Rendille | Qabiil Soomaalida ka lumay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Komentáře • 1,1K

  • @spacemedia3402
    @spacemedia3402 Před 3 lety +113

    Waxaad kaaga mahadceliyaa daqiiqad kasta xogaha iyo aragtiyada wax badan oo iga maqnaa igu siyaadiyo. Allaha ku dhowro boss

  • @clwaasacxasanclwaasacxasan7820

    Zxp qali taarikhda axmed gurey noogaso hadal suu Diinta udifaacay, Iyo qabriga nabiga

    • @mohamedcabdullahi5621
      @mohamedcabdullahi5621 Před 3 lety

      Radio al furqaan aad ka heli walaal ayadoo habeysan google ka ka raadi.
      Waa 19 qeybod waxaana magac Ahaan ugu qoran **dhulkii awoowayaasheen yaa soo dhicin doono**

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      Saaxiib ✅
      Axmad ✅
      Sallallaahu caleyhi wasallim ✅

    • @dalmaryare6194
      @dalmaryare6194 Před 3 lety

      Tan baa ka weyn wa taarikh hore

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 Před 3 lety

      Wallal SUBESCRIP iisar codsi

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Před rokem +9

    Our brothers ❤ from Somalia 🇸🇴 we love you

  • @charleslasiyo8586
    @charleslasiyo8586 Před 2 lety +79

    Am rendille from Ethiopia and I know your language well...we were small clan in Somali tribe,we believe that it's you chased us away... so as brothers and sisters how can we come together again

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 Před 2 lety +5

      I understand what they're saying most of it.
      If you listen deeply,
      Every one who is Somali can understand.

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 Před 2 lety +4

      Do you have any evidence that we chased you? in any case Rendille are mixed with Bantu and Nilotes so not really Somali anymore

    • @dkdareaper2953
      @dkdareaper2953 Před 2 lety +9

      @@AFDiini1722 they have no Bantu if you actually know these people they look so similar to Somali people and they’re name comes from reer diide

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 Před 2 lety +3

      Inaa soomaali tihiin waan ognahay
      Saanle, maxamed subeer iyo inta
      Kale lama soo ceyrsan ee haddaan hadalkaaga sii raadraaco
      Dhulbahante ayaa tahay oo reer yaxye ah sidaas ayuu hadalkaagu
      Run ku noqonayaa taariikhda aan hayno,thnx a lot

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Před 2 lety +5

      @@AFDiini1722 if it is true, it is not all Somalis chased them away. probably they had fight with one other Somali tribe. then way Toloobeen. Toloow happens when tribe is defeated. They have to flee to other safe place.

  • @niizaibrahim2509
    @niizaibrahim2509 Před 3 lety +27

    Somaali meel ay joogin malahaan umaleynaa adunkaan korkiis masha allah ilaah hana badiyo

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Před 3 lety +15

    Ceel Waaq oo kale magacyada.ceelkii ilaah ereyga Waaq alxd Somalida islaamka ka hor gacmaha ayey sare utaagi jireen Waaq beyna uyaqaaneen Alaah الله waa Arabi taas ayaa 100/100 islaamku markuu soo gaarey weyba dareensanaayeen in koonkan awooda alle yahay maasha alaah aad bey u aqli badnaayeey wax diidey ama gaal ah mana jirin

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 Před 3 lety +17

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 Před 3 lety +19

    Waa somali uun dadkan sidaan ufahmay sxb bravo wali channel kan kuma khasarin subscribes kisa runti 👍👍👍✊

  • @shimbirtayar48
    @shimbirtayar48 Před 3 lety +10

    Wow walahi Wan ku faraxsnhy awowyaden sanab umey sajudin abid 🤗❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @riyodoon6726
      @riyodoon6726 Před 3 lety

      Isaqaba hada usu juude waligiina usu juudi jiray sanamkee

  • @box5319
    @box5319 Před 2 lety +24

    The Rendille speak an ancient Somali dialect known as mahaaw which many scholars believe is the mother of modern Somali dialect known as maxa tiri..the dialect is almost getting extinct as its now spoken by Garre and Dabare clan of lower shebelle only.
    No doubt majority of Rendille are of Garre clan.the clan of odolla,bursuna ,keynan(kaal-weyn)an uruwein(big stomach) are all Gare.they still use same animal mark and clan name like Gare. .but there is Ajuran clan of saale among the Rendille too

    • @mohamednoor4290
      @mohamednoor4290 Před 2 lety

      no be honest majority of rendile their are Ajuran people sanle Ajuran people

    • @whatsnew3267
      @whatsnew3267 Před 2 lety

      Gare is not Somali clan and remember Somalia haves slaves from kenya ethobiya oromo and bantu and they all get our culture language but colonial get back their country the most and those people are not even Somali by feuture culture they're bantu

    • @abdi414
      @abdi414 Před 2 lety +5

      @@whatsnew3267 disgusting to claim garre ain't somali, quranyow are garre by marriage. They are sons of Maxamed Xiniftire, mahe dir, dir irir, irir samaale. I'll never listen to anyone that's using somalinimo to discriminate other somali.

    • @AncientPharaoh
      @AncientPharaoh Před 2 lety +1

      @@whatsnew3267
      You’re sick.

    • @bentutsibensamale7520
      @bentutsibensamale7520 Před 2 lety

      @@abdi414 hello why do some Somali associate my tribe(tutsi)with them yet we speak bantu language and of bantu cultures,though like some tutsis have somaloid features

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n Před 3 lety +9

    Nimankan waxa aan maqlay markii iigu horaysay 2020 bishii 8aad waana aan la yaabay

  • @Nabaad-podcast
    @Nabaad-podcast Před rokem +5

    "Soo dhawaada bal" kulahaa wllhi kuwaan somaali waayee noo raadiye pls✋️😄
    Mahadsanid aboowe aadan🥰

  • @cabdicasiisaxmad4756
    @cabdicasiisaxmad4756 Před 3 lety +13

    Hadal iyo dhamaan waxaan lahadlayaa dhalinyara soomaaliyeed oo aan anigu uhoreeyo waa inaan dadkaa iyo dhulkoodaba raadinaa waliba aan kudarnaa dhulka iyo dadka naga maqan.
    Afku waa soomaali nasaqan midabku maaha mid sidaa kaga fog.
    Inshaa haddaan dalka soomaaliya madax ka noqdo dhulkaa dhulka naga maqan ayaan kudarayaa.

    • @user-um4lx3cj6c
      @user-um4lx3cj6c Před rokem

      majiro dalkamaqan soomalida intii aylahyeen way daganyihiine bal aynu intaa uun ku heshiino

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 Před rokem

      @@user-um4lx3cj6c somali galbeed Djibouti nfd ayaa maqan kuli waala isku daraa

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Před 3 lety +20

    Waa Soomaali shaki la'aan dadkaan. Caawa baan weydiiyey Professor Cabdalla Cumar Mansuur, wuxuuna ii sheegay in ay yihiin Soomaali luntay.

    • @mahamedabdiabdullahi7976
      @mahamedabdiabdullahi7976 Před 3 lety +1

      Anakaa naqaano sxb marsabit ayey dagaan
      Markii horana gedo iyo dhulka kalbeedka kajiro ayey dagi jireen

    • @ridwannorabdi236
      @ridwannorabdi236 Před 3 lety +1

      Waa Ajuuraan dadkan

    • @whatsnew3267
      @whatsnew3267 Před 2 lety

      😂😂😂😂😂 somalidu wa hal isir wana kan hade cid lunty iyo cid carartay maleh dadkana wa adoonti Somalida sida oromoda canfarta oyo bantuga kenya afku sidasu ku sameye moye isir Somali maha

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 3 lety +2

    Rendille waa soomaali sababtoo ah canfar iyo oromo, labadaba halkooda afsoomaali badani kuma jiro balse ninka Rendille afsoomaali ayuu ku hadlayaa indhaha soomaalidu maxay isaga tuurtaa?
    inta erey ee aan ka fahmay
    1.dhaqan
    2.sooraac
    3.waxaa laydhahaa
    4 waa hore
    5.gu,gaa waxaa ladhahaa
    6. xoolaha inta nalaga qabtay.
    7.xerada wax noogu jiray ma jirin
    8 .xertii waaq ku jirto
    9.wixii waaq rumeeyay! ayuu yidhi
    10. weytaagnayd
    intaa waxaan kuugu daryaa baalkan ay madaxa gashadaan ragoodu, soomaalidii hore way gashanjireen oo weliba geesiga ayaa gashanjiray!

  • @abdimalikabdikhalaq9557

    Haa magaca haddaan gartay waana sidan Rindiile oo ah reer-diinle waana magac af-soomaali ah.

  • @indhataajir966
    @indhataajir966 Před 3 lety +16

    Shiikh Google wuu lee yahay Rendille, Soomaalida ayey qaraabo yihiin.🤗

  • @adamiyare7031
    @adamiyare7031 Před 3 lety +6

    Walaal hore usoco Alle hakugu kaalmeeye insha Allah guul dhamaanteenba walalkey runtii wax badan ayaad nooga faa,iidaysay wllo Alle haku xafido Addun iyo Aakhiraba

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 Před 3 lety +8

    Tabarakallah Walal Aadan, Si Fiican Baad Noogu soo gudbisay...

  • @abdirahiimabdulahiali7299
    @abdirahiimabdulahiali7299 Před 3 lety +10

    Asc magacygu waa abdirahim jooga uganda kamapla waxan qabaa su,aal taaso ah
    Inbadan waxaan maqlay TUTSI oo ah qabiil ku nool wadamada Rwanda iyo Burundi 🇧🇮 ay asalkooda yihiin Somalia
    Plz warbixin iga siii Asalka iyo mesha ay ka yimaadeen Qoomiyadaas 💯🙏🙏🙏
    AAD BAAD U MAHAD SANTAHY UsTaad AADAN

  • @ahmedqoor5571
    @ahmedqoor5571 Před 3 lety +10

    Waa xaqiiqo qabiilkani soomaali ayay u egyihiin u hadal egyihiin muuqaal iyo maqalba markaa waynu odhan karnaa waa qabiil somali ka lumay

    • @wuhwbeahshgs6457
      @wuhwbeahshgs6457 Před 3 lety

      Muuuqal ka uma eeka soomali beenta jooji, meel kaliya oy uga eegyiin majiro,

    • @ahmedqoor5571
      @ahmedqoor5571 Před 3 lety

      Kkk wll been maaha lkn waa siday iila muuqato ani lkn adi maya!

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 Před 3 lety +1

      In badan wey noo egyihiin ina Waxaa saameyay isguursiga qabil ka samburu

    • @amirah4768
      @amirah4768 Před 3 lety

      @@wuhwbeahshgs6457 somalida ma 1muuqaal bay leedahay kuwa tima adag kuwa tima jilcan kuwa madoow kuwa cad nooc walba ba ku jira somali

  • @annhma1435
    @annhma1435 Před 3 lety +42

    Adi in liguu diro wye si aad ugu sharaxdo iney naga lumeeN😂😊

    • @asmadagan2009
      @asmadagan2009 Před 3 lety +2

      aniga waxaan isdhahaay kuwaan wa somali naga dhuntaay

    • @annhma1435
      @annhma1435 Před 3 lety +1

      @@asmadagan2009 waa lagayaaba

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 Před 3 lety +2

      naaa anaga hada hada tabar isu laaa 😃😃😃😃 wax nagu soo biiro ma rabno👊👊

    • @annhma1435
      @annhma1435 Před 3 lety +3

      Ahmed mardhaw anaa adaa dadkaN waana kenaa😂😂25million lee nehee hadi an badaneyno xaa kudiidee

    • @nacimoxussen3702
      @nacimoxussen3702 Před 3 lety

      Hhhhh

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před rokem +1

    Wadan dhahnaa waligay iyo waaqay Waa waligay iyo alahay

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 Před 3 lety +1

    Mahdsanisd
    Ustaad

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 Před 3 lety +10

    Insha allaah somali oodhan wey isku soo laaban doontaa homaamiye oo kaliya ayaa haynin waana heli donaa

  • @OsmanOsman-hj6ny
    @OsmanOsman-hj6ny Před 3 lety +3

    Ilaahay raxmad lama rabin
    Alxamudillah in ay naga go een
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 Před 3 lety +52

    Rangiilaha afkooda waa soomaali la jabiyay 😂

    • @faraxsanabdi9457
      @faraxsanabdi9457 Před 3 lety +2

      😂😂haa aan soo kaxaysano marka

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před 3 lety

      😂😂😂😂😂

    • @thesilencevevo9839
      @thesilencevevo9839 Před 3 lety

      Afkeena iyaaga ayuu ka imaatay

    • @abuucali5963
      @abuucali5963 Před 3 lety +1

      @@thesilencevevo9839 dad iyagu afkooda kala jabjabsanyahay xagee noogu tilmaamee inaan kasoo askumnay

  • @ashasiad9043
    @ashasiad9043 Před 3 lety +4

    Dadkan waa reer Abaheey waana Ajuraan dadkan one day wan booqan donaa Insha Allaah Diinta islamkane ☪️ wan gaarsin donaa

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 Před 3 lety +5

    Marjoley somali duntay kle idin hayaa oo west afrika jogta, wan idin sogudbimaya Insha'Allah

  • @suweytacali6468
    @suweytacali6468 Před 3 lety +88

    Qabiil somalida ka mida Oran mayne ina adeer ina Kadaa😅😅inagiiba Goni U kala Taagane Ma randiila Somali Oran karnaa😅😅Bartoda alle haku Xafido Wxey yhiinba iyaga isu ah😅

    • @wxhd322
      @wxhd322 Před 3 lety +3

      Doqon

    • @hanadahmad1332
      @hanadahmad1332 Před 3 lety +4

      Hmhmhmhm

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 Před 3 lety +2

      😂😂😂😂

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 Před 3 lety +13

      @@wxhd322 mxaa doqona Orodo😅Aad dee ader Somalida kale jeclow o ururso Mrka cid kale aad😅Really la raba faakh lama rabe Mesha isaga crar nio

    • @kafiyayasiin7986
      @kafiyayasiin7986 Před 3 lety +1

      @@suweytacali6468 wa runta intii kala kalatagan 🤣🤣

  • @horseedreportagency5138
    @horseedreportagency5138 Před 3 lety +21

    Saaxip Waa Mahad san Tahy video gi Kan Ka Horeyey Ayaan ku iri Reer Diini Waa Dad afkooda in bdn somali ka muuqdo Mntana Waba Ka so Hadashay🥰

    • @queennn4901
      @queennn4901 Před 3 lety

      Reer diini gee walal

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 Před 3 lety +1

      Hhhhhhhhh😅😆😁waa iga qoslisay naga daa hanagu darine kuwaas reer diini maahee hhhhhh

    • @queennn4901
      @queennn4901 Před 3 lety

      @@samsamadam9641 hhh

  • @abukerxajii6476
    @abukerxajii6476 Před 3 lety +3

    Waaqlaaha waa boqoortoyo luumeen somalii anigu waan baqaya 😭😭

  • @liibansade9802
    @liibansade9802 Před 2 lety +3

    Rendille is our blood 🩸💕🇸🇴❤️
    We need our blood 🩸

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 3 lety +20

    Rendiile afkoodu afka maayga ayuu Ka agdhawyhy maystiri adna👍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 3 lety +1

    Hhhhhhh wa hawiye kuwaasi kolay reer sh.isaxaaq maaha

  • @odeysoomaaliyeed
    @odeysoomaaliyeed Před 2 lety +1

    أشهد ألا إله الا الله و أشهد أن محمد رسول الله.
    Waxaan Qiraayaa Alle xaq lagu caabudo in uusan jirin Alle weeyne Mooyee. Waxaa kale oo aan Qirayaa in Nabi maxamed CSW uu yahey Rasuulkii ugu dambeeyey ee uu Alle weeyne soo direy.
    I bare witness there no diety worthy of worship and to be obeyed except Allah swt the ALMIGHTY and I also bare witness Muhammad is his final messenger to the Mankind.
    Nilishuhudia kwamba hakuna Mola apasaye kuabudiwa na kutiiwa isipokuwa Allah swt Mtukufu na pia nilishuhudia kwamba Muhammad ndiye mjumbe wake wa mwisho na wa mwisho kwa wanadamu.
    ከአላህ በስተቀር ሊመለክና ሊታዘዝ የሚገባው አምላክ እንደሌለ እመሰክራለሁ እንዲሁም ሙሐመድ ለሰው ልጆች የመጨረሻና የመጨረሻ መልእክተኛ መሆናቸውን መስክሬያለሁ።
    If I made a mistake kindly correct me since my mother language is Somali 🇸🇴 followed my Arabic

    • @odeysoomaaliyeed
      @odeysoomaaliyeed Před 2 lety +1

      If you are a Muslim then say alhamdulillah and thank Allah swt because being a Muslim is the biggest bounty ever on us. Greetings from Somalia 🇸🇴

  • @issackkheir4187
    @issackkheir4187 Před 3 lety +8

    i hve visited Randile strong hold known as leisamis where it located Eastern part of kenya under marsabit county Randile is among somali community even hon Arabele araguo who is the member of Parliament have confirmed it

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 Před 3 lety +4

    Rendile waa somali qofkii arkayba garanaya, xtaa qof Somali ah iyo qof Rendile ah makala garanaysid

  • @zuberali4273
    @zuberali4273 Před 3 lety

    Rendiile waa somali duntaay wlh somali wah kabadan malhan adunka

  • @sabaaif2833
    @sabaaif2833 Před 3 lety +1

    I'm Oromo,oromo 3diin ayey hestaan,1 muslim 2kirstan 3 waqeffata,tan hada ad shegeyso,a.xld I'm Muslim, we are Brothers

    • @ismailmohamed2290
      @ismailmohamed2290 Před 3 lety +1

      Muslim Is One Our Allah One And Prophet Mohamed One Viv Unite Muslim

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před 3 lety +154

    Rendile qabiil aan isku Somali aheyn oo inaga lumey Aadan sahan
    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ
    czcams.com/video/C7N6ZVi81Lk/video.html

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 Před 3 lety +3

      اللهم صل على محمد اللهم صل على محمد

    • @faaido1217
      @faaido1217 Před 3 lety +3

      Scw scw scw scw scw scw

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 Před 3 lety +10

      Somalidu Waa dad lahaa fac wayn oo kala dhumay Waa xaqiiqo! Waryaaya Aynu dadkeena raadino oo Aynu aruurino! Waa muhiim in shacabka somaliyeed Waa adinka arkaya qabaailo somaliyeed oo ka qaxaya tigrigeega Ethiopia dagaalka ka socda! Somali xabashi iyo amxaaro waxba ma inoo galin Lknse darisnimo aya naga dhaxaysa iyo dagaal ah mid abidi ah!! Tani waxay marag u tahayna in ummadena somaliyeed Aynu geeska Africa ka ahayn kuwa ka talin jiraa mudo dheer Inta la og Yahayna dib ugu noqonaysa ilaa faraaciintii oo uu asalkoodu ahaa nin somali ahaa oo Inta reerkiisa dagaal lagu jabiyay kasoo hayaamay somalia ilaa uu ka dhisay boqortooyo masar 5 sano oo kun ka hor!!africanka madow sida kuwan Kenya Tanzania! Ilaa galbeedka Africa marka laga reebo mali sinagal iwm! Waxay ahaayeen dad cawaan ahaa oo yurubtu markay Africa qabsatay 1889 intii ka danbaysay ayay dowlado iyo maamulo u dhiseen marka laga reebo kuwii Muslimka ahaa !! Kenyadan wax is bidaysa 100 sanno ka hor waxba ma ahayn dad cawaan ah oo duur joogto ahaa ahaayeen Lknse somalidu Waa dad fac wayn oo dagaalo iyo geesiyaal ahaa geeska Africa dadka laga baqo oo cidii ku soo duushana inta laysa ka furata waxa ay wataan intii is dhiibtana magan galya siisa!! Bortiqiiska oo ahaa dowladii yurub ugu xooga badnayd qarniyadii 14 ilaa 17ka miilaadiga waxay ku soo duuleen somalia oo waxa lagu jabiyay. Baraaawe reer baraawaha maanta degga degmada baraawe Waa kuwii markay bortiqiisku jabeen dadkii lagala haray oo la magan galiyay saasna ku noqday somali Waadna aragtaan inay af siloon ku hadlaan reer baraawe!! Dadow u kaca inaad dadkiina raadisan oo lasoo xero celiyo intii la awoodo!!!

    • @muminbashiir9461
      @muminbashiir9461 Před 3 lety

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @siciiddixiin7321
      @siciiddixiin7321 Před 3 lety

      Those people are samburu not Randile

  • @ahmedmusa7483
    @ahmedmusa7483 Před 3 lety +3

    Great work well done jazakallahu kheyr and Allah yaxfidkum

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před rokem

    Hiiraan bay dagi jireen qarniyo ka hor bay xagaas aadeen dadkale Ayat guursadeen

  • @asma89890
    @asma89890 Před 3 lety +1

    Ilaahy ha soo hadeeyo o Muslim ha Ka dhigo

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 Před 3 lety +5

    Kan yar wax wayn buu u baahan yahay in loo soxo 😢 war Geeska Africa somali ayaa iska lahayd

  • @xamdaaxmed5293
    @xamdaaxmed5293 Před 3 lety +4

    Allo nasoo ururi wanu kala anbane aamiin

  • @mahuraanstudio8395
    @mahuraanstudio8395 Před 2 lety

    Magacu waa Reer-diinle waana Soomaali reerkaani

  • @mohahaaibrahim1171
    @mohahaaibrahim1171 Před 3 lety +1

    Wa sax Anika ayba lajoka wa somali

  • @mariza101_
    @mariza101_ Před 3 lety +19

    Deeqo Afro ha loo sheego cawaanta ey radineyso waa la heley 😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adamlallana9176
    @adamlallana9176 Před 3 lety +10

    WLL SEEN KU BARAN KARNAA AF CARABIGA KA SOO HADAL🙏🙏🙏🙏❤

  • @essemussamohamed1272
    @essemussamohamed1272 Před 3 lety +1

    Waa Habar jeclo samane abokor

    • @maxamedcilmi2338
      @maxamedcilmi2338 Před 3 lety

      wll waa sidaa aad sheegtay,badankoodu waa Samane abokor abaar baaana meesha gaysay sida uu ninkani wax u fogeeyayna maahee taariikhda ay meesha u hayaameen waa mudo aan ka badnayn 700 oo sano waxa aanay waagaas ka hayaameen degaana u ahaa dhulka maanta loo yaqaan togdheer,sool iyo sanaag(Somaliland),inkastoo xoogaa aan badnayn oo isaaqa kale ahi ku jiraan iyo dadyar oo kale si wanaagsan baanay isu kala taqaanaa hayb ahaan Samanahaana u madaxa....mhdsanid

  • @mahamaamaama9913
    @mahamaamaama9913 Před rokem +1

    Masha allah wllmarka hore waad mahadsantahay waxaan umaleynaya dad inaga naga guurey in ay yihiin

  • @farhanabdi7
    @farhanabdi7 Před 3 lety +17

    Mashallah walal allaha ciLmigiyo cimrigaba ku kordhiyo🤲🏻🙏🏽

  • @ciyaalxamarofficial8565
    @ciyaalxamarofficial8565 Před 3 lety +47

    Rindiile waxa laga wada Rer diide madama Somali ey diideyn iska sax

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 Před 3 lety +11

      Aqoonta buugta ku qoran ayuu soo gudbiyay ee adigu xageed ka keentay?

    • @mohammedjimjam2666
      @mohammedjimjam2666 Před 3 lety +3

      @@ZakAli9904 buuga mee magaceenii bay ku talaa

    • @caarifmoha7456
      @caarifmoha7456 Před 3 lety

      Buuga magacii

    • @inacumeeyr178
      @inacumeeyr178 Před 3 lety +1

      Ayaga video yashoda ka fiirso CZcams waxe dhahen reer diide ma nihine somalida reer diide ah anaga waxa nahay reer doone ee somali yey walahin aa nahe no taliye ayey dhahen

    • @ashkeyvlogschannel8560
      @ashkeyvlogschannel8560 Před 3 lety

      Maya wuu saxanyahan wa Rindiile aniga social studies kuso bartay 😐

  • @shamiincabdiraxmaan5142

    Tuulo caabud waaq layidhaa ayaa jirta Akhii sh Aadanoow

  • @wavemomo4240
    @wavemomo4240 Před 3 lety +2

    Markaas kudahayan asalkenu waa carab uff proud to be african 🇸🇴🏃🏿‍♂️

    • @ayezaamar2970
      @ayezaamar2970 Před 3 lety

      waa asalkeenu waa arab
      ma nihin black african taas ogaaw

  • @whome4851
    @whome4851 Před 3 lety +4

    Kkkkk updatekii ayeeynu heeysnaa kulahaa , ayagana old version

  • @deeqacismaan2018
    @deeqacismaan2018 Před 3 lety +43

    AMA SOMALI HA AHADAN AMA HAYSKA DAYAN 😂😂😂INAGII BAA KHATIYAN KALA TAGANE MAXAA INOO GA DANA😂😂😂😂😅😅😅😅

    • @apdalleapdikadir4327
      @apdalleapdikadir4327 Před 3 lety +10

      Allow noo soceli 🤣🤣intey inaga lumeen istaaqfuru laah🤣🤣

    • @Gyyhir1134
      @Gyyhir1134 Před 3 lety +2

      Waa runtaa lkn nolosha maanta haku qiimayn mustaqbalka qoomiyada tirada yar ee somalida

    • @apdalleapdikadir4327
      @apdalleapdikadir4327 Před 3 lety

      @@Gyyhir1134 tayada ha iloobin

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 Před 3 lety +1

      Deena
      Walaashay, siyaasiyiin danahooda wataa ayaa Soomali kala geeyey, waa dad is jecel.
      Kuwaas ummadda ha qabto, gaalo ayaa jeebkooda lacag jaban ku shubay. Subhaanallah!

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 Před 3 lety

      @@Gyyhir1134 Somaali ma tira yara, waa la kala geeyey, was hore.

  • @muslimadhoreeh9222
    @muslimadhoreeh9222 Před 3 lety +1

    Waw hawiyee warkuu machallah welcome back my somali people

  • @mcadceed7806
    @mcadceed7806 Před 3 lety

    Adanow walaal waad ku mahadsanhy waqtiga aad galisay soo diyarinta bar maajujyada muhiimka ah🙏🙏🙏🙏

  • @sultanofficial7980
    @sultanofficial7980 Před 3 lety +12

    Inta hore usocodka like

  • @muniiryare1363
    @muniiryare1363 Před 3 lety +4

    zxp AADAM wad mahdsn thy chanelka wx padan ayaan ka Faaidy ani iyo dhamn asxaaptyda waxan jogaa las canod pro xgee ka heli kraa takhasus english iyo Carabi ah oo online ah waan rajynayaa inaa iga so jawaapto
    Mahadzanid 100%

  • @hodonshaykh9904
    @hodonshaykh9904 Před 3 lety

    Shaydaan war soomaalidu ALLAAH bes bay waligoodba caabudijireen🥰🥰yaahu😱😱

    • @abdikarinyusufosman4074
      @abdikarinyusufosman4074 Před 3 lety

      Xaggaa ku noolayd islaamka ka hor soomaaliddu waaq ayay caabudijireen.sidda qurayshi sanabadda aad maqashay u caabuddi jireen markaa reer maka markuu nebi maxamed scw dhashay maxay caabuddi jireen.

    • @sihamrays5470
      @sihamrays5470 Před 2 lety

      @Hodon Shaykh ALLAAH aa?😂
      O yaa ka horeyay allaah?😂🤣😂

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 Před 3 lety +2

    Subxaanallaah illaahoow noo naxariiso aamiin

  • @zamiirmoh9051
    @zamiirmoh9051 Před 3 lety +23

    Salada jimacaha yaa joogay mnta 😂😂😂😂😂

  • @abdibasidkader9661
    @abdibasidkader9661 Před 3 lety +5

    wallhi xaqiiqo ka hadasha walloh

  • @shaaficiakram8272
    @shaaficiakram8272 Před 3 lety

    Aadan KHADAR cali ROOBLE mid KAMIDA haldoorada somaliland alle haku XAFIDO brother ❤🤲❤

  • @abdallabikolo5084
    @abdallabikolo5084 Před 3 lety +1

    Randiilaha waan la kulmay kuwa krishtan ah kuwo muslim ah maalinti igu horeysay ayago shekeysanayo ayaan maqlay waxa mooday somali waxa badan aya ka fahmeysaa markaad fiiriso hadalkioda kadib waan kuuro galay waxan kula hadlay af somali waxey imoodeen inaan ahay iyaga oo magaalo so galay weey yaqaana weeyna ogyihiin iney soomali yihiin waxey iisheegeen iney wada dhasheen qabaail somaliyeed lkin kenya ku dhaqanaayeen mudo fog kana yimaadeen asal ahaan bartamaha somaliya maalin baan siiyay sokor iyo caleen bilaash ah 2 week kadib waxey ii hadiyadeeyeen malab waa dad awaalka yaqaana

  • @maxamuudmahdi1000
    @maxamuudmahdi1000 Před 3 lety +4

    Masha allah

  • @sergiogufo6534
    @sergiogufo6534 Před 3 lety +3

    MashaAllah jazaAllah kheir walal first and forst am shukri frm 🇰🇪 i live meru county which is very near to Rendille settlement so what i believe is a clans Which lost from somali meanwhile is combination clans so far they Marsabit county nothern kenya anwy we proud them🙏🏻

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 Před 3 lety +1

      Bro Are you rendiile or you are nothern somali kenyan people

    • @sergiogufo6534
      @sergiogufo6534 Před 3 lety

      @@mohamedabdirahman5840 kkk am pure somali rer wajeer OK

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian Před 3 lety

    Soo dhawaada bal. Ayaan ka maqaqley. Waana Somali

  • @KING---JR---Toutube
    @KING---JR---Toutube Před 3 lety +2

    Qabiiladan anaa arkay wakhti hore
    Waa somali 100 70% hadana waxaan meel wada jognaa qaar mid ah qabiilada

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Před 3 lety +5

    Heedhe waa Raxanweyne soo qabo kkkk waayo Diinta islaamka ka hor inteyn Soomaliya soo gaarin lahjada ilaah waxey oran jireen Waaq ilaa hada miyiga waad ka maqleysaa iyagoo leh Waagey wiinow = ilaaheyga weyn. 👏👏👏👏

  • @kennedyjama2003
    @kennedyjama2003 Před 3 lety +7

    Anigu. Qabil Eritrea 🇪🇷 daga oo la yirahda SAKHO cid Somalia uga dhaw wali Ma arag

    • @gicilo386
      @gicilo386 Před 3 lety +1

      Aan daawadee intee kasoo daawatay

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 Před 3 lety +1

      Xage Ka dawada

    • @kennedyjama2003
      @kennedyjama2003 Před 3 lety +1

      @@gicilo386
      Waa simple bro Hal barnamij maha way badan yihin Sakho tribe ama Sakho Eritrea hadad ku qorto wad la yabaysa hadalka tirada waxba kuma kala duwanin anigu qurbaha ayaan ku bartay dad qowmiyadasaa runtina asxaab ayan noqonay wa cajib. Wa iska Somalia

    • @user-br2jh8bu7r
      @user-br2jh8bu7r Před 3 lety

      Saho not sakho

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 Před 3 lety

      Wey nala dhasheen oo waa ree kuush. Bal eeg dharka hidaha ey xirtaan wuxuu aad ugu egyahay kan Soomaalida

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 Před 3 lety +2

    Waa walaheen soomalina wey u egyihiin lkin In diinta islaamka la gaarsiiyo ayey ubaahan yihiin diinta islaamka dadka walaaleysa

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 3 lety +1

    Diinta aynu haysno Waa update u danbeeyay iyo rusuulkii u danbeeyay scw scw

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 3 lety +3

    Ereyada somaliga ah Ee Aan ka fahmay
    Soodhawada bal
    Maanta
    Xerta
    Buuka gaduudan kujira
    Qoys
    Dood
    Dhankan sooraac
    Inta laga qabtay
    Majirin
    Wixii jiray

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 Před 3 lety +8

    Beesha jareer weyn bay u hdal egyihiin

    • @kalenooc4938
      @kalenooc4938 Před 3 lety +4

      Sxb jareerto somali asal ah maha waana arki kartaa inay bulshada Somalida u qaab ekeen waxaana jira qolyo jareer ah oo aan ku hadlin wax af soomaali u ekeen OO luuqada bantuga u eg

    • @abdiqaniabdirahman7224
      @abdiqaniabdirahman7224 Před 3 lety

      @@kalenooc4938 haa dadkani.jareer uma eeka

  • @mohamedhassan6174
    @mohamedhassan6174 Před 3 lety +1

    Marka aan u fiirsadey waxaan mooday inuu yidhi " soo dhawaada madaxweyntaay, dooda xerada ka jirta aan dhaadnee, waxa asalkeenu yahey dhaqan soo raac, buuggan maanta yaalla waa hore ayaanu qorney, waa buugii koowaad.

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 Před rokem

    Randille people we love you our brothers and sisters one love all somali people. ❤️❤️❤️👍👍👍💪💪💪

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety +9

    😅🤣 Rendille ma Dad Somaliya Ka Cararayba Waligeyba ma Maqlinba Qomkan😁 wa Macqul Sababto ah Somalidu Mel waliba Way Taganyihin

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 Před rokem +1

      Dir waye Dir badan baa diinta Islam ka diidey ee Somalia ka baxsadey markii diinta imaadey Somalia 🤣🤣🤣😁😁

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 Před 3 lety +4

    Subxallah waaba soomaliye waxay ku hadlayaan wa la,fahmayaa inkastoo afsomali ja,jaban uu yhy midib ahaan xataa waa noo eg yihiin io dhaqan ahaan dadkaan hala raadiyo wa naga lumeene

  • @khalidalpha1416
    @khalidalpha1416 Před 3 lety

    M alh ale diinteena suuban hadafansiiyo oo hadhibyareeyo aamiin isha alh

  • @alishire2125
    @alishire2125 Před 3 lety +1

    Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo

  • @abdala7882
    @abdala7882 Před 3 lety +32

    Afkoodu waxuu aad u shabaha lahjada mayga

    • @raadsan
      @raadsan Před 3 lety +1

      Maayga lahjad ma ahan ee luuqad wllo taas ogow

    • @axmadcabdulaahi2640
      @axmadcabdulaahi2640 Před 3 lety +9

      @@raadsan mayga iyo maxa tiri lahjado waye luqadu wa somali

    • @kalenooc4938
      @kalenooc4938 Před 3 lety +7

      @@raadsan maygu waa lahjad afka soomaaliga ka mid ah ee helkee uga wadaa luuqad in ay tahay haday luuqad noqodo umad aan somali aheen ayeey noqonayan

    • @gicilo386
      @gicilo386 Před 3 lety +1

      @@raadsan waa lahjad waryaa

    • @LTGAzam
      @LTGAzam Před 3 lety

      Dadkeena maba fahasana waxa udhexeeya af iyo lahajad

  • @UmuyaasirYaasir
    @UmuyaasirYaasir Před 3 lety +3

    Macalin kuwaan waa somali naga lumay lkn hada waxba lagama qaban karo luuqadooda baan ku heestaa wlhi xoogaa yara funny waaye

  • @adnaanhamza4303
    @adnaanhamza4303 Před 3 lety +1

    Luqada ey ku hadlaan waa Somali sax ah BBC somalida ayey dhageystaan.

  • @advancedtv1110
    @advancedtv1110 Před 2 lety

    Walee kuwani waa hawiye. Subhanala

  • @abdulrahmanmohammed32
    @abdulrahmanmohammed32 Před 3 lety +61

    Bro maxa ka jira qabilka Somalia ka mid ah ee dagay dalka chad 🇹🇩 ilaa hadana dagan wadankaas afka somaligana ku hadla ma runba mise been

    • @mrabdi3813
      @mrabdi3813 Před 3 lety +10

      kuwa jaad daga waa can waa gare weliba afka ay ku hadlan garaha somaliya ayay ku hadlan

    • @cabdilahi4256
      @cabdilahi4256 Před 3 lety +5

      Waa dir wll anaa arkay dad isoo sheegay

    • @mrabdi3813
      @mrabdi3813 Před 3 lety +10

      wllo garuhu waa 2 jilib mid waa quranyow maxamed wana diir midka kalana waa tuuf oo usagana waxa la sheega asalkisu inu yahay diir iyo qayb an lagaranayn haybtoda oo isku biray marka qolada jaddagan asalkoodu waa quranyow maxamed dirna weyi waxay wada dhasheen biyomal maxamed Iyo isaqa

    • @yasinabdi1467
      @yasinabdi1467 Před 3 lety +3

      Garaha dega kinya ma somalibaa ayagana

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 Před 3 lety +3

      @Sahan tagay 😂😂😂 majerten marexaan ba ka horeye iyagu hadaney noqon mj sukunoqda

  • @cabdilahi4256
    @cabdilahi4256 Před 3 lety +5

    🇹🇩 dalka chad waxaa jooga dad aaminsan inay somali yihii oo dir sheegta
    Waxaana ii sheegay dad tahriiba yaal ah
    Dalkas soo maray
    Maxaa ka jira?

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 Před 3 lety +1

      Waa hadal sax nin ila jooga hada xaadirka magaalo ka mid USA! Oo soo maray dalka Chad waxa uu sheegay inuu ku soo arkay somali degen dalka chad oo waliba ee raaciyay inay somali ku hadlan qaarkood business ku haystan dad dhaqana yihiin diintooda ku dhegen iyo dhaqankooda!! Nig Ga. thanks dadkada raadi intii aad awoodo!!!

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 Před 3 lety +1

      Taas anaa hubo walaal
      Anigu wadanka faransiiska ayan joga
      Halkan ayay aad ugu badan yijiin
      Waa dad Somali ah oo caadi ah
      Isla iyaga ayaaba kuu sheegaya
      Waana qabiilka garre ee Kenya mooyaale degen
      Iyo qabiil aana anu walk maqal oo la yiraahdo quraan

    • @axmedabdirizak6928
      @axmedabdirizak6928 Před 3 lety

      @@abshirhassan3848 wll marka wax wada shaqayn ama isku xira maxa lo samayn wayay ilen dad inagama go i karee inagaba 4 xabaye

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 Před 3 lety

      @@axmedabdirizak6928 Asc

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 Před 3 lety

      @@axmedabdirizak6928 Waa Aynu dadaalaynaa Qof waliba ha is xilqaamo intii awoodiisa ah Insha allahu Waa muhiim isku duubnidu walaale!

  • @jeefadxuseen7171
    @jeefadxuseen7171 Před 3 lety +1

    Taariikhda saxda ah ee Raydiinle waa mid Qoran waana Soomaali, waxay dhulka Soomaalida ka haajireen badhtamihii Qarnigii 1700 aad. Waxaan hayaa Qoraal cadaynaaaya reerka iyo halka ay ka Hayaameen. Taarikhda uu inankani ka sheegay waa mid uun Tuhuna oo aan sax ahay, kaliya uun in ay Soomaalida wax wadaagaan ayaa ka saxa.
    Soomaalida Tasowday mayara!

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Před 3 lety

    Reeendiinle waa daarood waana cabdi kuumade kablalax waana absame ogaadeeen wayna soo toloobeen af soomaali Hana way yaqnaaan ee adigaa fahmay in kooda laakiin somaligabmarkaad ku hadlayso way garanayaaan.

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 Před 3 lety +3

    Mnsh allah

  • @abdinassirmacrufsalamualla9441

    Waxay degaan bariga kenya.magaaloyika udhaheeya Marsabit iyo mooyale.

  • @Walalgkvideography
    @Walalgkvideography Před 3 lety

    nin qabilka kamid ah ana arkay oo hada sheeganayo Somali niima
    Kenya Ayan ku arkay🤟

  • @guhaadbaandofficial4826

    af somaali caadi ah waaye runti

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516

    Dadka soomalida waxaan kula talin lahaa in ay Marka hore fahmaan wax lagu hadlaayo

    • @battoday953
      @battoday953 Před 3 lety

      Even the rendille don't know what their saying just like the somalis

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 Před 3 lety +5

    SOMALIDII DAGAALAMI JIRAY WEE DHAMAADEEN ,,,LIKE TA IGA ILAALI OO ILA DHAAF

  • @nurdinismailfakhiit7371

    Rendille waxay dagaan marsabit county kenya kana mid ah gobolka waqooyi bari hadaad sifiirasana waa somali meel taagan ilaa ardyga rendhile ah ee jamacada kukulantaan aad moodo arday Somali ah dhaqan iyo suradbo waan isku ognahay rendhile,boran iyo qeebo kamid ah masaai da

  • @mohayare2818
    @mohayare2818 Před 3 lety +1

    Wow mashallah adan sahan qer alla kusiiyo walal hankaga neh allah kugaarsiyo madama ad ad inowgu faaideso hada nahah somalida qarniga 20