Maxa ku diidan inaa ku raaxaysato shaqooyinka dantaadi ku jirto?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 218

  • @BeydaanGroup
    @BeydaanGroup Před rokem +12

    Ustaad waankaa faaiidney Mahadsanid 100%

  • @suhaybhaiter1683
    @suhaybhaiter1683 Před rokem +7

    Inaba ku shaqay sato wax aduun iyo aakhiraba ku anfacaya sida ina dadka quranka barti 🥰

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 Před rokem +20

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @Zahruush
    @Zahruush Před rokem +18

    Ustaad aan barnaamijyadisa jeclhy rabi haku xafido😇 sharxaad aan aad u fahmo🥰 chuma hilwa team salmaan maadow😊

  • @waxkafaaidayso8007
    @waxkafaaidayso8007 Před rokem +3

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @a-hafidabdi3587
    @a-hafidabdi3587 Před rokem +14

    Waa mahadsan tahay ustaad. DOPAMINE FASTING ayadana kasoo hadal waa codsi.

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Před rokem +13

    Haaa!!!
    Dopamine fasting in badan baan maqlay balse sifiican uma fahmin.waxaan rajaynaya in aad noo soo diyaariso barnaamijkaas. Sababtoo ah qaab aad dadka wax u fahansiiso ayaa aad u sareeya wlhi☝️.inbadan wan maqlay dopamine balse jab kama fahmijirin.maanta ayaan wlhi siifican 100% u fahmay.
    Mahadsanid wll👏

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 Před rokem +3

    Dopamine fasting insha allaah wa ka sugaynaa
    Jazakallaahu khyr your videos 🥰🥰✌️

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 Před rokem +6

    Jimce walba waan ku sugaaa ustaad allaah ha ku xafido

  • @muxammadcabdawali
    @muxammadcabdawali Před rokem +4

    Asc salmaan Maddow

  • @mancawil1919
    @mancawil1919 Před rokem +2

    M.a ustaad Salmaan Maadow Guuleyso

  • @nuuraahmed4629
    @nuuraahmed4629 Před rokem +1

    Waad mahadsanthy ustad صوم الدوبامين inoo soo diyaari ustad

  • @abukhalidcabdinasser4315

    نعم نحتاج بصوم الدوبامين بارك الله فيك ياأستاذ

  • @carafaatahmadfaarax3522

    جزاك الله خيرا يا أستاذي الفاضل: صوم الدوبامين

  • @sapnaelmi8074
    @sapnaelmi8074 Před rokem +3

    Dopaminkeena waxay ila tahay ina ku badin karno inaa nafteena ubalanqaadno hadiyad markii aan dhameeno shaqada wax tarka noo leh si dopaminkeena uu ubato asagoo hadiyadaas rabo saas darteedna shaqadeena si fcn baan uqabsaneena 🤍

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 Před rokem +2

    Waa sax, sheyga ugu muhiimsan ee aad qof siiso waa waqtigaada, adigane Ustaad aad ayaad umahadsan tahay soo gudbinta video ga.
    Waqtiga aad kubixisay Allah kaa abaal mariyo.

  • @nuurxuseencabdiqaadir731

    Masha allh jannatu al firdowsa alle ha kuugu awaal mariyo Haa ustaad kasoo hadal soomka dobomiin waa muhim

  • @ArimaHeenaTubbe-gt1qh
    @ArimaHeenaTubbe-gt1qh Před rokem +2

    Keep going

  • @hoodoibrahim5105
    @hoodoibrahim5105 Před rokem

    Adbaa umahadsantahy macalin
    Haa Ishalah

  • @mrnr-moh8022
    @mrnr-moh8022 Před rokem

    Fikirgeyga: dopamine waxa ku hormarin karnaa in adduunyadaan waxa lagu qiyaasaayo aan ka dhigno Aakhiro iyo Janno macnaha waa in dunidaan aan Hal beeg oga dhignaa aakhiro iyo waxa dambeeyo maskaxdana loo sheegaa in abaal marin deg deg ah jirin hal beegga howsha aan qabaneyno ay tahay mid marwalba aakhiro la xiriirto taasi waa midda nagu riixo doonto inan howl qabano oo aan ka fakarno Jannada dambe.

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 Před rokem +7

    Mahadsanid ustaad 8:24 muuqaal inooga soo diyaari dopamine detox!

  • @maxamedcabdirashiid7717
    @maxamedcabdirashiid7717 Před rokem +2

    Thanks Ustaad

  • @khalidmohamed07
    @khalidmohamed07 Před rokem

    Sawmka dobamin muuqaal faahfaahsan nooga so same alle haku barakeeyo ustaad

  • @Sacadcakuule
    @Sacadcakuule Před rokem

    Haa macalin waa rajaynaynaa ina ka soo hadashid soonka dopamine,mahadzanid.

  • @mowliid
    @mowliid Před rokem +1

    Haa ustaad nooso galli alle haku barakeeye❤️

  • @hassanmursal4728
    @hassanmursal4728 Před rokem +1

    yes
    noogu soosamey

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 Před rokem

    MshAllah.. Jazaka Allahu qeyran.

  • @cabdiqaadirsalaadcali4651

    Ustaad noosoobadi allah kubarakeeyee

  • @ibradarbaibradarba2646

    Yes my teacher

  • @YasinIlkayare
    @YasinIlkayare Před rokem +1

    Mahadsanid macallin

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim5399 Před rokem

    Ustaad marka hore mahadsanid
    Marka labaad waankaa sugeynaa sawmka dopamine

  • @yuusufamiin3996
    @yuusufamiin3996 Před rokem +6

    mahadsanid teacher 🙏🏽

  • @MohamedAhmed-pt5ev
    @MohamedAhmed-pt5ev Před rokem +1

    Mahadsanid

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 Před rokem +1

    Wan ku salaamay macalin
    Ustaad kaso hadal soonka dopamine

  • @santa_0045
    @santa_0045 Před rokem

    Haa soo same

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Před rokem +3

    Mahdsanid ustaad keep going 🙏

  • @mohaikacase6137
    @mohaikacase6137 Před rokem

    Haaa ustaad Ka soo sameeey

  • @uniqueone4071
    @uniqueone4071 Před rokem

    Haa ustaad inoo soo daa

  • @Ahamadaabadirahaman5605

    Keep going ustad

  • @suleymaandaahir
    @suleymaandaahir Před rokem

    Haa ustaad noosoosaar

  • @SAMIA.19
    @SAMIA.19 Před rokem

    Haa noo soo daa soon ka dopamine adigoo mahadsan ustaad

  • @GuLeithA
    @GuLeithA Před rokem

    Ka soo hadal soonka dopamine mahadsanid 👍

  • @abdifatahsupparka6843
    @abdifatahsupparka6843 Před rokem +2

    Marka hore mahadsanid ustaad, Dopamine-ka waxa lagu badin karaa ama kor loogu qaadi karaa waa inaad degsato qorshe marwal oo aad howl qabaneyso, markaad qorshe degsato maskaxdaadu waxay helaysaa signal(baaq) ah inaad gaarto qorshahaas aad degsatay si'aad u hesho dhiirigelin.

  • @waxtarkawalaalkamedia1400

    haa waa rabnaa inaa ka hadasho soomka dububeeynka

  • @Vowsia
    @Vowsia Před rokem

    shugran ustaad.

  • @cabdiwaasac7224
    @cabdiwaasac7224 Před rokem

    Macalin waadnagu badh goysee

  • @mrmahameth8837
    @mrmahameth8837 Před rokem

    Go forward

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 Před rokem

    Thanks teacher

  • @Dhaqane4xAcademy
    @Dhaqane4xAcademy Před rokem +3

    Mr.salmaan fadhiga xigana waxaad nooga dhigtaa dopamin fasting insha allah waadna ku mahdsantahy mowduucyada faaidada leh ee aad noosoo gudbinayso ..

  • @ilwaadaadam4200
    @ilwaadaadam4200 Před rokem

    Haa ka soo hadal

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 Před rokem +1

    Mhadsanid ustaad cahsar faaido badan baad noo soo gudbisee

  • @awilabdi1091
    @awilabdi1091 Před rokem +2

    Thanks ustaad alle haka abaal-mariyo runti waan dhamasytay waxanan rajaynya inan wax badan iska kay badalidoonan Insha allah
    Sido kalana kaso hadal dopamine detox Insha allah ustaad

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Před rokem +1

    Dopamineka kasohadal
    Iyo khadka sida sacadihisa loyareyo

  • @rkroukho3835
    @rkroukho3835 Před rokem

    Thamks ustd

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před rokem

    Masha allah ustaad mahadsnid

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 Před rokem

    Macalimow waxaan rabaa inaa barto xirfad cusub lkn lacag ma haysto😍😍

  • @ifka1414
    @ifka1414 Před rokem

    Haaa ustaad ka soo hadal

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 Před rokem

    thanks

  • @ubdyqadaraj2536
    @ubdyqadaraj2536 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 Před rokem

    شكرا ☺️

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade Před rokem

    Haaa ustaade ka soo hadal

  • @MustafAli-il2zg
    @MustafAli-il2zg Před rokem

    haa noo soo samee muqaal ka hadlaya sida loo yareeyo dopamine-ta

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Před rokem

    Masha allh

  • @SAMAAN24
    @SAMAAN24 Před rokem

    Ka soo hadal Sonka dopaminka Jazakallaahu khayran macalin

  • @dayibali2507
    @dayibali2507 Před rokem

    Waa mahadsantahy Ustaad Soonkana Dobamine Soo raaci asagane Ciyow Rabitankena intusan Lumin Mahdsanid

  • @maxamedcabdiqani8299
    @maxamedcabdiqani8299 Před rokem

    Haa ustaad soo same fadlan mclin soonka dobaminka

  • @yasinguray2856
    @yasinguray2856 Před rokem

    Mahadsanid salman madow
    Ha ka so hadal dobamine mawduuca labaad
    waayo waxan doonaya in uu wakhtigu guul igu dhisnaado

  • @bilaaljabriil4430
    @bilaaljabriil4430 Před rokem +1

    Ustaad salmaan waan kusalamey

  • @cabdiwaliaxamed41
    @cabdiwaliaxamed41 Před rokem

    Haa kasoo hadal ustaad

  • @najmaqurux4351
    @najmaqurux4351 Před rokem

    mahadasanid

  • @ummuintisaarchannel3655

    Masha allah

  • @axmedali2325
    @axmedali2325 Před rokem

    Haa wll kasohadal waliba sidhakhsaa

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 Před rokem

    Mahadsanid Bare

  • @khalitmohamett682
    @khalitmohamett682 Před rokem

    Haa ka soo hadal ustaad dopamine fast

  • @ismaaciilyareofficial251

    Haa ustaadi

  • @abdinoradam3399
    @abdinoradam3399 Před rokem

    Aad iyo aad m.maadow noso dadaji

  • @armaanhussein6401
    @armaanhussein6401 Před rokem

    Haa ustaad dopamine fasting noso dedeji 🙌

  • @maslaxshaaden4952
    @maslaxshaaden4952 Před rokem

    saxibow salmanw wan ku wareeray ee wxaan raba in aan shaqoyinkayga firfriconi ugu heli karaaa

  • @maariaclraxmaan5340
    @maariaclraxmaan5340 Před rokem

    Haa ustaad

  • @bushrashidane2074
    @bushrashidane2074 Před rokem

    Ustaad waad mahadsantahay koorso xisaab ah ma bixisaa

  • @adanxasan2755
    @adanxasan2755 Před rokem

    Dobamiika video inooga soodiyaari insha'allah, جزاك الله خيرا

  • @Updirahmanmursal
    @Updirahmanmursal Před rokem

    Macalin cajiib ah ayaa tahy allha kubarkeeyo ustaadi

  • @AhmedsahalAhmedsahal
    @AhmedsahalAhmedsahal Před rokem +1

    Ustaad waad mahadsanTahay saan udonayay inaad mowduucan kasoo hadasho

  • @Cabdix2004
    @Cabdix2004 Před rokem

    Thanks ustaad

  • @saidsharmake4886
    @saidsharmake4886 Před rokem

    Waad Mahdsan Tahay Ustaad
    Soonka Dopamine Soo Fasax.

  • @zakariehussien7478
    @zakariehussien7478 Před rokem

    Mahadsanid ustad

  • @Zakicadde1646
    @Zakicadde1646 Před rokem

    Mahadsanid ustaad
    Wad noo faa idaysay runtii waan dhamaystay muuqaalka

  • @islarsheeko127
    @islarsheeko127 Před rokem

    Haa fadlan ka soo hadal intan jimcaha danbee la gaarin faa iidaadii ugu badnaybaa waad la tagtayee

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 Před rokem

    haa kasoo samee

  • @BLACKWOLF-cc9pq
    @BLACKWOLF-cc9pq Před rokem

    Jumca wacan

  • @I_am-shaahid
    @I_am-shaahid Před rokem

    MAHADSANID.
    Qeybta xigta kaa sugeyna hadaad wakhti uhesho.

  • @mohamedsaladmohamed6556
    @mohamedsaladmohamed6556 Před rokem +1

    DOPAMIN is neurotransmeter wxaana Laga sodaayaa Qaybkamid ah Maskaxda Looyaqaano Hypothalamus Qolada Caafimad Waxy dhahaan "Happy hormone" Sabab Too ah wxu kor uqaadaa Mental Well-being. wxaa Jiro Factors kaqaybqadanayo in Ay Badato Dopamine Sida Qofc8n uu hurdo Hurdo kufilan"sleep enough" , Reading qur'an, prayrs, Jimicsi iyo sidokle cuntooyin ayaa jiro kor uqadaayo Sida Caanah , Shukulatada, ukunta, "All about Good feeling". thnk you pro salmaan maadow.

  • @MustafeSwitch
    @MustafeSwitch Před rokem

    xallku wa passion kga

  • @cabdixaliimmaxamuudaadan2324

    ASC. Haa, noo soo diyaari DOPAMINE DETOX

  • @khaliilxiiray3921
    @khaliilxiiray3921 Před rokem

    Barakoow

  • @sabrinhussein1184
    @sabrinhussein1184 Před rokem

    Labo maalin ayaan ku daawaday ani, waana is weydiinaaye suaashaas. Mahadsanid

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 Před rokem

    Mahadsanid salman soo samee soonka dopamine

  • @rasmijimcaalerj6340
    @rasmijimcaalerj6340 Před rokem

    🙏Thanks walalkey noso gali midka xiga

  • @Cubeyda104
    @Cubeyda104 Před rokem

    صوم الدوبامين
    Ka soo hadal saxiib ❤
    Mahadsanid

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Před rokem +1

    Aad baan ugu xidhanahay channel ka salmaan maadow inta badan waxaad soo gudbisaa muuqaalo tayo leh bulshadana faa'ido u leh aad baad u mahadsantahay ustaad