Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waxaan u safray dalka Suuriya 🇸🇾 , Waxaana warbixin iga siiyay Gudoomiyaha jaaliyada Soomalida ku dhaqan Suuriya.
    Numberka Sheekh Doon: 00963991035897
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 50 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 50 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Komentáře • 1K

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Před 8 měsíci +207

    Fadlan 10 kun Like iyo Share iyo comments.
    Geedi Sahan Instagram: https: instagram.com/geedisahan/
    Numberka Sheekh Doon: 00963991035897
    Visa Syria waxaa ee soo saray Sharkada : Syria Scope Travel
    Contacts kooda: www.syriascopetravel.com
    Instagram: @syriascopetravel

    • @khadrayusufgelle2615
      @khadrayusufgelle2615 Před 8 měsíci +14

      utuberka ugu wacan ee ugu akhlaaqda & dhaqanka wacan guud ahan utuberada geedi sahan

    • @user-bs2uv7md6b
      @user-bs2uv7md6b Před 8 měsíci +2

      Annaaemaado aarabaa

    • @nastehanuune2318
      @nastehanuune2318 Před 8 měsíci +1

      Kabadan uqalantaa wllo

    • @Ahmedadow09
      @Ahmedadow09 Před 8 měsíci

      Geedi sahan saxb wan ku salaamay marka hore
      Alle haka raali noqdo
      Muqaaladaada aad iyo aad ayan ula dhacay wana daawanaa xitaa wan ku ceshadaa xiiso gooni ah ayay ileeyahin wax badan ayana ka faaidaa hal codsi ayan wataa muqaalada way gagaaban yahiin inad dhereso isku day hadad awoodo

    • @abdiqaniali9953
      @abdiqaniali9953 Před 8 měsíci +2

      More videos in Siriya plz

  • @abdullahifaarax5140
    @abdullahifaarax5140 Před 8 měsíci +175

    Muuqaaladada waxaan ku jeclaaday maagaalo kasta iyo wadan kasta aad tagto masaajidka iyo goobaha diinta caan ku ah ayaad booqataa ❤

  • @MohamedAli-ki7op
    @MohamedAli-ki7op Před 8 měsíci +104

    Masha Allah Geedi Sahan meel fiican baad tagtay xasuusteyda baad dib ugu celisay anigoo ilma ah baan joogi jirey Dimishiq Masjidal Umawi banaankiisa waxaa kale oo ku duugan Saxaabigii Abuu Dardaaa markaa inyar socotana Abuu Daa'uud oo Xadiithyada ku aragteen Dhabarka danbe masjid kale oo ku yaal isna waxaa Ku duugan asxabigii Mucaad Bin Jabal sidoo Kale xaafada loogu magac daray Sayidatu Zeynab waa Gabadhii rasuulka halkaaseyna ku duugan tahay Waxa kale oo ku Duugan Saxaabigii weynaa ee Islamka ku jabiyey Uxud Khalid Bin Waliid Seyfullahil Maslul baa ku duugan Bilaal Ibnu Rawaxa meeshaasi Aathaarti Islamka baa taalo ❤.

    • @Azimzayid
      @Azimzayid Před 8 měsíci +7

      MashAllah tarikhda islaamka aad ayeey u macaan tahay alle ha igeeyo

    • @Carafaad.Cabdikerim
      @Carafaad.Cabdikerim Před 8 měsíci +10

      Maansha allaah waan ka xumahay inaan waxan oo taariikha school laygu dhigin 😢waxbarashada saxdaa waa shareecaada diinteenna suubban.

    • @marwaaadan9969
      @marwaaadan9969 Před 8 měsíci +3

      Hada ma Jogta huno

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 Před 7 měsíci

      Markaas ninkaan wax badan buu kasoo tagay. Booska cuntada wuxuu inoo gelin lahaa qubuuraha saxaabada. Wlhi waad inaga nasiib badan tahay. Dhulka barakeeysan ayaad aragtay adiga oo aan lagaaga sheekeynin.

    • @hanefa283
      @hanefa283 Před 4 měsíci

      Mashaa ALLAH qof runta kahadlay❤❤❤❤

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz Před 8 měsíci +64

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 8 měsíci +25

    Haabiil nabi maaha ee waa wiilashii Nabi aadam calayhi salaam

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r Před 8 měsíci +44

    Wilkaa haloo badiyo maistahiilo labarkaa uu haystoo somaliyey xishodaa wilkaa hagajiyaa qabyaladaa baa waa tagertaanee mahaa intaa ficaan❤

  • @haajimuse1286
    @haajimuse1286 Před 8 měsíci +113

    Best somali CZcamsr

    • @Really2025
      @Really2025 Před 8 měsíci +6

      Best indeed. Intooda badan Blah Blah!! Sorry dadkaygoow

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +69

    Syrianka 🇸🇾 runtii waa dad wanagsaan oo somalida jecel waana dad respect leh aadban ujeclahy wadankoda iyo shacabkoda Allah barakeeyo 🇸🇴🫶🏼🇸🇾 Lkn anaga wadankeena marka sidaan okle uso boqdaan CZcamsr-kle wax tarikhdeena looga sheego maleh because cid meelba laguma haayo xitaa wax kleh iska dhaafe malihiin Madfaax ama museum lagu soo baandhigo tarikhdeena wlhi waa nasiib xumo🥺

    • @mahammedabdugadernoor1162
      @mahammedabdugadernoor1162 Před 8 měsíci +4

      Been badanidaa 😅

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +1

      @@mahammedabdugadernoor1162 mxa been ah oo sheegay bal isheg?!

    • @husseinabdillemrabdille1472
      @husseinabdillemrabdille1472 Před 8 měsíci +7

      ​@@mahammedabdugadernoor1162 syrianka markay dawlada lahaayen passport somaliha lagu aadi jiray somalida waa xushmeeyan hada xitaa ay burbureen carabta waa ka duwanyihiin xuahmad miiran waayw

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q Před 8 měsíci +1

      Syria hanagu socod sign nio😂

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 8 měsíci +3

      ​@@user-th7zj8yk1qsuuriya xlgii bur burkii Wadnka kliya bilaa viso ku tagi jrteen wahadii ledahy wayo argnmo

  • @hassanabdi2742
    @hassanabdi2742 Před 8 měsíci +12

    Xuseen nabi maha waa khalad in lagu saliyo shiicada unbaa aaminsan iney yihiin

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Před 8 měsíci +24

    Am shocked suuriya saa u fican iyo soomaali baa ku nool iam very happy in suuriya wali ok tahay

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Před 8 měsíci +41

    Muqaalkan ka hor suuriya waxaan u haystay meel burbur ah oo baa'ba 😂 lkn ma aha sidaan moodayay waa wadan dhisan masha allah waana meel barakaysan waan tagi i.n adii aan wax helo ( waana meesha nabi ciise kusoo degidoono🙂) GEEDI SAHAN muuqaal labaad kasoo samee anaguna waanu kula garabtaaganahay wax waliba❤

    • @MinoMaanka-qb1tj
      @MinoMaanka-qb1tj Před 8 měsíci +1

      Same😂misha waaba mil qurxan m.a allah barakeeyo waa mil musliminta qiimo ku leh❤

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 8 měsíci +1

      @@MinoMaanka-qb1tj Haa waa meel qiimo badan😄❤

    • @apdalaasadmohamed5285
      @apdalaasadmohamed5285 Před 8 měsíci

      Hhh war sido kale wllhy😂

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 8 měsíci

      Casimada ma gaarin dagalka

    • @musebixisaylici-pf1oy
      @musebixisaylici-pf1oy Před 8 měsíci +1

      Casimada kaliya ayaa cadi ah oo shicadi la waregtay meelaha kale waa la masaxay oo sunidu daganayen ilaa manta waa la xasuqaa

  • @Saed_moha.
    @Saed_moha. Před 8 měsíci +31

    Geedi wwxaan ka codsanaya inaa vidoe kale kasoo diyaariso Syria 🇸🇾 sababtoo ah waa wadan taariikh leh Aqoona waa ka helaynaa qabriga khaalid binu waliid waaka sugaynaa wll ❤ waana codsi 🙏 ❤

    • @abdi_252
      @abdi_252 Před 8 měsíci

      Yaah😂😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +6

      @@abdi_252mxad ku qoosli jahiilyahow!

    • @Saed_moha.
      @Saed_moha. Před 8 měsíci +2

      @@abdi_252 wax lagu qoslo miyaa meesha yaal nin weyn baaba tahay Xikmadi miyey ka guurtay!! Ilaahay caqli kugu filan haku siiyo

    • @hallad598
      @hallad598 Před 8 měsíci +1

      Qabriga Khaalid Ibnul waliid wuxuu ku yaallaa magaalada Xumus oo aan amni ahaan wanaagsaneyn. Xumus waxay ka mid aheyd meelihii sida xun loogu dagaalamay.

    • @Saed_moha.
      @Saed_moha. Před 8 měsíci +3

      @@hallad598 Balse zxp waa la tagi karaa ila tahay Nin tagay baan arkay Cadaan muslim ah. Dhanka koonfurta amni waa ka jiraa ila tahay magaaladaas waa magaalo taariikhi ah Romankii ayaa laga xoogey waana dhul barakaysan

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +25

    Wilkan wadankasta marku taago waxa latuusa wadankaas tarikhdiisa iyo ilbaxnimadiisa Lkn marku qof wadankeena imaado CZcamsr ah kliya xeebaha iyo meelayahowga Kala latusa oo lama tuuso tarikhdeena wlhi waa nasiib xuumo inaay tarikhdeeni luntaay xitaa madxaaf ama museum oo tarikh somaliyeed taalo majiirto😢

    • @queenayaanita
      @queenayaanita Před 8 měsíci +2

      Saylac waa mesha ugu horeysay ee diinta islamku kaso gashy somalia waxa ka yala masjid la dhaho qiblateyn wa masjid labo qiblo leh qiblada kowad waxa lo tukan jiray masajidul also tan labadna wa la wajib yelay in lo tukado kacbada taarikh yahanada qar waxay shegan saxabad qar sida cisman binu cafan u so garay saylac melahaso kale waxay ahyd in la kaydiyo tarikhdoda lkn naziib xumo hada wxa si lumaya masajidka raadkisa iyo dhismahisaba dalka kala qaybsan owged😢

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před měsícem

      Wax kasta waan iska duminay.

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 Před 8 měsíci +14

    I used to live there 15 years ago, waa dad aad u fiican Ilah wadankooda nabad hauga dhigo❤

    • @zahrasahin8145
      @zahrasahin8145 Před 8 měsíci

      Faisa me too Syria was very good that time

  • @AyanAden-up5yr
    @AyanAden-up5yr Před 8 měsíci +7

    ماشاء الله تبارك الله احسن الخالقين Dalka aan jeclaa Allow xifdi Syria 🇸🇾 ♥️ aa❤❤❤d ban ujeclahay

  • @mahdipesgamer4239
    @mahdipesgamer4239 Před 8 měsíci +30

    Kusali nabigaena muxamed scw

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Před 8 měsíci +29

    Dalka Suuriya wuxuu ka mid Yahay dhulka ku suntan Taarikhada islaamka keep going brother geedi sahan 🏃‍♂️

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +42

    Jumca Mubarak ❤️ inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤️❤️

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Před 8 měsíci +8

    Waa barnaamij aad u fiican, runtii fikradii SIIRIYA aan ka haystay way is badashay, Ilaahay ha u siyaadiyo nabada iyo horumarka Siiriya waa dal aan waa hore ku noolaan jirey;

  • @haa8793
    @haa8793 Před 8 měsíci +2

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول

  • @Sakariyeapdilahi2008
    @Sakariyeapdilahi2008 Před 8 měsíci +15

    Nabiga kusaliya walal ❤

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Před 8 měsíci

      صلى الله عليه وسلم

    • @haldhaainboqor5026
      @haldhaainboqor5026 Před 8 měsíci

      صلى الله عليه وسلم على وصحبه وسلم

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 Před 8 měsíci +2

    انا احبك شعب 🇸🇾

  • @abdirahmanabdullahiahmed2234
    @abdirahmanabdullahiahmed2234 Před 8 měsíci +12

    Best youtuber in Somalia 100, millions u qalantaa wllhi horey u soco sxb waad gaari dontaaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 8 měsíci +5

    Masha allaa galada alle ha ka qabto muslimka walaahi quruxda iyo taariikhda islam oo dhan ku duugan waan imanaya Isha allaa from 🇺🇸

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Před 8 měsíci +19

    Best youtuber of the year keep going geedi sahan ❤🎉

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 Před 8 měsíci +7

    subxaana allaah muuqaalkaan iyo isma lahan waxa laga soo wariyo suuriya, dagaal iyo burbur baaba' ayaa lagasoo wariyaa, mahadsanid wllkeey ayaga ilaaheey ha u siyaadiyo❤

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 8 měsíci

      Siriya casimada masoo gaarin alahamdulilah sasa ilahay ku badbadiyey

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před 8 měsíci +12

    Syrianka Waa dad qalbi fiican Oo Dadka Aad u soo dhaweeyo. Allaha dhibka haka qaado InshaAllah

    • @Yt_two
      @Yt_two Před 8 měsíci +1

      😂😂😂aamu nio wax aad ka taqano malee

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Před 8 měsíci +4

      @@Yt_two dad ma caayo Allah macaak brother

    • @Yt_two
      @Yt_two Před 8 měsíci +2

      @@HassanAliHassan1960 kuwa aad ka u caabuda carabta ayad thy ok cagaha ka Soo leef leef dee

    • @HassanAliHassan1960
      @HassanAliHassan1960 Před 8 měsíci +1

      @@Yt_two Allah kaliya aa caabudaa, Beenta aa iga sheegtay Allaha kaa jaasiyee dad maa caayo Allah macaak

    • @Yt_two
      @Yt_two Před 8 měsíci +1

      @@HassanAliHassan1960 kuma cayin you are my brother
      Carab intaan ka arkay iyo sida fudud Ed iigu amaanayso ismalaha

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Před 8 měsíci +5

    Success wan ku dhahay geedi sahan bro ardul Shaam Suuriya nabi Mahamed scw aabahiis ayaa ku duugan

  • @XamseBuraale
    @XamseBuraale Před 8 měsíci +3

    Barnaamijkan iyo kuwa lamidka ah ayaa bulshada wax tar u ah, soo badi sxb guul baana kuu rajaynayaa

  • @samadoonwiilqaran20
    @samadoonwiilqaran20 Před 8 měsíci +10

    1M iyo kabadan u qalantaa pro hore usoco😢😢

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před 8 měsíci +40

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej Před 8 měsíci

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @salmaabukar3944
    @salmaabukar3944 Před 8 měsíci +5

    Hussein RA dheh saxaabi waye ee nabi ma eh

  • @Blackie919
    @Blackie919 Před 8 měsíci +5

    Born in Syria I miss it so much. My childhood احلى مكان وبلد وشعب بالعالم

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 Před 6 měsíci +1

      I’m somali but my grandparents are Syrian 🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇴

  • @saahoabdiali835
    @saahoabdiali835 Před 2 měsíci +1

    Tani waa xasuusteyda ii gaara waa anigoo ah salaad university student 13/6/2024😢 .. Alx cimri dheer oo cibaado leh i.allh waa rajeynaa inaan soo dago Syria 🇸🇾 i.allh

  • @mohafarah9337
    @mohafarah9337 Před 8 měsíci +3

    MashAllah xasuus aya na galiyssay ... Wadankaan wa wadnka aan ku so koray oo aan waxbarashadyda from elementary school ila high school aan ku dhameeye. Meelahaan oo dhanna aad maanta muuqalkooda na tustayna wn so wada maray. Syria wa wadan taarikhi ah ...Ilahay baan nabad taam ah uga barya.

  • @mohamedraashid
    @mohamedraashid Před 8 měsíci +6

    One of the best Somali Travelers youtubers

  • @JiijoLucky-ty9ku
    @JiijoLucky-ty9ku Před 8 měsíci +4

    أللهم يحفظهم اهل سوريا وجميع المسلمين

  • @Deeq___daahir
    @Deeq___daahir Před 8 měsíci +2

    Syria 🇸🇾 sidan ka aamisanaa meel. Dagaalo ka socdan. Bur bursan aan la tagi karin.
    Balse xaqiiqda jirto ayaad na tusty walalkeyga keep going❤❤

  • @user-ln2tb6sc2r
    @user-ln2tb6sc2r Před 8 měsíci +6

    Somali melkastaa wajogtaa belayaa nafiirdhisaay ilhaay hanaa souruuriyo Aamin Aamin

  • @akm4480
    @akm4480 Před 8 měsíci +5

    Hope you success bro.. Syria 🇸🇾 is
    Recovering from war scars than many suffered Muslim countries, especially the capital, I don’t know other cities though.. hope to visit one day Insha Allah.👍🏼 enjoy your tours and stay safe bro.

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc Před 8 měsíci +4

    Geedi sahan waad mahadsnatahy Taariikh fiican baad soo gudbisaa wadamo iyo deegaano badan waad na bartey lkn markaad suuriya joogto su ' aaasha aan rabey in aad weydiiso waxay aheyd caasimada dagaalo badan ma jirin markuu dagaaladu ka socdeenba suuriya marar lagu soo dhawaadey oo la difaacey uun jirtey lkm wadanka gobolda kale ayuu ka socodey sida Idlib xalab maad weydsiisid in wadanku wada nabad yahay ama muvaarkii ama Daacish in ay joogto gobolada qaar mise wadanka dhamaantii Dawladaa joogta Bashaaar Al asad mhdsanid

  • @malyuunadanabdi5873
    @malyuunadanabdi5873 Před měsícem

    Magada Ugu Horeysay Ee Islamka Damishiq Masha allah Walgey Ma Tagin Lkn Tariikh Aahan Ayan U Naqana Allow Musliminta Nabad Si

  • @grindsmedia5864
    @grindsmedia5864 Před 8 měsíci +1

    سوريا 🇸🇾 عندها ان شاء الله رح ترجع
    Waa program wacan masha allah waa wadan in la booqdo mudan in kasto magaalooyin badan burbureen

  • @Tripplemm
    @Tripplemm Před 8 měsíci +26

    Maa shaa Allah clean and educative content, i love your videos keep going bro.

  • @zeynebhsn
    @zeynebhsn Před 8 měsíci +2

    I really miss it Syria ودمشق 🥰

  • @akashicman2338
    @akashicman2338 Před 8 měsíci +19

    Very informative video keep it up geedi ❤

  • @SalimNor-xo1gu
    @SalimNor-xo1gu Před 8 měsíci +2

    Mashaa alaah geedi sahan waan farxsanahay booqashada aad nasoo booqatay

  • @Hforcrypto
    @Hforcrypto Před 8 měsíci +4

    We need another beautiful video from Syria 🎉❤

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Před 8 měsíci +5

    Maasha Allah wllo meeshaasi way halis badantahee taxadar❤

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 Před 8 měsíci +4

    Best somali CZcamsr keep going bro mashallah

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před 8 měsíci +5

    This is so amazing geedi sahan 🦁 we need pro your creativity ZHp

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 Před 8 měsíci +5

    Masha allah tabarakalah Syria aadban uheclahay kuliyatul aadab ayaan dhiganjiray aaban ujelahay wan imaandonaa wan kacabsanaaye waa dad wanaagsan somalida jecel

    • @Yt_two
      @Yt_two Před 8 měsíci

      😂😂😂😂😂dabaday kaa wasi jireen miyaa

    • @Yt_two
      @Yt_two Před 8 měsíci

      Carab jacaylka aad faafinayso jooji dadka wasakhsan ifka ilhy kuma abuurin

    • @bennemri595
      @bennemri595 Před 8 měsíci

      @@Yt_two war adiga carab matihid laakin waa walaalaha ee fikrada aad kahaysato iska badal

  • @xasanshuceyb7314
    @xasanshuceyb7314 Před 3 měsíci

    Ilaah wadankeena ha inoo hagaajoyo aamiin❤❤❤❤❤❤

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 Před 8 měsíci +6

    Waxaan aduunka ugujeclahay inaan arko qabriga saaluxudiin al ayuubi geesi sahan waad mahadsantahY maadaamaad natustay qabriga al ayuubi guul

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m Před 8 měsíci +5

    Waa wadan qurux badan🎉

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 Před 8 měsíci +5

    سبحان الله حسين عليه السلام 😢

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Před 8 měsíci +2

    Dadka Suurida ma jecli/ma jeclaannin dhaqankooda. Kuma se tilmaami karo dad xun waayo dhaqan-doorsoonka waxaa keenay dagaallada Suuriya ka socday muddada dheer. Waddamada dagaalladu ka dhaceen dadkoodu waxay yeeshaan caadooyin aan fiicnayn.
    Balse Suuriya waa waddan fiican.

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 Před 8 měsíci +3

    @GeediSahan traveler youtuberka ugu Fcn somalida wa tahay runti muuqaldada melaha taariikhiga ah iyo macluumadka adka ufcn e ad kabixiso runti wa cajiib thank you bro

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x Před 5 měsíci

    Masha Allah Geedi Sahan. Xaqiiqdii, shaqo wacan ayaad ka qabatay
    Suuriya, rag culusna waad la kuluntay oo waayo-arag ah Sh/Doon
    iyo ku-xigeenkiisa Jaaliyadda A/qaadir, si deg-deg ah baan ula soo
    xiriiri doonaa insha Allah. Geedi Sahan ku soco, adiga lee waaye!
    Mahadsanid

  • @HafsoOmar-tn4gx
    @HafsoOmar-tn4gx Před 8 měsíci +3

    Xuseen calayhi salaatu wasalaam xageey ka socotaa

    • @Dodo52020
      @Dodo52020 Před 6 měsíci

      Dadka uu wareeysanyo aqoon uma lahan wexeey ka hdlaayaan

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 Před 8 měsíci +1

    Maashaa allaah sxb fakarkaan ka qabnay siiriya waad naga haqab tirtay meel lagu halaagsamay oo Baaba,ah ayaan u heesanay waaba meeel somaali ku nooshahay
    Mahadsanid sxb ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ez5sd6zr4r
    @user-ez5sd6zr4r Před 8 měsíci +3

    Wadan wada diini ah masha Allah ❤

  • @SyriaScopetravel
    @SyriaScopetravel Před 8 měsíci +6

    Nice experience ❤🇸🇾

    • @sabbnork
      @sabbnork Před 7 měsíci

      ❤🇸🇴🇸🇾

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 Před 6 měsíci +1

      I love Syria 🇸🇾 I’m half Syrian half somali my grandparents were Syrian inshallah I will play for them

  • @salamali54
    @salamali54 Před 8 měsíci +5

    Syria dagaal Ku maqli jiray
    Amaan u rajeyhaa inshallah

  • @Ahmedz4574
    @Ahmedz4574 Před 8 měsíci +5

    Mansha Allah keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedbille3055
    @ahmedbille3055 Před 7 měsíci +1

    Best somali traveller

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 Před 8 měsíci +3

    Masha Allah Geedi Aadbaad U Mahad Santahay Nin Wanagsan oo Dadka waxtar uleh usoo gudbinayo

  • @user-fc4rn3zq7p
    @user-fc4rn3zq7p Před 7 měsíci

    Best CZcams Chanel I ever watched 1:35

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z Před 8 měsíci +4

    Dunida wadan walba wuxuu leeyahay rag daacad u ah oo ilaaliyo hidihiisa iyo dhaxalkiisa.Somalia waxey leedahay rag kala qeebiyo oo iibisada gobolgobol💔🇸🇴

    • @kingkang3024
      @kingkang3024 Před 8 měsíci +1

      😢somali

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Před 5 měsíci +1

      Somalia waa wax lagu qoslo. Waa umad 80 jirkooda iyo 20 jirkooda isku aqli yihiin qabyaalad maahee aan wax kale aqoonin. Waa cawaan iskuma maleeyso ineey aqli leyihiin. Waa umad south sudan ka aqli liito

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z Před 5 měsíci +1

      ​@@Ahmedali-gw7xm
      Wa runta , Qabiil wa midka na dulleeye😢

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Wow saxiib Suuriyana katagtey. Waar Riski, ee ISKA jir brother. Cajiib

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Před 8 měsíci +4

    Masha’Allah

  • @mohamedademqanciye2105
    @mohamedademqanciye2105 Před 4 měsíci

    ManshaAllah sxb waxaad noo soo sawirty meelaha taariik Ahaan aan ku faano ka Muslim ahaan iyo taariikhdii culimada khyr Allah siiyee inoo inoo akhriyeen shukran wll

  • @zuzanabdirhman8614
    @zuzanabdirhman8614 Před 8 měsíci +9

    Next Brazil ka dhig🇧🇷❤

  • @milaasdyc
    @milaasdyc Před 8 měsíci +1

    Xuseen iyo Cali Radiyallaahu Canhum waxaba si qaldan u fahmay Darajo aysan gaarin ayey gaarsiiyeen gaar ahaan Cali RC kolleey qofka Shiicada aqoonta u leh waxa aan ka hadlaayo wey fahanssanyihiin.
    Labada Saxaabi ilaahay haka raali noqdo Aamiin.

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Před 8 měsíci

      Haa xukuumada meesha kajiraa waa calawi xtaa shiicadu way gaaleeyaN baan maqlay

  • @carimchannel9459
    @carimchannel9459 Před 8 měsíci +5

    حينَ تُوُفِّيتْ زينبُ و رقيّةُ لمْ تكن دمشقُ تحتَ سيطرةِ المسلمينَ.

  • @abdaleahmed2954
    @abdaleahmed2954 Před 8 měsíci +1

    Maashaa allah suriya Alla Amaan Ha ka dhigo
    Masaajidki Jaamac Al omawi Ayaad natustay Waxa la dhisay 705 Hijriga Waxaana dhisay Waliid binu cabdil malik Al marwaan

  • @axmedcabdikariim4694
    @axmedcabdikariim4694 Před 8 měsíci +5

    Geedi sahan keep going pro❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 8 měsíci +2

    Thanks, Sheekhdoon iyo Geedi Sahan.

  • @mowzalimbodyfitness9042
    @mowzalimbodyfitness9042 Před 8 měsíci +4

    Masha Allah bro ❤❤❤ keep going bro

  • @user-ic4nz8mx9z
    @user-ic4nz8mx9z Před 8 měsíci +2

    ManshaAllah is developing with best historical sites beautiful and clean country 😊

  • @kooxdasports6638
    @kooxdasports6638 Před 8 měsíci +3

    Mnsha allah waa klipp taariikhi ah❤❤

  • @muktardhancade526
    @muktardhancade526 Před 5 měsíci

    Best you tuber somali sxb musica ka daa muuqaaladaada waa codsi

  • @abdallealiabdi
    @abdallealiabdi Před 8 měsíci +12

    Dadkaan waa lakale jaray maahee waa isku hal wadan❤ cajiib waa hadal sax ah❤

  • @marwamohammednour8787
    @marwamohammednour8787 Před 4 měsíci

    Masha Allah allahuma barik

  • @cumarcalicumar2770
    @cumarcalicumar2770 Před 8 měsíci +3

    Muuqaalkii igu faa'idada badnaa ee aan dawada nolosheyda❤❤❤❤

  • @user-oo1zg8qt5e
    @user-oo1zg8qt5e Před 8 měsíci +2

    Masha alah geedisahan waxaatahay CZcamsr ka aan ugu jeclahay sobobtoo ah waxaad soogudbisaa wanaagan oo qabyaalad iyo xumaan ahayn

  • @hassanmohamed8937
    @hassanmohamed8937 Před 8 měsíci +3

    So baadi Wararka ku saabsan Syria 🇸🇾 and Iraq 🇮🇶

  • @mhmedosman4524
    @mhmedosman4524 Před 4 měsíci

    Aad iyo geedi waan kaaga mahadnaqaynaa. Sida aad noogu booqatay. Meelaha islamka taariikhda u ah

  • @Mustafemmc
    @Mustafemmc Před 8 měsíci +5

    Hore usoco wll 1million ayad uqalanta ❤

  • @aliabdullahiahmed7316
    @aliabdullahiahmed7316 Před 7 měsíci +2

    Gedi sahan deserves millions of followers ❤

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 Před 8 měsíci +3

    Keep going for ever ❤ bro

  • @zdfvt
    @zdfvt Před 8 měsíci +1

    Mash alh walal gul

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 Před 8 měsíci +5

    20 sano kahor ban ardey ka aha Damascus, waxey aheyd neel aad u wangsan, dad wangsan.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Před 8 měsíci +1

      War shb kolay mayariide meqaa jirta hadda 20sano kahor jmacad dhigan jirtay😅

    • @saidbinmohamed5493
      @saidbinmohamed5493 Před 8 měsíci

      هنيئا يا عم، كانت دمشق حاضرة العالم الإسلامي، ولكن الله يرفع عنها البلاء ويعيد مجدها.

  • @mazuttawaleh4846
    @mazuttawaleh4846 Před 8 měsíci

    Mahadsanid muuqaal aad u dareen iyo soo jiidasho badan weeye ku mahadsanid soo gudbintaada mar labaad balse haabiil nabi miyuu ahaa su,aashas culumada haka jawabte qofki igu dhaama ama daliil sheegi karana ha igu cawiyo

  • @nasriinakayf942
    @nasriinakayf942 Před 8 měsíci +4

    Xuseen radiyalahu canhu dheh adeer

  • @AbokorXasan-tp2ps
    @AbokorXasan-tp2ps Před 8 měsíci +1

    Best CZcamsr ❤

  • @Yassalam697
    @Yassalam697 Před 8 měsíci +3

    waxaad tahay youtuber proffecional ah

  • @haniyaxye2078
    @haniyaxye2078 Před 8 měsíci +1

    Geedi wad mahad santahay sede lagula xeriri karaa dhaqtar ilkaha ayan rabey jizaka allah

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 Před 8 měsíci +5

    Geedi qof qiimo badan ❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 8 měsíci +2

    Waa dad wadaniyiin ah
    Ka warama maryooley iyo musumaasuq.
    Subxaanallah
    Maryooley iyo musumaasuq waa meheradooda.