“Waxa la yaableh in Wasiiro, Sarakiil iyo Culumo ay isku soo daba Kacen dhul yar oo aan talis ciidan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 06. 2024
  • -Subscribe to our youtube channel: / rtnsomalitv
    -Follow us on Twitter: / rtnsomaalitv
    -Follow us on Instagram: / rtnsomaalitv
    - Like us on our Facebook page / rtnsoomaalitv
    -On Google Play Sotre:play.google.com/store/apps/de...
    #RTN_SOMALI_TV#

Komentáře • 38

  • @user-mg4wz7br6e
    @user-mg4wz7br6e Před 24 dny +6

    Proff.Yahye Caamir dowladdii uu indho-li'i u taageerayey waa kheyr haduu khaladkeedda maanta nala arkey......

  • @user-jk2hw9to9z
    @user-jk2hw9to9z Před 24 dny +5

    Soo adigii u hadli jirtay sidii ciyaal suuqa, aqoonyahana sheegatid, waxaad ogaataa, Aqoonyahankiina, Culumadiina Saraakiishiina, Madax waynihiina in aad isku aqli iyo isku aragti tihiin, bal idinka isla yaabaa, ummadi Soomaaliyeed mar hore ayay idinla yaabeen. Yaahuu

    • @user-jb5ce6nm7j
      @user-jb5ce6nm7j Před 24 dny

      Car wax haka bartaan bari bay Qabiil ku taageerayaan isla kuwii sidaan aan aragno u galay ehelkoodii.

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Před 23 dny +1

      umadda aad ka hadlaysid waa kuwee waryaa qabyaalad aya ka dhax guuxeysee mesha isaga bax

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před 22 dny

      Qabrigii hooyadiis bay fakteen markaasuu ku kacay qoladii uu taageeri jiray.

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 Před 19 dny +1

      ​@@Mukhtaar2004qabyaaladda idinku iska daaya idinkaa umadda caasimadeeda hayee oo ha sheeganina oo waa goofkayagii ka dhihina, hadii kale maalin dhaw Soomaali caasimad kale ayay samaysan doontaa, goofkiinana idinka lee isku dhex eryan doona. Waar hoy inta la idinla joogo ee la idin jecel yahay xumaanta iska dhaafa oo caddaaladda barta

  • @isseyare837
    @isseyare837 Před 23 dny +3

    XASAN 🫏 ILAAHAY UMADA HAKA QABTO

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka Před 24 dny +3

    profasoor xaaraaye😅😅😅

  • @user-zd1zd6ym1u
    @user-zd1zd6ym1u Před 23 dny

    Wow

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g Před 25 dny +1

    ASC VIVA 7UP MASHA ALLAH PRAFASORE YAXYE CAMIIR SHAQSIGANA IS LEEEEEEEWWWNAHAY FAHANKA MASHA ALLA YAXYE CAMIIIR DHAQAN ABGAL AMA MUDULOD MA AH EE WAAAAAAAA SAAAAAAACSI XAWADLE

  • @abdi5852
    @abdi5852 Před 23 dny +1

    Dameer - Jareer xooga miyirkii baa usoo noqday

    • @Professor4555
      @Professor4555 Před 23 dny

      Dhicis caqli ba tahey marka lagu barbar dhigo professor yaxye, xayawaan cuqdadeysan

  • @user-zd1zd6ym1u
    @user-zd1zd6ym1u Před 23 dny

    Maanta OK aya tahay

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 Před 18 dny

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅unukaale maxaa ka dambeeyey???
    Goovka ninka sheegta hooyadaa
    Baa lawadaleeyahay
    Shalay so maad lahayn😅😅😅😅😅

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 Před 24 dny +1

    Ninkastoo waxfasahaadinaayo kuwkutaageersan qabyaalad baad arkeesaa Ninkastoo dulinimo sameeyo haloogasoowadjeesto

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Před 24 dny +1

    PROFISSOR MA TIHID EE XOOLO AYAA TAHAY EE ISKA AAMUS. DOQON QABYAALADU DISHEY AYAA TAHAY

  • @MohamedIsmail-gf7mv
    @MohamedIsmail-gf7mv Před 23 dny +2

    Farmajo waa maarexan

  • @abaashaashi1438
    @abaashaashi1438 Před 23 dny

    Waxaa cajiiba hadii uu ninkale samayan lahaay yaxye waa taageeri lahaay

  • @wabaxa
    @wabaxa Před 23 dny +1

    ADIGA JAAHIL JAHIIL DHALAY AYAA TAHAY WAAD ISKA HADASHAY

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Před 23 dny +2

    War Abgaalow sidaan dowlad laguma noqdo ee hana ceebaynina.
    Xamar kaliya maamuli la'adihiin ee umada ha lugoynina u dad kii maali jiray

  • @AHGaney
    @AHGaney Před 22 dny

    MA KULA TAHAY SOMILI IN AY WAX KAA DHAGEYSANEYSO QIIMO MA LIHID AQOONA ANIGA KAMA ARKO SOMALI WAA KAA QUUSATEY ANUKA LEH IYO QOF DIIN LEH AQOON LEH XAMAR YAA LEH WAXAD KU HADASHEY SOMALI WEY OGEYD XISHOOD XISHOOD XISHOOD

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Před 21 dnem

    Runtii dadka in laga quusto maaha waayo ninkan wareysiyo xun xun oo hore ayuu bixiyey lkn kan hada meel wanaagsan ayuu ka istaagay weliba si macquul ah.

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 22 dny

    xabalahan ma faal baa qabtayi cajiib miyitita qabri yadooda u daaya

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Před 25 dny +1

    yaqshiid.iyo.if.iyo.aqiro.maxay.ahayeen.qabuuro.ma.aheyn.mise.tan.waa.lagu.owr.kacsanaya.dhulka.dowlad.hadey.u.bahaato.waa.in.lo.hogaansama

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 Před 23 dny

    Yaxye waa noolaay markii la faagaayay Xabaalihii xaafadda yaaq shiid iyo if Aakhiro ee xaafadda siinaay marka inuu is moogeysiiyo ma'aha.

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 23 dny

    Qabriiga magalaada waa in laaga foogeeyo sii caafiimad ahan dadku uga badbaadaan qabriiga iyo magaalada haday is dhax galaan wax fiican ma aha

  • @abdirahimhussein962
    @abdirahimhussein962 Před 23 dny +3

    Adoo ah dadkaan way ku yaqaanaan qabyaaladayste dib isku dhagayso