10 Qofka 18-25 jirka adigu is dhis

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Komentáře • 224

  • @farhaanmohamed
    @farhaanmohamed Před 2 lety +47

    1 noloshada jadwal uyeel
    2 wax aqriska isbar
    3 shaqeey
    4 saxiipo fican yeelo
    5 socail median yareey
    6 isbar inaa noloshada u dhabar adeegto
    7 cunta karin isbar
    8 mar mar siyaha iska dhaaf
    9 waqti laqaado dadka sa id kaga weyn
    10 wax balwad eh ha iskugu dhawan
    FULL RESPECT TEACHER

  • @abuuramla
    @abuuramla Před 2 lety +150

    10- qofka 18-25 jirka in uu naftiisa baro
    1. Noloshaada jadwal u yeel.
    2. Wax aqris ka is bar.
    3. Shaqeey (Shaqo biloow).
    4. La saaxiib dad himadoodu sareeyso.
    5. social media yaha isla yareey.
    6. Nolosha dhabar adeeg u yeelo.
    7. Cunta karinta is bar.
    8. Marmarsiyaha naftaada ka tirtir.
    9. la sheekeyso 50,60 jirada.
    10. Balwada iska ilaali , waxalaaha aad qarsatidna iska daa sida Siigada iyo aflaanta xun uxn.

  • @Samadoon99
    @Samadoon99 Před 10 měsíci +1

    This is the Loyal , good advisor, big teacher and honest man
    Thanks more.
    I can say YOU ARE THE TECHEAR OF MY LIFE

  • @asoomzakaria738
    @asoomzakaria738 Před 2 lety +32

    My best teacher ❤

  • @aziizamahmudaziizamahmud5182

    Maasha allh best teacher❤❤

  • @Zahruush
    @Zahruush Před 2 lety +6

    Best teacher🥰 17 year jira

  • @aliomarxasan7525
    @aliomarxasan7525 Před 2 lety +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    كثر الله خيرك يا أستاذ

  • @hassanbilan1638
    @hassanbilan1638 Před 2 lety +8

    Mercie beaucoup j'aime MachaAllah my teacher you thé best best un world 🤝👏💯🧡

  • @SpeeD-uZ
    @SpeeD-uZ Před rokem

    Best teacher

  • @khaahagamer7312
    @khaahagamer7312 Před 2 lety +28

    Mahadsanit wll 18 jir ayaan ahay sanadkan wanan ku dhaqaaqayaa talooyinkaga si aan u guueysto☺💎farxad ayaan kuuso rajeynaya Ayuup ☺

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Před 2 lety +8

    Ayuub walaal mahadsanid, qof wax kusiiyaa waala arkaa qof wax kuu sheegaa waase yaryahay.

  • @mohaaabdala8330
    @mohaaabdala8330 Před 2 lety +8

    M.a teacher marka uu iso dhacy waa ku so orday wlhi video Allah ku sharfo teacher

  • @user-vo4um9yw9w
    @user-vo4um9yw9w Před 4 měsíci

    Tanks my teacher

  • @daherprincebastoni9073

    My best Teacher

  • @abdullaahiaxmed438
    @abdullaahiaxmed438 Před 2 lety +1

    You are good teacher

  • @mohamedjallaato1800
    @mohamedjallaato1800 Před 2 lety +1

    Maasha allaah my best teacher ayoup thanks 🙏

  • @chakinhakko4380
    @chakinhakko4380 Před 2 lety

    Best teacher ❤ ayub aHmed

  • @ahmedyahye2623
    @ahmedyahye2623 Před 2 lety

    Ustaad Ayoub Ahmed

  • @adenabdikarin4131
    @adenabdikarin4131 Před 2 lety +8

    belwadaha maanta khatarta ah een aan la ogeyn waaa MUSIC /durbaanka, dhalinyaro aan heesaha joojinno. mahadsanid ustaad.

  • @madiinoabdullahi2884
    @madiinoabdullahi2884 Před 2 lety +1

    MY favorite channel 😁

  • @cabaassalaadaxmed7615
    @cabaassalaadaxmed7615 Před 2 lety +1

    Ayuub axmed best motivational speaker 🔊 somaliya

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Před 2 lety +2

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏🙏❤❤❤💯💯

  • @nastehohusseinabdi8598
    @nastehohusseinabdi8598 Před 2 lety +1

    Masha Allha the best 👌 👍 😍

  • @user-cp4fm2ip5y
    @user-cp4fm2ip5y Před měsícem +1

    iLaaaHaY jano ha kuGu sharfo teacherrr❤

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  Před měsícem

      aamiin wll dhamaanteen Allaha noo wada dambi dhaafo jannada Allaha nagu kulmiyo

  • @ilyaas723
    @ilyaas723 Před 2 lety

    My best motivator keep up teacher

  • @hadiaahmed7391
    @hadiaahmed7391 Před 2 lety +1

    You’re best ❤️

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 Před rokem +1

    mahad sanid ustaad

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 Před 2 lety

    Thnks you are my best teacher

  • @zhakibabdirahman1202
    @zhakibabdirahman1202 Před 2 lety +1

    masha allh ustaad aadbad umahad santay da,daydu 17 jir waayo arag u ah nolosha murugooyin iyo caqabado adag ayaa igu taagan balse insha allh baddal khyr qaba ayan dhirigalintaduna shidaal ayay ii noqotay ustaad cimrigaga allah hadheereyo ina soo duceeya wlalahay 🙏🙏

  • @feisalsuleyman1321
    @feisalsuleyman1321 Před rokem

    Jaza ka Allah qeyrar jaza ❤

  • @abdoulkaderousama3323

    Best teacher ✌️

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Před 2 lety +1

    Thank you my teacher

  • @Mariam_moha
    @Mariam_moha Před 2 lety +5

    Best teacher❤ I'm 18 years thank U🥰

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy Před rokem +1

    Mashalah wll ayub 18 jir hadafleh

  • @shucaybjigar4984
    @shucaybjigar4984 Před 2 lety +1

    Thankyou teacher 💓

  • @ukhtiimuslimah494
    @ukhtiimuslimah494 Před 2 lety +1

    جزاك الله خير🌺

  • @abdiqaadirjaamac
    @abdiqaadirjaamac Před rokem

    Masha Allah

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ustaad Ayub Ahmed

  • @axmedcawale8035
    @axmedcawale8035 Před 2 lety +3

    asc wllka masha allah waxan ad kaga mahad celina sida wacan ee aad nogu so dortay xigmadaha qimiga badan aadna waqtigaga qaaliga ah nogalisay wll nolashu kuma xumeyso anaganah kuwi dhirigalintada qimiga badan qato alle hanaga yello 🤴👈👌✅

  • @kiimochannalpro5911
    @kiimochannalpro5911 Před 2 lety +1

    Dhiirigalin fiican waxku qadash0 mudan thanks you teacher 💯🥰

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 Před 2 lety +1

    عيد مبارك كل عام وانتم بالف خير وصحة وسلامة وعافية يارب

  • @hazanaden
    @hazanaden Před rokem +1

    Coach life

  • @xawonashaad2427
    @xawonashaad2427 Před 2 lety

    جزاك الله خيرا وبارك فيك

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 Před 2 lety +5

    🥺19sano ayaan jiraa waxaan dareemaya quus nololeed walhi 😭

    • @sihaamsihaam5464
      @sihaamsihaam5464 Před 2 lety +2

      Abayo quranka badso inaad aqrisato/dhageysato iyo saliga nabiga scw🥺

    • @Munasar_
      @Munasar_ Před rokem

      Wll talooyinkaan raac mid walbana allh la xasuusnoow

    • @zahramuqtaar3299
      @zahramuqtaar3299 Před rokem

      @@Munasar_ 🥹insha allah

    • @zahramuqtaar3299
      @zahramuqtaar3299 Před rokem

      @@sihaamsihaam5464 haye abayo mcn 🥰

  • @mrcarab7159
    @mrcarab7159 Před 2 lety

    My best teacher👍

  • @mohaazyare355
    @mohaazyare355 Před 2 lety

    Thanks My Teacher Ayuub Axmed 🎉

  • @user-ds4eq9ec7q
    @user-ds4eq9ec7q Před 10 měsíci

    Thanks thanks

  • @hooyofa8569
    @hooyofa8569 Před 2 lety

    Eid wanaagsan dhammaan muslimiinta ku sugan dunida dacaladeeda Eid mubaarak

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Před 2 lety

    Thanks my teacher 👌👌👌👌👌

  • @youtub1713
    @youtub1713 Před 2 lety

    Woow best advice Ever thanks

  • @yaasiinmohamed146
    @yaasiinmohamed146 Před 2 lety

    Thanks teacher

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Před 2 lety

    بارك الله فيك اخي

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před 2 lety

    My best Teacher ❤️❤️🥰💜

  • @CaamirAbdi10
    @CaamirAbdi10 Před 4 měsíci

    M.a wa ku wataa. Macalinkeyga

  • @ckhadaraxmadkhaliif596

    Qalbi aad uwanaagsan ba ledehy ustad allha ku sharfo akhiro iyo adunba

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 Před 2 lety

    Thanks

  • @MohamedAnwar.
    @MohamedAnwar. Před 2 lety

    Mawducyadan o kale inoso badi Ustaad ✅

  • @habibaali62
    @habibaali62 Před 2 lety

    Tnx mi teacher 🥰

  • @umulkayrabdi7272
    @umulkayrabdi7272 Před 2 lety

    M.a ayuub kuwaan oo kale soo badi

  • @salmaanfaariz7032
    @salmaanfaariz7032 Před 2 lety

    Ma.allah alla xifdak.

  • @user-st9ly7kx5y
    @user-st9ly7kx5y Před rokem

    Aadban ugu faraxsanahay waxyabahad soon dayso mashaAh Alle hakubarakeeyo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +1

    My Teacher💖

  • @sacdiyasakariya9444
    @sacdiyasakariya9444 Před 2 lety +4

    Ayub axmed waxaa tahay dhiiragaliye fiican nooso badi muuqaalada noocan ah mahadsanid

  • @user-mz1ve1to1b
    @user-mz1ve1to1b Před rokem

    Aad baan wax badan kaaga faaiidaystay ❤
    Ustaad Ayuub marwalbana waana kula Socdaa

  • @waliidabdisamow8608
    @waliidabdisamow8608 Před 2 lety

    Waad ku mahadsantahy

  • @hafsosahal3097
    @hafsosahal3097 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ayuup🙏🏽

  • @mohamedamiin5242
    @mohamedamiin5242 Před 2 lety +1

    masha allah

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před 2 lety

    Welcome back my ustad😋

  • @abdillahiawaleh7948
    @abdillahiawaleh7948 Před 2 lety

    Think you my dier teacher I an 18 lot 🤗😍😍😍🤗

  • @waliidabdisamow8608
    @waliidabdisamow8608 Před 2 lety

    Masha allah allaha ku barakeeyo macalinow

  • @ridvvanxasan3679
    @ridvvanxasan3679 Před 2 lety

    I.a maclinkeyga qali allah ha ku barakeyo

  • @sihaamsihaam5464
    @sihaamsihaam5464 Před 2 lety

    BEST ADVICE😍mahadsanid macalinkeena dhiiragaliyaha 😍

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Před 2 lety

    Intaas baa kujiraa Thanks ustaad❤

  • @user-sr2ob4bu2k
    @user-sr2ob4bu2k Před 2 lety

    Thanks my pro

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Před 2 lety

    Alluhamma barik wllo

  • @mohamedsuleimanqambi7871

    Thanks pro 🙏🙏 💯💯

  • @muntahaahmad6970
    @muntahaahmad6970 Před 2 lety

    Mshalaah WOW WOW WOW WOW WOW WOW WOW wlaahi taasaana been aheyn 😘👌💖💖🤩🤩🤩🤗🤗🤗😘

  • @abdiyasoh1237
    @abdiyasoh1237 Před rokem

    noloshayda gaarka ah ayaad igu badashay wlhi hn ayoub❤❤

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Před 2 lety

    صلى الله عليه وسلم

  • @mahadmohamettaadan1929
    @mahadmohamettaadan1929 Před 2 lety +1

    M.a pro 🎊

  • @japouz77
    @japouz77 Před 2 lety +2

    Mahadsanid ustaad

  • @aminaabdi44
    @aminaabdi44 Před 2 lety

    Mash Allah walakeya

  • @nimcomaxamuud-fz5sr
    @nimcomaxamuud-fz5sr Před 11 měsíci

    Mansha allha ilahay caqliga haku barakeyo wllkay ayuub axmad

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 Před 2 lety

    ❤❤❤💯 Cizi iyo sharaf ayaad leedahay Runtiii Ustad Ayuub Noloshayda wax badan ayaa is ka badalay reason for u waxad noqotay jadwal sameeyaha runtaa ee noloshayda waana sabbta Aan malayiin yutubs ah kaaga doortay nolosha inta kuu dartay farxad iyo cafimaad ku dhamayso in shaa Allah❤💯🌹

  • @mohamedamiin5242
    @mohamedamiin5242 Před 2 lety +1

    waan kaa sugaynay nasiixooyinkan ustaad allaha ku barakeeyo

  • @gouledmouhoumed2483
    @gouledmouhoumed2483 Před 2 lety

    Macha allah ayub

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 Před rokem

    Mahadsanid teacher

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Před 2 lety +1

    عيدكم مبارك كل عام وانتم بخير 🥳🥳🥳🥳🥳🥳❤❤❤♥❤♥❤

  • @umumaxamed2149
    @umumaxamed2149 Před 2 lety

    Masha allah allah hakuu siyaadiyo waxbadan kaa faa idnay

  • @cabdiwaaxidaxmed6165
    @cabdiwaaxidaxmed6165 Před 2 lety

    Ayub Axmed legend noolow inta nolol jirto my bro ❤❤❤❤❤❤

  • @quenmaria9258
    @quenmaria9258 Před 2 lety

    Shukrn wallo

  • @ibrahimhassanhussein8604
    @ibrahimhassanhussein8604 Před 2 lety +1

    Ciid wanaagsan ustaad ayuub

  • @abdiqaadirjaamac
    @abdiqaadirjaamac Před rokem

    Allah Haku barakeeko zxp qaali waan kugu raacsanahey

  • @nimahassan6423
    @nimahassan6423 Před 2 lety

    Masha allah

  • @252soomali
    @252soomali Před 2 lety

    Mahadsand teacher 🚶‍♂️

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před 2 lety

    Mnsha allah

  • @choukridjama6961
    @choukridjama6961 Před 2 lety

    Merci ❤

  • @habsamegraphics6508
    @habsamegraphics6508 Před 2 lety

    My Mentor Alle Haku Sharfo❤

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h Před 2 lety

    Wad mahadsantahy Ayub Ahmed
    Ciidul Adxaa mubarak🦋❤🦋
    Sanadka kale Raxmaanku Nabad ha inagu GarsiiYo💜

  • @abdulqadirodoras1805
    @abdulqadirodoras1805 Před 2 lety

    Mahdsnid wll ilaahy ha kudhowro