Gabaygii D A R D A A R A N ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Dardaaran
    Gabay ku soo Baxay Buugga Diiwaankii Gabaydii Sayid Maxamed Cabdule Xasan
    ..............................................................................................
    Aw Jaamac Cumar Ciise Ayaa gabaygan ka soo uruuriyey Daraawish badan waxaase laaxin tiray Xaaji Cabdi Raxmaan Sayid Maxamed
    ----------------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaa ku luuqaynaya Aw Daahir Af Qarshe
    ...................................................................................
    Sheekada Gabayga
    .............................
    1919 markay taariikhdu ahayd ayaa ingiriisku ku soo duulay daraawiish isagoo dayuurad iyo ciidan lixaadleh wata.
    Halkaas waxaa deganaa xarunta laanteeda sadexaad oo khaliif shiikh abdile madax ka ahaa kadib xaruntii waynayd waxaa laga dhigay "qora" "shiniile" iyo "horushagax".
    Inkstoo dayuuradihi iyo ciidamadii ingiriisku nabara xun daraawiish u gaysteen hadan xoogoodii iyo lixadkoodii ma dhimin, waxayna waxayna ku tala jiren inay col u qalqaalan ingiriis iyo ddakii raacsanaa, hase yeeshee aduunku ma dhammi buu dhashaye,duumo, tacluus iyo fruq baa ku habsaday, daraawiishtiina tarab tarab bay u le'atay.raga madaxa ahaa badidoodiina wa geeriyoodeen.
    iyadoo daraawiishta heerkoodu sidaas yahay ayaa ingiriiska iyo dadkii racsanaa guuto camaryalay ah ku balaariyen, waxayna ka heleen geela labaxay hagoogane.
    Magacasna wuxuu kula baxay ninkii waxka saanyooday kibir buu la hagoogtay,ninkii ka qadayna ciil buu la hagoogtay,ninkiilaga dhacayna calool xumuu la hagoogtay.
    dabadeedna sayidkii iyo wixii daraawiish ka haray wxay tageen Iimey, oo toga webi shabeele xagiisa sare ah.
    Ragna talo kamay dhamaatee hindisa kalay hanka ku hayeen,hase yeeshee, sayid maxamed geeridiisii aya waxkastba baabbi'isay.gabaygan soo socda sayidku wuxuu mariyay mrkay Iimey degeen, dhaawac yadii loogaystayna ka xafaaroobeen.
    inkastoo si toosa wax noogu mariya aanan helin ku tiri ku teen waxaan ku maqalay cali dhuux ba gabay digasha ah daraawiish u mariyay markey jabeen. waxuu gabaygaas hal ku dhigiisu ahaa:
    "wa lagu digtaa duul haduu kuu darnaan jiraye"
    "daduufka ina abdula xasan waan ku diirsadaye"
    "baldayooy wdaad kii wakaas sii dabaysadahaye "
    Sayidkii gabaygan wuxuu kaga waramay dad iyo duunyo wixii lumay oo dhan,duumadii iyo furuquu naafeeyay, iyo tabaha gumaysiga iyo talaabooyinkuu maagan yahay iyo ciribxumada kuwa u adeega

Komentáře • 459

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 Před rokem +20

    Qofki 2023 dhamadkiza Sopoqday love isaar❤

  • @ahmedshcrani3566
    @ahmedshcrani3566 Před 3 lety +124

    2021 qofkii so boqday gabayga sayid ka like sare 👍🏻

  • @MuzTh4PhoWww
    @MuzTh4PhoWww Před rokem +82

    2023 qofkii soo booqdaY gabayga like saar👍

  • @fataaxhilaali5487
    @fataaxhilaali5487 Před 5 lety +45

    Geesi aragti dheer buu ahaa, ilaahay naxariistii jano ha siiyo aaaamiiin😭

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 Před 3 lety +40

    Waa wada damiir laaweyaal aan ogeyn dabinka hoos yaale
    Waa Wixii dabaal degay anoo gaal isoo dilaye😭😭😭

  • @cawf2825
    @cawf2825 Před 2 lety +15

    Qofkii dhageysto gabaygaan waliba qeybta hore calool xumo iyo ilintaa ka quban lakiin kudarso qofkii diin sheego sidaan iyo sikalaba waa loo gali " waxaa loo dan leeyahay ninkii diintii Nabi rabay " 😭😭

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 Před 2 lety +9

    Ana Diiiday DeeQdiisa ay Naari daba Taal
    Qofkii indheer garad ah un baa meel fog wax ka arki Kara
    Sayid Mohamed Hassan adeerkay Allah ku naxariisto Qabrigana Allah ku waasiciyo 🤲🤲🤲

  • @MohaOmar-bw6eo
    @MohaOmar-bw6eo Před 6 měsíci +5

    Stay safe in your place, but always keep your land in your heart and know how to fight the enemy of your land. Amen, I am Somali

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 Před 2 lety +16

    " Marka xiga dalkuu idinku odhan duunyo dhaafsada'e"
    Maalinkasta waan dhagaystaa gabaygan, oohin iyo waxaan ka qaadaa ciil. Waxaan jecleystaa in uu Alle ammintii Sayidku nolaa in aan noolado. Matkasta oon Gabayadiisa dhegeysta waxaan Alle uga baryaa in uu Jannooyinkiisa ku casuumo anna iga daba geeyo.

    • @sadiiqal-amiin1135
      @sadiiqal-amiin1135 Před rokem

      Wlhi sxp isku dareen banu nahay 😓😭 naxariis waarta alaha siiyo sayidka

  • @abdirizakgaxnug8623
    @abdirizakgaxnug8623 Před 5 lety +43

    Niman yahoow damiin nimada waa lagu duloobaaye
    Dadku wuxu jeclaystaa waxaan duxi ka raacayneh
    Anaa diiday dagal inaan la galo daalim ii cola,e
    Delka ma lihid anigaa ku idhi doora waynaha,e
    Anaa diiday nabadiisa and daacad noqonayneh
    Anaa diiday deeqdiisa ay naari dabataale
    Eeeeesh qiyaasak
    Anuu waxaan ahay nin ii doora
    Balse laysma caasiyee hadaan barigaa jiri lahaa
    Sayidka garab ayaan siin laahaa
    Sayid maxamed cabdule xasan shangees buu ahaa
    Alle janadiisa hawgu deeqeee)))

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 Před 5 lety +4

      Geesi geesi dhalay baad tahay wlEH......

    • @sjg87
      @sjg87 Před 2 lety +1

      💗💗💗

    • @khalid_Abdirahman4846
      @khalid_Abdirahman4846 Před 2 lety +1

      Nin rageed baad tahay wlhi maskax leh

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Před rokem

      Dooxada garoowe waa meeshii diyaaradu ingiriisku laysay ciidankii ugu badnaa ee sayidka illaahay ha u naxariisto sayidka iyo ragii gaalada kujahaaday

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 Před 5 měsíci

      Geesi somali fahmi way day

  • @CloseThatBackdoor
    @CloseThatBackdoor Před 4 lety +26

    Gabeygan waa in aan sifiican u xusho oo aan soo qoro, iga suga in shaa Allaah

    • @yaakcon
      @yaakcon Před 6 měsíci +1

      Waan ku sugeynayee xagee aaday? Ma 3 sano oo danbaan ku sugnaa?

  • @yaakcon
    @yaakcon Před 6 lety +31

    Anagu diidimayno marbuu daayin noo qorayee. Ninkii dunida loo deynayow ha igu diirsado. ilaahay naxariistii jano haku siiyo. Dadkaadii daanyeero ayey noqdeen.

    • @fahiyamohamed4012
      @fahiyamohamed4012 Před 6 lety

      haa halkii uu ka gam i waayay cali dhuux aadan gabaygaas dad badan ayuu waran ku reebay saan maqlay

    • @amiinhaid308
      @amiinhaid308 Před 4 lety

      Geesi geei dhalah waxaa dilaal cunaysan intaan dunida jooge

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 Před rokem

      Cali Dhuux baa ku digtay

  • @degmadaAraarso
    @degmadaAraarso Před 9 měsíci +3

    Listened Dec. 6, 2023, 103 & 13 days since he passed away. Hero!!!!.
    Raxiimu Allah.

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 Před 3 lety +6

    101 sano kadib ayan dhagaysanaya cawa
    Sayid maxamed cabdale xasan godka lagu janeeyow gobonimad nala rabtay
    Geesi garab wayay iidoor boy nin libintisa laqariyo ma ahayn qaar reer sheekh isxaaqan arkay ku dhagan marxuunka
    Illahay naxariizti jano haka warabiyo

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Před rokem +8

    Abo sayidka 😭😭😭😢😢😢🇸🇴🇸🇴😭💙🤍💙🥰🥰💕💕❤️❤️🔵⚪️🔵👍👍🙏💕💕allaah unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari geesi daarood ismaciil aanku kubaladali ee iso dhucee darwiish sax ah anigo ah gabar majeertena oo cise maxamuud ah janada ino balana insha allllah abo geesi ssc guul iyo gobanimo abo😭😭somaliya 💪💪💪🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴💪🇸🇴

  • @ahmedhassa4479
    @ahmedhassa4479 Před 5 lety +83

    Ninka mabda'iisi aan soo celino. inagoo badan yaa igu raacsan?

    • @mohakhaliifa1167
      @mohakhaliifa1167 Před 4 lety +1

      Afka ayaa katiri niyad kaama ahan

    • @duceysanowdulmidiid1566
      @duceysanowdulmidiid1566 Před 3 lety

      @@mohakhaliifa1167
      Kkkkk SAAXIIB AAD BAAD IGA QOSLISIISEY LAKIN AAN U FASIRO!!
      DIYAAR MA U TAHAY KUWA DAD KU XIGA INEY KU GOYAN? KI DILAN?! KU CAYAN?!! ARGAGIXISO LAGAGU XALAALEYSTO?! KUSO QABTAN?! IF NOT!!😔😔😔😔

    • @camaarachanel7298
      @camaarachanel7298 Před 3 lety

      Aniga

  • @Bux366
    @Bux366 Před 6 lety +17

    D; "Waa wada damiir-laawayaal, aan ogeyn dabinka hoosyaale, Doqonimo darteed waa wuxuu iigu diirsadaye, Waa wixii dabaal degey anoo Gaal isoo dileye". Waa hadal qiimo leh..Allaahay ha u Naxariistee./peace be with him,>Sayed Muahmed Abdullah Hassan..a great Somalian statesman, poet, philosopher and fighter against European colonial empires...

  • @osmaanmahmuud7284
    @osmaanmahmuud7284 Před rokem +5

    16/3/2023
    Habeen jumaca ah
    Waxaad iga damysaanba waa darta maantaye,♥️

  • @naimanura
    @naimanura Před 6 lety +36

    Allaha u naxriisto gesigeena .... yaa rabi qabrigiisa u waasici🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcofarah1561
    @nimcofarah1561 Před 6 lety +38

    Geesi geesi dhalay. Alle hu kuu dhaxriisto Aamiiin

    • @casimadariyaha5503
      @casimadariyaha5503 Před 5 lety +3

      Seyid M Abdullah Xasan ilaahy ha u Naxariisto aamiin Yarabi halyey aan dib inoo soomarin ayuu ahaa

    • @hassano
      @hassano Před 4 lety

      Alshabaab buu ahaa,

    • @CloseThatBackdoor
      @CloseThatBackdoor Před 4 lety

      @@hassano Alla ha ku soo hadeeyo

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 Před 6 lety +19

    Allow ku naxariiso SAYID Maxamed cabdile Xasan Kama daalo gabayadaisa ❤

    • @engahmedjama230
      @engahmedjama230 Před 6 lety +1

      Maria Jama

    • @MohamedAhmed-ss1mi
      @MohamedAhmed-ss1mi Před 6 lety +1

      illaahey kuu naxariiso janadiina ku gey geesinmo codkar aqoon nin ku, gaari kara kama dhalan soomaalia

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 Před 6 lety +1

      Mohamed Ahmed amiin yarabi

    • @drxaajixasan5439
      @drxaajixasan5439 Před 4 lety

      Daarood sifiican ayaad ula dardaarantay haday waxfah mayaan

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 Před 4 lety

      @@drxaajixasan5439 hadaa afsomaliga ayaan Dan si fiican u fahmayn qaybta qoralka

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +32

    "anaa diiday deeqdisa ay naari daba taale" sayid maxamed cabdile xasan

    • @CloseThatBackdoor
      @CloseThatBackdoor Před 4 lety

      😭😭😭

    • @waryaaofficialchannel3323
      @waryaaofficialchannel3323 Před 4 lety

      Dufkubax

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 Před 3 lety

      @@waryaaofficialchannel3323 war sayidka leh ninka xage u caydey indhayarey "anaa diiday deeqdisa ay naari daba taale" macnaha ingiriska deqdisa ilaahba icadbi aakhiro

    • @mrhoryaal
      @mrhoryaal Před 3 lety +1

      @@hadraawialihussein9789 Dadka Qaar Fahmada Gabayadu Way ku Adagtahay waliba Jiilka Danbe wa loo Yaaba Wayo Dhaqankeena Oo Dhan Gabayadii Dadkeenii hore SOMALI oodhn Ayay kuxusanyihiin ...😟😟

  • @funnytime8098
    @funnytime8098 Před 3 lety +9

    2021 March wixii ka danbeenyo oo soo booqday gabaygaan ismuujiya like

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Před rokem +7

    2023 daawanayaa halgamaa sayid maxamed cabdile xasan 😭

  • @user-ji8sp5wo9w
    @user-ji8sp5wo9w Před 5 lety +5

    Allaah naxariistiisii janada ha ugu deeqo mujaahid sayid maxamad cabdille xasan indheer garad soomaali raad raac fiican u reebay tusaale muuqdana u noqday

  • @Ahmed40662
    @Ahmed40662 Před 4 lety +7

    Allah yarxwn alxaaji ustaad sheekh falosuuf almujahid alsayid maxamed cabdulle xassan you live in our hearts Legend...

  • @abdisaidabdisaid6004
    @abdisaidabdisaid6004 Před 6 lety +10

    Soomaalidda Yurub Ku dhalatay ama kusoo Kortay, gabaygan waxba kama fahmayaan. Halloo jilciyo si ay u fahmaan (Muritadan) qaaliga ah. Wallahi nin cajiib ah ayuu ahaa.
    Ilaahay ha unaxariisto.

  • @yasinawjama9958
    @yasinawjama9958 Před 6 lety +5

    Illaahay ha u naxariisto. Af iyo adinba wuu ka jihaaday. Murtadiin, munaafiqiin, gaal-cad iyo gaal-madow baa isu tagey. Hadduu maanta noolaan lahaa, darwiish u daacad ah baa noqon lahaa, idii awoowgey, Allaha u wada naxariisto.

  • @muxiyosulub5669
    @muxiyosulub5669 Před 6 lety +31

    Allaha unaxariisto Geesi ayuu ahaa Wuxuu Maalinkaa ka Dardaarmay Maanta ayuu Soomali haystaa Guud ahaan teedba

  • @Maxamedabdinuur10
    @Maxamedabdinuur10 Před 9 měsíci +1

    Aun Mid kamida halyeeyadi darood ismail iyo somaliba soo maray sayid maxamed cabdulle xasan❤️🐎

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari Před 3 lety +7

    Maalin dhaweyd ayaan magaalada Hargeysa kula kulmay wiil uu dhalay Aw Daahir Af-qarshe, Aw Daahir waxa abaal aan laga gudi karin Soomaalidu ugu haysaa sida uu inoogu Kaydiyey inooguna soo gudbiyey waayihii Soomaalida iyo Suugaanteena oo ah dhaxalka koowaad ee awoowyaasheen, Marka laga yimaado dhulkan aynu deganahay ee 'Caro-edeg'

  • @yusufmursal947
    @yusufmursal947 Před rokem +4

    👀Eebow waan ka gar leyahay! ee garta ha iseejin🤲🤔..🐎

  • @maxamedxuseen6952
    @maxamedxuseen6952 Před rokem +8

    ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 5 lety +8

    Allaa yaacizaka yaa #Sayid #muxamad #cabdile #xassan
    Yaa mujaahid 💯👌🏾😭🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @waayeeljam9543
    @waayeeljam9543 Před 6 lety +4

    sayid maxamud cabdule xanoow aloow kuu naxariiso waax sheegtay maantay iidoor haystaan

  • @deeqcadexl
    @deeqcadexl Před 5 lety +11

    Abwaan halyeey geesi soomaaliyeed sayid maxamed cabdulle xassan allaha unaxariisto

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac9250 Před 6 lety +10

    Anigu arkana gabayda sayidka dhrgaysto waad qiiroodaa waxaan xasuustaa sherkooyin kiwi awoowgey kandis ahaa Abaan duulayaashii Daraawiis😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 Před rokem +5

    Dardaaran qiima badan 11/07/2022
    Waan ka xumahay wax walbo dhacay 😭 waa sababta ogaadeen sadex wadan loogu qaybiyey dhibsamalaha

  • @HassanAhmedJama-de9ul
    @HassanAhmedJama-de9ul Před 3 měsíci +1

    Halgan jihaad, ilaahow kuu naxariiso
    2024 ayaan dhagaystay

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 Před 6 lety +57

    D a r a a w i i s h💖

  • @idiriscali7575
    @idiriscali7575 Před 6 lety +83

    “Eebbow nin goba baan ahoo, guni rifaysaaye!”

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 Před 3 lety +12

    D A R A A W I I S H ♥️♥️

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 3 lety +4

    Illaha haunaxaristo sayidka amiin yaa allaha 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedxuseen6952
    @maxamedxuseen6952 Před rokem +6

    ❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️❤️❤️ Nawaad galyo & naxariis korkisa ha ahaato xabiiibkeeeena maxamed Salalaahu calayhim wasalam salaahu cayalhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam salalaahu calayhim wasalam❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Před 4 měsíci +4

    *Dalkaan ma lihid anigaa ku iri dooraweynaha.
    *Anaa diiday nabadiisa aan daacad noqoneyne.
    *Anaa diiday deeqdiisa ay naari daba taal. Allow kuu naxariiso

  • @xasanaxmedjaamac7184
    @xasanaxmedjaamac7184 Před 4 lety +1

    Sayid Maxamad wuxuu ahaa nin ka horeeya xiligiisa dadkii la noolaa.
    Kala foginaa 2020 ayaan nool nahay.

  • @ibrahimmahamud2731
    @ibrahimmahamud2731 Před 5 lety +7

    Masha, allaah waa dardaaran culus Ninkii dareemaya

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal Před 4 měsíci +1

    *WUXUU AHAA **#400SANO** UGU DANBAYSAY **#QAWMIYADA** SOOMAALIDA NO1 **#AHMED_GUREY** GROUP KIISI KADIBA **#ALLAH_YARXAMU** SAYID MOHAMED AMEEN*

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 Před 6 lety +10

    ALLOOW KUU NAXARIISO SAYIDKA

  • @ie3787
    @ie3787 Před 5 dny

    Allaah haw naxariisto Sayidka. Wixii gef ka dhacayna Allaah ha udhaafo.
    Alla Sayidku ragannimo badnaayee

  • @MohamedAli-rd9pk
    @MohamedAli-rd9pk Před 3 lety +2

    Geesi indheergarad ah buu ahaa sayid maxamed
    Alle ha u naxariisto

  • @OmarMohamed-rq8ww
    @OmarMohamed-rq8ww Před 5 lety +3

    Sayid maxamed wuxuu ahaa geesi illaaheey soo diray kuwa fiican waa dawaco

  • @yaakcon
    @yaakcon Před 6 lety +3

    Ilaahay ha u naxariisto sayid Mohamed waxa badan ayuu dadka ka horeeyey. Waxaan marnaba la helyn aftahanimadiisa iyo geesinimadiisa.

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Před rokem +1

    Alle ha unaxariisto sayid maxamed cabdilahi xasan & abwaan aw daahir afqarshe
    2023

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 Před 5 lety +4

    Sayid maxamed alah haw naxariiste waxu aha nin marku gabayga kucalacalayo aad la ilmayn marku dhiirigalinayo darawishtana aad qiroon marku hanjabayana aad cabsanayso sidu dufan iyo dabal kumatalayo ciidankiisa boqorkii gabayga dhaxal wale wa uga tagay umada somaliyed

  • @sheeyrov4233
    @sheeyrov4233 Před 6 lety +8

    Sayidka geesi geesi dhalay
    Ilahaaw janada ka waraabi

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 Před 2 lety +1

    Geesi guni rifayso buu ahaa, sayid maxamed cabdile xasan ale how naxariisto

  • @CloseThatBackdoor
    @CloseThatBackdoor Před 4 lety +7

    10:58 ninyohow dantey baan hadley iga daliil qaata, dacwadayda meeshaan u dhigo fiiroo diib u yeesha,waxaana loogu digayaa ninkii dowladnimo haysatee, waxaa looga dan leeyahay in niinkii diinta nabi ﷺ raacay

  • @nimcomohamed6092
    @nimcomohamed6092 Před 5 lety +4

    Alllah unaxariso sayid mahamed iyo awoow awdaahir afqarshe

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 Před 7 měsíci +1

    4:24 2024 daxuudhkii iidor osobokhday gabaygii saysid m cabdulle xasan alle hawnaxariiste

  • @cabdiwalishire1427
    @cabdiwalishire1427 Před 3 lety +4

    Qofkii waawanayay 2021 like Sara gabayga sayidka

  • @Eglami
    @Eglami Před 11 měsíci +1

    Ilaahow kuu naxariso muxuu somali lahdlay😢

  • @sadiiqal-amiin1135
    @sadiiqal-amiin1135 Před 2 lety +2

    Nimanyahow horta waxan idin su aalayaa alaha unaxariistee sayidka wax awlaad rag ah makatagay

    • @bukharifarah9323
      @bukharifarah9323 Před 2 lety +1

      Maya owlaadisi duqeynti ingriiska bey kudhinteeen😪

    • @sadiiqal-amiin1135
      @sadiiqal-amiin1135 Před rokem

      Tolaay oo tolaaay waa geesi garap waayey 😓😡

    • @user-tu9pd9oi3z
      @user-tu9pd9oi3z Před 2 měsíci

      Ben badanidaa ilaahay ma kabaqdid ma cuqdad aya kudilaysa warasada sayidka wiilka uu isga dhalay wiilka uu sii dhalay mar dhow ayuu kudhintay kismaayo bishii 5 ee sanadka dabayaqadiisa isago general ah waliba wa wiilka uu awoowga u aaha waxa kahadlayo Marka haduu ingiriis laayey Sidhu wiilka uu awowga u ahaa unoolaa sanadkan 2024 saxib sayidka waxa uu dhalay iyo waxay sii dhaleenba kor waxay u dhaafayaan 300 qof sidaa ula soco

  • @N30.N30
    @N30.N30 Před 3 lety +3

    Yaa iisheegi kara gabaygii "" hadaan wayay calan lay naqshado tan iyo nayroobi miyaan wayay"" intaas baan ka xasuustaa.

  • @aweysburhani384
    @aweysburhani384 Před 5 lety +6

    Gabayga waligay ma dhagaysan lakiin waxaan arkay Sayid Mohamed wuxuu ahaa somali xalaal ah hadana Geesi ah oo ay heleen, muuse biix, faysal cali waraabe, Gaas, Xaaf, ahmed madoobe, shariif sakiin, Awaare, Ina Ilay,Biritish, Talyaani, amxaaro, cabdirahman abdishakuur, Ina abdirashiid, Intaas, iyo kuwo kale oo badan ayaa Sayidka iskugu Tagay, maantana intii ayaa weli na haysata, waxaa ii cadaatay marka somalia inaysan weli xor aheen, anagoo xor aheen ayuu sayidku dhintay , maanta kuwii sayid isagoob naga xoreen uu ka dhintay oo uu ka dardaarmay weli gabar qurux badan noogu sheegay ayaa maanta weli na haysta!!!

    • @lubiahmed4735
      @lubiahmed4735 Před 3 lety

      Kkkkkkkkk war ninyow tusaalahaaga caadi mahan ninkan oo kale haduunka ayuusa kadhalan ayaa ladhihikaraa soomali daayo

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 Před 5 měsíci

      Geesi geesi dhalay ayuu ahaa sayid cabdale xasan alllaah haw naxariisto waligay maan dhegeysan gabyaa somali ah oo aan ahayn sayid waayo waxaa somali haysta ayuu ka hadalaayey

  • @EnthusiasticOldTypewrite-yk9rn

    Ilahay ha unaxariisto wuxuu ahaa ninkii umadda soomaaliyeed diinteeda iyo dalkeedaba bad baadiyay

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 Před 5 lety +5

    Allaha u naxariisto mase ogtihiin somaliyey haday kadarantahay oo maskaxda nalaga gumaystaa

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před 6 lety +7

    Boqarky Somali may Allah give you a Jaana Fardosa

  • @NoorAli-rx7gq
    @NoorAli-rx7gq Před 5 lety +6

    Alaha u naxariisto sayidka

  • @baashiupdi9858
    @baashiupdi9858 Před 2 lety +1

    Ilaahay haw naxariisto sayidka qabrigiisana ha u nuuriyo 🤲🤲🤲🤲

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 Před 6 lety +22

    Sayid maxamed wuxuu ahaa nin dadkii waqtigaa joogay ka horeeyey aragti fog leh garanaya gumaysigu wuxuu yahay

    • @abdulahimaxamed470
      @abdulahimaxamed470 Před 5 lety

      Asc

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 Před 5 lety +2

      huno midaa tag tay ee mida hada joogta ayaa dadna hirmar san yihiin kuwana maanta dabada kugula jidha wuxuu sayid ku ka dirirayey oo ahaa yaan laguu talin ee adigu tasho intaa baan la inaga la'yey wllo soomaali hadaanu nahay

    • @Schwarzer_Mann
      @Schwarzer_Mann Před 5 lety

      Kuwan maanta jooga ayaase halgankiisi saxaro ku seydhay

    • @yaasirhanad7167
      @yaasirhanad7167 Před 5 lety

      Gar yaqaan somali
      fgg

  • @Schwarzer_Mann
    @Schwarzer_Mann Před 5 lety +8

    Wallaan rijaalkaa iyo Ducufta maanta ilaah u sinaan doonin

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab3195 Před 4 lety +9

    Alow yaa darwiishkii Fariin Debecsan gaadhsiiya
    Allow yaa dadkaagii yidhaa wada dugaagoobe
    Alow yaa darxumadaan dhacdiyo diiftana usheega
    Alow yaa aflama daaliyee daacad ugusheega

  • @user-xs2vm7ty8o
    @user-xs2vm7ty8o Před 4 měsíci +1

    Maxaan igaga digan baruu siin lasoo dagiye Asagoo 1920kii buu sheegay in Technologyada u gaalku la imanayo naguna marin habaabinayo subhanallah Aragti dheeraya illahow kuu unaxariiso 2024😢😢

  • @Saki-Omer
    @Saki-Omer Před 5 měsíci +1

    Gabaygan waxa aan dhagaysanayaa Bishii 4aad 4teediii 2024. Waa maaalin Maamulkii Soomaali rajadeedu ku jirtay ee Buntilaan ay u carareen Xabashigaa balagta leh, uyaga oo ku qaaday tubtii SOOMAALILAN baddeennii u bixisay! 😢😢

  • @yaakcon
    @yaakcon Před 6 lety +5

    Marse haddan dushii abaariyu diimay dacal dhaafay. Waxuu gaal ku daayaba waa deyrta maanta ahee. Maxaad iiga digataan beruu diinla soo dagee. Walee waan haynaa. Ilaahayow gurigaaga janatul Fardoosa ka dhig

    • @caddeeye
      @caddeeye Před 6 lety

      Beerkaan ka ooyaa markaa gabaygan dhagaysto ......

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 Před 4 lety

      Maxaad iga digan saadanbuu siin la soo dagiye

  • @shiddedhabar-jillicalice4646

    kkkkkkk walleee murti dheh dalka malihid anaa kuidhi dooro waynaha ee daadrod ismacil ma oga dawga looqodiyee niman illahay dilay oodooashey oorogaye waxaas baa nin ahaaa idamkaa mawle hadhigo janadii f

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 Před 6 lety +5

    Wakaas Ragii Raga ahaa ilahow u naxariiso Sayid Mohamed Abdule Hassan 💖💙

    • @cabdiraxmaanmaxamed8591
      @cabdiraxmaanmaxamed8591 Před 6 lety

      Janis iyo najuusad ayaa iskadhalay iyo nacala shaydaan ninkas ayaa sheegay sayidku wixii aleha unaxariisto Cali Jamac haabiil

    • @hindaadan3442
      @hindaadan3442 Před 6 lety

      Cabdiraxmaan Maxamed ... wallo kuman fahmin wax ii sheeg
      Anigu Sayidkiban modayee

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 Před 7 měsíci +1

    Godka lagu janee 5 sano baan gabaygaan dhageysan, kama na daalo. ❤

  • @adanhusseinabdi3366
    @adanhusseinabdi3366 Před 5 lety +6

    Allaha u naxariisto.

  • @Axmednuur160Nuurdeew
    @Axmednuur160Nuurdeew Před měsícem

    Abo sedid ilahy haku naxariistii Jano ilahy haku siyo 😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @ibrahimabdirahman9586
    @ibrahimabdirahman9586 Před 3 lety +1

    Alle ha u naxariisto, Sayid-Maxamed.

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 Před 6 lety +2

    Abaaawe siyaad alle hakuu naxariisto janatul fardowsa

  • @maxamuudaadan8908
    @maxamuudaadan8908 Před 5 lety +3

    Allah ha naxaristo sayad maxamed abdallah xasan

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +3

    Eebe naxariisti jano ha ka waraabiyo 🇸🇴

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 4 lety +5

    alah yarxama rabi godka ha kuu nuuro

  • @cadaayoos
    @cadaayoos Před 3 lety +5

    He was brave and legend person and remarkable person of Somalia.

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 Před 2 lety

      Ilahay ha u naxariisto sayidka was visionary brave leader and wanted united Somali

  • @abdirisaaqmohamed7734
    @abdirisaaqmohamed7734 Před 6 lety +4

    Mansha allah gabay qatar ah

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Před 8 měsíci

    Wxn dhagysnya 26 December 2023 alle haunaxaristo sayidkeni halgamahene wayna sayid mohamud candalle xassan wuxu aha halyey mar somary tarikhda geska africa gar ahan Somalida 😢

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Před 5 lety +6

    Shire Cuumbaal wuxuu ahaa ninkii fashiliyey shirqoolkii Sayidka lagu dili lahaa ee loogu tashaday kana dhacay gobolka Sanaag.

  • @xasanaxmedjaamac7184
    @xasanaxmedjaamac7184 Před 9 měsíci

    Anaa diiday maatnuu lahaa
    Duunyo iga hooye,
    Kala fogaa halgamaagaan iyo calooshaada u shaqaysta yaasha maanta hogaanka u haya dalkii uu xilligaa difaacayay. Decemper 2023

  • @nurulyaqiin3933
    @nurulyaqiin3933 Před 5 lety +3

    asc dhalinyaro allah u naxariisto marxuunka balse waxan idinka codsana amaan kaliye nogalama baahne isku daya inaa badalno dadkena oo dulinimada ku habsatey

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 Před 2 lety +1

    Ilaahayow u naxariso,muxuu run sheegay,yaase ki waano qaadan.

  • @Axmednuur160Nuurdeew
    @Axmednuur160Nuurdeew Před měsícem

    Masha Allah ilahy haku naxariisto 🤲🤲🤲🤲😭🤲🤲🤲

  • @odayfarah8598
    @odayfarah8598 Před rokem

    Libaax buu ahaa
    Marna alshabaab ayuu ahaa
    Alle haw naxariisto

  • @Sakimo778
    @Sakimo778 Před 4 lety +12

    Dardaaran qiimo badan😓😓21/june/2020

  • @alinajmo2599
    @alinajmo2599 Před 4 lety +5

    Daraawiish 2020 yaa dhegeysanaya😭😭😭

  • @bardhereboy7889
    @bardhereboy7889 Před 6 měsíci

    Wlh sayidka cadi ma ahen mantana itobiya badena nagu haysato Ala damir xumaa somalida manta

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 Před 6 lety +28

    sayid Mahamed Geesi Geesi dhalay ayaad ahayd Lkn nasiib malihid because Somali ayaad kadhalaty Dad qabiil INDHA tiray oo aan waxkaleba ogayn I feel sorry for you

  • @mhamedizmailduale42
    @mhamedizmailduale42 Před 4 lety +3

    Alla Ha unaxariistø