Rendille Ma soomali ba? yaab dad af Soomaali ku hadla hadana Soomaali aheen?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #najishow #najishow Rendille #somali
    Rendille- rendille language

Komentáře • 512

  • @mohamudabdidahir7889
    @mohamudabdidahir7889 Před 2 lety +13

    Rendile is very near to somali people ,that is what I read from Internet. But I realised they are ancient somalis

  • @freesomaliminds8391
    @freesomaliminds8391 Před 2 lety +16

    Thank you Naji!! Saxiib these people are Somalis. I heard they refused to take on the religion of Islam and wanted to continue practicing their ancestors belief system of Waaq, and therefore Reerkogi ayee diddayn ... halkas ayuu maqacu kaa imid... waa Reer Didlee oh marki dambe isku badalay Rendille. These are OUR people !! 100%

  • @khalifadrake4514
    @khalifadrake4514 Před 2 lety +16

    Their MP who is the member of the Parliament for laisamis, marsabit actually came to garrisa and mandera to tell people about the rendille and that they are actually somali , he said they are not reer diid but they are reer doon

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 Před rokem +1

      I do remember it was during the campaign of BBI 🤣🤣🤣

  • @maycosenge1212
    @maycosenge1212 Před 2 lety +11

    Haa rer diinle waa somalida
    Gumeysiga nakala fogeeyey wan tagey deegaankooda dadna iyagaa ugu jeclahey Somali an baraxtiran
    Oo gob ah

  • @runloow2202
    @runloow2202 Před rokem +2

    Waa Somali dadkaan ee dadka degaanka ku dhow deggan hasoo dhaweystaan oo ha joojiyaan qabyaaladda oo waajib Somalinimo & diini ah baaba ka saaran oo horaa loo yiri "Nin ani yiri dad iska sooc" oo xumeyn iyo xaalba hala siiyo Rendiile keliya maahane qabaailka kale ee la deggan degaanka..
    Mahad gaar ah waxaa leh Naji Show oo soo bandhigay, Somalinimadana ay ku weyn tahay maashaa allaah

  • @anabbrattfjord2175
    @anabbrattfjord2175 Před 2 lety +6

    Rendile People are Somalias 100%.Iam sure.Love you my sisters keep going. ❤️❤️❤️

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 2 lety +13

    Everyone knows they’re Somali. Wa dad mar hore guurey waxaan maqley waqtigii Axmed gurey bey guureen. Oromada in badan sida boran iyo tursiga kuligood asal soomali weeye. Laakin qarniyo hore bey gureen

    • @11naa44
      @11naa44 Před rokem

      Rendile wa Dir wxycabudaan WAAQ

  • @axmedcawil5863
    @axmedcawil5863 Před 2 lety +20

    I would encourage all Somalis especially the religious leaders and entrepreneurs to venture into Rendile land and bring these people on board... They are our people but they got assimilated to Samburu culture, we should bring back our cousins and ask them to revert back to their original religion ISLAM. Rendile Christians were Christianized by missionaries who exploited the vulnerability by enticing them with free relief food, education & healthcare. Rendiles should decamp Christianity and revert back to Islam. Somalis should rise up this challenge and rescue their cousins from the margin of exploitation.

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq Před 2 lety +3

      No bring them back but push for Somalism and islam no need to take them away from their land its good that somalis are spread

    • @deeq0033
      @deeq0033 Před rokem +5

      No. Leave them alone.

    • @abdirizakahmed2375
      @abdirizakahmed2375 Před rokem +2

      Bring them back to where lol

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 Před rokem +1

      Maxa laso celiya anaga wali qaxooti ah aduunka caruurteenin jail, drugs, gaalo guursanayan, aduunka ku sii fidayaan. Madaxda somalia dhantooda lacag iyo qabil si huriyan sideey kusi shaqeystan

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před rokem

      They live thier own land with Gabra, Sakuuya, other Somali clans. Why re they suprise

  • @gelgelumohammed4810
    @gelgelumohammed4810 Před rokem +6

    I am an Oromo from Ethiopia, and i hear both of you. Thanks

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 Před 2 lety +13

    Billaahi calaykum:
    Dadkaa halloo gurmado ,
    Meeshooda hajoogaane diinta islaamka hallagu Soo dabaalo.

    • @fardsodeck2052
      @fardsodeck2052 Před 2 lety +1

      Qaar ayaa muslimiin ah

    • @ayaanabdulkadir5363
      @ayaanabdulkadir5363 Před 2 lety +1

      Meeshooda loo qaadA 31 sano umad qabylad isku dilay welina qabylad ku washay iyo aan qabiil maskiin daan islaam lee halaga dhigo lakiin meeshooda haloo daayo soomali cawaan ah maxay kala maqan yahiin

    • @mohamedmahi6007
      @mohamedmahi6007 Před rokem +2

      Waaba soomaali lkn maxaa la baadi goobaa somalidii firxatey xiligii ay jabeen boqortooyadeenii ajuuraan iyo dagaalamayaasheenii sida ahmed gurey dowlad sal ku fadhida maba heesano wàaan ku mashquulney dagaalo qabiil iyo ururo waxey rabaan aan la aqoon balse waxaan dhahayaa aqoon yahanadeena in ay ka fadhiistaan oo dadkaan la dhex galo oo la soo wareesto aqoonyahanadeena waxey fiirsadaan siyaasad iyo wax aan loo joogin kama shaqeeyaan xataa inta hada somalinimada loo garan ogyahey in ay isu soo dhoweeyaan bil cagsi weyba la kala saftaan si loo kala go,o najji show sxb ha ka harin isku day in aad dad ka mid ah aad soo dhoweeso oo aad wareesato sxb randiile

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 Před 2 lety +7

    Naji bro dadkaan waxey ka dhumeen somali asalkooda na waa ujuuraan waa boqortooyadii ujuuraan ee qarniyaal ka hor dagaal looga adkaaday wayna soo haajireen saan aaminsanahay

  • @hassanmohamud6638
    @hassanmohamud6638 Před 2 lety +4

    Wawow rerdinle sodawata wa walalehen Somali MashaAllah

  • @cabdifitaax8764
    @cabdifitaax8764 Před 2 lety +14

    Dhulkeena soomaaliyeed waa qaarad laxaday hadana federal lagu xaday , hayeeey

  • @ahmedmohamed-zc7mm
    @ahmedmohamed-zc7mm Před 2 lety +6

    Walal dadkan waa dadkena waa boqor toyadi hore jabtay halaso dhaweyo waa walalehen masha allaah

    • @abuhassan673
      @abuhassan673 Před 2 lety +1

      Inta joogta uun xajista …

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First Před 2 lety +1

      @@abuhassan673 😃😃😃😃😃 waad iga qoslisay bro.

    • @kadidjaomar9899
      @kadidjaomar9899 Před 2 lety

      How do we know that they didn't just learned those words?

    • @mohamedsalat714
      @mohamedsalat714 Před rokem

      Qabiilkee lugusoo dawendoona!!.dadkaan banaanka kamara,Somali iidhaa qabiil qabiil isokala soocday diigna daadhi haysa.dadakan daafa

  • @User_Gi32e5
    @User_Gi32e5 Před 18 dny

    Rendile is really pure somali lost in kenya.
    We must welcome and know them that they are one branch of somali.

  • @abdulkadirfarah-cj5el
    @abdulkadirfarah-cj5el Před rokem +1

    Waa sax taas saaxiib runta aad sheegtay

  • @lionofthehornofafrica3631

    Rerdeed or Rendile and Tutsi are Both Somali..The Somali saying says follow the road of Tutsi to barwaago land…

    • @bentutsibensamale7520
      @bentutsibensamale7520 Před rokem +1

      Rendille are somali and their language is a proof but tutsi?no we don't have any proof we came from there

    • @abdimohammed6589
      @abdimohammed6589 Před rokem +1

      No relationship btw Somali and tutsi but Rendile are lost Somalis.

    • @hassanhashi4091
      @hassanhashi4091 Před rokem +1

      @@bentutsibensamale7520Tutsi people assimilate the Bantu just like the Taita in Kenya that went extinct modern day but Rendille stayed true to themselves and kept their origins..

    • @bentutsibensamale7520
      @bentutsibensamale7520 Před rokem +1

      @hassanhashi4091 so modern day taita are somali that became bantu through marriages?

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 lety +4

    That is pure Somali language absolutely no doubt

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Před rokem +2

    Maba ogeen caawa waxbaa na bartay thanks brother

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 Před rokem

    I’m from kenya, we learn Rendile clan in history, but they are pure somali, we need them back to our mother land.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před rokem

      What motherland? The motherland that's being in war for 31 years? 😂😂 meeshoodaa loo qaaday waxba yaan la raadsan waa UMMAD Somali iyo waalidooda iyo dhaqanxumadooda iyo dhaqan la'antooda iyo foolxumadooda iyo diinta xumadooda iyo tuugnimadooda iyo cunsurninadooda iyo qashinkooda iyo qabyaladooda ka badbaaday! Ha doonanina amaan haydinka helaan!

  • @kadidjaomar9899
    @kadidjaomar9899 Před 2 lety +10

    This is incredible news!! This is our people if they are telling the truth and if they didn't just learned those words from the social media.

    • @11naa44
      @11naa44 Před rokem

      Rendile are Dir people and they worship WAAQ

    • @hassangingi7033
      @hassangingi7033 Před rokem +3

      I live in Kenya rendille lost from Somalia 500 years ago and assimilated into samburu people

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před rokem +2

    Very beautiful and dignified community haloo gurmado oo Diinta halagarsiiyo! Qoladaan miinoyinka naguqarxinayaan oo janno raadiska unadaan in eey Diinta baraan kamaficnoo

  • @diamondlluuleeyofficially1831

    Somali waaye kunol kenya walal walaogyahay history ga tartiib uogaw kenyatiga somalida kale waxey oga duwanyihiin ayaga luqadii waa kaluntay iyo dhaqankii aniga waan ogahay waa somali

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 Před 2 lety +8

    Asc Walaalkiis naji qoladaas waa Somali waana ajuuraan waa dadkii ka cararay iga masayda tusiga burundi iyo kuwa degan zinsibaar oo tansaaniya ah waa jaadka mid ah muritaaniya ka mid ah Walaalkiis waa la yaqaan 🙏

    • @am.b5688
      @am.b5688 Před 2 lety +4

      Nobody cares their clan, they are Somalis, and that is enough

    • @tamerat.
      @tamerat. Před 2 lety +2

      Taas ayan been ahyn aniga laftaydu baadhe ayan ahy dadkan dad dagaal ka cararay weeeye
      From isaaq clan in adis ababa

    • @adoniyaya7307
      @adoniyaya7307 Před rokem

      @@am.b5688 excatly stop the fucking qabil huh

    • @hersiahmed1606
      @hersiahmed1606 Před rokem

      Ajuuraan maaha ee waa Dhulbahante

    • @abdullahimahadmahad3520
      @abdullahimahadmahad3520 Před rokem

      Waa sanle ajuraan iyo suber ogaden iyo dulbantee yar

  • @luqmanmohamed6257
    @luqmanmohamed6257 Před 2 lety +3

    Asc waa Somali waana Saanle-Ajuran waxay isku Aabe yihiin Tuutsi waa 7 Ajuranka u Kala baxo mid ka mid ah .

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 Před rokem +1

    Long time ago every one in east Africa was Somali . Dhulka Kenya maanta loogu yeero qariyo badan ka hor wuxuu ahaan jirey deegaan somali yeed.

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559

    Very very intresting. Wa hubaal dadkan in ay somalidu isku asalyihiin ee fadlan halkas kasiwada sheekoyinkas iyo daraasadba in lagisameyo xiriirka lanan qoys,Rendile iyo somalida.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před 2 lety +4

    Asc wll waxaay ka mid ahaayen boqortooyadiii ajuuraan ayaka iyo oromada reer dinle waxaay katimid reer diid waye sidaanku maqlay iyo qaar kale oo laga badalay wcs wll mashaallah

  • @sahruujaab590
    @sahruujaab590 Před 2 lety +6

    Maasha alaah ❤️

  • @theliberalthinker3308
    @theliberalthinker3308 Před rokem +2

    Teba or todeba are quite similar.

  • @mohammedabdi640
    @mohammedabdi640 Před rokem +1

    Cough and love ❤ never hidden rendile sociology kushetic,sematic,etc

  • @najibaraka950
    @najibaraka950 Před rokem +1

    Naji show also it is my first time to see some one who is called NAJI

  • @chiefofhargeisamedia693
    @chiefofhargeisamedia693 Před rokem +2

    Waa somali oo reer diid ayay ahayeen waxa la yidhaa buur ku tala mesha ay dagaan ayay ku gubeen kitaabka sidasay ku lexdeen wana somali khasa iyaguna way is og yihiin xata heesaha somalida ayay dhagaystaan markay isku yimadana hotelada iyo xafladaha inay somali yihiin si ay u cadeeyaan ayay tiktokta ugu so bandhigayaan way og yihiin inay somali yihiin

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 10 měsíci

    Waa la yaqaannaa RENDIINLE, waa Somali, laakiin dhanka KENYA ayey beri hore, waana dadkaa Saransoor.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 2 lety +6

    Asc Dadkina waa Somaali waxay ku nool yahiin Dhulka Engriisku inaga jaray ee kenya 🇰🇪 Magaalada ugu weyni Waa MOOYAALE .Magaca magaaladu waad fahamteen afkoodu waxuu yara bedelmay 150kii Sano ee ugu dambeeyey waayo qabiilooyin badan ayaa la soo degay oo kale waa xoolo dhaqato sida Somaalida

    • @MohamedAhmed-zs5le
      @MohamedAhmed-zs5le Před 2 lety

      Sxb moyale geri kombe daga

    • @khalifadrake4514
      @khalifadrake4514 Před 2 lety +1

      No, the rendille actually live in marsabit

    • @MohamedAli-xb5ob
      @MohamedAli-xb5ob Před rokem +1

      Waxa umalaynaya afkoodu in uusan badalmin oo uu yahay somaliga asalka aha somaliga kale uu isbadalay

    • @khalifadrake4514
      @khalifadrake4514 Před rokem

      @@MohamedAli-xb5ob you are right, the rendille people speak the original Somali language before the Islam and colonist came to Somalia, our Somali is filled with Arabic and some Italian

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 Před 2 měsíci

      ​@@MohamedAhmed-zs5lemooyaale waa magaalo garre

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    masha allah thank you 🙏

  • @user-qr1gv7ww5k
    @user-qr1gv7ww5k Před 20 dny +1

    Waa somali

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 8 měsíci

    Waa Ilmo Gardheere, qaar waxay sheegeen in ay ka soo jeedaan, beesha Saransoor qaas ahaan, Gaaljecel & Dagoodiye. Iyo Ajuuraan.

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 Před 2 lety +2

    WAAR horta dadkan waa Somali asal ah, mashallh 🥰👏

  • @Mu5lis
    @Mu5lis Před 2 lety +5

    Ali Naajiyow sxb dadkaas mar baan Kenya kula noolaan jiray waa dad asal aan wadaagno. Ciyaaro dhaqameed cajiib ah ayay leeyihiin.

    • @NajiShow
      @NajiShow  Před 2 lety

      Mahadsanid

    • @Adam-sq8ol
      @Adam-sq8ol Před 2 lety +1

      @@NajiShow shaki kuma jiro inay asalkoodi soomali ahaayen

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Před 8 měsíci

    Sayaax waa subaaxdii afku waa guuraa dadkan asal koodii Somali bay ahaayeeen waana ajuuraan boqortooyadii Somaliga lafihii ugu horeeyay

  • @chillihaso9573
    @chillihaso9573 Před rokem +6

    Yes rendiles are pure somali. According to what we know is some somali youth of different tribes were together and went away. They didn't come back. So they tog this name. Rendile. Which means in somali ( Reer dide) in 1987 or 88. There was several guys who came to somali community and told their real tribe. They have every tribe. Examples. Diir, Darod and Hawiye.

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Před 2 lety +3

    From Abdihafid

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 Před 2 lety +2

    Soomali maxay dad ka maqan raadsataa Kuwii ku diin,dad iyo ku dal ahaahay ayey .5 yiraahdeeb. War Garo,dagoodi, Rendille, Barone iyo kuwa badan ayaa naga maqan.

  • @easye2925
    @easye2925 Před rokem

    Naji ! You are amazing brother
    In Djibouti there is a region called Randa

  • @luqmanmohamed6257
    @luqmanmohamed6257 Před 2 lety +1

    Asch Reer-diinle waa Somali khaas ahaan waa Ajuran waxayna ka galaan Saanle/Ajuran waxqyna isku oday yihiin Tuutsi wanna LA yaqaan

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG Před 2 lety +34

    Randile is Somali clan from Dir clan. They moved from Somali territories for many centuries ago but they are still Randiile and Somalis 100%.

    • @abdikadirJamaame
      @abdikadirJamaame Před 2 lety +1

      Waana Biimaal

    • @mohamedsalat1066
      @mohamedsalat1066 Před 2 lety +7

      Evry clan in somali community they are in rendile and rendile means Rer diid

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 Před 2 lety +14

      Waxkasta oo lagaran waayo ma dirba,

    • @zamzamyusuf5848
      @zamzamyusuf5848 Před 2 lety +8

      (Reerdiinle) waaye saxib ridinle maha

    • @am.b5688
      @am.b5688 Před 2 lety

      Dir are looking for people everywhere ! Relax , we will give you the presidency one day!

  • @qalanjo1989
    @qalanjo1989 Před 3 měsíci

    Dad aan Muslim ahayn ha iikeenin
    Oromadaaba Muslim ah oo iigadhow 🖐

  • @agesole4820
    @agesole4820 Před rokem

    WAAQ WAA SOOMAALI ALLAH
    WAXAN NIRAAHNAA MARKAA SOOMAALI ILAAH LA BARYAAYO
    WAQOOW NABADKEEN
    INTII XUN NAGA SII JEEDA WAQOOW NAGA SII JEEDE
    CEEL WAAQ WAA CEELKII ALLA

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Před 2 lety +2

    Waa Somali caadi ah

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Před rokem

    Same like (Say Wallahi) people. Waa dad somalia

  • @nasra9564
    @nasra9564 Před 2 lety +2

    Waa asalkii soomaali

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 2 lety +8

    War waa somali dhuntey, sideey geel ka ka dhumey u raadinayen ayey dhumeen😂😂😂

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Před 2 lety +2

    Waaaaaw dadkaani waa somali real somalian

  • @thebanadirfactor306
    @thebanadirfactor306 Před 2 lety +1

    Interesting

  • @elmigutale8088
    @elmigutale8088 Před 2 lety +1

    What I was going to Talk was For Example:RANDILE AND RERDILE. (What is the Difference as You see? Just One LETTER of A & E ).Thanks All&Alone

  • @yusufosman5102
    @yusufosman5102 Před rokem

    My people iAm proud of being rendiile in somalia and those in knyS ?

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash Před 2 lety +2

    Wooow. Bal kaalay.

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Před rokem

    Let's come together and build great empire somalis rendille cafar and oromo that is the only solution to qabilism

  • @geelegaab
    @geelegaab Před 2 lety +2

    Waa af somaali 100%

  • @wilsontorgoi4527
    @wilsontorgoi4527 Před rokem

    Nandi in Kenya
    8: sisiit
    9; sogol
    10: Taman
    Rain: rop or ropta
    Head: met or metit
    30:sosom
    40: artam
    100: bokol

  • @mohamedabdi7033
    @mohamedabdi7033 Před rokem +1

    Even if you ask them which sub clan do they belong they will mention some Somali clan. Especially OG

  • @salahsaid3274
    @salahsaid3274 Před 2 lety +2

    Caadi mahan

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Před 2 lety +2

    Wadada isaaq maanta hayo ayeey iyagu horey u jabsadeen!!! Somalinimada waa la galaa waana laga baxaa sida reer diide (rendinle)

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics Před 2 lety +1

      Been hanaga sheegin anagu soomaali kamaanu bixine. Anaga ah somalida asalka ah , dhulkyaga magaciisuna Waa DHULKA SOMALIDA , Taladaydan Goostee cidna eed kamaan gelin.

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 Před 2 lety

      @@HawrarLyrics iyaguba waa somali abtirkiina kama lumin
      Balse goaan ayeey qaateen oo way nadiideen!!

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 Před rokem

      Waar somalinimada qaata sidaa rindiilahaan idiinka baxaynaa

  • @yusufosman5102
    @yusufosman5102 Před rokem

    I know well that that Rendile are my family and they are original somali people and meesha aad tiri waxey Cambodian diintii never ciise ma aha saas e waxey cabudaN kitaabi kadhamaaday AWOOW YAASHOF E MEEAJI AY KU AASAN GOORTII AY HOGO EYN .

  • @abdiwaliarab9363
    @abdiwaliarab9363 Před rokem +2

    Cali naaji mar hore aan qadka kaa sugaayee guuleyso

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 Před rokem

    This is our people for sure

  • @hamzmo774
    @hamzmo774 Před rokem

    They are our family somalia 🇸🇴

  • @fadumoawil5601
    @fadumoawil5601 Před rokem +7

    Rendile is a purely Somali ethnics,so I'm very happy and appreciated .
    .

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 9 měsíci

    Woooooooooow

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 2 lety

    Yes they are. No doubt about this.

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před rokem

    Rendile was Ogaadeen pastoralist tribe who lost in Marsabit etc. Evangelical Christians has baptized many of them..........

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Před 2 lety +1

    Rindele waa Raxweyn saxib

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph Před rokem

    Truely these are somali people no differnce

  • @abdiqanilazio1181
    @abdiqanilazio1181 Před rokem +1

    waa ajuuraan dadkaani markey boqortoyada bur burtay bey kala yaaceen wana xaqiq

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 Před 9 měsíci

    Waa somali waana qabilka gaadsan

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps Před 2 měsíci

    Dadkaasi waa,soomaaliya,❤❤

  • @acjdz
    @acjdz Před rokem +1

    Somali and Rendile used to be one people and Afar

  • @mohamedfarahbarako4178

    Thanks bro Naji, really they are Somali people or similar Allah knows.

  • @ahmedaidarusahmed7766

    Ader wan ka helay dadkan wa somali halal xiriiriyo gabdhahan

  • @Yankey-me4md
    @Yankey-me4md Před rokem

    rendille waxay degaan gobol u dhexeeyo yanyuki iyo marsebet waxaan la yiraahda maraget region waa gobol micjiso oo aad u kulul kana bedelan cimilada dalka kenya oo qabow ah

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 Před 4 měsíci

    Dadkani waa somaliye diinta haloogu yeedho inta 🕋 kamaqan illhayna waxaan uga baryanaa inuu diinta islaamka ku soo hanuuniyo inta haysatana Allhe ha ku soo saaro

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 Před rokem

    Waa wareey waa somali

  • @imanliban8274
    @imanliban8274 Před rokem

    Inta fadhiiso waan dhahnaa koofurta

  • @mruun2509
    @mruun2509 Před rokem

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 Před 8 měsíci

    Waa ajuuraan

  • @Bourountileh
    @Bourountileh Před 2 lety +2

    Waaw waa SOMALI !

  • @YackaBoy117
    @YackaBoy117 Před 2 lety +1

    waa reerdiinle ee rendille maahin saas uma leynaa

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 2 lety

    Waa reer sheekh isaxaaq nimanku waliba arab

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 2 lety +1

    Nin baa hada kahor la wareestay kadibna wuxuu sheegay Umadaha aduunka ku nool asalkoodii ineey Somali wada ahaayeen,wuxuuna yiri dadka aduunka kunool inta nooc ooy yihiinba Somaliya waa laga helaa,,,,jileec,,adeeg,,madoow,cadaan,San weyn,sandhuub, iyo afar kala gadisanba.

  • @24somalia5
    @24somalia5 Před rokem

    Asc waxaan ku talin lahaa. Dna in laga qaado. Laguna raadiyo somalida cida Galaan.

  • @adenhusseinmohamed2980

    Ma aha kushiti ee waa waa soomaali sax ah xitaa qabiiladoodii beysheegtaan

  • @yaasiincadde1661
    @yaasiincadde1661 Před 2 lety +9

    😂😂❤️inta kle waa sax lkn ayaga beeraley ma aha😂

  • @dadir4922
    @dadir4922 Před 2 lety +4

    Somali ma ahan ee luqadeena iyo luqadooda waxay ka mid yihiin luqada ah la isku dhaho cushitic language

    • @jasintz9245
      @jasintz9245 Před 2 lety

      Soomali madax adakaa, wax research ma aadan sameyn. Soomalida iyaga waxba hubsan iska hadlaan. Google waa free

    • @badriahmed2999
      @badriahmed2999 Před 2 lety +1

      Waa run CUSHITIC language Qomiyado badan Ba Iskaga Mid Nahy Oromada Ka mida

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 Před 2 lety +1

    Waar ilaa 10kaba isku mid ayeynu dhawaaqa ayuunbaa inyar kala duwan. Sedex iyo sayah maxay ku kala duwanyihiin? Todobadana waxba dhawaaqu kuma kala duwana Reer Diinle waa soomaali.

  • @maxamedcilmi2338
    @maxamedcilmi2338 Před rokem

    Dadkan waa la yaqaanaa iyaga iyi waagii ay u guureen una talaabeen dhankaa kenya,waana Isaaq badankoodu gaar ahaan Habarjeclo khaasatan Samane Abokor.

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 2 lety +1

    Waa in diinta islaamka la gaadhsiiyaa intooda aan ahayn

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Před rokem +2

    Great impressive programme seriously!!

    • @NajiShow
      @NajiShow  Před rokem

      Thank u 🙏

    • @abdinasirsheikh5047
      @abdinasirsheikh5047 Před rokem

      Muran Kama kataagno waa soomali u badan ogaadeen iyo ajuuraan Karin dhamaadkii qarnigii 18naad jabkii soomalida ajiga ya u gaysatay gaalamadoowda. Kooreeyda we uu hogaaminaayey boqor Cabdi ibraahin yaa garab Kara mahmahda markaan dad Haye talo ma haynin. Iminkan ion talo hayana dad ma hayi waayo waala laayey ragiisii waxna waa laqabsaday Marla reer diinle was kuwii laqabsaday cid kadaba tagtayna.majiro waloow doowladii kacaanka ay xusijirtay dakamid ah ay joogeen waxaan ka xasuustay ninka mid ahaa golihiii dhexe we jabhada nfd magaciisa waxaa la Oran jirtay suwaare.

  • @mos5491
    @mos5491 Před rokem

    Bismilah

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Před rokem

    Waa soomaali