll Před měsícem

    mashallah shukri sindiko inaadertey cod aaad u macaan ayaa leedahay caadi matihid

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před měsícem

    My beautiful we live our legend and beautiful 😊🇨🇦🇨🇦🇨🇦😊

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP Před měsícem

    Golden voice wow!!!

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před měsícem

    Amazing song🎤🎼🎼🎤🎼🎤🎼🎤my beautiful 😊

  • @LibaanHassan3517
    @LibaanHassan3517 Před měsícem

    Yeah Allah jaceeylka wausau

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Před měsícem

    Canadain girl😊🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦😊

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Před 24 dny

    Abaayo siyaasad ma taqaanid dhar xiro

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz Před měsícem

    Hore usoco

  • @atteyeanab898
    @atteyeanab898 Před měsícem

    Shukri fariidad

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Před měsícem +1

    Jdadkaan waagii sheekh sharif sidii loo xirxureey waaye maxaa fsrmaajo loogu saarinaa

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Před měsícem

    Dumashi ben kama shegin rer wardhiigley Allaha ku xafido

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed5088 Před měsícem

    Waa xasuus hesta

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před měsícem

    SOOMAALI QABYAALADA HAKA TANAASULAAN SABAB TOO AH SHUGRI WAA CADAYSEY HADAY RUNTA U SHEEGTO MADAXDA QABIILKEEDA AH INAYSAN KU RABIN QABYAALADU MAXAY TARAYSAA SHALAY WAXAY KA DIIDEY FARAMAAJO MAANTANA XASSAN SHEEKH BAY KA DIIDAY WAANA LAGU NACAY .

  • @WilliamJohansson-ev3do
    @WilliamJohansson-ev3do Před měsícem

    waxaa wareesato ma weysay bisinka

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Před měsícem

    Heestii fadumo qasin

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq Před měsícem +3

    Muduloodka waxa thay daroodka wax ku shuben miya walshay naga xisho ❤️👍

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Dad waxaa jira inta aay dawacada garato aan garan war jidka xiran dadka qarax baa u dheeraa xiligi farmaajo laakin hada at least qaraxi baa ka yaraaday nimca waliba nusqaan leh beey soomaali tiraahdaa laakin wax walba waxbaa lagu ilaabaa waxaa aragnaa on dadka reer Muqdisha aysan maanta dood qabin

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Před měsícem

      Dad waxaa jira inta aaysan dawacada garato aan garan war xiligi farmaajo jidka xiran qarax baa u dheeraa wax fahsn

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Před měsícem

    Taas😢waacadada soomalida

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem +1

    Hawartaan xogaa lacagta mee bixisay ileyn qof wareysanyo majirtee

  • @somalidahoreofficial1056
    @somalidahoreofficial1056 Před měsícem

    Al fanaanad shukri waan kutagera lkn qaladka anaga hanasarin dumarka iska leh waayo ayada yeysan soo dhaweynin sxbada ninkeda

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před měsícem

    Acuudi bilaah war naagtu folxuma sheydanbey u egtahy.wa habar waalan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem +3

    Nin aan dhalin ayey Aabe dhahaysaa
    Naayaa diinta soo baro

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Před měsícem

    Walle been madan sheegin
    Dad aad uu ogoshahay nolol lakin ayaga 15:30 ku ogolayn inad nabaad iyo cafimad farxad kunolaato xasbiyollaahi waa nimca wakill ee ale haso hanuunsho umadene qaar.

  • @butterfly_n42
    @butterfly_n42 Před měsícem

    😂😂heestas wn sugeynaa

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 Před měsícem

    War wuxu codxumaa ma eey qeyliyaa naa orod naga horkac foolxumi iyo cod xumi bey isku darsatey abgal naago foolxumaa

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP Před měsícem +1

    hadal weyn baad ku hadashay adigoon tixgalin xaqiiqda mamo saado iyadu kamay qayb qaadan burburinta maamulkii aabe Siyaad waad qaldantahay. waxay ka hadashay dareenka dadka laga tirada badanaa waagaas. Dadku si khaldan ayay u fahmeen iyada oo aanay iyadu masuul ka ahayn taas. been ha ka sheegin astaantii hore ee mama saado Allah ha unaxaristee

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Před měsícem +1

    Shariif iyo adiga isku aqli ayaa tihiin ee beenta dhaaf anaga ayaa ku dhalanay muqdisho adiga shabeelada ayaad kasoo jedaa Shariif ayaa rabtay ee xamar maanta waa nabad ee ku shubo ayaa tahay waliba aad adiga raqiis sii tahay

  • @adarshire1777
    @adarshire1777 Před měsícem

    Kkkkk😂😂😂😂

  • @mohsheik8903
    @mohsheik8903 Před měsícem

    Islaantaan aan qaraabada nahay nabee waa fasahaad socoto, areey tuurkaan aad u qabto caaw Sali laga falkin rabo Naga qari.

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před měsícem

    War xiligi farmaajo jidka xiran dadka qarax baa u dheeraa wax fahan