Gabaygii Gudban Gaalo Leged "Sayid Maxamed"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • 1957 ayuu Aw jaamac cumar Ciise gabaygan ka qoray Garaad soofe Durraan
    Waxaa ku luuqaynaya Awdaahir Af Qarshe

Komentáře • 452

  • @calanbile
    @calanbile Před 5 lety +27

    Walee aabihii iyo hoyadiiba allaha u raxmado isaga iyo iyagaba waxan ka marag kacayaa in ay wiil dhaleen gabadha wiilkaa laga dhalay tolkeedu waa dadka ugu gobsan Soomaalida walaahi baanan garaneynina

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 Před 4 lety

      Hooyayadii waxay ahayd Dhulbahante isaguna waa ogaadeen bah geri wuxuu kudhashay Buuhoodle meel udhaw oo layiraahdo baliga sacmadeeq.

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      Waaaa Dhulbahante hooyadiiis iyo ayeeydiis xataa caro Dhulbahante buu ka dhashay

    • @user-yt1rj5pm9t
      @user-yt1rj5pm9t Před 2 lety +1

      Soomaalidoo dhami waa gob wllo

  • @faisalbile6313
    @faisalbile6313 Před 4 lety +32

    ❤MA GARAYSNI GAALADU INAY LIBIN LA GUURAANE❤
    waa qaacidada halgamaa kasta oo muslim ah🇸🇴❤

  • @use_996
    @use_996 Před 5 lety +88

    Yaaaaa rabbi ada abuuray sayid maxamed... yaa rabbi isago kale..o badan naga sosaar🤲🤲🤲🤲🤲

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 5 lety +29

    Geesi Soomaliyeed buu ahaaye ilahay Qabriga haku janeeyo sayyid Mohammed Abdulle Hassan

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 Před 5 lety +27

    Galiilyoodayeey cadho miyay gubatay labtayduH......
    Gogoshii la ii dhigay miyan gaydh la qaban wayay.....
    Waxaan ahay dhashii darawishta rabiH janadiiH haka waraabiyo aabe .....✌❤

    • @abdinurhassan3729
      @abdinurhassan3729 Před 5 lety +1

      Daraawish ma wada aheyn dhulbahante oo dhan kuwa badan baa kasoo horjeedey lkn dadku libinta waa jecel yihin bro.

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 Před 5 lety +2

      @@abdinurhassan3729 anigu dhulbahante ma ihi lkn waa reer abtiyashay ...
      Dhulbahante suu u badnaana duubkaas cad ayuu xidhtay midh midh
      Uu cali dhuux aadan ka mid yahay moyaneH...

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 Před 4 lety +26

    Ma Garaysni Gaaladu Inay Libin la Guuraane 😭😭😭😭 allow kuu naxariiso

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 Před 2 lety +5

    Ragii Goobtaas ku la.dahay e u sayidka u barooortay o u Tuducyada qaar ku sheeG waxa ka mida
    Xasan axmed mire xasan Gaaguf
    Xeyd aadan galeydh
    Xirsi waal maxamuud canshuur
    Aw aadan seydh
    Iyo xaaji maxamuud dhari
    Sido kale waxa mida aha ragii u sida gaarka u ugu baroortay uguna Murugooday
    Beeynax aadan galeydh o sadex wiil u dhalay gooobtaas kaga baxday
    Muuse jaamac maxamed muuse taagane o isna afar wiil u dhalay halka lagaga dilay Dagaalkaas
    Allah u wada naxariiso Ragaaas iyo Hogaamiyahoodi Geysiga aha e Sayid mohamed aaamin

    • @user-yt1rj5pm9t
      @user-yt1rj5pm9t Před 2 lety +1

      Waad ku mahadsantahay taariikhdaa aad inoo faaiidaysay sxb

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 Před 4 lety +36

    Cismaan iyo waxaan gaadaya Gabanadiisiye
    Majeertenka kale inaan ku gudo wayga garanuuge
    Garacyada Bahdira haatanaa guuto loo wiciye
    😂Sayiddiii waxba nooma Reeban😃 3:15
    Allaah Yarxamuk🇸🇴

    • @saedali2986
      @saedali2986 Před 3 lety

      Maxamed shakaal yaa zoool maalak

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 3 lety +1

      @@saedali2986 hhhh al proff al xikmaawi siciid Waagii aan Baxri Commentyadaan ku bixin jiray isoo xasuusisay proff 😂🤦‍♂️

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před 3 lety

      War Cismaaan ymaxamuudow odaygu idinkama xishoon iska dulqaata 😂😂😂😂

    • @mohamedAlnuur33
      @mohamedAlnuur33 Před rokem +1

      Godobtaydu way wada jirtaa goonyohoo idile
      Gashi nimaan kuleeyahayna waan daba gelaayaaye
      Nin ganaanayaan ahoon gabanna dhaafayne
      Geyigoo dhan waxaan rabaa inaa gumeeyaa
      .... war libaax wadaadku waa caraysnaa markaa AUN

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před rokem

      @@mohamedAlnuur33 kkkk Wuu na kala gaabiyay

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Před 5 lety +16

    Waddani wakhtigiisa ka horreeyey buu ahaa. Xaq u dirir ka danqaday gaaleynta iyo duulaanka dalka iyo dadka ayuu ka danqaday. Alloow u naxariiso oo firdowsa gee.

  • @ninkauguildheerbaadadkaugu9019

    walahay sayidku wuxuu boqolsano ka hor shegay ayaa manta tagan in indher garadabuu ahaa alle haw naxariisto aamiin aaa

  • @engbudliye6116
    @engbudliye6116 Před rokem +3

    Nabi maxamed SCW gadaashii adduun wagaas sayid maxamed cabdulle xassan buu joogis lahaa 🎤 ar iga hooya 🫡

  • @gamadiid1989
    @gamadiid1989 Před 4 lety +11

    Qabridaharre,dhagaxbuur,nugaal,beri iyo burco intaba inuu duulaan ku qaado ayuu rabaa alloow kuu naxariiso halyeey wax magarato heshay ayuu ahaa

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 Před rokem +5

    Allow kuu naxariiso sayid maxamed cabdile xasan geesi 2023 daawanayaa 😭

  • @zamzamsharafindhadeero7319
    @zamzamsharafindhadeero7319 Před 6 lety +37

    Illaahow unaxariiso geesigaas
    Waxanjeclaa in aan waagaas dunida imaado balse illaahay maorag soomaali oorogmataan soogaaray😢😢😢😢

  • @ayansaid1175
    @ayansaid1175 Před 4 lety +3

    Ebow waxa nala gaday diinta soo gala mujaahid sayid maxamed abdule hasan rabi ha u naxaristo

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 Před 5 lety +87

    Haduu Sayd Mohamed Abdulle Hassan ka dhalan lahayn dad aan Somali aheyn taarikhdiisa sacad walba waa la xusi lahaa. Nin la qiima ah kama dhalan laga bilaabo qarniga 19 ila hadda

    • @sadiqmohamudali934
      @sadiqmohamudali934 Před 5 lety +5

      runtaa

    • @SPharaoh
      @SPharaoh Před 5 lety +3

      ahmed abdiisse
      Sax, kuwii cuqdiga qabay iyo inan gumeed yadii gaalada gumeysiga ahaa korkooda ku qaadi jiray wali Weey nool yihiin. Waxaa tilmaamaaya gabayga
      NAAQUSNIMO.

    • @duriyadiisayidnuur9735
      @duriyadiisayidnuur9735 Před 5 lety +3

      xaqiiqo

    • @axmedjibaax782
      @axmedjibaax782 Před 5 lety +3

      sayidku alla ha naxariistee wuxuu ahaa geesi soomaaaliyeed oo gaalada wado iska mariyey

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 5 lety +2

      Mashallah runta ka hadashay

  • @asadlionish
    @asadlionish Před 5 lety +8

    Allah u naxariisto Sayid Maxamed iyo Aw daahir Afqarshe.

  • @Naxariiso
    @Naxariiso Před 5 lety +15

    Ilaahoow ku naxariisto sayid Mohamed abdulle xassan

  • @user-ct4nh9sv5m
    @user-ct4nh9sv5m Před 5 lety +8

    Somali waa somalidii hore allah ha u naxariisto saydkii somalida ayo ahaaye

  • @cm4221
    @cm4221 Před 5 lety +7

    allaah subxaanahu watacaalaa haunaxariisto sayid muxamed , ninkasto geesinimo isku ogow intii sayidku diinta& dad & dal & uqabtay adna uqabo , ogeesi nimadaada ku andac diinta iyo dadka iyo dalka , gabadh kasto geesiyad ahna diinta iyo dadka iyo dalka haku anfacdo ,
    "sikasto diinta iyo dadka iyo dalka waxlogu qaban karo halogu qabto

  • @gureyyuusufziyech4534
    @gureyyuusufziyech4534 Před 6 lety +24

    Illahow unaxariiso
    Halgankiisii mid lamid illahaw dhalinta aan kaamid waafaji

  • @jabrilmalow600
    @jabrilmalow600 Před 5 lety +8

    Masha Allah. Allah Subxaana watacaalaa ha u naxariisto aamiin.

  • @xalimoabdisiyad7879
    @xalimoabdisiyad7879 Před 4 lety +5

    Wadani dhabah seed xasan cabdule cariif aloow kuu naxariiso aamin dhaha soomaaliyeey amin

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Před 4 lety +6

    Cudurka faafa ee qabyaalada la yidhaahdaa sida uu Soomaali u dishooday waxa iigu filnaa ka inta uu studio fadhiistay, ee uu yidhi waxa aan ka faaloonaayaa gabyaaga waaweyn ee Soomaaliyeed Sayid Maxamed Cabdille Xassan ku soo dari-waayay. Illaahay ha u naxariisto marxuumka dad jira ayaanu ka dhalan'e.

  • @xasanaxmedjaamac7184
    @xasanaxmedjaamac7184 Před 5 lety +38

    Sayidku
    Wuxuu ahaa nin ka horeeya xiligaa dadkii la #noolaa

  • @lakafilmuqabilismacini7536

    Sayid Muxamad cabdullahi xasan ALLAH in badan ha kuu naxariista janadiisa hakugu maamuusa wanaag iyo gobonima ayaan marqaati kaaga nahay Aduun iyo aakhiraba😂😂😂

  • @cabdirisaaqxikmaawi5078
    @cabdirisaaqxikmaawi5078 Před 5 lety +27

    Ma.garaysni gaaladu
    Inay libin la guuraane
    Eeboow nin goba'baanahoo
    Guni rifaysaaye
    Eeboow anaa kaga garlehe
    Guusha hayseejin))))
    Alaaya cisak sayid mxamed lipah lipah dhalay
    Buu ahayeeye
    Alle how naxariisto

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Před 5 lety +19

    jaale sayid maxamed cabdula xasan alow kuu naxariiso🇸🇴

  • @khalidyare02baaji90
    @khalidyare02baaji90 Před 6 lety +23

    Allaahow unaxariiso geesiga

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 Před 4 lety +4

    Abwaan Careeys Ciise intuu yiri dib u akhri intaa dhamaan waa waa dhaqan soo yaal Somali iska daaya waa umad tariikh badan leh

  • @kalthumxusein2122
    @kalthumxusein2122 Před 3 lety +6

    بطل وشجاع الصومالي يجتمع بكل صفات حسن
    الله يرحمه رحمة واسعه

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety +6

    Allaha u naxariisto sayid maxmed
    Waxa jabiyey kuwii gaalada jajuuska u ahaa.

  • @abshirabdilaahi2486
    @abshirabdilaahi2486 Před 5 lety +9

    مجاهد رئيس شاعر عبقري رجل جمعت فيه خصال الخير كلها يا رب العالمين إرحمه

    • @yucubyabohb7rco842
      @yucubyabohb7rco842 Před 5 lety

      يشتم قباءل والاشخاص خارجا عن الخصال الطيبة هدا حقد كبير جدا

    • @kaphone6702
      @kaphone6702 Před 4 lety +1

      abshir Abdilaahi ‏ما شاء الله الله يرحمها الله يرحمها الله يرحمها يعني عندها عقل كثير عقلي

    • @kaphone6702
      @kaphone6702 Před 4 lety

      Yucub you do not understand so you do not understand what’s going on you don’t know him he is above hundred years everybody

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 5 měsíci +1

    Saiyid maxamad iyo darawash illahay janadi fardowso ha ka warabiyo

  • @abdifitahyusufismail39
    @abdifitahyusufismail39 Před 5 lety +14

    Allah ha u naxariisto geesiga

  • @abdirizackbuullale603
    @abdirizackbuullale603 Před 5 lety +5

    Gabay waxaa saldhig satex arin.
    1. In uu ugoodiyo reerihii u soo raacay galadda.
    2. In uu u halaanhalo dadkiise qalbigana u qaboo Biyo.
    3. In uu Allah baryo si uu guul u siiyo.

    • @jaama20
      @jaama20 Před 3 lety

      oo talyaanigu watay iyo xabashida ma muslin bay ahaayen

  • @godeymedia1276
    @godeymedia1276 Před 5 lety +5

    Alaha unaxariisto mujaahidka geesi cadawga cagta mariyay

  • @mfayz980
    @mfayz980 Před rokem +1

    Gaagii ka hadhay Reer Shawaa
    Allow u naxariiso sayid Maxamed

  • @user-te8uy3hk2l
    @user-te8uy3hk2l Před 6 lety +48

    الله يرحمه بطل الأمة الصومالية والإسلامية

  • @degmadaAraarso
    @degmadaAraarso Před 9 měsíci +1

    Listened on Dec 5, 2023, which is exactly 103 years & 12 days since his passing. Hero that fought against European colonials with their local henchmen.

  • @axmedraage6949
    @axmedraage6949 Před 5 lety +14

    Aduun liidar soomaaliyed oo hiil waayey soomaalidu hilmalaha qabiil ayaay kuriixeen abwaanka

  • @rashidabdi5067
    @rashidabdi5067 Před 5 lety +21

    Dhulbahante iyo wlkey abtiga u ahaayeen

    • @habibomuhamud6599
      @habibomuhamud6599 Před 4 lety

      Mafahmin waxaakahadleeso dhulbahane yaaladhahaaa

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 3 lety

      @@habibomuhamud6599 ma fahan baa lagu yidhi " danbiinimada waa lgu dolloba"

    • @kifaxcabdulahi3384
      @kifaxcabdulahi3384 Před 3 lety

      Waaa ka qurux badneyd inaad ciduu ka dhashey sheegti shulbante cid diidan malahe wiilku

    • @aadan_cabdirisaaq-saalax
      @aadan_cabdirisaaq-saalax Před 7 dny

      Cidii ka dhashay ku intuu u tagay ay diideen ay ingiriis ka baqdeen taariikhda soo baadh😂​@@kifaxcabdulahi3384

  • @hodana7546
    @hodana7546 Před 3 lety +5

    Legend. Man of his time. Rare nowadays.

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 Před 5 lety +11

    May Almighty Allah take him to jannah

  • @AbdilmuxsinDayr
    @AbdilmuxsinDayr Před měsícem +2

    رحم الله القائد المجاهد البطل الشاعر العالم. السيد محمد عبد الله حسن ❤

  • @abdiyarremohammed2552
    @abdiyarremohammed2552 Před 4 lety +6

    Allah unaxariisto hayey somaliyed

  • @bashiromar9924
    @bashiromar9924 Před 5 lety +4

    الله يرحمه somalidu taariikh kobaad e afrika iyo caalamka ugu faanto waaa darawish iyo sayidka

  • @zahraadan2098
    @zahraadan2098 Před 4 lety +3

    ALLAH YAA RAXMA GEESI GEESI DHALAY WAAXAA DHALY DHULBAHANTE

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 Před 5 lety +11

    Gabay uma dhaqaaqeen haddan dhiillo ii imane
    Dhabta iyo xaqiiqada jirtee dhogortaan ii yeeshay
    Dhiraandhiriska caawana murtida dhinac yar aan jeexo
    Ma an dhalan markii gobonnimada dhiiga loo huraye
    Geed dheer rag baw fuulayoo dhaxan usoo jeeday
    Dhaadadka rag baa loo jaroo jeelka loo dhigaye
    Hoo yoo dhan baa nalakuyiri dhayda xoorta lehe
    Hayeeshee inaan dhawrno oo dhaqanno waan diidnay
    Dhaxal nimuu lahaa diidanyahay bay ka dhigantaaye
    Dhurwaa maqal xannaanee layiri dhaqanki weeyaane
    Ma dhursuge masoo dhaanshe iyo mahad masoo dhiibe
    Dhankastood ka eegtaba tolkay wax isma dhaamaane
    Wixii dhiiglahow kaca rag baa dheel uyiri waaye
    Dad aan dhago laheyn baa kolley dhaanto loo tumaye
    Dhakafaarka waxaa iigu wacan dhamanadaan heysto
    Dhawaaq kale kuceli baan lahaa dhimatay maandeeqe
    Ku dhaqaaji baan yara lahaa dhoohanow nacase
    Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane....
    Dheef iyo haddii ay rabaan dharag maguurtaan ah
    Dhulku waa barwaaqoo kufilan dhuuni raacyada e
    Hadday dhagaxa hoosiyo qotaan dhoobadiyo ciidda
    Ama ay kalluun dhoofiyaan moosku waa dherege
    Gaajada waxay ugu dhinteen waa dhugmo la’aane
    Dhiigooda kii jaqahayey dhabarka saaraane
    Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane....
    Dharaarkasta kun baa dhimata oo haadka loo dhigiye
    Dhiilana madaayaan haddana dhac iyo boob taagan
    Gacmahaas isdhaafdhaafayiyo dhagarta miisaaman
    Dhanka looga soo maqanyahana dhaayo uma yeelan
    Dhalanteed ayaa loo arkaa dhamaca qiiqaaya
    Anigaa isdhibayee tolkay wax isma dhaamaane.....
    Dhallaankiyo masaakiinta iyo umul madhaafaane
    Dhaqan iyo xishood waa horaa dhabarka loo jeedshay
    Dhalan roganka duulkaan ku dhacay ma aha dheeldheele
    Dhulkii loo yaqaannaa rag kale dhiil u culayaaye
    Dharbaaxada waxaa ugu hayaa waa Tolkiis dhabahe
    Dhimashadu marbay ina abtow nolosha dhaantaaye
    Dhaqdhaqaaq xornimodoon haddaan dhidibta loo aasin
    Bilowgii dhammaadkeenna baan meel dhow ka arkaaye
    Dhaxalkii awoowgeen ogow inaan ku dhaantaynay!!

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 Před 4 lety +3

      Macnaha iyo nuxurka gabaygada hadeey ogaan lahayeen wallahi weey kuxusi lahayeen wiil & gabar magaranayo qofkaad tahay lkn aadban kaga mahad celinayaa tixdaan aad nala wadagtay gabaygii sayid ka kaada ayan ku iloobay xaqiiqdii😭😭🇸🇴🇸🇴

    • @farxiyofirin4103
      @farxiyofirin4103 Před 3 lety +1

      Masha Allah Somali wad lahdshay hadii ay caqli leyihiin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +6

    Allah naxariisti jano ha ka warabiyo🇸🇴

  • @daahiryuusuf5016
    @daahiryuusuf5016 Před 3 lety +5

    Eebow Nin Gobaan Ahay Ay Guni Rifaysaaye
    Farmaaja Maanta Ka dhigan.

  • @mindhige_____4670
    @mindhige_____4670 Před 3 lety +2

    Anigaba gadii leygu falay waa kagaab culuse
    Galad nimaan kama qabo laguma oga gabeega daaroode
    😥😥😥🙏

  • @ubaxmaxamed8189
    @ubaxmaxamed8189 Před 5 lety +7

    Allah ya raxma janada Allah ku geliyo geesigeena

  • @ahmedsuleyman5948
    @ahmedsuleyman5948 Před 4 lety +3

    ale hawnaxariisto sayid Maxamed cabdule xasan halgamaa geesi xeldheer iga dheh

  • @Adow57
    @Adow57 Před 4 lety +5

    الله يرحمه كان رجل حقيقي في زمن عز فيه الرجال

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 Před 3 lety +5

    Najiskii gurta xumaa haduu shalayto geeryooday
    Godka lagu cadaabkii hadaan gawrac ugu jiiday
    Oo guduri cunay waa waxay galabsanaayeene
    Dhurwaagii ka giigaan u diri gacan salaameede
    Isagay gar gaaroo dugaag iiga gooni’ehe
    Hadaan garan gunaan siin lahaa goor iyo ayaane
    Ninkaas asaga ah wuxuu la dhashay boqor cusmaan oo ahaa boqorka Majeerteen wuxuuna hogaaminayay dagaalkii ina cali shire iyo boqor cusmaan ay dhaheen wiilka Ogaden ee saldanadii iyo boqortooyadeenii shiiqiyay aan ka takhalusno. Dagaalka Habar humbule ayaa lagu dilay.

  • @axmedhashi362
    @axmedhashi362 Před 5 lety +10

    Alayarxamuka Sayidka legend

  • @abdirahmanwaddani4606
    @abdirahmanwaddani4606 Před 3 lety +17

    البطل والشاعر واللوغوى الصومالي اللهم رحمه ووسع قبره🙌

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Před 5 lety +6

    ILahay ha unaxariisto dhaaman tood

  • @cabdulaahimaxamuud9657
    @cabdulaahimaxamuud9657 Před 5 lety +8

    Halyey sayid maxamad cabdulle xasan geesi soomaaliyeed

  • @herzamandamutluolsunzaidda9147

    Sayidka dhulabhnte baa abti uahaa ragay dhulbahnte dhlan wa rag wale xininyaha iyo kartida yagu kawatay raguu ucaalalyo qayad iyo cali gari iyo garaadda waa dhulbahnte

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +5

    Allah yarxama raaximin 🇸🇴 eebow godka unuur

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 5 lety +4

    Alaha.u.naxariisto.aabehaan.oo.kale.ma.soo.marayo.soomaaliya.ingiiriis.iyo.carab.meel.ayuu.naga.saarey.soomaaliya.WAA.WADANKA.KOWAAD.AFRIKA.OO.DIYAARAD.LAGU.WERAREY.

  • @bdjvrj3003
    @bdjvrj3003 Před 2 lety +1

    Illahay ha unaxariisto sayid maxamed cabdille 😭😭😭😭😭

  • @jamayuusuf8588
    @jamayuusuf8588 Před 2 lety +3

    AUN Sayid Mohamed Cabdulle Xasan wuxuu ahaa geezi garab waayay jeclaan lahaayee in Aan Ka mid ahaan lahaa shuhadadiisii inkasta uu na necbaa isaaq ahaan hadana malahayga gaalada uun bay Ka raaceen sidaas buu u necbaa rabbi janno firdowsa hakugu abaal mariyo geesi somaliyed

    • @daudgoala
      @daudgoala Před 4 měsíci

      Ma uu nebcayn isaaq walaale, waxa dadku sheego ha rumaysan. Dagaalkaba cari isaaq baa markuu gumeystihii arkay ka bilaabay. Gubaabo iyo canaan buu isaaq iyo majeerteenba u maagi jirey

  • @ahmedbusuri8236
    @ahmedbusuri8236 Před 4 lety +3

    Allaah ha unaxariisto sayidkiyo intii dhimatayba

  • @waryaaofficialchannel3323

    Ciil xumo allow kuunaxariiso

  • @darodsamane1819
    @darodsamane1819 Před 4 lety +3

    Aleh ha u naxariisto sayidka wuxuu ahaa halyeey jecel gobanimada

  • @JamalAli-ur8yu
    @JamalAli-ur8yu Před 5 lety +36

    Eeboow janada igula kulmi wuxuu hawl soomaali ka soo maray ha iiga waramee

  • @AliHassan-or4dj
    @AliHassan-or4dj Před 5 lety +7

    i am listening 18_9_2019

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 Před 5 lety +2

    maashaa alaah alaha u naxariisto waxa uu ka hadlaa waa waxa markasta waa qici ah

  • @FarmaajoFarax
    @FarmaajoFarax Před 3 měsíci +1

    Sayid maxamed allow unuxariiso

  • @user-cd7xj2xj6p
    @user-cd7xj2xj6p Před rokem +1

    Alleh haa uu naxariste

  • @ahmedyusuf4975
    @ahmedyusuf4975 Před 3 lety +1

    Alle haw naxariisto halyeygii diinta dalka iyo dhaqankaba u jihaaday sayid maxamed cabdille xasan

  • @ayansaid1175
    @ayansaid1175 Před 4 lety +3

    Ebow garig kalay ku tahay lala na gamuumeeye Alle ya Raxma

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 Před 5 lety +2

    Alle ha u naxriisto geesigaa somali

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Před 5 lety +5

    Allaha unaxariisto sayidka

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 Před 5 lety +6

    Amin aamin
    Nina duur kama u gelin
    Geesigii dirirta weynaaye

  • @hakimabdi1164
    @hakimabdi1164 Před 5 lety +9

    soomaali tariikhdeeda way baal marsan tahay sayid ka allahay how naxariistee gabaygiisan waxa ka mid ah eeboe wa hadhaagi shawa .... harar iyo hobt iyo shawa wa magalooyinkii soomalida ugu wawaynaa intayna jabinin talyani iyo engris iyo farancis 1894 ayaa kala qabsaday lana jabiyay intii ugu danbaysay somaali tariikhdeedana la masaxay intii wax garanaysaynaa la baabi'iiyay magalooyinkina laga qaday lana dabargooyay waxan leeyahay soomalay wain aad tariikhda barataan nin aan tariikh lahayni wadaninimo ma leh

    • @xaqiiqadoonibnumuxammadxas3443
      @xaqiiqadoonibnumuxammadxas3443 Před 3 lety +1

      Intaan tacliiqaadka iyo commentiyada aqrinaayay qofka kaliya ee ujeedada iyo sidayda oo kale u fikiraya ayaad tahay wlh akhii hakiim abdi , allaah haku sharfo walaal , Waxaan jeclaan lahaa inaan arimo badan oo taariikhi ah isla baadhno , naxariistii jano allaha siiyo sayid mohamed

  • @warsame254
    @warsame254 Před 10 měsíci

    Gob buu ahaa Sayid Muxamed Allah u naxariisto mujaahidka.😢

  • @mfayz980
    @mfayz980 Před 2 lety +1

    Alle ha unaxariisto halyeygeena Somaliyeed

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 Před 4 měsíci +2

    Sayid mohamed gentle man 🎉

  • @nimcoloxos6158
    @nimcoloxos6158 Před 6 lety +22

    Alahya raxma nin culus buu ahaa

  • @geedikeenadiid2221
    @geedikeenadiid2221 Před 2 lety +2

    My favourite somali poem

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 Před 4 lety +4

    Somalidu madilo ugaardha waan Somslidu weey ka faantaa duur joogta walal

  • @markazalmustafaa8407
    @markazalmustafaa8407 Před 4 lety +1

    Allow kuunaxariiso maxuu wiil ahaa gunbaa tol unoqotaye
    Soomaali waa dad gun ah

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 Před 4 lety +4

    Manshallah janada rabow kuwada irsaaq

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed Před 4 lety +5

    ~Alle Ha Unaxatiisto Sayid Maxamed abdale Xasan~

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 Před 5 lety +3

    Alle hau naxariiso, sayid soomaaliyeed.

    • @AliAhmed-mf9hf
      @AliAhmed-mf9hf Před rokem

      Eebbow anaa kaga gar lehe 'guusha ha i seejin. intaas aa qalad ku ah.
      waa gabey Aad u qiimo badan oo dhaxal gal ah.Allaya Raxma.
      reer barigu ballanki ay uga baxeen. waxay ka horgeeyeen Col aad u farabadan.Majeerteen.Dishiishle . warsangeli ay ahaayeen.
      boqor cismaan dagaalka waxaa ku qasbey ingiriis.

  • @farxanabdalah2096
    @farxanabdalah2096 Před 4 lety +5

    Allaha uraxmo sayidka halyeybu ahaa ❤

  • @Leyla-hp2dj
    @Leyla-hp2dj Před rokem +2

    Listening 26/04/2023❤ Allahuma yarhamhumaa both. 123 sano DARAWISH ka did

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Před rokem

    100 sano ayaa kasoo wareegtay allah yarxamuh geeridiisii .
    Sayed maxammad cabdullah xasan

  • @NoorAli-rx7gq
    @NoorAli-rx7gq Před 5 lety +8

    Somali guul

  • @user-yz6on9hj4k
    @user-yz6on9hj4k Před 6 měsíci

    Naxariis waarta allaha siiyo sayid maxmd cabdulle xasan😢

  • @shakirmohaa73
    @shakirmohaa73 Před 8 měsíci

    Allah janada ha ogu bishareyo Nin Aqli badan ayu ahaa wa nin an somali somari donin waliged

  • @cismandaadhirgaroore8165

    walee rag wa tagay. kuwa hada jogo iyo ninmankan kala roon, Allow ku naxariso SMCX legend

  • @mustafelugatoor3863
    @mustafelugatoor3863 Před 2 lety

    Alle ha u naxariisto awoowkey aw daahir afqarshe iyo sayid mahamed

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 Před 5 lety +6

    Grandpa Ilah haku naxariisto

  • @khayrqabe7497
    @khayrqabe7497 Před 5 lety +3

    ILAHAY how naxaristo mohamed. Cabdule Xasan. Ale Naxaristisi. Ha geyo. Amin. Wuxu aha. Nin. Dhamays tiran. Lama. Helayo. mid. Lamida. ILa. Hada. Wuxu somaray. Galgan. Adag. isaga iyo. Darashishtii. Dhulbahante. Wax. Somali. tarikhkale. Wa. Seyidka iyo. Dhulbahante. Hadana. Wad. Aragta. Dhulbahante. Wa. iska. Aduunyo. Ragas. Dhulbahante. Waxay. Ahayen. Wax. Laga. Yabay. Hadana. Camada iyo. Dugaga. Kala. Bobaya. Waxay ahayena. Waxa. Og. Qofki. Tariikhda. Somalida. Og.

  • @axmedcabdillahi3158
    @axmedcabdillahi3158 Před 5 lety +13

    Ma taqaan geel toosiyaha? Waa gor gorka kiisa weyn

    • @user-yt1rj5pm9t
      @user-yt1rj5pm9t Před 3 lety +1

      Ereyada wax noo macneeya waannu u baahnayn wlh
      Mahadsanid sxb