gabayadii sayidka bye ex-xildhibaan axmed cabdixuseen(saakin)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 12. 2014
  • waxad kala socon karta cajaladaha hadhay waqti dhaw insha,lahu isla halkan.

Komentáře • 131

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před rokem +3

    Walee Daraawiish RAG Necbaa Gumaysigii ingiriiska .. waa arinka Ilaahay iyo Somali ku jeclaatay .. Allow noo barakee reerkaa Daraawiish Harti .. waa reer neceb Gumaysiga jecel somali dhulkooda u talisa .. Masha Allah

  • @lakafilmuqabilismacini7536

    ALLAH ha u naxarista sayid Muxamad cabdullahi xasan
    Nin aanan heli karin eray aan ku tilmaama ayuu ahaa wanaagiisa
    Ilaahoow u naxariisa in badan qabrigana u nuuri wanaag iyo khayr badan ayaan ugu marqaati kacaynaa😢😢😢

  • @mahmooddaud3956
    @mahmooddaud3956 Před 7 lety +20

    Alle ha naxariisto sayid Maxamad, wadaninimo aanay somalidu ilaa immika diyaar u ahayn fahamsanayna ayuu u halgamayay.... Ilaahay godka ha nuuro.

    • @heliodorberyl9558
      @heliodorberyl9558 Před 7 lety +3

      Mahmood Daud Soomaali Deeni waxbaa isku didee Illahay ha hishiisiiyo. Sayyid kaneh Alle ha u naxariisto 🙏🏽🇸🇴❤️

    • @emanmohameed5764
      @emanmohameed5764 Před 7 lety +1

      Mahmood Daud

    • @mohamedabdirahmaan7944
      @mohamedabdirahmaan7944 Před 7 lety

      Melanin Cushitic
      Aduu maala yacni nimadaada wuxuu ingiriis qorey ayaad leedahey waa sax waxey somali qorteyna waa khalad ayaad leedahey.

    • @hamdiyo8535
      @hamdiyo8535 Před 6 lety +1

      Melanin Cushitic isku so wada duub o waxad u jeeda sayidku waxba ma xoreyne tuug bu ahaa dadka gumaysanaya? Dhulbahante na waxba ma xorayne Isaq ba xoreyey?
      Tariikhdu isma qariso waynuna og nahay Sayidku inu dhib iyo dheefba geystay hase ahaate inta u ino qabtay an la xaqiri karin cidi ugu horeysey e garab istagtay inay dalka la xoreyana ay ahayd dhulbahante o marki hore e u Isaq u tegey ay diiden o dhahen wa nin waalan o xata ay jajusen lkn marki danbe e u dhulbahante u tegey ay so dhoweyen e u ciidan as astay ay kuso biiren rag qiima leh o Isaq ah o xornimada u dhimanaya isla markaana sida halganku ku bilawday.
      Umada beenta ad u shegayso ka daa hadan Sayidku jiri lahayn xornimo lama heleene koley nin kasto xil qaada dhib wu sameya lkn hadi usan isagu jiri lahayn maanta maxaynu ahaan lahayn? Qofka libintisa lama xaqiro dhanka xumaanta keliya lama fiiriyo

    • @daahiryare463
      @daahiryare463 Před 5 lety

      melanin Cushitic Darawiish soomaali oo dhan ba ku dhanayd oo qabiil ka maqna ma jirin Ninkii ugu sareeyay ee marka ay ingiriisku uso diraan waraaq u fasiri jiray waxuu aha nin isaaq ah sidoo kale qabiiladii ladagaalamayay sayidka waxay ahayeen qabaa'ilada soomaalida oo idil oo qabiilka uu ka dhashay ee ogaden ayaaba ugu dara oo uu si xun u baaba'shay marka Cid kasta oo kahor timaada sayidku wa karbaashi jiray isagoon u eegi jirin cida ay yihiin
      waxaad kaloo sayidka gabayadiisa ka fahmi karta sida uu u jecla in soomaali midowdo ooy halganka taageeraan isago gabayadiisa ku sharaxaya in aan qoys soomaali ah laweerarin 12-bilood oo loo caqli celiyo lana wacdiyo laguna yidhaahdo war nimanyahow nadaaya halgankaanaga waxuu ku wajahanyahay gaalo kadib marku ka quustayna u kala baxshay gaalo iyo gaalo raacyo
      mida kale aan su'aal ku waydiiye ma waxay kula tahay nin xoola-doon budhcad ah in maalin kabadan uu ku noolaan karay dhul aan shakhsi qoyskiisa ah daganayn mase kula tahay in nin maafiya ah oo soomaali dhaca ay diyaarado ku weerari lahaayeen mase ogtahay in Sayidka uu ingiriis u balanqaaday malaayiin xoolo nool iyo mood ah si uu halganka u joojiyo oo uu ka diiday
      intaas oo marxaladood markaad qiimayso waxa kuso baxaysa shakhsiyada Sayidka adigoon idaja iyo owjaamac midna eedayn

  • @abdirashidibrahim8412
    @abdirashidibrahim8412 Před 7 lety +5

    Allah ha unaxaristo sayid mohamed abdulle hassan wuxu ahaa halyay somaliyeed oo fahansana dhagarta iyo hagar damada kufriga waana wax somalida ka dahsona xiligas aqoon yahan geesiya garasho dheer buu ahaa dabcan qofka bini aadamka dhaliil waa yelankara lkn somalida Manta joogta magaran karan qiimaha halgamaga

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 4 lety +2

    Allah ha unaxriito qariga Allah ha nuuro isagah iyo mujaahidenta lasocotay

  • @ashaabdi176
    @ashaabdi176 Před 7 lety +5

    Amin Amin Amin AllAhA u naxaristo seyid Mahmed Abdul xasan

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 6 lety +14

    hero somalia and africa

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 Před 5 lety +3

    Alle ha u naxariisto wallee waan jeclahay DARAWISHTA iyo Sayidka

  • @user-ec4yr1dl4g
    @user-ec4yr1dl4g Před 7 lety +17

    Amiiin allaaahaywo soomali qalbigoda iskusoduub amiin

  • @user-ol6pw4zy7i
    @user-ol6pw4zy7i Před 10 měsíci

    Aniga iyo dhamaan ehladeyda ilaahay wadadooda haina mariyo aamiin

  • @nugaalgodan7125
    @nugaalgodan7125 Před 7 lety +4

    allaha ha unxariisto siyaadka iyo maqawirti la socaday #Darawiish hana aqbaalo

  • @xubixarago7494
    @xubixarago7494 Před 7 lety +2

    mansha'alah ilahay janatul fardowsa ogu bisharee ya rabi raxman

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 Před 7 lety +2

    masha Allah mamulahaygii dugsiga hoose macalin jaamac school ader axmed saakin abdi xuseen Alle haku xifdiyo

    • @haadroon
      @haadroon Před 5 lety

      sheekha qabiilkiinaa xasiday

  • @bonez8246
    @bonez8246 Před 6 lety +5

    Sayid Mohammed was brave man wise man a somali hero we will never forget his legacy.!

  • @hassanabdi2772
    @hassanabdi2772 Před 7 lety +26

    allow ku naxariiso sayid mohamed

    • @reemabdelhady5110
      @reemabdelhady5110 Před 5 lety +1

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، اخي العزيز ابن الصومال... هل يمكنك كتابة ترجمه لهذه المادةالتاريخيه عن هذا المجاهد الكبير... نحن اخوتكم في مصر نحبكم كثيرا في الله.. وجدي رحمه الله الداعيه الإسلامي العالم الازهري الكبير/الشيخ عبدالحليم بدير المصري ذهب إلى بلادكم في القرن الماضي وأصلح بين فئتين متخاصمين من الصو ماليين لاختلاف في بعض فروع العقيده الاسلاميه وقد وفقه الله فاصلح بينهم.. وقد كان صديقا للشاعر على أحمد باكثير... فهل يوجد عندكم الان ممن يدونون التاريخ علم بهذه الحادثه.... تحياتي لكم. ولاهل الصومال الاحرار.

    • @samimohamed979
      @samimohamed979 Před 5 lety

      وعليكم السلام اخي السلام الله عليكم يا إخواننا المصريون (ولله اخي هدا شيخ اليد دكرته كبارنا يعرفون ولكن ماتو الان صومال ليس عندهم آلات حد يثه مثل الكامره ولدا اخي ليس عندنا تاريخ كثيره
      والسلام عليكم اخي

    • @samimohamed979
      @samimohamed979 Před 5 lety

      سيد محمد عبد لي حسن) هدا رحل اخي هو )
      شاعر

  • @hamdiyo8535
    @hamdiyo8535 Před 6 lety +1

    Ilahay ha u naxariisto Sayidka midhihi u noga tegey waanu khasarinaye

  • @candixkiinxasan9203
    @candixkiinxasan9203 Před 7 lety +3

    alla ha unaxiirta wanaag iyo xumaanba buu lahaa

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd Před 7 lety +2

    alle haw naxariis to sayid maxamed cabdille xasan iyo ismacil mire

  • @bashaarmaxamuud2312
    @bashaarmaxamuud2312 Před 6 lety +2

    Ilaahay haw naxariisto sayidka 🇸🇴❤

  • @mahamedducaysane2846
    @mahamedducaysane2846 Před 6 lety +1

    Alaha unaxariisto sayidka waa wadani mujaahid ah

  • @totimoti1239
    @totimoti1239 Před 7 lety +7

    ilahyow unxariiso aammin

  • @midnimoqarankhaliil9340
    @midnimoqarankhaliil9340 Před 6 lety +1

    Allah ha unaxariisto sayidka wuxuu ahaa halyey soomaaliyeed lakiin inaga manta waxaanahsy daba dhilif maraka ilaahey wadani hanaga wada dhigo

  • @hamdiabshirjamc8610
    @hamdiabshirjamc8610 Před 3 lety

    Halyeey gii dalkeena usoo halgamy allaha u naxariisto horumarkuu gaarsiiyay dalkeenaan wali hooskiisa harsaneenaa nabad baa naas la nuuga leh nbdi noogma horyn sayidka allha ku mhdsan

  • @shirwachassanafrah6809
    @shirwachassanafrah6809 Před 7 lety +5

    alloow kuu naxariisto waxaad moodaaa inuu xaalka maanta jiro ka hadlaayo

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 Před 7 lety +12

    sorry sayid. we got it but we didn't take advantage of freedom.

    • @jamalsahil1
      @jamalsahil1 Před 5 lety +1

      The greatest Somali Freedomite fighter and. A true Muslim mujahedeen

  • @adanali766
    @adanali766 Před 6 lety +1

    Ilaah haunaxariisto sayidka

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 Před 6 lety +2

    guul mujaahidiintii snm iyo daraawiish

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Před 2 lety

      Daraawiish un baa mujaahid ah
      Wayo Gaalo bey la Dagaalamayeen
      Snm xage mujaahidiin ku noqdeen
      Mise erayga mujaahid baadan aqoon u laheyn
      Mujaahid waxa la dhaha mrkaad la dirireysid Gaalo
      Mahadsanid

  • @thetruthSL
    @thetruthSL Před 4 lety +2

    We need to translate these Somali historical gems in English for the *Western journalist.*

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 Před 4 lety

      There is book in Oxford library transactions reference book brother

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 Před 3 lety

      Yes indeed. This history makes me cry. Saying hi from Borama.

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 Před 7 lety +4

    ilahy unaxariisto Somali hero

  • @farahmohamed1814
    @farahmohamed1814 Před 5 lety +1

    Hero Somalia geesi dharwiishte dheh

  • @totimoti1239
    @totimoti1239 Před 7 lety +3

    ilahyow unaxariiso abe maxamed siyaad barre

  • @abdiraximhaldeeqyare2835
    @abdiraximhaldeeqyare2835 Před 7 lety +2

    halyeey somaliyeeed Alaw kuu naxariiso

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 Před 3 lety +2

    Somali Halkay ka dagalantay dalkeda in la boobo ama ay Guno ka qaatan iyo Raga maanta kenya iyo imaarada carbeed ilmahayaga ku gumaystaan balse somali way taqaan sida ay uga aarsato gaalkan qadhmuuna cag waligii soo dhigimaayo

  • @salahabdi4179
    @salahabdi4179 Před 7 lety +4

    King of Worldofpeace=

  • @maxamedxareed7595
    @maxamedxareed7595 Před 5 lety +2

    War nimanku cuqdad badanaa buug baa mid ka qoray waa dhowayd

  • @asadbare4710
    @asadbare4710 Před 7 lety +1

    illahoow unaxariiso sayayiid abdille xassan

  • @muniiryare4839
    @muniiryare4839 Před rokem

    Alehawnaxaristosayidka

  • @maxamedmohammudaliomer3756
    @maxamedmohammudaliomer3756 Před 8 lety +14

    halgammaa somaliyeed buu ahaa seyidku

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 Před 9 měsíci

    Geesi Somali aan Wileed kadhalan kana dhalan doonin
    Ingiriis adoobku haysta ayuu meel saaray

  • @shukriabdibare5368
    @shukriabdibare5368 Před 3 lety +1

    Allaha unaxaristo awawgay

  • @candixkiinxasan9203
    @candixkiinxasan9203 Před 7 lety +4

    ilaahow u danbidhaaf adaa qafuuree

  • @hasanmohamed1346
    @hasanmohamed1346 Před 7 lety +1

    very good

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Před 4 lety +1

    Aun sayid Iyo Daraawishtii

  • @adanali766
    @adanali766 Před 6 lety +2

    المجاهدسيدمحمدعبدلى حسن اللهم ارحمه وأدخله الفردوس الأعلى.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety

    sayidka iyo godane wa isku mid labadabda somali bay layaan labadaba way gaabyaaan

  • @chuaibtvchannel5361
    @chuaibtvchannel5361 Před 5 lety +1

    Darwiish

  • @abdifatahosman9120
    @abdifatahosman9120 Před 4 lety +1

    Boqol.sano ka.hor sayid wuxu shegay manta dimid

  • @abdiqaninuur2593
    @abdiqaninuur2593 Před 8 lety +3

    sanad wacan ayuu dhashay sayidku alle hawnaxariisto

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety

    darawiish uma maleeyo inay muslimba ahayen 10kun oo somali oo harti ah ayay dileen caruuro ayay laayeen dumarkii daroodka qaar bay badhida ka jareen warsangeli iyo majeerten bay laayeen hadaba been ha isugu sheekayn aniga agtayda cabdule xasan wuxu ka daran yahay godane iyo alshabab wayo wuxu laayaay masakiin waxna galaabsan waxaa jira dad berigaas intu reerahoodi laayay ilamahoodii badh ka lumay ila hadaana la garayn meel jaan iyo cidhib dhigeen ilahay wuxu igu og yahay inan arkay reer ay sas ku dhacday warsangeli wuu xaaqay ma lib bay ku noqon nin dilay 10 kun oo somali ah ilahay adana wa kula soo sari waayo qofka aad jecelato in ilahay kula soo sarayo wuu noo sheegay ha ku cadaab mudan faanka beentana ilahay waa noo sheegay in lagu cadab muto
    waxas odhan wax kale aan ku sheego beesha bah geri maha aha cida loo maaleeyo maarki la eegay dna gooda taasna maxad odhan hadhow

  • @abwaanmohadaud1152
    @abwaanmohadaud1152 Před rokem

    ahmed saakin🤚

  • @abdullahimohamed9249
    @abdullahimohamed9249 Před 4 lety

    Anagoo taleex naal jihaad taladi soo qaadnay 38:41

  • @jamadfayr5505
    @jamadfayr5505 Před rokem

    9

  • @cabdixabiib3995
    @cabdixabiib3995 Před 7 lety

    gabiley bos plese if u are nt understanding why lying my friend darwish state lost they lost bcoze many cristians come to fight them and there for coze of father sayid mahamed abdille xassan our fathers cme to fight cristians and defeat them

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety

    gaaladii u horaysay waxaa keenay wadanka wa majeerten oo talyani wax la soo saxeeday marki somlidii odhana ku daydeen qabiiladoodii isaaaq waa diiday wuxu yidhi santan ku saxeex inaan dhulka leeyahay inaanad ciidan keenin gabdhada maarkay uuraysto kuma dhali karto somali isaaaq baa ka xora ila hada intii kale wa la haystayaal la wada haysto
    culimadi wadanka u dhimatay sheekh bashiir baa taahay isaaqa watay ka biqi waayeen meeshii africa lagu qaybinayay watii faraah omar yidhi dalkayga iyo dadkayga ka yar wax la qaybiyo
    aan kugu celiyo taaruuukhda waxa ku caad in majeerten iyo hawiye iyo beelo kale somali ah lacag ku qaateen gaaldii ay heshiiska la galeen isaaaq waa diiday lacagtaas sidasi darteed manta iyaga ka xora somalidii kuwii kale waa iibsaden dhulkoodii
    nebigeena scw wuxu sheegay in ninka cayaay reerkiisa uu gaarac yahay

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 Před 3 měsíci

      Soomaalida waxay ku maahmaahda
      ( nin is faanshay waa ri isnuugtay )

  • @huhahodho9479
    @huhahodho9479 Před 4 lety

    Filimaan

  • @abdisamadsaiid5863
    @abdisamadsaiid5863 Před 4 lety

    greate gobay

  • @maxamudkoosaar3685
    @maxamudkoosaar3685 Před 7 lety

    HADII AAD SOSHAL MIDIYAHA WAX SOO DHIGAYSO FADLAN WAX HUFAN OO DHAX AH SOO GALI,, HA AFLAGAADAYN DAD AAN GAYIN ERAYADA QAAR:::: MAHADSANID

  • @adamwardheere1407
    @adamwardheere1407 Před 5 lety

    soomalidu muslim run ah maaha beenb baaqd sheegtay

  • @maxamedxareed7595
    @maxamedxareed7595 Před 5 lety +2

    Ani ma ahi ogaadeen laakiin nimanka haybtooda la isku hayo ee isaaq oo aan nasab ahayn maahee wax soomaali ku dhagan ma arag sayidka mujaahid muwaadhin buu ahaa waqti dhulkeena gaalo ku socoto la dirirayey ani awoowayeshay nin ciidankisa bu ka mid ahaa oo ku dhintay labbo ciidankiisa dilay ciilna uma qabno waa laga gardarnaa ninkaaz cadaw jabiyuu soomalida hadii nabi laga soo saari lahaa waa mucaaradi lahaayeen

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +1

      Viva Isaaq

    • @abdiwayel2108
      @abdiwayel2108 Před 3 lety

      @@mahamedaden7237 langaaab waligii ciiil kama boxo ila hada sidi ayaad thiiin

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety

      @@abdiwayel2108 Daaroodka qaar ayaa midgaha lagu masaalaa

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety

      @@abdiwayel2108 Waa lagu digtaa ruux haduu kuu darnaan jirey bal dayaay wadaadkii wakaa sidii dabayshadaye

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +1

      @@abdiwayel2108 Inaan Gumeed Inan Gumeed dhaley uma xumid ina daba jilicow

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 Před 7 lety +2

    Time: 10.30 Gafuura Xun, Suu Eebe U Raciyey Guuldaro Xun"... 😂 hahaha bloody Saint ... 100yrs later , And he is better than DefJam. ..

  • @jaama20
    @jaama20 Před 5 lety +1

    hooyadaa ayuu sayid u ahaa , eyga uurka weynaa aakhiraanu u dirnay , tuug buu ahaa waxad ku amaanaysaan waa qabyaalad. weligiina ma gabyi jirin . waa iska been walaa Gudban ayuu tiriyay walaa Dardaaran, waa iska khuraafaat

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 Před 5 lety

      jaama20 caqligaagu waa sidee
      Ma snm baad tahay

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 Před 5 lety

      @@ragemsaid8697 mye wakii Hooyada Futada u qooyay

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 Před 4 lety

      Nio cuqdada iska daa Waxba ku odhan maayo Wllky qaldamey baa tahaye
      Sayidku somali iska daaya
      Gaalkuu la dirirayey baa qiray wuxuu ahaaye
      Gabeyna nin kusoo dhaw ma jiro mid la martabo ah iska daaye
      Mujaahidka ka xishoo nio

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 lety +1

    ninkan cabdule xasan 10 kun oo harti ah buu layaay lakiin somalidu ka laaya ayay jecel yihiin war ninkan wuxu aha alshabaab oo kale godone ma talao loo dhisaya hada cabdule xasan taalo lo dhisay masakiin adeer dadkan waxay layaen wa somalida intuu laayaay somalidi ayauu ka dul gabayay maydkoodii war beenta iyo huuhaada iska daya ilahay ka baqa faan jacayl naarta ha u gelina sidi shaydanke

    • @abdiwayel2108
      @abdiwayel2108 Před 3 lety +1

      Waligiiinba gaaalka idin saarna hadeey damiir leeeyhiin ragiiinu waxey ka dhiiidhin lahayeeee gumeysiga dhalan rogey eey uu niikin jireeen

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Před 3 lety +1

      abdi weyel ragi daroood ee gumaysiga keenay wadanka ee liraha dhafsaday wadankooda ragii isaaqana way diiden lacag waxay yidhahdeen dhulka aniga leh ku dhali maysid hada dhimto laguugma aasayo walahay oo bilahay taas baa inoo kal qoran marjeerten wuxu keenay talayani isagana liraha qatay reerahii somalida oo kale way ku dayden ka dib isaaqa ayaa diiday oo saanta geela kaga saxeeray inau ku dhalin somaliland maha wadan la gumaystay tariikhdana kama so helaysid somaliland oo la gumaystay ama laga gacan sareeyey hadaba dhulbabahnte dhulkooda wixi ka dagalamayay waxay ahayen isaaq marki odaygi umadii darood laayaay bay ka dareereen qaar badan markasuu baroortay oo caararay sababta loo laayaayna waxay ahayd geel buu xaday galada aad leedahy idinka caaray magaca ilahay idinka raacay maha anaga soo baro tariikhda somalida isaaq wuxu difacayay dhulka dhulbahnte wuxu difacay oo lacagtood aku qoran yahay dhulka ciise wuxu difaacay yemen marki ingriis weeraray wuxu galay labadii dagaal aduunka wuxu la shaqeyeey cusmaniinti isaaaq wuxu diifacay somalida laba goor xiligii ahmed guray iyo xiligi 77 weliga ma aragtay isaaq oo la difaacayo wa maya dhulbahantaha aad sheegayso darawiishta dhamaysay iyago berigaas aha dhowr midh waxana qorin waxna akhriyin sida ku tala book mad mulah ee la qoray maskaxda ka danabaysa waxan odhan wa xaaji suudi buu yidhi ingiriis isaga wax qora waxana akhriya marka dhulbahnte iyaga anau difacaynay anaga nama difacin anagu geesiyo ayaanu nahay idinkoo kale ma nihin mantana anaga dunida wax ka ah idinka waataa aad gebigiinaba baabaysan qaxoontiga aduunka tihin ceebtiina laga yaabay somali dabo xun isaaq baa wax dhigi jiray adooma noqteen hada awelna ahayden

  • @HH-yh3ri
    @HH-yh3ri Před 7 lety +3

    ina cabdulla xasan iyo ina godanihii al shabaab isku nooc bay ahaayeen

    • @ridwaancabdilahi1942
      @ridwaancabdilahi1942 Před 5 lety +2

      Ale haunxristo sayidka halyay jira

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 Před 5 lety

      Ridwaan Cabdilahi kan waa dameer
      Jawab am mutaysto

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 4 lety

      H H ......iska hadal ma fiicno

    • @yusufmohamed6446
      @yusufmohamed6446 Před 4 lety

      Iidoor inaad tahay baad noo sheegtay hada cid aad wax yeeshay ma jirto
      Iidoor wagaashiyo kufriga wacad allaw yaale waa niman walaalo ah Ilaa waaga Aakhiro e
      Saameynta Aayatullah Sayid mohamed abdulle hasan
      Inta qof somali ah dunidan joogo way jiraysaa
      Meel walbo Maamuus iyo taalo ayaa uga taagan
      Iidoor se inaad kabo qaad gaal tahaa kuugu taal
      Allihii aan iidoor iga dhigin baa Mahad leh

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 Před 3 lety +1

      @@ridwaancabdilahi1942 Ilahay haw naxariisto Ina Godane

  • @candixkiinxasan9203
    @candixkiinxasan9203 Před 7 lety +1

    waxa fiican in lasaxo taariikhda daraawiish iyo waxay ahaayeen iyo wuxuu ahaa ina cabdille xasan inuu sheekh ahaa iyo inuu shaydaan ahaa markaad baadho taariikhdiisa iyo dhaqankiisa inuu ahaa nin diinta ku xadgudbey sida guurka iyo dhaca umada islaamka taasuu caydhiyey beelo badanoo soomaaliya sida ogaadeen,majeerteen,qayb ka mida isaaqa bariga taga iyo warsangali beesha raacdeyna ay dhulbahante oo ah bilaa mabda'a oo raaca maalin mid.
    runtii sayid maxamed wuxuu ahaa nin galigii talisaa tusaale ahaan markaad baadhid taariikhdiisa oo aanad ku koobnaan buunbuuninta qabyaaladaysan ee ay buunbuuniyaa nimanka ay ka midyihiin idaajaa iyo sheekh jaamac cumar ciise.
    waa run inuu ahaa abwaan ka tagay siiba ku xeeldheeraa amaanta fardaha oo uu ahaa abwaanka ugu horeeya kamid ahaana 7iyo 8 ugugu horeeya suugaanta soomaaliyeed ahaana ku qaniya suugaantaanta.
    markale markii daraawiish laga kiciyay taleex ee ay tageen carro ogaadeen ee uu qasab ku daraawiisheeyay ogaadeenkii halkaa joogay ee kamid ahaa abwaankii murtida badnaa aun qamaan bulxan. sheekaa dhexmartay sayid maxamed iyo ogaadeen oo uu waydiiyay nimankii ogaadeen naan ugu badan cida dabadeedna laga barni oo ahayd gabadhii qamaan markaa uu ku qamaan keen gabadha waadigii gaalaloobe dabadeedna qamaan argagaxay ee ku yidhi sayidii imika nin darwiishaan ahay markaasuu ku yidhi horta keen dabadeen qamaan utiriyay maanso isagoo ku andacoonaya inay xanuunsanayso dabadeedna habeenkii kabaxsaday sayidkiina ay soo gaadheen colkii hagoogane oo ahayd maalintii ugu arag dambeysay soomaali oona lagu dhaawacay dagaalka markaa sayidka waa lagu yaqaanay dumarka badan iyo dhaqankaas xun isagoo gaadhay ilaa30 dumara qaarbadana furay
    markaa sayidkii ilaahay ga u danbi dhaafo

    • @cabdikarinadam3493
      @cabdikarinadam3493  Před 7 lety +1

      hadal nin wayn kumad hadlin , allah ha unaxriisto all mujahid sayid muhamed abdulle hassan.

    • @cabdikarinadam3493
      @cabdikarinadam3493  Před 7 lety

      hadal nin wayn kumad hadlin , allah ha unaxriisto all mujahid sayid muhamed abdulle hassan.

    • @cabdikarinadam3493
      @cabdikarinadam3493  Před 7 lety

      hadal nin wayn kumad hadlin , allah ha unaxriisto all mujahid sayid muhamed abdulle hassan.

    • @cabdikarinadam3493
      @cabdikarinadam3493  Před 7 lety

      hadal nin wayn kumad hadlin , allah ha unaxriisto all mujahid sayid muhamed abdulle hassan.

    • @cabdikarinadam3493
      @cabdikarinadam3493  Před 7 lety

      hadal nin wayn kumad hadlin , allah ha unaxriisto all mujahid sayid muhamed abdulle hassan.