Abwaan Daahir Xirsi Cabdi (Cudhaadh) oo Tirinaya Gudban Gaal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 60

  • @mohamudmahamed3720
    @mohamudmahamed3720 Před 7 lety +27

    Waa ceeb somalidu inaynan caruurtooda barin halyaaygoodii 😢alle haw naxariisto

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 Před 6 lety +12

    Sayid Maxamed A. H. Mujisuu ahaa shaqsi caadi ah ma ahayn xaqiiqadu waa sidaa mana lasoo koobi karo aqoonta, aftahanimadisa, iyo intelligence gisa wuxuu ahaa miracle... iyo gift allaha siiyey caqligiisa. Wadaniyadiisa. +++++++++++++++++ so on and for...qarniyo iyo qarniya ka ma dhalanaayo somali horeyna uma dhalanin

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 2 lety +13

    "SIDII GAROW HADHUUDH BAAN KURTI GURAN OGAADENE" BAL UFIIRSO SAYIDKA INUU AHAA NIN QABIIL KA ARAGTI WEYN WUXU UGU HANJABAYO REERKI UU KA DHASHAY EE OGADEEN.ALLOW UNAXARIISO SAYIDKII IYO ASXAABTIISI DARAAWISH

  • @user-nc4qr7kk3v
    @user-nc4qr7kk3v Před 5 měsíci +2

    Sayid m.x.d c.lle xasan nin la mid ah soomaali kama dhalan 😊❤

  • @mahrezyare233
    @mahrezyare233 Před 4 lety +9

    Sayid abdillae hasan ogadeen buu aha umana exan inta uu somali mariyay buu mariyay waa tusalaha hogamiyaha saxdaa wlhi no qabiil

  • @cabduqaadir5532
    @cabduqaadir5532 Před 2 lety +9

    ''Eebow nin gobaan ahoo gumi rifeysaaye ,,,,

  • @user-lg5cq3pf8q
    @user-lg5cq3pf8q Před 6 lety +10

    allaaha u naxariiisto sayidka geesi ayu ahaa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 3 lety +5

    Galad nimaan. Ka qabo kuma jiro.go.aha Daarood .tabasho. Ayuu la God Galay. Sayidku..eeboow anaa kuu garlehe.guusha Hay seejin.
    Ayuu ka dhameeyey.

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 Před 5 lety +6

    Sayid Mohamed RC Allow kuu naxariiso halyeey Somaliyeed

  • @subagdhaansade9312
    @subagdhaansade9312 Před 6 lety +7

    Sayidku wuxu ahaa halyay allaha u naxariisto

  • @exoduss8916
    @exoduss8916 Před 7 lety +11

    wlh geesi soomaaliyeed oo ahelu diin ah ayuu ahaa. allow janatul firdowsa kugee.

  • @AbdifitahHassan-hl7su
    @AbdifitahHassan-hl7su Před 3 měsíci +1

    Guuleed caligeri
    Warfa caligeru
    Shawe caligeri
    Mujahidiinta dhulbahante dad wa ciileen geesinimo halkaa karadiya

  • @engmachanicalshaker351
    @engmachanicalshaker351 Před 6 lety +5

    Ilahyoow sayidka u naxariiso mujaahid ayuu ahaaa waleee munaa faqiin ayuu sayidka ka cabaaday yaaab walee munaafaqiin marna ba lama waaaayo

  • @jalalaqshihassan5299
    @jalalaqshihassan5299 Před 8 lety +7

    masha alh shayiidka ilahay ha una xariisto

  • @abdifarid1680
    @abdifarid1680 Před 6 lety +11

    Waar ninkani waaba recoding waaba file

  • @abdullahiafyarewaleeninada3626

    walee nin adag ayuu ahaa

  • @kadercofle4087
    @kadercofle4087 Před 9 lety +15

    cismaan iyo waxaan gaadayaa gabonadiisii AUN sayidka

  • @greatsomalia4598
    @greatsomalia4598 Před rokem +2

    Galladaha ilaahay ka badan geedaha baxaye

  • @mohamedabdi7884
    @mohamedabdi7884 Před 6 lety +5

    raggii igu dagaannaa miyaa aakhira u guuray
    ax yaa mujaahid Allah ha u naxariisto

  • @hoyohibo7956
    @hoyohibo7956 Před 6 lety +8

    mnsha Allah
    raggii igu gadaamnaa miyaa akhiro uguuray

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před 8 měsíci +1

    Cudhaadh cod macaana

  • @amusanefarah7362
    @amusanefarah7362 Před 5 lety +2

    sayid m c xasan allow kuu naxariiso

  • @indhataag4446
    @indhataag4446 Před 3 lety +3

    Dhurwaagii ka giigaan udiri gacan salaameede

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 2 měsíci

    Horaanta gabatga wuu gaaday rageey is hayeen kk

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 3 měsíci

    Wuuw guulYsy uska ina cadulle

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 2 měsíci

    Elbow waa ilaah buu kawadaa sayidka regii ay ishayen wuu ka soo adkaady habeenbuu titay

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Před 6 měsíci +1

    Al shabaab waxbay waxay iska shabahaan
    1- qabiilka kuma milmaan
    2- Ninkii Dagaalka diidaa sida Gaalada ayaa loola dagali
    Sheekadu waa u r either with us or against

  • @Ress114
    @Ress114 Před 6 lety +6

    Wale nin Rag Ah ayuu ahaa. Lakini Somalidu waa dad liitu. Halyeeyadeedu ayada ayaa loogeysa

    • @qordherqordher391
      @qordherqordher391 Před 6 lety

      maxad sare ninka kaliya ee aan sidhab ah utaageero gabyaaga somaaliyeed

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 Před 2 lety +1

    SAYIDKA GOBANIMO ASALKEEDA♥️

  • @khaliifdheere
    @khaliifdheere Před 5 lety +4

    *Xikmad badnaayaa ninku*

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad Před 4 měsíci

    Gabayga waxan ka fahmay in sayidku cida ugu badan ee uu ladagaalamay ahayd daarood waliba ogaadeen oo ah maxamed subeer iyo reer dalal iyo harti oo ah majeerteen iyo reer hagar iyo iidoor oo ah garxajis

  • @siciidmaxamed7138
    @siciidmaxamed7138 Před rokem

    Gurey nin reer maxamuud ah buu ahaa

    • @Azkar2027
      @Azkar2027 Před 6 měsíci

      War waba awoowahay ninku gabaygana isaga loo tiriyey rerkisi buu ku diganaya boqorkey is xigeen bahdir weye gurey shirwac cismaan maxamuud yusuf cali maxamed maxamuud yusuf weye zxp

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Před 2 lety +1

    Ma gam baan u taagnahay intay gaadho noloshaydu.

  • @user-qx6yu6do5q
    @user-qx6yu6do5q Před 3 měsíci

    Cali gari sidii loo ga😢

  • @ciise9953
    @ciise9953 Před rokem

    Masha allah

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 6 měsíci

    Weliba maxamed zubeer wuu ku raad joigay waa they ilaa kenya u baxsadeen maxaa yeelay gabay buu ugu dhaartay

  • @maxamedcabdullahi7275
    @maxamedcabdullahi7275 Před 5 měsíci

    SIDII AWR GABRAAREED MIYAAN GULULUB U ROORAY maxaa laga wadaa?

    • @adanmaxamed6326
      @adanmaxamed6326 Před 2 měsíci +1

      Awr gabraareed = ratiga dad aguursada wataan.
      Wuxu ka wada ma waxaan u orda sidii ratiga ugaarsatadu u ordo.

  • @Yuusuf99
    @Yuusuf99 Před rokem

    M.a

  • @user-rh3iy7mb7d
    @user-rh3iy7mb7d Před 6 měsíci

    Markuu rageey is hayeen ka adkaaday buu tiriyay gabayga weliba xaalad uu ku faraxsanyahy buu ku sugnaa waa tii uu yidhi aan gaasheeyo weli wadadddku salaxiyuu ahaa igaada

  • @mukhtarbashk9556
    @mukhtarbashk9556 Před 5 lety +2

    Majeertenka kale in aan ku gudo
    Waa iga gara nuuge

    • @salmanhaji7085
      @salmanhaji7085 Před 4 lety

      Yacni wixuu ka wadaa miyaa kuma leexanayo ee kuwan un baan u jeedaa?

    • @jundubilkheyr
      @jundubilkheyr Před 2 lety

      @@salmanhaji7085 haa sasuu kawadaa

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 Před 2 lety

    SAYID GUUL

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 Před 7 lety

    oky

    • @caweyskaddsi9170
      @caweyskaddsi9170 Před 5 lety

      ilahay ha u naxaristo dhaman muslimka dhintay & kanolba

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Před 10 měsíci

    Beenta dad ka daa

  • @jalalaqshihassan5299
    @jalalaqshihassan5299 Před 8 lety +3

    masha alh shayiidka ilahay ha una xariisto