Waxqabadkeena 4tii sano lasoo dhaafay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 11. 2023
  • 🎉
    Muqaalkani waxuu kusaabsanayhay waxqabadkii afoogy 4ta sano lasoo dhaafay.
    Waxa nagala qayb qadanayo qaar kamid ah ardaydeena.
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 44

  • @user-mx2nc8ep4f
    @user-mx2nc8ep4f Před 8 měsíci +5

    Ilaahay dartii baan kuu jeclahay ustaad Salmaan Maadow. Wxa aan kaa faa’iday xataa jaaamicad kama faa’idin. Waxa aan kaala socdaa hargaysa
    Alle ha kaa abaaliyo dadaalka aad bulshadaada ugu jirto

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 8 měsíci +3

    Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 48 Ee video gan daawada million thanks my dear teacher lakiin waxaan doonayay course ka business ka Ama marketing ka runtii waan ka waayay courses kaad dhigtaan thanks 🎉🎉🎉🎉

  • @abubakarabdiwarsame8249
    @abubakarabdiwarsame8249 Před 8 měsíci

    Mashlaaah @salmaan madaw mahadsanid ustadh

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 8 měsíci +3

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉
    Habalayo ustaad waxaan ka mida ahay dadka kugu xidhan CZcams ka iyo waliba Facebook thanks my dear teacher 🎉🎉

  • @user-ee7jw8qk3c
    @user-ee7jw8qk3c Před 7 měsíci +1

    Greetings to all of you, Afoogy, peace be upon you, Ustad Salman, I am one of the students who are connected to you tube, and I am very hopeful that I will learn something from you, Afoogy, and I cannot afford the cost of my studies. Thank you very much.

  • @ameinali9371
    @ameinali9371 Před 8 měsíci +1

    msha aalh hawl muhim ah ayaad bulshada u haysaa adiga iyo madashaaduba wll

  • @user-xe1th6ms8t
    @user-xe1th6ms8t Před měsícem

    Masha allah congratulations 🎉❤🎉

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar Před 8 měsíci

    Congratulations 🎊

  • @iniestacomps4376
    @iniestacomps4376 Před 8 měsíci

    Horumar wacan

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Před 8 měsíci

    Hore usoco maclin

  • @hormarilifestyle488
    @hormarilifestyle488 Před 8 měsíci

    Masha allah hampalyo hore usocda

  • @lwajidi_channel
    @lwajidi_channel Před 8 měsíci

    Hambalyo Hambalyo 🎉 ustaad

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 8 měsíci +1

    🎉GUULEYSO ❤

  • @mohamedmustafe7858
    @mohamedmustafe7858 Před 8 měsíci

    Hamblyo bahda afogy io ustaad salmaan madow runtii waa tiir dhaxadka wxabsrshada onlinka ah ❤❤

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před 8 měsíci

    Insha Allah waa kusoo biiri doona

  • @mohamed196apdilahimohamed6
    @mohamed196apdilahimohamed6 Před 8 měsíci

    Hanbalyo❤❤❤❤❤walalayaal

  • @user-pg6bs1os2f
    @user-pg6bs1os2f Před 7 měsíci

    Macalin adbad umahadsantahay xage kahelaa

  • @faatimamuhamed836
    @faatimamuhamed836 Před 8 měsíci

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @maxamedxasan7605
    @maxamedxasan7605 Před 8 měsíci

    Maansha allaah
    Waxaan aad uguraja waynahay
    Inaan afgooy waxjabarto waliba englishka
    Si aan uguhadlo speaking 13:02

  • @abdijalilnur6437
    @abdijalilnur6437 Před 8 měsíci

    Dadaalaa wuu gaaraa

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy Před 6 měsíci

    Hmabaliyo madasha Afoogy .
    Mida xigta wali waxan sugnaa waqtii laso gudbin lahaa qeybaha programming ka sida , how to buil website and how to make mobile app and son on. Afoogy we are waiting for you.

  • @dagan12349
    @dagan12349 Před 8 měsíci

    🎉🎉🎉🎉

  • @user-fe8rt3wz2p
    @user-fe8rt3wz2p Před 6 měsíci

    M.a

  • @Cabaascabdi123
    @Cabaascabdi123 Před 5 měsíci

    Asc Salmaan madow waxaan kaarabaa cahirada English meeqa lagu qaataa

  • @kaahilmohammedosman8391
    @kaahilmohammedosman8391 Před 8 měsíci

    Waxbarasho xad la aan ah

  • @XafsoCali-ed8sw
    @XafsoCali-ed8sw Před 8 měsíci

    Ustad sen isku Diwan galshaa

  • @savecoins4528
    @savecoins4528 Před 7 měsíci

    Ardeydu afoogy ma CZcams ka daawanayeen mise waa application play store ka laga helayo

  • @mohamed196apdilahimohamed6
    @mohamed196apdilahimohamed6 Před 8 měsíci +1

    Wan jecelaan lkn ima suura galin dhaqaala ahaan lkn waxan jeclaan lahaa inan awood uhelo dhaqala ahaan😊😊

  • @hh-nr5et
    @hh-nr5et Před 8 měsíci

    Asc, Salmaan, saaan kadib course sooyinka aad bixisaan bal ii sharax

  • @abdulbazidallayahdik
    @abdulbazidallayahdik Před 8 měsíci

    Aniga wan rabaa Inan kuso biiro halkeeen ka raadiya barnamijkan

  • @user-bu2rg9zs4l
    @user-bu2rg9zs4l Před 6 měsíci

    Asc macalin ani magacaygu waa nimco waxan ahay 16jir waxa aan raba english iyo carabi

  • @user-mx2nc8ep4f
    @user-mx2nc8ep4f Před 8 měsíci

    Course Englishka hadda ma furan yahay ustaad

  • @user-ux5vp1kv2k
    @user-ux5vp1kv2k Před 7 měsíci

    Salman wan kua salamay wllo magacagu waa maxamuud sidokale wan rabainaan ka qeb noqdao wllo igusooxir

  • @caaqilaskar6125
    @caaqilaskar6125 Před 5 měsíci

    Asc ustaad suaal ayaan qabaa
    Course english waxaad qofka ku bareysaan sanad
    carabigana 20 billood ku dhowaad 2sano waxan marka idiinka codsan lahaa inaad dadka qaar uso koobtaan tusaale english 6 month
    Carabigana 10 billood waxan rajeynayaa ustaad inaad iiso jawaabto

  • @Amazingshortvideo2024
    @Amazingshortvideo2024 Před 8 měsíci +1

    Asc ustaad @salman maadow afoogy application haloo sameeyo

  • @mohanaaji
    @mohanaaji Před 8 měsíci

    Intay away tahay waa la garaaca intay home tahay dhibcaha qaadanee😅😅

  • @fadumomursal-bp3qu
    @fadumomursal-bp3qu Před 8 měsíci

    Maclinow cajisley ahy mxa sameyna😢

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 Před 8 měsíci +1

      ducadan badso
      اللهم اني اعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبخل والجبن وطلع الدين وغلبة الرجال

  • @XafsoCali-ed8sw
    @XafsoCali-ed8sw Před 8 měsíci

    Lambar lagaga so xariiro aawey hee

  • @Maahirt
    @Maahirt Před 8 měsíci

    Waxaan aad ugu baahan nahay koorso samaynta wabsayd yada

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před 8 měsíci

    🎉GUULEYSO ❤