Shamuurey oo Korontada iyo Biyaha laga jartay lacag la'aan awgeed.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024

Komentáře • 13

  • @AhmedAli-cu3gn
    @AhmedAli-cu3gn Před měsícem +1

    Shaqo raadso shalay wad nooleyad mantana waad nooshahay cafimad iyo xoog ba alle ku siyay😊

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu Před měsícem +2

    Shamuri fursadii waa soo martay kama uusan faiideysan runtii balse cashir haka barto haddana social media waqti ha geliya si uu dhaqalo ugu sameeya.

  • @Waloos
    @Waloos Před měsícem +2

    Waxa ku helay waa beentii aad ku marqaati furay, arin aadan waxa ka ogayn, oo banaanka aad ka joogtay, qabiil daraadiis. waxaa la yiri "hadii aad aragto nin iyo naag isa saaran, ma' dhihi kartid way iska sinaysanaayeen, ilaa aad aragto 2da Ferji oo is ku jira. hadii kale waxay kugu noqonaysaa mala awaal.

  • @AhmedAli-cu3gn
    @AhmedAli-cu3gn Před měsícem +2

    War shaqeyso shalay wad nooleyad manta cafimad iyo xoog ayaad haysata

  • @muhaajir77
    @muhaajir77 Před měsícem +3

    Waryaa shaqeeyso waad shaqeeysa jirtaye tuugsi miyaa bilaawday social media maxaad ka sheegeysaa wax talent ah maba lihidee dadka shalay waa kuu been sheegeen sidaan ayeyna kula rabeen ee danahaada raaco

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +1

    Shamuuri shala iyo manta miyaa?

  • @AbdikarinahmedGanaye
    @AbdikarinahmedGanaye Před měsícem +1

    Walaal waa IGA talo kabax waxaan oo xamaaligaadii aad

  • @apdirahmnbarre365
    @apdirahmnbarre365 Před měsícem +2

    War lacagtaadi intaad ku tumatay baad maanta soo Tuugsi tagtay Aduunyo

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 Před měsícem

      Xaasid Somali ayaa tahay,,ilahay dhulka hakugugu gooyo

  • @guleit89
    @guleit89 Před měsícem

    Shamuri nambarkaga iso qor waxan kula qaban karo aya arkaya Inshalah

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Před měsícem +1

    Xoolayahow shaqeyso. Xooga yar ayaa lahelayaa nairobi habartaa maa leh. Tii kusoo martay maxaa caasi ugu gadaweysay. Meeshaantuugsi looms baahna

  • @richdawg3597
    @richdawg3597 Před měsícem +1

    😂😂

  • @abassadan2541
    @abassadan2541 Před měsícem

    😂😂